Silsiladii hurgumo dhirbaaxo jin iyo khaliif shiekh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 04. 2018
  • Fadlan ku xidhnow channelkan

Komentáře • 16

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 Před 2 lety +1

    Khaliif shiikh maxamud nin qaaliya buu ahaa alaha u naxariisto

  • @Shaakiryare690
    @Shaakiryare690 Před 2 lety +2

    Khaliif walle waa mucjiso gabay daarood murti u daa wlle somaliyo idil lama tartami kadho

  • @gaduudog5011
    @gaduudog5011 Před 4 lety +9

    majeerteen gabay cidina kumagaarto

  • @cabdirasaaqbashiir2166
    @cabdirasaaqbashiir2166 Před 2 lety +1

    Ninkan majeerten halis buu aha ilahow ku naxariso

  • @rabiicyare8501
    @rabiicyare8501 Před 5 lety +5

    + murtida iyo macnaha gabayga iyo muunadiyo luuqda
    + waa martabad saroon uumiyaha mawle wada siine
    + mulki kaleba soomaaliyeey waa ku muranaaye
    + maansiyo kolkay gabay tihiyo midho la luuqeeyo
    + sow miidhayadan ree isaaq lama mahiibsiinin
    + mankiisiyo mulaaxdiyo laftiyo gabay macaankiisa
    + macdantiisa saw eebahay naguma soo meerin

    • @abdirahmangorod689
      @abdirahmangorod689 Před 3 lety +1

      Alla kunmanayty kamaan xumi lkn gabayga sabtii lo tiryay musan fahmin si kle bu u dhigay ninka isaaq,adna mba adan dhuxin ee dib u dhuux oo macaha fan🧠🧠🧠🧠🧠🧠🧠🧠maskaxda ka shqysii bro

  • @MoGaMan99
    @MoGaMan99 Před 3 lety

    “Hadaan Diini magantiisa nahay ama Marrexaanba” alaab inaba caadi ma’aha.

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 Před 4 lety +3

    Maxamed bootaan dhaglaawe waa nin cibraana oo habar jeclaa

    • @yusufyusuf8904
      @yusufyusuf8904 Před 3 lety +1

      Haa waa cimraan Tansaia buu joogay isagu wakhtigaa ninkan majeeteena wuxu joogay sucuudiga
      Silsiladana waxa la odhan jiray hurgumo

  • @davidtheone7805
    @davidtheone7805 Před 6 lety +2

    Walee isaaq ilaahay murti ayuu ku manaystay

    • @abdirahmangorod689
      @abdirahmangorod689 Před 3 lety

      Alla kunmanayty kamaan xumi lkn gabayga sabtii lo tiryay musan fahmin si kle bu u dhigay ninka isaaq,adna mba adan dhuxin ee dib u dhuux oo macaha fan

    • @suldaanwarsame7762
      @suldaanwarsame7762 Před 3 lety

      Siiba habarjeclo ninkani waa reerkaas

  • @mahamoudxirsi4093
    @mahamoudxirsi4093 Před 4 lety

    Haaaa

  • @ahakeemolal1973
    @ahakeemolal1973 Před 2 lety

    DHarbaxaan Jaan Wa Cidangale

    • @guleed7017
      @guleed7017 Před 2 lety

      Wa subeer awal sacad muuse waxu u hilayey colanel caynanshe iyo dumarka hj

    • @thejokhadaar
      @thejokhadaar Před měsícem

      Wallah wa beenta ....Dhirbaaxo Jiin waa Habar Jeclo ...ya kadab. Sacad muse. Kulaaha😂😂😂😂😂