DEG DEG XOG XASAASI AH MOHAMED BUSKUT IYO XAASKIISA DADKII DABKA KU DAARAY! XAQIIQDA OGOOW!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 07. 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

Komentáře • 93

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh Před 20 dny +5

    Nacimo Abayo Masha Allah alle ha ku xifdiyo adun iyo aqiro Adiga iyo Familkada iyo inta Jeceshahay Masha Allah ❤❤👍

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B Před 19 dny

    Mahadsanid runtaad qeexday allah ku barakeeyo muniiro runtii lagama fileyn runtii waan ilmeeyey dhaawaca reerkaas gaaray iyo bur burka laakiin il aan serxan baa kor saaran rabi tolo udaa😢😢😢😢😢😢

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 Před 20 dny +4

    Abaayo Naciimo allaah ha u xifdiyo aamiin yaa rabi ❤❤

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Před 20 dny +3

    Maasha Allaah Naciimo run sheeg Ilaahey ha ku xafido dadkaana Ilaahey ha soo hanuuniyo

  • @Umo580
    @Umo580 Před 20 dny +3

    SUBXAANLAA ALLAAH HABAD BAADIYO UMADA SOOMALIYA IYO USRADA

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 Před 20 dny +2

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 Před 20 dny +3

    Masha allaah ❤❤

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Před 20 dny +2

    Nimo kheyr ilaaheye ha ku wa fijiyo adun Iyo aakhiro ❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 20 dny +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Před 20 dny +2

    Masha Allah xifdullah Thanks ❤️❤️❤️❤️

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 Před 20 dny +2

    Manshaallah abaayo nicimo❤ illahay caqaligaga haku daayo waa ruunta

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Před 20 dny +2

    Masha allha abayo shukarn allha xaqa tusiyo gabadhaha somaliyed nagaha waxeye narta ugu badan yahin nicimada niinku inkirada Subxanalhi. Allha hanhadeyo dhamanten

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 Před 20 dny +3

    Subhanallah sister, that’s my point. I am not here to blame our sister but surely why be part of it and claim to be the victim later on. Ya Allah forgive me if I am judging. Please let’s take responsibility for our actions and speak up if we need help. Ya Allah guide and protect the Ummah.

  • @nura8724
    @nura8724 Před 20 dny +2

    Mansha Allah ilaahay haku barakeeyo rerkaga iyo caruurtada

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Před 20 dny +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Před 20 dny +2

    Masha Allah Masha Allah abayo waa runtaa 💯💟💟💟

  • @fardowsa55
    @fardowsa55 Před 19 dny

    Masha’Allah love this woman. Somali wax kabaro

  • @user-cu7hv2kq5t
    @user-cu7hv2kq5t Před 20 dny +4

    سبحان الله .لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم واتوب إليه.
    Walaahi yaab waaye. Gabadhaan cadaw ayaa helay. Maskax ka weyn ayaa saaran.Hada ayaan fahmay qisada . Mahadsanid🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @user-jz3ru4mw1b
    @user-jz3ru4mw1b Před 19 dny

    Naciimo Masham allah allaha ku karameeyo waxan kala socdaa moqdisho

  • @ikrammohamed4960
    @ikrammohamed4960 Před 20 dny +2

    ماشا الله

  • @amalo8798
    @amalo8798 Před 20 dny +2

    Manshallah tabarikala

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 Před 20 dny +7

    Habo naciima ilaahay ha ku barakeeyo adiga iyo familkaaga Aamiin ❤❤❤

  • @halimaabdi270
    @halimaabdi270 Před 20 dny +2

    Mashaa allah naciima ❤❤❤

  • @Raquel-pm9fc
    @Raquel-pm9fc Před 20 dny +2

    Inaliilahi wan ilhey rajacun gurkiba wax laga dhiigey ciyar wilkan in ey sas kag tagto ayab kher uha wayo gabadhan ale ha so hanuniyo

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před 20 dny +3

    Asc abaayo jizakallaahu khayran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰💞💋💜💚❤💘

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 Před 20 dny +2

    Subxannal allahu akbar

  • @DeegaAhmed-dq9hc
    @DeegaAhmed-dq9hc Před 20 dny +3

    Asckum abayo ilahay hakuu jiseyo runta usheeg qaladka mesha ka jira

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před 20 dny +3

    Maashaa allaah waa runtaa muniiro waa labaabi iyi waa beenley beenley

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Před 20 dny +2

    Mashallah Mashallah abayo 👍 👏 good

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 Před 20 dny +3

    Muhiimadu waa islaanimada nin gaal ahna kuma xirmo gabadh muslimad ah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 20 dny +2

    Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh xishod maaleh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo acdubilh

  • @abdifatahosman779
    @abdifatahosman779 Před 20 dny +2

    Ala jecliyaa naciimo wa run sheeg masha Allah kkkk

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před 20 dny +4

    Mahamed runtii wuu kol koliye maniiro waa beenley mahamed naag marki hore diinta wax ka aqoon adaa guursatey

  • @CashYTX
    @CashYTX Před 20 dny +3

    Asc naciimo setahay ❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Před 20 dny +3

    Waaku salaamay wlashay naciimo dadkaan arintooda waaku wareeray ani musasalkaan markuu dhamaadaa .soo noqonayaa meshaan waxa kasocda waa fahmi waayey.

  • @SomaliaQueen-fm5rd
    @SomaliaQueen-fm5rd Před 19 dny

    Allah runbadanidaa naciimo

  • @user-yt6dp6rb2o
    @user-yt6dp6rb2o Před 19 dny

    ❤❤❤❤❤🎉

  • @munahassan880
    @munahassan880 Před 20 dny +3

    Subxaanallaah illaahow guryaha muslimiinta badbaadi

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před 19 dny

    Mashaa Allah congratulations Mohamed buskut

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Před 20 dny +2

    Saxiix❤❤❤❤

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Před 20 dny +1

    ❤❤❤❤

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh Před 19 dny

    Wey ka hooste walaasheen iyado rabto ayaa la furey naagahaan sireyinkaar bey ka gurteen😢

  • @user-hf3zx7nt8l
    @user-hf3zx7nt8l Před 20 dny +1

    Gabadhaan sadex dalaaqo ayqaadatay waxaa ladhahy ninkaan mardanbe mauskulaabankartiin qof uurleh lacagna gacankuhayn guri ayada maamusho haysanin marka inay staressto maxaa diiday qaladkeediibay aqrisatay marka adaa baqiil lacag kaahecel siiraacay

  • @basramohamed9220
    @basramohamed9220 Před 20 dny +2

    My sister the guys says he is Muslim.find out.

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před 19 dny

    Walaalayaalow naagahan reer djibouti waa kuwa marki horeeba suuqa ku jiray ee jirkooga ka ganacsan jiray tan ilkaha dheer ee amiira iyo muniira waa isku dhaqan. Gaalo lala tunto ayay arzaaqad ka raadshan. Marka ha ku daalina soomaaliyeey. Waa wada xaraamiyin

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 20 dny +1

    Ayadaaba tiri waa laygaraaci jiray polis ayaa naloo wici jiray

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Před 20 dny +2

    Amiira iyo muniiro dad isku meel istaagi kara ama isku level ah maba ahee.

  • @user-kn5pi6kp2g
    @user-kn5pi6kp2g Před 20 dny +3

    Asc Amiira waa tuugo wax ay yaqaano malaha

  • @jumanaabukar1069
    @jumanaabukar1069 Před 19 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sMohamed-yz7pe
    @sMohamed-yz7pe Před 20 dny +2

    Walahi aad ayaan kugu racey guryahay in lafago waa ceeb

  • @user-rv4wv5ko4o
    @user-rv4wv5ko4o Před 20 dny +1

    Waxaa la yiri inaada falin ka fiirso iska hadal wax ma taraayo albaab kasto isagaa garaacay maxaa la yiri lax walba meesha ay is dhigtaa lagu gowracaa

  • @user-dy6pf2tr8f
    @user-dy6pf2tr8f Před 20 dny +6

    Waalidka waxay raali ka aheen yaan lasameenin hadii ad rabtaan nolol wanaagsan oo dagan

  • @Zizy11769
    @Zizy11769 Před 19 dny

    Habo ninkan wa Nersistic calamadaha nabartay buu leyahy ma aragtid miyaa😢

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 20 dny +1

    Sax walaahi ilmahaga abahood ayaa ku xiga wiilkaga ayuuba hayaa buskut sharaf bu u yeelay marwo ayuu ka dhigay way u xiistay howlihii hore

  • @hodanhibo6984
    @hodanhibo6984 Před 19 dny +1

    Hooyo fiicanbatahy quraana wad ku furta xooga dadka aad caayaysid iska daa

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Před 20 dny +2

    Amiira nolol ma heysato qof nolol heystana ma arki karto.

  • @user-sz6zl6kz4n
    @user-sz6zl6kz4n Před 20 dny

    Asc uqty saxwaaye

  • @ayaansugow7826
    @ayaansugow7826 Před 19 dny

    Munira horta maxa ugeyay nin gal ah subxanallah

  • @user-jz3ru4mw1b
    @user-jz3ru4mw1b Před 19 dny

    Naciimo waa asiibtay runta xaqA kor allow ka yeel

  • @shukri846
    @shukri846 Před 20 dny +1

    Sax✅

  • @RaxmoCali-ve7mq
    @RaxmoCali-ve7mq Před 19 dny

    Walhi cajiib waye guri muslin oo burburay in lagu farxo tan kale nin xun aan islaam aheen in lagala dabo orto ma ahan alle haka qabto xaasidka

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 Před 20 dny +1

    Sax

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Před 20 dny +1

    Labadoodaba weey degdegeen. Lakiin naceema abaayo ninkeedii hore waa nin muslim ah mana aha cadaan sister.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Před 20 dny +1

      Iyadaa 3sano kahor afkeeda kasheegtay!

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před 19 dny +1

      WAA RUNTAA HUUNO🎉NINKEEDII QABAY WAA MUSLIM🎉AFRICAN AH!! HOOYADEED AYAA SHEEGTAY IYO WALALADEED🎉NINKEEDII UGU HOREEYEY FRANCIS CADAANA AYUU AHAA!! ISAGUBA MUSLIN AYUU AHAA DJIBOUTI AYAANAY ISKU GUURSADEEN!! DADKANI WAXBA MA OGA!! QABYAALAD IYO XAARAAN BEY UGU HIILINAYAAN!!

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 20 dny +3

    Manshalah dhaqalo xagisa u burbutka ka yimid biil Africa buskud sharci maleh xanun waaye nacimo ayada inay shaqayso adgana you tube iyo cunuga haayo inay is xaliyan waa laga faidaystey walaahi somali xasid 😢 shekadi is furfurtey

  • @faedsaed7461
    @faedsaed7461 Před 19 dny

    Dadka maxaa ku daba dhigay islaa yaab qof wayn baad tahay

  • @hamdi9896
    @hamdi9896 Před 19 dny

    Iblis tala laga doontay lee iga dheh tiktok

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752 Před 20 dny +4

    Abaayo raadi numbarkeeda heshiisii walaalaheyna soomaaliyeed waaye allaha kula garabgalo naciima qeyrka sidaas u wad waa xaasidiin dadka ka shaqeeyey kala fogaanta familykaan

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před 20 dny

      XAARAAN BUU KU HAYSTAY MAXAA LA HESHIISIIYAA?? MEHER KUMA XIDHNA NAAGTA NIN BAA QABSY!! OO MEHER UGU XIDHNAA!!

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Před 20 dny +2

      @@shukri114mohammed2
      SHARCIGUU KU QABAY!

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před 19 dny

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee(HAZBUNALLAH)!! ISKU BAX!! SHARKAAGU KUGU KOOBAN!! 😂😂😂CAJIIB!! XAARAANTA HA SHEEGIN BAAD IGU MAGEYSAA?? WAANU SHEEGI DEE HAYAAY!! YAAD XUKUNTAA DEE!! QABYAALAD BAAD XAGAA LASOO FADHIDAA!! YAAD WAX U SHEEGI DEE?? NACAM LAYASHAADA KA IIBI!! NAGAMA DHAADHICINEYSID ANAGA DEE!! NIN XAARAAN NAAG KU FUULEY AYEY QABIIL UGU HIILIN (SUB HAN ALLAH)!!

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 Před 20 dny +2

    Kkkkkkkkkk habo niciima hada waa kastey naahino naagtan muriira ah in ay xavad run ah shegeyjin mid waa aqbali kara in ay uurka ku nacdey tii qooqdaba marku qooqa deeyo wa ley sixrey ha dhahdo😂😂😂😂😂😂😂 sagal iyo sucdi ay badaleen buskud iyo muniira kkkkkkkk wa sugeyna kuwi bedali doona yeey noqon doonan tolow koley meeshan tik tok iyo youtube mala amusnaan kare 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Před 20 dny +1

    Ala niciimow qoraankane waa kudaliilinee ee maxaa dadka danbigooda ku geeystay banbales kulahaa ma adaa og haduu gaal yahay ayadaa kudabi leh bisinka😂

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 Před 20 dny +1

      Ufirso hadanan sidan ogahadlin inta brado qurmun ee nagujirto wano damaan qalad hadad aragtid kureb carabka hadad weysid gacanta hadad weysid qalbiga kanac ogow hada kahor Indonesia somalia manta xalada ey kusugantahy ayey kusugned maxaa dacay kadib sunami hada lkn xarigii ayey hestan dhabna ey kudahen

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Před 20 dny +1

      Naayaa maruntaa kudhibtay kabax meeshaan haku gubaninee!

  • @DeegaAhmed-dq9hc
    @DeegaAhmed-dq9hc Před 20 dny +2

    Abaayo waxaan layabay waaley dili jiray kulahaa been badaan

    • @user-umuAli
      @user-umuAli Před 20 dny +2

      Waa beenley xabiibti yurub iyo Dil kala fog wiilkaas waxwalbo wuu usameyay

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 Před 20 dny

    Hana waa gaalo ilmaha Muslimka gacanta ugaliso gaaladha Alaha soqabto iyadha iyo inta lamidka ah

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před 20 dny

    Sharci wuu leeyahay asiga iyada oo diyaarad isla raa ceen been key turkiga ayuu idor si ay bisinis usameeso waa beenley kadaa ibaley😂😂😂