Cabdiraxman Oday" GOB JACEYL New Video Official HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Cabdiraxman Oday" GOB JACEYL New Video Official
    it's a new somali music video about love
    Lyrics: abwaan Halbeeg
    Melody: Cabdiraxmaan oday
    Music: Axmedweli furinle
    Edited: Somali New Entertainment
    Copyright ©2017 Dailymusik Somali New Entertainment be careful re-uploading
    #cabdiraxmaanoday

Komentáře • 900

  • @issaguuleed240
    @issaguuleed240 Před 7 lety +24

    Reer Koonfuroow Jalusiga Joojiya Reer Waqooyiga Waligood Fanka Waa Inooga Horeeyeen Waana Walaalaheen Masha Allaah. Dhalimyarada Somaliwaqooyi 👋

  • @stellasiman6473
    @stellasiman6473 Před 7 lety +45

    Qof walba uu jeceyl ahaayo ma is Cali karo uu qiiro nayaa inta igu raacsan like isaara

  • @youngmoney2458
    @youngmoney2458 Před 7 lety +54

    halka quraan lagaga ooyi jiray miyy maraysa in hees lagu ilmeeeyooo
    aduunyo is dhalan RoG Tay iga dheh ....???
    like inta ila fikirka ((((respect)))))]

    • @zaynab11zaynab17
      @zaynab11zaynab17 Před 7 lety +1

      young money adigu maxad kadawanaysaa

    • @youngmoney2458
      @youngmoney2458 Před 7 lety

      in an adiGa inta kula midka fikirkayga la wadagoo

    • @zaynab11zaynab17
      @zaynab11zaynab17 Před 7 lety +1

      young money heesta kan dhagaysanaya iyo kan qaadaya wa isku danbi

    • @zaynab11zaynab17
      @zaynab11zaynab17 Před 7 lety

      young money soma ogid markaa khyrka kudadaal

    • @youngmoney2458
      @youngmoney2458 Před 7 lety +2

      Zaynab11 Zaynab1 imad fahmin halkan ka hadlayo
      palse muhimadayda aya ah ilmada yarka qiirooday hahaha

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 Před 7 lety +18

    I'm from Mogadishu
    Jecliyaa wallahay xidigaha geeska iinoolada
    😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘💋💋💋💋💋💋🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️

  • @drshadiabashe2854
    @drshadiabashe2854 Před 7 lety +25

    wll plz codkaga alle ayaa سبحانه وتعالى kusiiyay wuuna awooda inuu kaa qado idan uadeegso codkaaga Qur'an

  • @aminayariso8524
    @aminayariso8524 Před 7 lety +20

    fanka Somaliland qurux from djibouti salam huno kulikiin waliba legend Bk 😗😗

  • @najahosman509
    @najahosman509 Před 7 lety +31

    Qurannka loo qiirood ee shuqula shaydanka loma baroorto watakle waxad sheegayaso maleh

  • @mohamire8002
    @mohamire8002 Před 7 lety +6

    😢😢😢😢 Odey calosha Aad ihurisay 😢😢
    Ar jacelow xal qaado !!

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 Před 7 lety +28

    *ilahayaw narta jismigena iyo ka waliidkeenba kaa xoree*
    *daadkaan wabaa ii daan bajiyeeen*
    *allaw hana cadaabiiiinn*

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 Před 10 měsíci +7

    Gob haduu jacayl yahay
    Gun mayahay qofkii gabay
    Mize waan gardaranahay😢😢
    Cawa dhagaysanya oo ay taarikhdu thy 21/10/2023 sacadu waa 7:51 habeenimo axad so galayso

    • @MohamedSulub-kt6xl
      @MohamedSulub-kt6xl Před 5 měsíci +1

      4/4 2024 ana 7:50 sabti soo geleyso😭💔😪🙏

    • @najaxdeeq7034
      @najaxdeeq7034 Před měsícem +1

      2024/8/6 ogtopar. 😢 Cawo thy Hapeen salaasa so galeyso

  • @mohamedmohamud5125
    @mohamedmohamud5125 Před 7 lety +10

    Subxan Allah awey quranki kas aya qiro ka bahan

  • @hamdaamuze1319
    @hamdaamuze1319 Před 7 lety +4

    gob jaceyl haduu yhy guun ma yahay qofkii gabay 😥😥😥

  • @munasarrah4116
    @munasarrah4116 Před 8 měsíci +3

    Qalbi gudey galgalashada
    ama kaguurey raacdada
    Waa beerka gocashada
    Garashiyo wadnaha culaa
    Garab ruuxan ii hayn
    Jacylkaan igud fureee
    Igale igubey aanka raystee
    Guurtidaa caqligaa iyo
    Garashada aqoontaa
    Gob jacayl haduu yahy
    Gunna yahy qofkii gabay
    Mise waan gardaranahy
    Naf u ooman guul maqan
    Ama geedi socodkaaa
    Gaminee kuladin gogool
    gacmo ubax hadyada sida
    Gudoonkoodii lahagradey

  • @zuldaanbrown8385
    @zuldaanbrown8385 Před měsícem +1

    Gob jacayl haduuu yahay gun ma yahay qofkii gabayyy Mise wan gar daranahyyy 😢

  • @issaguuleed240
    @issaguuleed240 Před 5 lety +4

    Heesta Waxaa Macnaheeda Hoos Uriday Nimankan Oohinta Kasocoto Waxey Aheyd In Dumarku Qeybta Calaacalka Loodaayo. Sidaasey Kuquruxbadneyd..Oday Masha Allaah Barteedu Dhigay....

    • @ramlacadeey2328
      @ramlacadeey2328 Před 5 lety +1

      Calacal nin kumacan naaag nh farxada iyo jacelka iyo dadiska

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 Před 7 lety +4

    Gob haduu jaceyl yahay Gunyahay mayahay qofki gabay mise wa gardaranahay 😢😢

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 Před 7 lety +6

    Fanaaniintaan weey fiicanyihiin laaakin waxaan ku nacay qiirada wlh looma qiirooda quraanka illaaah waxii ka soo haro iyo wacdiga alle joojiya qiirada plz caadi u heesa dad alloow

  • @AadanDaahir-ui7qw
    @AadanDaahir-ui7qw Před 11 měsíci +3

    Hees dadka dhan ka ilmeysiisay 😭💔

  • @nadahmohammoud7363
    @nadahmohammoud7363 Před 6 lety +9

    Wlhy waan ka helay hadaa waxaa kadaran sida loo jilaayo😍😍😍😍😍❤❤❤

  • @allsomalivideos
    @allsomalivideos Před 7 lety +6

    wlh waan ooyay like

  • @anasadensheikh3591
    @anasadensheikh3591 Před rokem +5

    6/8/2023
    No Jacel
    No buuq
    No xanaaq
    No waqtii luumis
    No maseer😂😅

  • @haweyadameyabukar3637
    @haweyadameyabukar3637 Před 6 lety +23

    Bk aaba iigu daran sow iska dhigaayo inta ila aragtay like

  • @kk-of7vb
    @kk-of7vb Před 7 lety +5

    Ma quraanbuu akhriyi mode xadiiiskii rasuulka scw

  • @aminobashir6917
    @aminobashir6917 Před 7 lety +2

    caaaadi maahin heeesta afkaaga caano iyo malab lagu qabay fanan jiro 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤👏👏👏

  • @hibokhayre9106
    @hibokhayre9106 Před 7 lety +15

    wacdi diin maa ku socdo waa iyaga ii oynaaye😂 inta iga daan payso like ii saara

  • @sofiamohsen668
    @sofiamohsen668 Před 7 lety +7

    Quraan ka rabi ayaa u baahan in lagu ooyo waxaas suuro ayaan u aqaan iyo kibir ibnu Adam walee aduunyadu waa gabo gabo waa labo galin harkii yaa aakhiro u shaqaysta idin dhaha

  • @donotraisememoneyraisemepeace

    subxanallah waaa Maxey qiirada iyo oohinta ma sheikh mustafe muxadareynayo illahow qalbiga hana qalinjin

  • @siciidcrahmaan9830
    @siciidcrahmaan9830 Před 7 lety +3

    waaaaaW c/rahman caydid oday eshcala hees jacayl ah
    axya fanan
    viva xidiga geska

  • @hanniehuda6546
    @hanniehuda6546 Před 6 lety +17

    Suuraha arak 😂wllhi wow iga badiyay Intii suuro badan Like Saar👈❤👎😍😍

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 Před 7 lety +2

    Heesta Erayadedu aad ayey u Macaan yihin Waliba Qiira leyihin Kaliya Laxanka wax yar ka xun Fanankuna cod macan yhy 😍

  • @farahalifarahali3942
    @farahalifarahali3942 Před 7 lety +3

    xaqiiqatan aad iyo ayay icajibisay heestani oday axyaaa abwaaan noolow

  • @mssomalia8663
    @mssomalia8663 Před 7 lety +1

    quraanka saas ogu qiirood c/raxmaan odey aduunku waa maalmo koobane Naagtaada kaa dhimatay ku waano qaado 🙈🙈subxanallaaah

  • @sidraqaali5738
    @sidraqaali5738 Před 7 lety +17

    wxaa laga yaaba noloshiisa in oo ka hdlyo laga yaaba qof qlbigisa in uu ku ciyaaray xnuun bdn uu dreemyo mrkas qofka qlbigusu xnuun gaadho wu la qiiron just leave him alone

  • @mujaahidlibaax7185
    @mujaahidlibaax7185 Před 7 lety +2

    yslaam waa hees qiiro wadata'''''viva xidigaha geeska''''' makala dhacaan walaahi

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 Před 7 lety +5

    jeceyl dartii maa la wada murugonya🙏
    anine armaan oya jeceyl dartii😢
    mise waa iska carara👌👌👌👌

    • @fatusha1368
      @fatusha1368 Před 7 lety +1

      Ibraahim Shakul Yare qeyle ha ardne

    • @sacdiyaa1
      @sacdiyaa1 Před 7 lety +1

      Ibraahim Shakul Yare
      Hadaad carartid way kusoo qabanayaa. lol

    • @fartunwarsame2931
      @fartunwarsame2931 Před 7 lety +1

      Ibraahim Shakul Yare kkkkkkkkjkjmm

  • @cawaalenuur2388
    @cawaalenuur2388 Před 7 lety +3

    Emotion ayaa labixinayaa oohin toosa maaha waa lamatalayaa ee fahma

  • @shushmitalovehindia4967
    @shushmitalovehindia4967 Před 7 lety +3

    nin wax fcn uqironaayo makataqana subxana allaah war sidan quraanka quluubtaada ugu qor yaahu

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 Před 5 lety +4

    Woo cabdirahmaan oday you really amazing keep going forward x x

  • @ifraahshiiqaal5286
    @ifraahshiiqaal5286 Před 6 lety +12

    Heestaan hada Ku qososhay siday u jilayaan like Ii saar 😁😁😁😁

  • @osmanjama82
    @osmanjama82 Před 7 lety +7

    ma ogtihiin in wiilkan heesaaya xaaskiisa uu jeclaa ay ka dhimatay. waa xasuustii ay ku reebtay....

  • @queendiamond2998
    @queendiamond2998 Před 7 lety +3

    lkn heesta like iyo waxwalba waan siiyay

  • @AmaalAxmed-dr8nq
    @AmaalAxmed-dr8nq Před 18 dny +2

    Gurtida caqliga iyo grshda aqonty😢😢

  • @mustafecabdi5749
    @mustafecabdi5749 Před 7 lety +3

    qofkii jacayl hayo uunbaa dareemaya wlhy 😚😚😚😚

  • @ibrahimxabad8800
    @ibrahimxabad8800 Před 7 lety +3

    afkooda day markey zaan heeso iyo faasuqnimo sidaan ugu qiironayaan miyey quraanka iyo nAbi amanka samestaa subxaanalah alle xaqa hanii tuso

    • @hamdakaahin1557
      @hamdakaahin1557 Před 7 lety +1

      Ibrahim Xabad adigu maad qaranka dhagaysatid Maxaad udhagaysanaysa

  • @rr-zq7fb
    @rr-zq7fb Před 7 lety +5

    cabdiraxmaan caydiid oday heestii heesaha naga dhaaf oyinta bilaa softi ban ahaye

  • @suleimanfarahahmedmahamud2529

    ccc oday best voice jiro joog my bro go forward isha cadawga raxmaanku haka hayo

  • @shacniabdullahi309
    @shacniabdullahi309 Před 7 lety +16

    inta ika dambeyso plz like saara

  • @mustehanad9162
    @mustehanad9162 Před 7 lety +4

    Cabdi oday wa fananka an adka uu xiseyo inkston xidigaha geska an wda xiseyo lkn sii khas ah wxn u xiseya cabdi oday allha ku shrfo bwe cimriga ha jiro ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😂😂😂😂😂

    • @mustehanad9162
      @mustehanad9162 Před 7 lety +1

      Gul wcn cbdi ody 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay Před 6 lety +9

    Khadra Silimo I love you!

  • @cabdiraxmaancabdillaahi229

    eesh qiyaasak hees qiimo leh cabdirxmaan oday hore u soco

  • @yartaqarkasareeuweyneeisku1029

    samir iyo iman wllo😥😥 like isara wani barya😤😤

    • @sunshinemuse2850
      @sunshinemuse2850 Před 7 lety +2

      yarta qarka saree uweyn ee isku qanacsan like hadi lagu saro maxad faaidi walal 🤔🤔

    • @asli298
      @asli298 Před 7 lety +1

      Sunshine Muse 🤣🤣🤣 baryahan like aa lagu qafiifay

    • @sunshinemuse2850
      @sunshinemuse2850 Před 7 lety +1

      yarta qarka saree uweyn ee isku qanacsan kkkkkkk marka wa lagu saraya qofyay 😂😂😂

    • @yartaqarkasareeuweyneeisku1029
      @yartaqarkasareeuweyneeisku1029 Před 7 lety

      Sunshine Muse thank u ayeyo 😂bakhayl matihid 😘

    • @cadejama9915
      @cadejama9915 Před 7 lety

      😆😆😆

  • @zuhayptarzan5293
    @zuhayptarzan5293 Před 10 měsíci +1

    Garawshiyo wadnaha culaa 😊 intaaaH iigu celcelsjanayaaH😮

  • @mostafheahmed138
    @mostafheahmed138 Před 7 lety +3

    Cabdirahman caydiid cabdi oday hmmm axya hees

  • @libanabdi4978
    @libanabdi4978 Před 7 lety +2

    Abdirahman O'Day fanaan aan jeclahay heesihiisa runtii waa hees qiiro leh oo aan ladhacay erayadeeda viva ayaan leeyahay xidigaha geeska

  • @asma2631
    @asma2631 Před 6 lety +3

    Waaa runta my walkay oday maya ma gardarnid soory inta guunta jacaylka somalid ku ciyaarta inamada iyo hablaha heestani waa inta guunta

  • @somalilanderboykhaloud_hie7251

    Xidigaha Geeska..
    caadi ma tihidin..
    Nice Zong 😍😍😍

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 Před 7 lety +4

    This song is very quiro I like the way he did abdirahman idea vive xidigaha geesta anissa hassan from somaliland djibouti uk in barnet

  • @amalmoney3881
    @amalmoney3881 Před 7 lety +2

    cabdiraxman oday xidiga xidigaha best song gob jacayl haduu yahay gun mayahay qofkii gabay mise wan gardaranahy. magardarnid oday

  • @sahrafarah35
    @sahrafarah35 Před 7 lety +13

    Tan loo oynayo nasiib badnaa allow wax noo oyo noo sahal 😂😂😂

    • @maxamuudcaydiidwarsame8439
      @maxamuudcaydiidwarsame8439 Před 7 lety

      wooweyaslaam.waxasaa.jacaylah.cabdiraxmaan.oday.walille.dhagaytaaba.dhadhami.jacayldhaba..iinoolow.saaxib.

    • @xamsecabdi9558
      @xamsecabdi9558 Před 7 lety +1

      Sahra Farah inagu ma isku oynaa😁😁

    • @princessamina9363
      @princessamina9363 Před 7 lety

      Sahra Farah Ameen wa la iso ooye marlabadna wa iska rabaa 😂😂

    • @adambulshawi2438
      @adambulshawi2438 Před 7 lety

      +Qurux Dhowrzan adiga qoraanka ma u ooysaaa

  • @kayaabsheNin
    @kayaabsheNin Před 7 lety

    caadi maaha oday nin jira hees caadi maaha sxb iinoolaw viva xigaha geeska nacab ka iga buufiya

  • @prinellanilsson1996
    @prinellanilsson1996 Před 7 lety +4

    qalpiii gudy gal galashada ax yaa fanaan tagreda ody like

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall Před 4 měsíci +2

    Still listening 2024-2017

  • @maryanruuninamaxamedmohame24

    Sheko waaye tan wey igu socotaa inta iga dambeeso like ii sara

  • @zuhayptarzan5293
    @zuhayptarzan5293 Před 10 měsíci +1

    Heestan imika wakhtigeediH la joogaaaH😢

  • @raaxodheereyosmaan6214
    @raaxodheereyosmaan6214 Před 7 lety +3

    mase mana dhiman mase mana nooli mediadaku dhex waalo cibadeyso taasi wa kunastexeynaya dadka waxey adii ku dhihi lahayen haku dhihinkkkkkkk

  • @faraxfaraxsan4436
    @faraxfaraxsan4436 Před 7 lety +1

    www ishcala hees c/ raxman oday ina adeero waad ka baxsatay fadhigana iga saxa dee isteelkaba waad saxdeen

    • @cabdiraxmaancabdillaahi229
      @cabdiraxmaancabdillaahi229 Před 7 lety

      Shuushu Shuushu Happy cabdiraxmaan oday allaylahe heestan halkeedu dhigay bk bikh xaga qiirada dareenka leh

  • @mohamedabdulkadir7711
    @mohamedabdulkadir7711 Před 6 lety +3

    Awoowe hesta cadi Ma ahan ✔️✔️

  • @axmedhilaacnica7079
    @axmedhilaacnica7079 Před 7 lety

    woooo xidigah geeska waad marasaan walalahay waan idin salalmay

  • @rayfarrah4130
    @rayfarrah4130 Před 7 lety +5

    xidigaha geeska waa hanti qaran. noolada

  • @idilsahal9907
    @idilsahal9907 Před rokem

    Heestan kama daalo 2023 ban dhagaysanaya
    Gob jaceyl hadu yahy
    Gun mayhy qofki galay
    Mise wan gardaranahy

  • @axmedcabdiqaadir578
    @axmedcabdiqaadir578 Před 7 lety +7

    Like isara wixi afsomali ku hadla

  • @mustafecabdi5749
    @mustafecabdi5749 Před 7 lety +2

    gacmo ubax🍀 hadyada sida🍀 gudoonkodi🍀 lahagraday🍀 axyaa oday fahmaayunba fahmaya qadaad wayntana loo sheegi maayo

  • @sahrasahal7917
    @sahrasahal7917 Před 7 lety +7

    allayahow fanaaniinteena dhoowr viva somaliland

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 Před 7 lety +2

    Aar ifrax hargeisa heesahegan kaa heela ee meeseeye ❤️❤️❤️👑👑👑👑

  • @omaryare404
    @omaryare404 Před 7 lety +3

    shaydaamo maay quraanka ilaahay u ooyaan isagaa qashuuc lehe

  • @ayaanlejam7075
    @ayaanlejam7075 Před 7 lety +2

    mazha Allah geesigi muwadin reer somaliln mc jiir ii badan Adeer qaali

  • @nafisaya6975
    @nafisaya6975 Před 7 lety +4

    qiirada fadhiga ayey ku wanagsan tahay miya la yiri wa kuwaan raggi wada fadhiiste.

  • @moeakadeeq4848
    @moeakadeeq4848 Před 7 lety

    waa hees aad iyo aad u wanagsan abdirahman aad baa ugu baxsatay fanaan jiraa tahay abaaba horay noowad

  • @naimaabdirask4036
    @naimaabdirask4036 Před 7 lety +4

    wooooooooooooooow noolaada xidigaha soomaliland

  • @zakariaapdirahman1
    @zakariaapdirahman1 Před 3 lety +1

    2021 steal listening 💔🎆

  • @caanamadaadshe5707
    @caanamadaadshe5707 Před 7 lety +5

    xidagaha geesku qiiro JabaanTa iyo dhulko LafariisTo Kama ilbaxaan miyaa ?

  • @somlimodernfilms374
    @somlimodernfilms374 Před 7 lety +2

    Hargeisa singer The Best singers in somali

  • @ahmedhaykal1977
    @ahmedhaykal1977 Před 7 lety +3

    Eesh qiyasak waa hees wacan

  • @ismailahmedsheikh8902
    @ismailahmedsheikh8902 Před 4 lety +2

    Gob jacayl haduu yahay
    Nice song

  • @iloveyoubuuhoodle7027
    @iloveyoubuuhoodle7027 Před 7 lety +6

    😜😜😜Hhhhhhhhhhhh waad ooydeen lkn aniga makan arkay siffiican uqoslay cml kix kix 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @adecyare7818
    @adecyare7818 Před 7 lety +1

    sxb an kala dhamaanno waayo somali waaa un somali tas ogow

  • @shukrimaxamed1403
    @shukrimaxamed1403 Před 7 lety +4

    Bisinka waxaa LA arki jiray Quran iyo alle kacabsi lo ooyo ma hees bey shekada mareysa allow so hanuni

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 Před 7 lety

    Gob jaceyl dhalay weye Xidiga Gesku gunta xumanta xiinka xasaadka xaraanta iyo munafaqada ku abtirsata watan caytamaysa ee hadana dawanaysa dahab nin waya casiyey ma aada fahmayba heesta micnaheeda juxoy Viva Somalilanders

  • @munaindhomashaallah5166
    @munaindhomashaallah5166 Před 7 lety +4

    woooooof woooooof. Msha Allah

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 Před 7 lety +2

    Wooooow Cabdirahman Oday best song; style; lyrics and music Top of the top Xidigaaha Geska horee u sooco Hargeysa walee wa warshaadi sugaanta Somalida so saraysay noolada waxad kaso turteen heeso wada sarbeeba aya fahan siin juuxo kkkkkkk Viva Somaliland

  • @xasanxareed4416
    @xasanxareed4416 Před 7 lety +3

    subxaanallah qushuucii miyaa halkaa galay
    #fannaan_fogaaday

  • @suubaanhirsi6962
    @suubaanhirsi6962 Před 7 lety +1

    ❤❤❤❤❤❤ odday awlaaad jacayal
    nooolow bro

  • @suhaybibnukhadar428
    @suhaybibnukhadar428 Před 7 lety +3

    hees aan inaba caadi ahayn walee waad naga qiraysi say

  • @rahmiinaali8787
    @rahmiinaali8787 Před 7 lety +2

    Oday walee hestan mesheda dhigtay noloshada waaye saan ufahmay magardarnid eee raaali noqo qof jcyl somaraya micnaha fahmi karo am sorry is adkeey 😭😭😭😭😭😭

  • @nimosahid1187
    @nimosahid1187 Před 7 lety +3

    Balo anagaa aragnay

  • @munasaid4066
    @munasaid4066 Před rokem +1

    Gacmo ubax hadyadaa sidaa gudoonkoodii la.hagraday 💔😭 2021 ilaa.hda September 8. 2023 😭

  • @drshadiabashe2854
    @drshadiabashe2854 Před 7 lety +4

    wllalahy wll idinkuna plzz alle hydin cafiyee is astura

  • @safarajialeem7938
    @safarajialeem7938 Před 7 lety +1

    Runti mida loo ooyayo waa mid nasiib badan allow kuu sahal

  • @shugrishacni2244
    @shugrishacni2244 Před 6 lety +10

    Ax ax heesta micnehega dhuxa dadka jacelka ay jarka yihiin ayuunba daremi kara kuwa kale meldhexe ax a x

  • @maxedamiincumar2069
    @maxedamiincumar2069 Před 6 lety +2

    Eesh calaa hees oday waan iu wataa kii nacyoow imikava qarax