WEEY DHAMAADEN WAX KASTA SI SHARAF LEH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 07. 2024

Komentáře • 202

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Před 28 dny +31

    Qof danbe oo soo hadlaayo majirto insha Allh like saar pls thanks

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 28 dny +90

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️🫶🏻☝️

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Před 28 dny +26

    In badan baad dadka ceebahooda daba gashay maanta taadi baa banaanka taala 😂

    • @user-nt5sz6dg2r
      @user-nt5sz6dg2r Před 27 dny +1

      😂😂😂

    • @Aymo72
      @Aymo72 Před 27 dny +1

      Kaligiisa maadaba galay dad badn aasameyo intaan arko saasey reaction iyoceebahooda dabagalaan kaligiisa maxaat uga ekeeni

    • @mohamednuradin7250
      @mohamednuradin7250 Před 27 dny +2

      Waa dayuus xilihiisa suuqa soo dhigay si uu lacag usameeyo,,

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 Před 27 dny +1

      Saax😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasra9836
    @nasra9836 Před 28 dny +7

    Mahamed Buskud Salaan Sharaf, Waad ka reeysay Cayayaanka social media, Ku jiro oo rabo in eey Magacaaga iyo Mustaqbalga Ku cayaaraan , Maashaallah, Xaaskaaga, Ubadkaaga iyo Gurigaaga Allaha kuu Barakeeyo, Wiil afgaaban ayaatahay kana dhoorsaday In uu Xaaskiisa u soo fariisto Waana sida eey rabeen Mahadsanidiin.

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 Před 28 dny +25

    War iska amuus waa ceebobydaey sanadkan ilahey waxa wuu ku tusey sanadkan mardambe ceebah muslimka ha daba galeni naag dambena baahi ha u dilin 😂😂

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 Před 28 dny +8

    Asc warahmatullaahi wabarakaatu, Mohamed Allaah haku Xifdiyo ee Aamusnaata ku dadaal oo fiiri owlaada Quruxda badan ee Allaah ku siiyey. Teeda kale badi Digriga Allaah SWT guusha waa meeshaas.
    Waxaan idiin rajeynayaa qeyr badan iyo familkii qurxoonaa inuu Allaah SWT soo celiyo InshaAllaah.

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 Před 28 dny +3

    Mashallah maxamed wan ku faraxsanayn wallahi good job's brother 🙌 🙏 👏 ❤️ 💙 👌

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Před 28 dny +2

    Maasha Allaah sidaan kaa rabey oo Islaannimada ku jirto waa sidaan kheyr Allaah ha ku siiyo Buskut

  • @Ramla22
    @Ramla22 Před 28 dny +11

    Abawo I’m really sorry about what happened to you and your family I wish you guys the best may Allah bless you ❤

  • @saadiaahmed3265
    @saadiaahmed3265 Před 28 dny +2

    Mashaallah my dear brother be strong always

  • @AhmadMuhammad-lo6ih
    @AhmadMuhammad-lo6ih Před 28 dny +3

    Mohammed buskut walaal aanjeclahay mana ku aqaani ilaa CZcams Lee ilaaheey qalbiga hakuu qaboojiyo qof fiican aa aniga iila egtahay ilaaheey sharta ha idonka qabto

  • @fatxiyaosmanbarry3996
    @fatxiyaosmanbarry3996 Před 28 dny +5

    Asc mohamed

  • @najiipahmad44
    @najiipahmad44 Před 28 dny +1

    😂😂the legend ❤🎉

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 Před 28 dny +2

    masha Allah wa arin wangsan wallkey oo lagu farxo

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet Před 28 dny +19

    Waxaa tahay ninki ugu horeeyay gabar OW BAAHI kudilaý hadane marke afkeeda furatay ayaa CZcams uso fadhisatay lacag kasi sameesay Maxishoodo weyN batahay duline ah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 28 dny +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B Před 28 dny

    Alxm alxm alxm nin rak hadiiba aad. Xalisay adoon hadlin waa raganimo waana ku farxay waana idin duceeyey inuu illaahay xal idin dhex keeno alxm dadna waxba mataro calooshaada uunbuu ogaan horey usocda famil qurux badan❤❤

  • @rodaali169
    @rodaali169 Před 28 dny

    Asc maxamed B adiyo wilkaga khayr badan ayaan inii rajaynayaa
    Alllaha ha inxafido maniira

  • @marsadailig6856
    @marsadailig6856 Před 28 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ love bro

  • @arwaaxaaran7517
    @arwaaxaaran7517 Před 28 dny

    Rabi hakudaayo ninka ramiid sida edabtaleh aau amustay

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 Před 28 dny +1

    Silent is the best weapon.
    Please relax.
    All shall be well.
    Those who love evil n bad stories are many.

  • @fathiyayusuf2655
    @fathiyayusuf2655 Před 28 dny

    Masha Allah allaha ku xafido Maxamed

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Před 28 dny +1

    Maxamed buskud nabsigi waxaa kugu dhacay ad kawaramijirtay ragg iyo xasaskoda oo ad dhihijirtay.hebel iyo heblaayo in ay kalatagen maxaa kajira iyo labolabo an lobaahnayn.

  • @zoloz1002
    @zoloz1002 Před 27 dny

    Asc habaryarteed ayaan ahayd wiil aad u qiimo badan ayaad tahayd ilmihiisa siquruxbadan u haysta isdajinayaa naftiisa iska adag xaaskiisana si qurux badan u ilaaliyey cadhad cadaygu ka faa ii daysty habaryaro Alaah ha ku xafido hore u soco cisi iyo sharaf ku noolo

  • @intisaamofficial3008
    @intisaamofficial3008 Před 28 dny +1

    First one

  • @Yaasmiin-yr5qo
    @Yaasmiin-yr5qo Před 28 dny +1

    wllo maxamadoow wax walba aduun ka waa kadhacaa laa kiin doonta aduun ka lagumaraa waa sabir ka iyo in aad alleh ku xidh naato digriga alleh na badiso bas

  • @rukiamohamud9495
    @rukiamohamud9495 Před 27 dny

    You are right

  • @user-vc2bu5dt7h
    @user-vc2bu5dt7h Před 28 dny

    Yaa reed ragoo dhan sidadoo kale hadey ahan ahayeen reerkad ka dhalatey ku soo barbarisay waa dad sharaf iyo diin leh mayaqanin dumarkoda hadey furan inay cayan gulayso maxamed ❤

  • @leilaabdi4048
    @leilaabdi4048 Před 28 dny

    Alxamdullillaah hadaad heshey wax ka mushquuliya siyid Cali gurigada xali Buskudoow

  • @ladancilmivlogs8440
    @ladancilmivlogs8440 Před 28 dny +1

    Baqiil baahane naag kulama Nolan karto😂😂

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 Před 28 dny +3

    Asc mohamed muniira so celi please family an jecelahay tihin

  • @yawaayehee4125
    @yawaayehee4125 Před 28 dny

    Asc wr wb wa iga talo my bro ilaahey wajagisa waxwalbo ku dhaaf

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před 28 dny +1

    MaashaALaah

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan Před 27 dny

    Gabadhaas inuu uurka waalaayay waan ogaa isku waara ilaahay maslaha dhaxdiina hadhigo mohamed biskut aabe sabar badan noqo gabadhaasna gabar xun maahan walacaa katanbadiyay

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 28 dny +2

    Kan waxay Ahayd in u is qariyoh 😂😂

  • @jihanabukar7464
    @jihanabukar7464 Před 28 dny +1

    Warka dhagsi noo sheeg waa omanahay 😂

  • @aishasaleban982
    @aishasaleban982 Před 28 dny +3

    Waaryaa buskidow habaar hanaga shaqaysane sooceli gabadha xaalsii iyadoo cidwaliba ku arkayso

  • @aaishaofficial1661
    @aaishaofficial1661 Před 28 dny +3

    Sharaf baad ledahy wlhi ❤

    • @wariyesandheere1415
      @wariyesandheere1415 Před 28 dny

      Naagtada in naag kale cayso miyaa xal u aragtaa oo si wadajir ah ugu qososhaan naagtaa qoslaysa la yaabay

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Před 26 dny

    Maxkamad alaha kuxafido qofwanaagsanbaatahay 💯👍💪

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 Před 28 dny

    I ask Allah to bring maslaxaad between them

  • @mustcuz9000
    @mustcuz9000 Před 28 dny +1

    Asc walalkey jojii jawabta

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v Před 28 dny +1

    Maasha Allah abowe boqol SUBSCRIBE maasha ❤❤❤❤qosolka aduunka walahii wayab

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 Před 27 dny

    Adiga iyo naagtadaba irsaaqad doon baad tihiiin ee meeshu shaqo ma lahaan miyaaa?

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 Před 28 dny

    Buskudow wll iska Yara Samir reer aan isku dhicin maleh marka arinka daji ada nin rag ahe o gabadha ka roonow afkaagana dambiga ka ilaali❤

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 Před 28 dny +1

    Muniiira uree ledahy uurkana u sabab ah xanaq is xakameen wameysay

  • @ayaanali6557
    @ayaanali6557 Před 27 dny

    Qaraaar meshi u danbeesay ayuu maroyaa miskiin😂😂😂😂😂 war is atkeeey waligedaa laiska tagi jiree

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 Před 27 dny

    Mohamed Buskud waxaa tahey masuul sare❤❤❤❤❤❤

  • @nagadaali545
    @nagadaali545 Před 28 dny

    Niimaka Raxawa waa raga dhamasatiran lakii gabadhoga waa rufyan waxaya jecalahaya inaya dumashiishoda cayan.lakiin Mahamed buskuda❤

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před 28 dny +1

    Dabaal yahoow oo af xaarka ah, quf na kuma weeydiinaayo sidaa xaaska isku isticmaashaan iyo go, goshaada, hada ma muniira ayaa ka hadashey go, gosheeda waa maya. Anaa afxaartahay quf waliba waa ku ogyahay dabaal yahoow, dadka sifiican ula hadal. Gabdha waxa ay kaga sheegatey waa ay kaa muuqataa.

    • @ilwaaddegan4564
      @ilwaaddegan4564 Před 28 dny +1

      Walaaley xishood meeshaan boos kaaga ma banaana aad nin kan ku caydo reerkan iyagaa iska keen xiga

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Před 27 dny

    Maanta buskudoow ma lagu cunay oo lagu raamsaday. See daramee.?

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Před 28 dny +1

    Salalaahu caleyhi wacalaa Ahlihii wasalama salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam

  • @ubahomar6324
    @ubahomar6324 Před 28 dny +1

    Khaniis ada eh Elaay wiig buskud gaajo ninka naagtiisi oo umul eh gaajo kudilay yaahu

  • @muhuboali9896
    @muhuboali9896 Před 28 dny +1

    Geesi waa adiga , waa ksraysay, eedo weligaa gurigaaga hska sheekasyn, du er meget sød

  • @fatxiyaosmanbarry3996
    @fatxiyaosmanbarry3996 Před 28 dny

    👍👍👍👍

  • @fatxiyaosmanbarry3996
    @fatxiyaosmanbarry3996 Před 28 dny +1

    Waa bila xishod

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Před 27 dny

    Ninkii gabadha silciyey oo ka caqliga badiyey oo isticmaalay

  • @user-kh4ro7oi5l
    @user-kh4ro7oi5l Před 28 dny +1

    Nin aduunyo jogo maxaa aragti kulaban gabadhii quruxda badneed ayaa tiri gaaja igudilay wlh wayaab taas anaba kayeleen ka amineen

  • @sugrayyusuf6383
    @sugrayyusuf6383 Před 28 dny +3

    Asc habo illaahay ha idin barakeyo ee soo celi gabadha

  • @haniqueen1213
    @haniqueen1213 Před 28 dny +1

    Awaalbo lacag rabtaay ineey kuso shaqqeeso ku so tuugsaato awalbo elaaya aheed tuugsiiga wa ku cadi nagta wa ku tuug saneesay wa ku heshiiseen lacag ma ku heliino hada tuugsiiga uso diirtaay xaskaag war shaqeeso youtub iyo lacag tuugsi ka weene shaqeeso

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Před 28 dny

    Xaalkaga ka waran
    Allah ha soo hanuuniyo

  • @BarwaqoAbdulahi
    @BarwaqoAbdulahi Před 28 dny

    Asc seetahay xld 😮😅❤❤❤❤❤ xagee jogta

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 Před 28 dny +1

    Iyada qaldontay adiga haka qaldomin hooyo mcn hadey casay iyadaba waa hoyo rabi talo ku fillan haderna

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 Před 28 dny

    First an ahay

  • @NawaalNalka-u7j
    @NawaalNalka-u7j Před 28 dny +1

    Wllhy kan waa nacas cadi ah war adaa khaniisah ee orod heerkaga dhaqo finad bad tahaye gabadha aad gaajada aad ku dhishay orod wax sii cunugagii bay uurka ku sidaaye xishood hala xifaltamin gabadha

  • @ahmedtaakow
    @ahmedtaakow Před 27 dny

    Yasiin halyeey ma gaartid ee afka dabaysha ka cesho

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před 28 dny

    SOW ADIGA YASIN HALYEY KA CABADEY WAA WAREEEY
    M BUSKUT CAADI ISKA DHIG

  • @FathiaAbdi-ih4tn
    @FathiaAbdi-ih4tn Před 28 dny

    Masha alaah libaah bada tahay

  • @manshaaalllaah3631
    @manshaaalllaah3631 Před 28 dny

    Manshaa alllaah aabo fiicaan

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 Před 25 dny

    Ninka kaliya marku shiido xaskisa iyo carurtisa dayaca😂😂😂😂

  • @MadinaMahmoud-gt5hg
    @MadinaMahmoud-gt5hg Před 28 dny

    Wa ka xumahay lamano lagu daydo ayad ahayed allah iskukin cesho

  • @user-ld3zs1kj8t
    @user-ld3zs1kj8t Před 28 dny +1

    eelay wiiq family tugsado shaqo wanagsan shaquu helay tuugsi nacalaa eelay wiiq tugsan jiray was maqka hore qofka dhaladkaa ee eelay wiiq gusanayo waa qof dhintay uf baaldi kurida 😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅

    • @Waano23
      @Waano23 Před 28 dny +2

      Jannada ninkii lagawaayo ayaa tuugsado ee Rabbi kabaq

  • @ahmedtaakow
    @ahmedtaakow Před 27 dny

    Maxasuusataa kamaal saayeshay waligaa ceebaha islaamka lama raacraco cashar ha kuu ahaato

  • @BarwaqoAbdulahi
    @BarwaqoAbdulahi Před 28 dny

    Mashaallah 😂😢😮😮❤❤❤

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v Před 28 dny +1

    Wadankan waxaa jira abeyaal somaliyes ilmohooda faraxumeyey

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw Před 27 dny

    Wax jira ma tihid ee orodoo dhuumo Duliyohow gabadha baahida u dilay eelaay wiiq wali baahidii Kama bixin hadad Yurub timid 😢

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 28 dny

    Wllo isdaayjir xldo way dhamaan

  • @JijoAbdullahi
    @JijoAbdullahi Před 27 dny

    Nabiga kamaal Abdul aya ku hayo cunugas yar ayad ku diganjirtay manta see daremoysa

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r Před 27 dny

    Hhhh ooo ma dadka afkoda ayad xukunta qof danbe soo hadli mayo kuye 😂😂😂😂😂

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Před 28 dny +7

    Niin buskut isku biixiyey oo niin kale qaniis dahahyo weligey ma arkin 😂😂😂😂😂😂

  • @Yaasmiin-yr5qo
    @Yaasmiin-yr5qo Před 28 dny

    shaydaan alleh ha duleeyo

  • @zamzamhassan9394
    @zamzamhassan9394 Před 28 dny +1

    Salaan sare marka hoore i taa kadib
    Dhorjeer ban kula hadalay si walalnimo ah
    Waad ogtahay
    Allah SWT ayaa no shegay oo dhahay ha is daba galina mid ba mid ka kale
    DAD KA aad falaqeynesid
    Waa XAAN xantuna wa XARAM
    Xan quutee ayaad noqotay marka ka XAA XAABI hee
    Hadana XANTADI iyo ceeb taadi le si fican u quudo labadan bare
    😂😂😂.

  • @faaa2396
    @faaa2396 Před 27 dny

    Haa

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 28 dny

    Waa kale tagten ilmo no haysa waa ceeb naag ilmo idin hayso ma cayne sharafi dhimatey

  • @Farxiyo-p4z
    @Farxiyo-p4z Před 28 dny

    nagta 2 dalaqo isma racdo ee nagta soceli haldalaqo ayaa meel kutaalo 1 hada Mar hore kufurte 2 kufurte 2 Isma racdo 1 ayaa kutaalo I shiiq umul ayaa kadhageeste

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 Před 28 dny +1

    Lacag caadi aya so jesstay oo ma munira viyus darteed maa uu furtay nin tuug ah

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 Před 28 dny +6

    Sayid cali kawran inta ceebtisa raadineysey adige manta ku heysata 😂😂

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 28 dny +3

      ELUNAARKII XAASKISA GUBAY E MARKI DIL LAGU XUKUMAY ISKU XAARAY DIL SUGE ADUUNKOO DHAN LAGA SOO HABAARAY WAA SAX INLAGA WARAMOO

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 Před 28 dny +3

      Acuudu bilaah ma ninkii xaaskiisa gubay kaas halaag baa u dambeeya

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 Před 28 dny +1

      Farxiyo qabyaalad maa,halkaas ku dhigty😮

    • @halimaosman2845
      @halimaosman2845 Před 27 dny

      Walahi waaa runtaaa
      Ceebta muslimka lamafafiyo

  • @fatxiyaosmanbarry3996
    @fatxiyaosmanbarry3996 Před 28 dny

    Haaa

  • @fatxiyaosmanbarry3996
    @fatxiyaosmanbarry3996 Před 28 dny

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zamzamhassanfarah1508
    @zamzamhassanfarah1508 Před 28 dny +1

    Waa videogii 7aad ila shalay, war amus Oo xisho

    • @dekaosman7483
      @dekaosman7483 Před 28 dny

      Lacag uka sameyna shaqadisa a asaga gurigisa so gashay Wu is wacay o cadi ah waye

  • @mahamuudali7705
    @mahamuudali7705 Před 28 dny

    Guuleeyso legend buskut

  • @MisskeyfMohaabdi
    @MisskeyfMohaabdi Před 28 dny +3

    Babygiina ayaan isku waqtiya dhalnay 2023 5 27 ayan umulay aniga.
    Waxaan huba ine iga qurux badanthy maanta oo gaajo aanay arag waligeed wayo dhabankeeda iyo dhabankaaga laga dheehan kara ee walaalo dumar ba nahay hadu isku dhac yimaada wanaagii hore maba xasuusano e raali ahow

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Před 28 dny

    😂😂😂😂😂baraawo maxamed hhhh

  • @HornOfAfrique
    @HornOfAfrique Před 27 dny

    Private life is happy life ! Illahay idin sahlo ariintaan Waa wax aad uu foolxun.

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 Před 28 dny

    15:58 😂 Ceeb nin wayn baad tahaye, Siilka hooyada usheeg buu yiri nacaskan hooyo caynayo

  • @safiashire2380
    @safiashire2380 Před 28 dny

    Maya

  • @habibaabdirahman3885
    @habibaabdirahman3885 Před 28 dny

    War maxey tahat labo bigjar baa kuu saaran aa mid kadaji

  • @kmuse1359
    @kmuse1359 Před 28 dny

    haaa

  • @AbuukarMohamud
    @AbuukarMohamud Před 27 dny

    Lakaha midei 😂😂😂😂😂😂😂

  • @SafiyoCabdirixin
    @SafiyoCabdirixin Před 28 dny

    Nin nag marķay is dagalan iska sidan hore u soco

  • @zainababdi7956
    @zainababdi7956 Před 28 dny

    Kkkk dadka aa ka soo hadli jirtay adigane manta lagaa hadlaa lee aduunka aaba saasa