SIDEE QOFKU QAADKA ISAGA JOOJIN KARAA 01 04 2013

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • SOMALI CHANNEL

Komentáře • 30

  • @caafimaxamed8399
    @caafimaxamed8399 Před rokem +6

    Isoo duceeyo ilahay dartiis

  • @maryammahamod6663
    @maryammahamod6663 Před rokem +2

    Waa afo qaran 2023 dawaday videogan

  • @AHMEDQAYS-rk9hl
    @AHMEDQAYS-rk9hl Před 2 lety +2

    Anigaa raba inaan joojiyo i caawi walaal

  • @maxamaddaahiraadan8737
    @maxamaddaahiraadan8737 Před 3 lety +5

    Walle qaad qof cuna inuusan faida nololed iyo mid dhaqale inusan hynin

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat Před 21 dnem

    Waa tala wagsan m a

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 11 lety +4

    runtii yusuf kala tagney kulayl sanadkii ina dhaafay qaadka balwed uma lahayn iska qanqaniin mooyee iminkana waqtibaanan uhayn laakiin xamdan kasiiraa hadaanu isdeyney kulaylkii xumaa ee nafta ila qaybsadey.

  • @shucaypmustafeosman9772
    @shucaypmustafeosman9772 Před 2 lety +1

    Masha Allah wll Allaha ku dhawro

  • @HakunAMatata-bv6ug
    @HakunAMatata-bv6ug Před měsícem

    Imka waxa jirta daawo loo cabo jaadka iyo sigaarkaba aad u daynaysid ama aanay xaraaro kuu qabanayn lkn videogan waa wakhti hore waa talo uun wixiisu wiilka

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 11 lety +2

    [wa yahsabuna hayinan wahuwa indallahi adiim] waa aayad quraana inona cadaynaysa gaar ahan qofki fahmaya qaadka iyo sigarkuba inay xaran yihin kolkadee waxan ladeyn karini majirane adyar kiijecel inu dayow kahadhun adigon dawana diktorkaga weydisan kucawiya wayo ano ilaa yaran kuso jiray belwed ayanan waydisan wallee dhakhtarkay una shegin ano weliba hore ugu sheegay dhakhtarkay dawana isiyey icawisa hadana anan jojine dib ugu labtay wayo qarar adag banan kagadhin sidan hada uga gadhey wsc.

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 Před měsícem

    Talo aad ufiican weeyi

  • @Maleshyobandfilms841
    @Maleshyobandfilms841 Před 10 měsíci

    Allow khayr ka dhig

  • @WAAYOARAGMEDIA204
    @WAAYOARAGMEDIA204 Před rokem

    Jasakalaah

  • @AbdilahiAhmed-xn4wi
    @AbdilahiAhmed-xn4wi Před 11 měsíci

    Waad istaahishaa like share iyo in talo lagaa qaato lkn sii wad sheekooyinkii xikaayaatka lahaa

  • @drabdulkreamali7201
    @drabdulkreamali7201 Před 4 lety +1

    waxan dawanayaa 07/02/2020

  • @caafimaxamed8399
    @caafimaxamed8399 Před rokem

    Wan ika dhaafi qaadka

  • @mohamedabuotarik8672
    @mohamedabuotarik8672 Před 2 lety

    Thnks bro

  • @abdifataahdeyibseid3269

    Somali aakharu ula dhaadhacay ilaaahay haka joojiyo

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Před rokem +1

    Anigu waxa aan qaba qofku haduu mudo cunayay inanu iska dayn karin say kulatahay ma saxba misa waa qalad aragtidayda

  • @mohamedabuotarik8672
    @mohamedabuotarik8672 Před 2 lety

    Thnks

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 11 lety

    dhibatada 1992 igu soo celisay khamrigi iyo qaadkan somaliya kujojiyey waxay ahayd mid igaga timi bulshadi somaaliyed waqtiga jogtay wayo somaliya waqtiga civil war ayaa kasocdey oo dadku qolo qolu aha ana waxan aha ila hada ahay nin walid isaaq dhalen garanaynse cidna dalkana kucusub taso arin weyn oo babka igeeya igu noqotay lakiin manta anon qabiil iyo saxib kulahayn somali ayan hadana dhibki waqtiga iqabsadey ihayn wayo dalkan iyo dadkisan bartayo aanan waqtiga aqoon kuna cusba wsc.

  • @wadani7726
    @wadani7726 Před rokem

    Walahi runta weyi walalo anu hada 30 sano ayey itahay anigo 16 ayan bartay isla markasan gursadey waxan tabcadey odhan wan ka madhanahay waliba ku darso dumar ban ahey

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 11 lety +1

    waxan lajojin karin majiro siba balwada anana joojey horta dhowr jeero anjojiyan markiba kuso noqdey khamri iyo qaad ano weliba kashegay inaan jojey my youtube channel taasay keentay ama sababtay qararkaygo aan adkayn oo aha qayb jecel iyo qayb neceb xaga naftay ila aangostay qarar adag usheegayna naftay never ever again on 27/12/13 kolka qofka aan jojin karini waa qof been isu sheegaya sidan beri ahan jiray waayo waxan lajojin karin majiran qaad iyo khamrina waa xaran owalahaye weydi sheekha.

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 11 lety +1

    Kkkkkkk suldaan bahalka jooji hada beerkii inyar baa weli kasii qoyane, isdaba qabo . Mr cawaale shaqo wanaagsanbaad haysaa halkaa ka wad, bahalkan anigu kharashkiisa ayaanan u cuninba dhibaatada ugu weyn waa ta qoyska. Wuxu leeyahay wahsi aanad waxna dhabi karin shop kana wax kasoo qaadi karin, hantidii qoyska oo ku baxaysa qayilaadaada taasaa keenta in furniinku bato

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 11 lety

    hargaysa kaaab ban khamriga kubilabay ano lix iyo toban jira labo sano kabacdi ayan kulabtay burco oo reerkayagu yaal kolkasan iska jaray galayna ninmankii la odhan jiray ikhwanu muslimin kabacdi snm aya sogashay horana karacay aNO SHEEKHA kadib sidan dagalki iyo cibadadayda isugu wadey yarase bedelmay xaga dadnimo ayan sanadki 1990 sogalay qaxoti ahan ingiriska dhibatoyin aya iga qabsadey xaga bulsha weynti somaliyed kadib qabil la,an darted 1992 bilabay khamri anjojiyey 27/12/2013 ladayana wax

  • @caafimaxamed8399
    @caafimaxamed8399 Před rokem

    Ilahoow isoo hanuuni