SOOMAALIDU MA FARAACIIN BAA? Bare. AAR NABAD, EGYPT-PUNT CULTURE,2017

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 01. 2017
  • SHIR SOOYAALEED KU SAABSAN XIDHIIDHKA FARAACIINTA IYO BUUNIYIINTA OO AHAA DAD SOOMAALIYEED ! Bare Aar Nabad ayaa si fiican u qaadadhigeyaa taariikhdaas hore ee la ilaaway !
    Walaal Nagula Soo XIRIIR XAASHADDA WAJIBUUG :Ancient-Egypt & The land of Punt
    Ancient-Egyp...
  • Hudba

Komentáře • 73

  • @nasirhassan969
    @nasirhassan969 Před 7 lety +26

    Aad ban u rumaysanahay inay wax badan ka jiraan arinkan, inkasto taariikh badani duugantahay haddana hiddaha iyo dhaqankeena(gaar ahan suugaanta qotada dheere Soomaalida) marka la eego waad garan inaan nahay gob jabtey oo adduunka mar un kaso talisay! aad ban kaga mahad celinaya wll wax badan bad nagu baraarujisay

  • @husseinhilal3520
    @husseinhilal3520 Před 7 lety +42

    soomaalida waa dad sooyaal leh oo aduunka aan lu noolnahay u talin jiray mudo dhan12000 oo sano dhisayna hoygii ugu horeeyey aduunka .

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 7 lety +9

      Waa Runtaa Libaax ! Faafi Runtaa!

    • @queensomal9900
      @queensomal9900 Před 7 lety +9

      Sajokal Horseed plus ancient Egyptians came from Somalia the land of punt they're king came from there and settle in Egypt that's what a heard

  • @musemuse8734
    @musemuse8734 Před 7 lety +58

    horta Somalida markey dharka iyo hidaha xirtaan waa dadka kaliyaa oo u dhow faraaciinta

  • @isaakhdigale7516
    @isaakhdigale7516 Před 7 lety +42

    this was helpful we need to learn our history 🖒👊✌

  • @yusaadam318
    @yusaadam318 Před 7 lety +41

    facts like this we have to expose publicly with a different languages specially in Arabic because of those arabs who live in Egypt claiming they are the grandchildren of fircon

    • @liban4679
      @liban4679 Před 7 lety +18

      Arawelo Adam
      Most sincere Arabs knows they are not related to ancient Egyptians in blood, it is Coptics Egyptians who claim to be related to ancient Egyptians but that's also a lie....

    • @shepabovetherim3579
      @shepabovetherim3579 Před 7 lety +9

      liban I have egyptian Greek friends and egyptian Arab friends and they both know the Nubi aka Nubians in Aswan and the Ababda aka Beja that leave in the Eastern deserts who look like Somalis r the real Pharoahs

    • @shepabovetherim3579
      @shepabovetherim3579 Před 7 lety +6

      ayah Aqeel Nubians are the real Kushites the Whiteman labels us cushitic but we are really puntites from Puntland. Nubians are brothers with Darfur and South Sudanese and speak similar language

    • @shepabovetherim3579
      @shepabovetherim3579 Před 7 lety +2

      ayah Aqeel just like the Somalis and cushitic speakers are brothers with Omo valley and Eastern Sudanic speakers like Maasai the omotic language was once called west cushitic Maasai count sideed sagaal toban just like us

    • @shepabovetherim3579
      @shepabovetherim3579 Před 7 lety +4

      beanie that's because we're cousin's with the Beja who live in Egypt and speak Cushitic languages like us. punt traded frankincense with Egypt today 90% of the world's frankincense comes from Somalia

  • @kushiticman137
    @kushiticman137 Před 7 lety +62

    Dadka carab baa nahay dhaho hankaaku ha dhaafo carab waatka fac weyntahay carab waa ilmo haajiro haajirana inaka uunbey naka dhalatay

  • @good8bait960
    @good8bait960 Před 7 lety +55

    Beautiful brother! from your neighbor eritrea

  • @fatouabdillahi809
    @fatouabdillahi809 Před 7 lety +14

    super! monsieur Aabdisalam vous êtes vraiment un vrai égyptologue chapeau!!

  • @CushiticSomalianMale
    @CushiticSomalianMale Před 7 lety +36

    Thanks for uploading, this hidden Ancient wisdom, Brother...

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 7 lety +1

      you welcome bro

    • @liban4679
      @liban4679 Před 7 lety +3

      Sajokal Horseed
      Brother you doing great job thanks for that. If you can add English translation for non Somali speaking it will be great.thanks again!...

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 7 lety +1

      ok it will take times but i will say to you ,when i put english subs

    • @moussaabdillahi6810
      @moussaabdillahi6810 Před 7 lety +2

      Sajokal Horseed nin yahow shaqo fiican baad noo qabatay dadkaagii la dulmay ayaad radkoogii daba socotaa ee luqadaha kale subtitle halooga dhigo siiba luqada carabiga si masaaridan u qancaan 😡😡 mise masaaridu way ogyihiin carabtani 😞😞

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi Před 7 lety +12

    mansha allah Bro well done,,, research fiican ayad so sameysay. Taariikhdu been ma sheegto hanbalyo hanbalyo . xil weynba inaga saran tariikhdeena inaynu ogaano. Boqoreynu ahayn. IL YA PAS DE DOUTE, NO DOUBT. WELL DONE AGAIN. WE NEED TO TEACH THIS TO OUR CHILDREN SPECIALLY THE GENERATION BORN ABROAD.

  • @qadarmoha7502
    @qadarmoha7502 Před 7 lety +23

    this so helpful wlhi hadan nahay da'yarta Somaliyeed waa in aan dhaqenkeena u noqonaa aad ayaad umahadsantahay bro

  • @husseencagta2088
    @husseencagta2088 Před 7 lety +13

    waa guul u soo hoyatay ummadda afka soomaaliga ku hadasha.

  • @khaalidxaaji2965
    @khaalidxaaji2965 Před 7 lety +7

    Thanks magacaa hajiro

  • @sttxgxutd7cjctdr769
    @sttxgxutd7cjctdr769 Před 7 lety +33

    can you please do it in english for the diaspora please

  • @warsynouh4419
    @warsynouh4419 Před 7 lety +6

    Moudaneh sii fiican baa uudhagestey caashirkaan. waxaan doonaya iinti uu dhaxeeysey 35:14 iyo 35:15 faadlan. Waa thaariq aad uu CAJIB 'AA. WAA MAXAAD SAAN TAHAAY.

  • @musemuse8734
    @musemuse8734 Před 7 lety +26

    caadi maahan ninkaan waa nin sharafleh

  • @souhaibismael4892
    @souhaibismael4892 Před 7 lety +6

    Merci monsieur Abdissalam c'etait interesant tout ce que vous avez dit

  • @aarlion8718
    @aarlion8718 Před 7 lety +20

    waa fikir aad macquul u ah.... waan Ka helay aniga... waana baari donaa insha Allah

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 7 lety +6

      Aar lion inoo baadh Aaroow

    • @aarlion8718
      @aarlion8718 Před 7 lety +2

      insha allah saaxib. adiga xog badan baad heysaa garab waankaaga baahanahay

  • @abdiqafarabdullahi9313
    @abdiqafarabdullahi9313 Před 7 lety +1

    Sax. MashaAllah waa wax wanagsan. Waanu ubahan nahay taarikhda dadka

  • @husseinhilal3520
    @husseinhilal3520 Před 7 lety +7

    saxiib muse wax walba xili ayeey leeyihiin kuwa wax qarxinaana waa dad aan ilbax ahayn oo si kale wax loogu qoray .laguna yiri walaalkaa dil .way ka shalay doonaan marki ay ilbaxaan.

  • @somalietijger7404
    @somalietijger7404 Před 7 lety +19

    punt= hunsi ama foox

  • @abisinianancientsomalia2536

    Aad iyo aad bay u wanaagsan tahay in aan ogano isirkeena aan ka soo jeedno ee ay Carabta iyo reer yurub inagala dagaalameen , imikana Dagaalkaasi wuu socdaaa;;;;

  • @liban4679
    @liban4679 Před 7 lety +8

    Masha Allah

    • @husseinhilal3520
      @husseinhilal3520 Před 7 lety +3

      erayga masar waa sumadda faraaciinta. somaaliyeey ha u maleynina inuu af carabi yahay ma aha ee waa soomaali kushitic Waana maska af kale oo yiraahdo mas ma jiro oon soomaali aheyn.sidaa ku ogaada sooyaalkiina.

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 7 lety +2

      hussein hilal saxiib waan hubaa inuu erayga masar yahay soomaali oo misirka la cuno ayaa jirey oo lagu cuni jirey misir anba masar , maskuna waaba mas+ar

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 7 lety +2

      Bro! They just teach you that in order to not show you the truth ! But I learnt Egyptology and even the Egyptians used to venerate our land of Punt , because their ancestors came from Punt . 'AWOOWO' means 'Grandfather, Ancestor ' in their language and you know what means 'Awoowo' in Somali ,

  • @MrAkm1984
    @MrAkm1984 Před 7 lety +14

    Bravo mon frère!! Nous avons besoin de décoloniser notre esprit Somali. Je me précipite regarder tes autres video! Encore une fois merci!!

  • @barawaupdate
    @barawaupdate Před 7 lety +9

    Subtitle please

  • @musemuse8734
    @musemuse8734 Před 7 lety +12

    faraciinta saxdaa waa Somali waxaa taas kuu cadeynaayo dharka siday u xiran jireen ilahadana u xirta ma jirto

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Před 7 lety +3

      Muse Muse
      Iyo cayda badan lagu gartaa Soomaalida iyo Fircaunka 🤔😳
      Aniga waxaan uqabey in Soomaalida ay yihiin Yahuudkii runta ahaa 🤔🤔🤔

  • @husseinhilal3520
    @husseinhilal3520 Před 7 lety +13

    soomaalida waxeysan ogeyn in carab aysan dadba u heysan qof madow .waxayna yiraahdaan Waa madow oo ciid ayaa laga dhigaa waxbaa dhaamo duur joog.

    • @musemuse8734
      @musemuse8734 Před 7 lety +6

      hussein hilal anigaba carab iyo cadan ma anaa dad u aqaan

  • @musemuse8734
    @musemuse8734 Před 7 lety +13

    Saxiib Somali taariiqdooda waxaa isku badashay inla is dilo iyo in la is qarxiyo taas ayaa badeshay

  • @somalietijger7404
    @somalietijger7404 Před 7 lety +7

    ama dhuxul ,

  • @somaliano99kingkonghimself75

    war adiga iyo mid walba east africa degan baa farcoon ah ogoow somalida iyo bee DNA ugubadantahay

  • @somalietijger7404
    @somalietijger7404 Před 7 lety +19

    maska cobraka . somalida is ka leh magaca oo waxay dhahan GOD , xalkas bay ka timiday GOD way reer galbedku u yaqanan allah , way naga xaden kalmadi , oo wax kaleh bay ka dhigeen

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 4 lety +3

      Good indhooleh baan maqli jirey , waa mas buuran

  • @somalietijger7404
    @somalietijger7404 Před 7 lety +12

    kemet=dhulki daadka madow

  • @indhouroon3662
    @indhouroon3662 Před 7 lety +4

    hangaraarac lama yirahdo ee hangaranle waa dib qalooc aniga re Nfd ban ahay sidas u aqan

  • @husseencagta2088
    @husseencagta2088 Před 7 lety +8

    dibiyohow kaalay wali afka soomaaliga wuu ku noolyahay oo ah ninyohow kaalay. oo wali beelo ayaa isticmaala..

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 7 lety +10

      Libaax adigu waaxda erey dhaqameed noo noqo oo inoo soo ururi aqoontaas , runtii guddiga af soomaaliga ayno sameyno

  • @mrj2526
    @mrj2526 Před 7 lety +4

    All jokes aside lakin yaman baa DAAROOD ismaaciil jabarti ka yimid iyo masar baa ka nimid sidee isku waafajin karnaa 8

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 5 lety +16

      tan is carabeyntu waa sheeko baraaley ,taariikhyahanadu way diideen !

  • @omarabdikarimassier8982
    @omarabdikarimassier8982 Před 7 lety +4

    somalida asalkeeda waa cafar cafar wa dadka ethiopia qomiyadahooda kaa fariceen waxa loo yaqan kooshiyeen ama shacabka koshiyada oo dhisay xadarada masar iyo sudan afka somalidana waa mid ka mid aah koshidaaa oo geeska africa koo hadlaan sidaa (oromaa,amharic....)
    marka ma dhihikarnoo somalida kaliya aa relation ship la laha fircoon ama masar

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 7 lety +18

      horta maanad daawan sooyaalka la soo duubey halkan baan u maleyn ! Soomaalidu waa dad jirey waagi faraaciinta oo kaba horeeyey Buuni ,dadkii Buun the land of Punt baa la odhan jirey ! Cafartu waa dadka waqooyigeena dagan ee naga farcamey inleyn dhulkeena Buun Puntland ayaa ka da' wayn dhulka cafarta ,masaarida iyo nuubiyaanka marka la baadho taariikhda hore ! Wakkaas gafafkaas iska yar sax walaal