Filimada Iyo Maamulista Garaadka | Sida Ay Filimadu Inoo Saameeyaan!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Komentáře • 406

  • @dhigaaltv7437
    @dhigaaltv7437 Před 4 lety +28

    Mahadsanid ustaad aadan Khadar Cali
    czcams.com/video/5TkNNpZwak0/video.html

  • @asmasaed1203
    @asmasaed1203 Před 4 lety +51

    Tusaaleyaasha Waxbaan Ku Qaatay Wadna Ku Mahadsan tahay
    Dadkana Adigoo Kale Alle Haka dhigo, Sidaada Caqliga U Siyaadiyo
    *Adan Sahan*

  • @xikmaawiofficial8230
    @xikmaawiofficial8230 Před 4 lety +28

    Mansha allah wll wixii xumana wad noshegta oyo wanagba illahh ha ku dayo intii rabta ducadayda igu racsan like sar

  • @abdiasiismustafe3413
    @abdiasiismustafe3413 Před 4 lety +32

    Hore u soco wllhi waa run wll qali.

  • @muniirosmaan4689
    @muniirosmaan4689 Před 4 lety +1

    Mahadsanid sxb Aadan Sahan. Alle haku sharfo aqoonyahan.

  • @cabdisahal8261
    @cabdisahal8261 Před 4 lety +1

    Ilaahay hakaa abaal mariyo zhp aadan thanks

  • @archtasniim5588
    @archtasniim5588 Před 4 lety +3

    بارك الله فيك أخي وكثر الله أمثالك

  • @AhmedMohamed-ob4wh
    @AhmedMohamed-ob4wh Před 4 lety +21

    Runtada waye zxp. Video yasha noocan so badi. Ilahy aya ka abal marinayee😊

  • @cade3808
    @cade3808 Před 4 lety +2

    Thanks ustaad aadan khadar cali

  • @yussufsalad1132
    @yussufsalad1132 Před 4 lety +3

    Sxb mahadsanid
    Shaqa wacan ayaad uhaysaa umada Muslimlimiinta
    All the best

  • @taatikoofficial1223
    @taatikoofficial1223 Před 4 lety

    Waa runtaa wll waana xaqiiqo fikirkeena lagu duybsanayo si dahsoon
    Nin umada muslimka ah ubaahantahay baa tahay wll alle haku xafido❣

  • @nimcocayuuni8910
    @nimcocayuuni8910 Před 4 lety +1

    Wllee shalal is dhigi maayee wn ba iska dayn wx aanan wxpa ka fhmyna wakhti uma hyee. Thnkz brother 👏👏

  • @cadnaancolly332
    @cadnaancolly332 Před 4 lety +6

    Aadan sahan zxp Caqliga iyo cimrigaba alle Ha kuu Barakeeyo😎

  • @xusniyare585
    @xusniyare585 Před 4 lety +35

    sxb somali iyo usa 1993 mogdisho ku laynay 78 askari ah 🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴 oo hal malin ah lke isaara 🇸🇴

    • @hamzeahmed3305
      @hamzeahmed3305 Před 4 lety +3

      1993 waa la dhaafee sxb suaashu waxa weeyi maanta mxaynu tari karnaa oo qaban karnaa hadynu somali nahay?

    • @gurrilaarmy6382
      @gurrilaarmy6382 Před 4 lety

      Mxd laysay urayso kenya ku qabtee addoo somali xun Ah ha hadlin

    • @ayaanahmed3205
      @ayaanahmed3205 Před 4 lety

      @@gurrilaarmy6382 maxaad soomaali ka caayaysaa adba soomaalibaa tahaye😡

  • @ahmedabdirisak4295
    @ahmedabdirisak4295 Před 4 lety

    Mahadsanid Wll sidaad hillinka noogu iftiiminayso alle haku hanuunsho

  • @sadiiqtimiro6801
    @sadiiqtimiro6801 Před 4 lety

    Adan sahan wll Aqliga iyo Cilmiga Allaha kuu Barakeeyo

  • @khaalidabdilahi9989
    @khaalidabdilahi9989 Před 4 lety +8

    الله يطول بعمرك يا أخي

    • @232wafti8
      @232wafti8 Před 4 lety +1

      Wad mahadsantaYe tallo wayeN Baad naa ziizeY Thanks Baan leyahayE aadaNoW🖐

  • @iprahimjama
    @iprahimjama Před 4 lety +1

    Walaalo khyr iyo xasanaad alle ha kaa siiyo wax yaabo badn ayaan kaa FAA'dnee...... jasaaka llaahu khyrn jasaa

  • @yoolFilms
    @yoolFilms Před 4 lety

    Sahanka Xogaha Mahadsanid Ustaad Maclumadka qiimaha badan

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913

    Ar maxad caqli badantahay niyaw ilahay haku barakeeyo xaqiiqada dhabta ah ayaad kahadashaa ilahay haku xifdiyo cimri dherer iyo caafimada haku siiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maxamuudlyrics9461
    @maxamuudlyrics9461 Před 4 lety +2

    ILAAHAYBAAN KU BARYEE JANATUL FARDUUSA ALLE HAKU GEEYO

  • @abdiosman2779
    @abdiosman2779 Před 4 lety +5

    Mahadsanid walal aden meel lagala soo xiriiro isheg

  • @namajama5720
    @namajama5720 Před 4 lety

    Indhaha ayaad iikala furtay waxbadan oo aan ogeene waad i ogeesiisay mhsnd wll 🙏🙏🙏🥰❤️

  • @fatumaabdinoor8187
    @fatumaabdinoor8187 Před 4 lety

    Mahadsanid walaal Aadam xaqiiqda ayaad mar waliba na tustaa

  • @ibbiaar8571
    @ibbiaar8571 Před 4 lety +1

    Walal aadan fariintaada wan ku waanoqaatay waana iska deynayaa flimada manta kadib

  • @mhacatoosh1844
    @mhacatoosh1844 Před 4 lety +2

    Msha alah
    Ramadaan kariim USTAAD

  • @mohammednur6169
    @mohammednur6169 Před 4 lety +1

    Walal Aadan Mawduuc aan ibadan raadiyay cid u kacda ayad maanta ka dhaawajisay Allah ku barakeeyo
    Islamaphopia ay flimadu wadaana fara ba'an ayay ku hysaa somalideena..
    Flimkasi war sidii iga cadhaysiiyay markaan Intaa Dhagaxaynta arkay

  • @hadaarifilmsvlogs5635
    @hadaarifilmsvlogs5635 Před 4 lety +1

    Mansha Allah ilahy cilmiga hakuu siyadsho prø

  • @muxyadincabdimaxamad465
    @muxyadincabdimaxamad465 Před 4 lety +2

    Wllh waa run waan kaxumaaday markuu baqtiyay atorihii titanik

  • @AbdiweliMahdi
    @AbdiweliMahdi Před 4 lety +1

    Sheegis wacan Aadan-Sahan, weeleyn wacan anana.

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 Před 4 lety +1

    Mahadsanid sxb aadan sahan

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 Před 4 lety +1

    Masha Allah thank you wll Aadan

  • @kaletdeqsi9215
    @kaletdeqsi9215 Před 4 lety +1

    Waqtigan aynu noolnahay dadkeenu waxyaabo Badan BAA ka qarsoon walow ay wax badan imika yara fahmayaan oo filimaanta turkida ah ay kusoo bateen dadka Muslim.ka ah daawshadoodu Runtii aad bay turkidu warbaahinta Islam.ka kaalin weyn bay la qaadanayaan ❣

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347

    👍👍👍👍👍👍👍👍 aad baan kuugu hambalyaynayaa walaal

  • @abdirizakducomaal114
    @abdirizakducomaal114 Před 4 lety +1

    Alle caqliga haku siyaadsho

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 Před 4 lety +11

    Filmada USA iyo India Maba Rumaysto Waan Dareemay in Been iyo Khiyaali kabuuxan wax samayn ah Iguma yeeshan Pakistan iyo India haday Dagaal ka dhex Qarxo Pakistan Ayaa tagerilaha Sababto ah Waa Wadan Muslim ah 😏

  • @muxiyodaaha4420
    @muxiyodaaha4420 Před 4 lety

    akhii allah hakuu naxariisto adun iyo aakhiraba.......waad mahadsanthy hore usoco sxb qaliya

  • @googaachannel3688
    @googaachannel3688 Před 4 lety +2

    siwacan ayaan ufahmayaa qodabkaaga wayo waxan siwacan u akhriyy buuga the power of subconscious mind

  • @aminmahamudabdulahi5634

    Alah ha kaa amaal mariyo sxp xaqiiiq ayaa ka hadashay 🙏

  • @cabdiraqiibbotan4988
    @cabdiraqiibbotan4988 Před 4 lety +6

    Aadam hoRumar kuu rajaynay

  • @najmaabdiwali379
    @najmaabdiwali379 Před 4 lety

    Mashallah , jazakallahu khayr

  • @abdihafid5840
    @abdihafid5840 Před 4 lety +4

    Mid ka mida video yadii ugu muhiimsanaa ee aan daawaday 👍

  • @firstthing9853
    @firstthing9853 Před 4 lety +10

    Ilaahow laylaatu qadrigaa laa kulaansi qoofki subscribe isaara👏

  • @shariifmukhtar
    @shariifmukhtar Před 4 lety +2

    Allah Haku sharfo wallkeY Adanow

  • @ahmadalimumin8675
    @ahmadalimumin8675 Před 4 lety

    Manshaa allaa wll aadan allaha ku xifdiyo guulayso sxb

  • @sayittalaabo8547
    @sayittalaabo8547 Před 4 lety +1

    Aad iyo aad uu mahadsan tahay wllo imikadan qudheeda waxa uu soo saray #filim #baghi3 oo isna #diinta islaamka lagu faquuqayo

  • @bukharischools
    @bukharischools Před 4 lety +1

    Good point

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 Před 4 lety +12

    Waan idin salaamay specialy adan sahan .... we have appreciate the method of progressing factory of channel.......lkn Codskii yaraa ee horee ee hordhaca ahaa dib mayaad usoo celisaan sahanka xogaha

    • @sahanka97
      @sahanka97  Před 4 lety +1

      The policy of CZcams rejected it to use again, so i changed.
      Thnx alot bro

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Před 4 lety +1

    mahadsanid wll adam

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Před 4 lety +3

    Masha Allah
    Allah Qaliga ha ku barakeyo wll
    Keep going

  • @ahmedaarka8221
    @ahmedaarka8221 Před 4 lety +1

    Masha Allah Ustaad Adan Sahan waa fariin ad u muhiim ah runtii wax badane wanka fa'iday channelka Sahanka Xogaha warbaahinta fikrad an hore ugs heysan ayan ka heystaa hada shukran sidaad dhalinta u baraarujiso.

  • @cabdijr9611
    @cabdijr9611 Před 4 lety

    Halkaa kasii wad Aadan Alle haku barakeeyo wllll

  • @samsamkhadar1820
    @samsamkhadar1820 Před 4 lety +9

    Haa wallhi waa run😭

  • @abdallemohamedomar1592
    @abdallemohamedomar1592 Před 4 lety +1

    mahadsanid walaal aadan

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 Před 4 lety +6

    maasha allh ustad hore usoco wllky

  • @amazik5216
    @amazik5216 Před 4 lety +9

    Maxaad uga jeedaa markaad leedahay
    بسم الله صدق الله العظيم

    • @axmedamiin4733
      @axmedamiin4733 Před 4 lety

      "Ha iloobin qeybtaada aduunyo"
      Waa sidaas wllo

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 Před 4 lety

    Shukran akhi

  • @abdiwasacmaxamed9424
    @abdiwasacmaxamed9424 Před 4 lety +1

    Waa runtaa walaalkay aadan

  • @nadadiriye608
    @nadadiriye608 Před 4 lety +1

    Waa wax isku arkay waxaa aad iishegtay oodhan wllky waana kasii darnaa saaas wacn ka fikirijiray xalqada cusub siday noqon doonto iyo halkay ku dhamaan doonto
    In la yareeyo xataa waan dhibsan jiray lon hada alx wax walpa channel kaaga ii iftiimiyay mawduuc kan soo galayaa oo hore u daawaday

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 Před 4 lety

    Mahadsanid walaal sare....

  • @salilcade3856
    @salilcade3856 Před 4 lety +4

    Sahanka xogaha channel aan jeclahay

  • @asmapache634
    @asmapache634 Před 4 lety +9

    Waa sababta qaarkood aan daawashada aflaamta ugu diido, sababta oo ah faaidada waxa ka bdn wxy gudbinayaan e khasaaro ah 🤷‍♀️

  • @zayidbossproduction9722
    @zayidbossproduction9722 Před 4 lety +8

    Waxaad noo xaqiijisay arrimo badan oo Dhalinyarnimo ahaaan daah weyni naga saarnaa
    جزاكم الله خير جزا

  • @maxamedismaciil2797
    @maxamedismaciil2797 Před 4 lety +10

    KEEP GOING ZHP

  • @mohamedbayga7339
    @mohamedbayga7339 Před 4 lety

    Zi wcan ayan ku fahmay zhp
    Alle haka jazai ziye

  • @hargaysaawaare1002
    @hargaysaawaare1002 Před 4 lety +1

    Wn ku salamy wll

  • @askarbigboss9575
    @askarbigboss9575 Před 4 lety +7

    Simple example they show us 12 men destruction army of Muslim which tank( kaare) make you scare army if use

  • @adamsurprise4451
    @adamsurprise4451 Před 4 lety +1

    Masha allah wll adam 👏👏
    Mowducydan cml inad so badiso isku day prda ✅✅💯
    Ad ayd ugu mahadsn thy so jedintda 👍👌👏👏

  • @arhaamqk4333
    @arhaamqk4333 Před 4 lety +5

    Ana ugu horeye

  • @mohammednur6169
    @mohammednur6169 Před 4 lety +2

    Wallal soo biiri Mawduucyada noocani ahi..waa baraarujine

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 Před 4 lety +1

    Waa runta wllkyga qaliga ah

  • @axmedserbioofficial
    @axmedserbioofficial Před 4 lety +6

    MASHALAH

  • @mohamedmubarak2387
    @mohamedmubarak2387 Před 4 lety

    Adan sahan
    Sxp aad bad u mahadsantahy

  • @abdillahiali1171
    @abdillahiali1171 Před 3 lety

    Sxb runti waxad tahay qof wax garad haa sxb allaha ku barakeeyo

  • @maxkaawialhashimi6880
    @maxkaawialhashimi6880 Před 4 lety +2

    Black hawk down markay gaaladu matalayso somalida la laynayo waan u diir naxaa aadanow sxp

  • @fahankamustaqbalka8595
    @fahankamustaqbalka8595 Před 4 lety +2

    IlaaHaY caQLiGaaGa io ciLmiGaagaba Hakuu barakeeYo
    WallHi in badan wax waad noo if tiimisaY ilaaHaY waxaN kaaGa barYaYa iNuu cimiriGa kuu barakeeYo zHp baalasha taariikhda ee dahabkaaNa aad ka gasho HaLkuu ka gaLaY maxamed alfaatiX

  • @taaxinhoofficial2003
    @taaxinhoofficial2003 Před 4 lety

    Waa runta wllhi liph Allh haku sharfo

  • @mustafeamiinchanel2993
    @mustafeamiinchanel2993 Před 4 lety +6

    Masha allah mawduuca muhima

  • @cabdixakiimabiibakarkhaliif

    Aad bad u mahad santahay wll qaliya

  • @liibaandaahir9864
    @liibaandaahir9864 Před 4 lety

    Alla nio xaqiiqoyin mxad ummad usoo bandhigty alle oo kaliya ayaa kaa abaal marin kara ee wa bil ramadane janno firdowsa ayaan kugu duceeyey wll aadan sahanow😗😍😢

  • @movieschannel458
    @movieschannel458 Před 4 lety +1

    Wax badan oo daah naga saar naa ayaad daah nooga qaaday
    Aad iyo aad baad umaahadsan tahay wll
    جزائك الله خير

  • @baazkabaazka2583
    @baazkabaazka2583 Před 4 lety +1

    Jaza akallahu khyr jazaa

  • @zayidbossproduction9722
    @zayidbossproduction9722 Před 4 lety +3

    Alleh haku xafido wllky

  • @falanqeeye5106
    @falanqeeye5106 Před 4 lety +4

    Pop culture aya ladhaha bro geopolitics ayan kubartay. Filimanta waxay tusinayan inay marekanku yahay mid geesi ah. Xita wa kuwa dhaqankooda kufafiya

  • @superxasanka9632
    @superxasanka9632 Před 4 lety +11

    Zxp anigu waan oga filim ka war in muslim la igu nacsiinayo lkn waligay muslim nici mayo ❤

    • @cumarlaki884
      @cumarlaki884 Před 4 lety

      insha.Allah

    • @ziciidofficial7182
      @ziciidofficial7182 Před 4 lety +1

      @@cumarlaki884 sxb waa runtaa labadaa shirkadod ee hollywood iyo bollywood waxay dagaal kula jiraan dintena islaamka lkn anuu inta aanan daawan kahor ayaan sii akhriyaa storyga filimka mrkaa haduu i cajabiyo ayunban dawadaa mana daawado fulimaanta diinta islaamka wax lagaga sheegayo. xitaa filimka cusub ee baaghi3 hadaad daawatay isna waa la mid filimka war oo diinta ayaa wax lagaga sheegayaa. mrkaa waa in aynu iska hubsanno waxa aynu daawanayno

    • @abdulbasidabdullahi1914
      @abdulbasidabdullahi1914 Před 4 lety +1

      @@ziciidofficial7182 Sxb Wa Runta Shirkadaha Aflaamta Dhamaan Waxa ay ku heshiiyeen In #islaamka laga dhigo wax xun Si kuwa ku jira diintana Loo nacsiiyo kuwa So gali rabana looga dhigo wax xun
      Balse inaga ayaa nalooga baahanyahay in aan Dulmigaas Iska diidno💯👍👏🔝✔

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 Před 4 lety +1

    thanx bro anigu shakhsiyan maba daawado filim ay maraykanku isku weynenayaan only filimada based true story kaliya iyo documentaryga ayaan daawadaa intaas 28 sano ayaan gaalo la joogaa waxay yihiin iyo ula jeedadoodana markaan bilaabay 2011 ramadaan sheekh m cumar dirir tafsiirkiisa ayaan ogaaday waxay yihiin dadkan aan la deganahay suuratul baqarah aayaadka hore siduu u macnaynayay ayaa si cajiib ah maskaxdeyda uga dhex guuxda ilaa iyo hadda WA IDAA QIILA LAHUM LAA TUFSIDUU FIL ARDI maxay kuugu jawaabayaan anagaaba islaax iyo wanaag iyo horumarba keenay

  • @cismaanzhaka7429
    @cismaanzhaka7429 Před 4 lety +1

    Mahadsanid Wll

  • @ElevationEchoAD
    @ElevationEchoAD Před 4 lety +1

    Waa xaqiiq taa

  • @updirzakbazhir1280
    @updirzakbazhir1280 Před 4 lety +1

    Mn cha allh

  • @moparek1
    @moparek1 Před 4 lety +1

    Adan sxp horumar wacan💝🌸

  • @maxamedqabobemaxamed4849
    @maxamedqabobemaxamed4849 Před 4 lety +3

    Sxb alaah haku barakeyo intan fahansaneyna illah hafahan siiyo

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 Před 4 lety +1

    Mnsha allah mahadsanid adan

  • @cabdixakiimabiibakarkhaliif

    Asxbta qaligaa waxaan ku boorin lahaa haday filim dawaayaaan ay dawanayN filim turkiga islamka ka qiimihiisa ka hadlaya
    sida filimka mustafa filina

    • @SOM-co1xd
      @SOM-co1xd Před 4 lety

      Payitaht abdulhamid iyo dirilis Ertuğrul

  • @zakiaaje6526
    @zakiaaje6526 Před 4 lety +1

    Sxb wlahi amba arintan horay wan u aaminsana keep going💖🧠

  • @aqoonraadis135
    @aqoonraadis135 Před 4 lety +4

    Aniga filim kaliye waxaan daawadaa kurulus osman Dirilis Ertugrul Payittah Abdulhamid
    Saddexdaba waa filimaan islaami ah oo taarikh ah Alx

    • @gurrilaarmy6382
      @gurrilaarmy6382 Před 4 lety

      Waa kuma ugu xun ee cilmaaniyiinta Ah turkigu annagu ma daawano

  • @MudahirDahir
    @MudahirDahir Před 4 lety +1

    waa runtaaa sxb waxaa jira dhalinyaro badan gobolada india lkn oo aanan garanayn bobolada dalkeeena hooyo

  • @zakariesiikawiabdi9425

    Walal aadan sahan wxan kaa cod sanlahaa inad muuqaladan ku soo gudbiso titok iya goo shourt ket insha allha

  • @khadarjibril6987
    @khadarjibril6987 Před 3 lety

    Wad mahadsantay ustaad anigu naf ahantayda moodo laba sano ah io dheerad film maan dawan Alhumdulilah

  • @Tamehussen
    @Tamehussen Před 4 lety +1

    Nin adag wlhy horay usoco sxp 2017 ayaan arinkaas ku baraarugay ilaa hada waan u fiirsadaa aflaanta mid walbana waan ku arkaa xumaanta ay muslimka la sheegayaan

  • @kalitkaamil2941
    @kalitkaamil2941 Před 4 lety +2

    Hore uzoco pro