Fool Ka Fool 09-05-2013

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • www.universalsomalitv.com

Komentáře • 34

  • @naimaadan1263
    @naimaadan1263 Před 11 lety +1

    love to see intelligent sisters who can articulate themselves in their mother tongue..this is outstanding masha Allah...

  • @naimaadan1263
    @naimaadan1263 Před 11 lety +1

    and the interviewer is great too masha Allah very articulate ....loved watching this...two intelligent people bantering back and forth...may Allah continue to guide them and protect them and their knowledge..ameen!

  • @Fzaaak
    @Fzaaak Před 11 lety

    This sister is an asset to Somalia, i hope she contributes to her country. Always good to see positive minded and educated somalis.

  • @samirahassan6986
    @samirahassan6986 Před 11 lety

    the most amazing women i have seen in somali journalism. wonderful idil osman

  • @booshofficial215
    @booshofficial215 Před 11 lety

    Somali's most professional woman in journalism , but we need your contribution .

  • @carsanya
    @carsanya Před 11 lety

    Our future journalist. very intelligent.

  • @barderagedo2033
    @barderagedo2033 Před 11 lety

    Idil Osman - Very Talented Young Lady
    Soomaaliya waxay u baahtanahtay sida Idil sheegtay xarumo bulshada matala dhan walba; dhaqaalaha, warbaahinta, waxbarashada iyo xakamaynta madaxda dowlada.
    1. "Wariyeyaasha" maanta jira waa magac une, waa inay tababar raadiyaan sida ugu dhaqsaha badan. Waa inay iskuulada bixiya xirfad wariyenimo iyo warbaahin ka soo bartaan kuliyadaha Kiinya sida ugu dhaqsaha badan.
    2. Xarun tababar halbeeg waa in la helaa sanadkaan 2013. Warkiinu hadii kale waa caato!

  • @kafi83
    @kafi83 Před 11 lety

    masha allah, wa jeclahay in eey gabdhe heena somalida waxbartaan, well done idil....

  • @fadumoyusuf3181
    @fadumoyusuf3181 Před 11 lety

    well come, she is very professional. Proud of you sister.

  • @MrJamhuuri
    @MrJamhuuri Před 11 lety

    mareexaan waa reer baadiye danbe ha iga harto she is most intelligent journalism in history she was my neighborhood back home in Mogadishu 1987 hawlwadaag

  • @MOHAMEDSHABDI
    @MOHAMEDSHABDI Před 11 lety

    Masha allah waxaan ubaahanahay kuwo badan oo Idil Osman oo kala ah.waxaan kaa filaynaa inaad waxbadan kabadasho saxaafad ku sheega Somalida

  • @NajiShow
    @NajiShow Před 11 lety

    She is talented, and talent u don't get it from universaty, she is doing phd in Cardiff university so some one like her is more then Talented

  • @LadyLarika
    @LadyLarika Před 11 lety

    I have thoroughly enjoyed this and foud it educational- Masha'Allah. well done sis :)

  • @Galool
    @Galool Před 11 lety +1

    Inanta Dhaqan Wanaag,Akhlaaq,Aqoon,Xigmadda ,Subanaan ,Aftahanimo,Maskaxfuran,Caqalibadan,Dulqaad,Dareen Wadanimo,Hadal Dhowrid,Edeb,Sharaf Iyo Karaamo Ayeey Isku Darsadey Allow DHowr Waa Inan Qaali Ah,Idil Osman Waa Rodel model Journalist Media Somalida Ama Geeska AFRIKA,Noolow Walal

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před 6 lety

    Masha Allah
    Very Intelligent
    Shugran

  • @doobkahargaysa4666
    @doobkahargaysa4666 Před 11 lety

    maasha allah sister u r intelligent,qurux+akhlaaq+diin+asturnaan masha allah mar labaaad aadba kaaga helay...horta caqliga wanagaaga ka helay marlabaad quruxdada ka helay....mark sadexaad waxa ka heli laha hadiiba single tahay inagoo cishqi wadaagna in marwo laga dhigtana wa istaahisha.....hadiba comment aragto indrow iso sheeg indr single tahay iyo inkale

  • @Galool
    @Galool Před 11 lety

    MaShallah Walaashay Alle Himiladda Iyo Hankaaga Ha Ku Hergeliyo Waxaad Tahay Inan Qaali Ah OO intelligent Baad Tahay.Abuurtii Wacaneey Illaaahay Sameeyey Somalidaay
    Ahayd Kaa Dyaran Eeduhu Kaa Awdan Ceebuhu,Ubaxii Dalkaygiyo Indha Ku SHiiy Inantii Arligay Aragi Wadanka Iftiinkii Ummaday.

  • @MrUniversaltv
    @MrUniversaltv Před 10 lety

    masha allaah gabadh aqoon allaah siiyay sidaan ayaa wax loo bartaa ee intii PC layska qaato wariyaan ahay lama dhaho wariyaasha soomaalida boqolkiiba 99 qof aqoon leh kuma jiro

  • @abdelmalekjamal8980
    @abdelmalekjamal8980 Před 11 lety

    ascwwbr .idil waa shaqsi muhiim u ah xaalada hada ka jirta somalia abaayo waxaan kaaa codsanaa journalistyaasha somali oo dhan inaad kula talisid ineey ahaadaan peace journalism dhamaantood ,xasuusnoowne markasto inaa u tahay cod dad badan oo aan hadli karin waxaana si naxariis leh kaaga codsanaa aqoontaada inaad ugu adeegto dadkaaga somalia . mahadsanid walaasheey ilaahna haku barakeeyo runtii waxaa tahay mustaqbalka somalia xubin muhiim u ah ilaahna hakuu fududeeyo your research

  • @carsanya
    @carsanya Před 11 lety

    Eng yare ma caqligeedaad ka masayrtay .Kolay adoo kale weyka sareysaa

  • @Samiira87
    @Samiira87 Před 11 lety

    Maasha allaah gabadha aqoonta caqli iyo cod kar nimaa u raacda , halkaa ka hay noloow sista.

  • @naimaadan1263
    @naimaadan1263 Před 11 lety

    walaal try not to hate..masha Allah she is doing well for herself and at the PHD level, I wonder if your hate comes from your failure????

  • @kediye2001
    @kediye2001 Před 11 lety

    Haddii ay cagmadhige iyo teera ayan waxba aqoon ma adaa yaqaan cajiib soo barbaar 505LO

  • @kediye2001
    @kediye2001 Před 11 lety

    Adeer, wax baro dhibaato ma leh. raggaad wax ka sheegeyso waxaa dhici karta inay mihnadaa saxaafada ay hayeen adiga oo aan dhallan raganimo leyne.

  • @omaraibrahim3699
    @omaraibrahim3699 Před 11 lety

    Waan kugu raacasanahay mr 505LO.
    Dhibaatadu waxa weeye xagga televisionka kuma fiicnin. Warqad ka akhriska waa iska ok. Lkn television ka hadalka waa sidaad sheegtay "waa kow", "waa gartay" "waa saase". "haye"

  • @dhagax
    @dhagax Před 11 lety

    she is hot and professional

  • @omaraibrahim3699
    @omaraibrahim3699 Před 11 lety

    lol Muna don't cement my opiniom.. I have all right to (dis)agree with anyone i want.

  • @Shaxaaari
    @Shaxaaari Před 11 lety

    So What?? At least she knows what she talking about,stopping dissing her

  • @yaribra5001
    @yaribra5001 Před 11 lety

    media is overrated.

  • @abubakarabdulle3694
    @abubakarabdulle3694 Před 11 lety

    sidee wariye soomali ah aad ku tahay markaad 3 kalmo oo afsoomali ah aad isku xirin karin

  • @omerjp8
    @omerjp8 Před 11 lety

    Why smart women always ugly? lool kaftan abaayo
    keep it up, good job

  • @somalimujahid9625
    @somalimujahid9625 Před 11 lety

    Haha Ma dhoocishaan aan waxa kala ogeeyn oo dhinaca qaawan, i would be proud of the dead hyena that we now can eat! rather than being proud of you! sitting here just becouse she shows off!, stay your home and cook, you ignorant. Imaa saxaafada, waxaan usheegayaa in ay wanaag faafiyaan, hadiise midaan oo kale fasahaad iyo fusqi ummada usoo bandhigaan, nafsadiina uun eeda marka aad shaqaalihiina weeysaan! demoqoradiyad iyo dastuur gaalo idinma badbadinayaane ilaahina iyo kitaabka kariimka u noqda.