Qirashada Qaadka: Nin ka dhaartay, ka xila-furay cunista qaadka, oo suugaan ka sameeyay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Qirashada Qaadka: Nin ka dhaartay, ka xila-furay cunista qaadka, hadana weli cunaya oo suugaan ka sameeyay.
    La soco Taxanaha Nolosha Qaadka

Komentáře • 7

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Před rokem +3

    Waa nin ragga walaahi, adeer ama cun ama iska daa lkn wuxuu yahay runta ka sheeg,
    Waxani waa mukhadaraad dhib wayn u gaysanaya caafimaadka, jeebka iyo wakhtiga oo wakhti badan ood wax ku qabsan lahayd kaa qaadaya ,

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 Před rokem +2

    bahalkaa qaad muxuu rag qaaday

  • @ahmedabdi8486
    @ahmedabdi8486 Před rokem +1

    Runtu ka sheegay laakiin inu iska daaya wacnayd

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 Před rokem +1

    Waa dhibaatotaagan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před rokem

    Iidoor waqaash balwad ayuu adduun ku fidnayn.

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 Před rokem

      @Ali Hassan
      ILHAN CUMAR IYO SACDIYA DII XEERKA KHANIISKA XAMAR LA WAREEGAYSAY IYO IIMAAN IYO AYAAN XIRSI. KUWAASI MA IDOOR BAA. DAAROOD YAA KA BALWAD XUN. XATAA KITAABKII ILAAHAY SIYAAD BARE BEENIYAY DAAROOD DIINTA MUXUU DHIBKU HAYAA.

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 Před rokem

      Qadadweyn is qaxriya idinku