Dayib Ahmednor - Qofkii Fowdo Iyo Qalalaase Abuura waan xidhaynaa - Hogaanka Nabadgalyada DDS.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 28

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless Před 11 měsíci

    Big thanks to the host very informative insightful interview. Also big thanks for not shying away from asking tough questions. This host is becoming 1 of the best Somali journalist. Keep up the great work my brother 👍🏿

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla Před 11 měsíci +2

    Ala Nuur jecliyaa qofka uu qabto wuu lisaa dambarkii hooyadii buu ka keeni👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 Před 11 měsíci +1

    Waa Mahad Ilaahay in Soomaali-State Nabad thy

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless Před 11 měsíci +1

    Brother Nur can u ask some of the Somali state officials if they can build factories and create jobs for the youth on ur next interview please.

  • @mmogiire203
    @mmogiire203 Před 11 měsíci

    Mudane wasiir ❤❤❤❤ aad iyo aad ayaad umahdsantahay waxa ugu wayn waa inaa uusan soo laaban dagaal kii qabaa ilada danbiilahana la target gareeyo waa system tamka dawlad nimada

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla Před 11 měsíci +1

    Adiga iyo suaalaha adagba waad mahadsan tihiin ayaa lagaga yeedhsiiyay 😂😂😂😂
    Meesha wuxuu noogu fadhiyo waa inuu idin kululeeyo wariye jilicsan yaa raba

  • @umarcali3111
    @umarcali3111 Před 11 měsíci

    Marka habarta Ethiopia madaxda ka ah hadey diido in ay saxiixdo dilka ninka xildhibaanka dilay waa leyska hayn soo maha?
    Taasi waxay ka dhigantahay cadaaalad ma jirto

  • @MarwoKhadar-du2ry
    @MarwoKhadar-du2ry Před 3 měsíci

    Guuuu 15:01

  • @ahmedabdi5176
    @ahmedabdi5176 Před 11 měsíci

    Very nice topic 😅

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 Před 11 měsíci

    Kan maxa laga waraysan sawir uun subxanallah

  • @cabdixaakin2366
    @cabdixaakin2366 Před 11 měsíci

    Waa dad qaluubta kadilan cadaadin shacabka ayaa looxilsaarau

  • @ismailhassan6755
    @ismailhassan6755 Před 11 měsíci

    gumeysi bay ku hoos nool yihiin

  • @user-fo8od4qr2o
    @user-fo8od4qr2o Před 11 měsíci

    Noorow walaale Kan saabuntuu cunaa

  • @abdifatahabdulldayib3748
    @abdifatahabdulldayib3748 Před 11 měsíci

    Nuur suaalihiisu waxay u bateen wax la yidhaahdo waa la yidhi. Suaasha waa inaad cadaysaa adiga oo tusaale adeegsanaya. In waxa suuqa laga leeyahay oo aadan sal iyo raad toona u ahayn aad masuul waydiiso waa liidnimo saxaafadeed.

  • @SomaliNews34
    @SomaliNews34 Před 11 měsíci

    Kanu Wa marxuum Beenale aah Dimusta magaalo Dhisan Dowlad Kushegtu Ma Inay Baabisa Xukuumadda Deegaanaku way Kufashalintay Maamulida Shacabka

  • @omararale7962
    @omararale7962 Před 11 měsíci

    War kani waa xayawaan. Dibku Garissa kushegayo waa kee? Garissa waa nabaad ee wax digaalna kamijirto lakinse Hal qiso oo but cad Lix ciyaal skolka kudileen lakin arin qabiil maysan aheen wayo danku waa isku reer Koo.😂

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Před 11 měsíci

    Nuuroow Walahi beentii jamac gallad ninkanaa ka daba yimid nag illaaliya hada kadib sheekoyinka kutiri ku teenta ah

  • @dulmanahaqarsoon6882
    @dulmanahaqarsoon6882 Před 11 měsíci

    mudnaanta xuquuqeed iyo tixgalinnta loohayo dadka sogalootiga ah khaasatan dadka qomiyadaha kale ee ay dheeryihiin muwaadinka deganka udhashay waa maxay taas inaad waydiiso ayaan codsanlahaa nuuroow

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 Před 11 měsíci

    Dayib aad iyo aad ayuu u mahad sanyhy. Qaadka Soomaali-State malaga joojin karaa si dad badan OO ma shaqeystayaal u ka dhigay shaqooyinka uga shaqeeyaan waxna u bartaan waayo caalamka goobaha shaqada waxaa loo aadaa shaqo halka kuweennu suuqyada fadhiistaan qaadna. Ku cunaan

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 Před 11 měsíci

    Maba hadli karo muxu sualo kajawaba

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla Před 11 měsíci

    Sheekada hogaamiyaha wurbaha hasoo dhaafin miyaa 😂😂😂
    Cabdi iley baa wadna xanuun nagu qabtay adigana hadaad isbaaro noo dhigatay ciyaalka waxan ku celiyaynaa kenya 😂
    Mida kale America waxay ii ogolaatay xoriyatul qowl ileen qori kuguma hayee fikirkayga haigu dilin hogaamiye

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 11 měsíci

    Wariye DDS Amniga ayaa kajiraa maanta waa mid wanagsan,Adigu maxad kudiiday in wareysi layelato Mamulka kismayo ee 13 sano noqday mid aan waxbo.qabin.

  • @cabdiwahab2156
    @cabdiwahab2156 Před 11 měsíci

    Waxaan hadal mayaqaano ina adeerkii umalyn😂😂doodu waxay kufiican tahay wariye saxdii ah iyo masuul saxdii ah waad heshay srtv buu mood ayaan nuuur nin iga dheh mashaariic kulahaa

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Před 11 měsíci

    Kuwii madaxka noqdo jig jiga maxay 5 sano u noqdan amxaaro 5 sano tigrey maxey hadda u yihiin oromo oo dhulkii dhan ay u siiyan oromo iyo amxaar iyo tigrey maxay u difaci wayen dadka dirta ah ee degenayen xududda jabuti iyo itobiyo maxay ogaden u noqden tektater ogolen in kursiga waqti leyahay maxayse igu dayan in axmed madowe tusale ay ka dhigtan acmed madowe darod kama qadi karan kursiga waxa ka qadi karo dadkii u dhiibey markiisa hore wana arki dontan ogadenow wa tariikh is qorta