Video není dostupné.
Omlouváme se.

EXCLUSIVE:AMNIGA&SIYAASADA,ERITERIA&SOOMAALIA,FARMAAJO&XASSAN SHEEKH. ~Sheekh Abdi Hersy

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 07. 2024
  • EXCLUSIVE:AMNIGA&SIYAASADA,ERITERIA&SOOMAALIA,FARMAAJO&XASSAN SHEEKH. ~Sheekh Abdi Hersy
    Disclaimer!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and CZcams
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond CZcams!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Komentáře • 244

  • @Abdijaliil
    @Abdijaliil  Před měsícem +35

    Fadlan Subscriber Abdijaliil Show.
    Waanu idiin kaga mahadcelineynaa taageeradiina joogtada ah.
    Soomaaliya ha noolaato🇸🇴❤️. Road 100K InshaAllah

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před měsícem +44

    Waddani dhab ah sh Cabdi xirsi 👏Alle haku xifdiyo from hargeisa naag Habar-jeclo ah oo aad kuu taageerta

    • @user-gb1cm6ow8s
      @user-gb1cm6ow8s Před měsícem +1

      Ma cid aad tageertaad watday wllo

    • @user-gb1cm6ow8s
      @user-gb1cm6ow8s Před měsícem

      😂😂😂😂

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 Před měsícem +6

      @@user-gb1cm6ow8s mabda iyo aragti baan wax ku taageeraa waxna ku diidaa. Qof kortay baan ahay garaad ahaan e Alle ka bari inuu kusoo gaadhsiiyo bartaas oo kale 😁

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 Před měsícem +1

      Asc alla haku xifdiyo sheikh abdi hersy aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay aduunyona ku noolow filnimco aakhirana filjanno allaahumma aamiin aamiin aamiin abdijaliil show adingana intoo kale allaahumma aamiin aamiin aamiin

    • @user-gb1cm6ow8s
      @user-gb1cm6ow8s Před měsícem

      @@hoodo9260 hadaad qof kortay tahay maxaad qabiilkaaga meesha ugu soo qortay naag habar jecla ah naa qof qabyaaladi dishaybaad tahay ninkana waa mujrim aad taageeraysid

  • @somalitech102
    @somalitech102 Před měsícem +40

    Ninkan waa legend waa ninka keli ah ee si saxa somali siyasadeda ufahansan waana run sheeg weligay ma arag sh cabdi xirsi oo qof guul uu gaadhay ka xaasidaya sikastu mucarad u yahay hadana inta uu xasan qabto wuu uqira wuna sheega waa mucaaradki saxda ahaa.❤

    • @jsl9429
      @jsl9429 Před měsícem +2

      Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa

    • @abdirahmanawil252
      @abdirahmanawil252 Před měsícem

      ​@@jsl9429taada bal ka ilaasho

    • @G0_n3
      @G0_n3 Před měsícem

      @@jsl9429beenlow

    • @updymalikofficial7367
      @updymalikofficial7367 Před 23 dny

      ​@@jsl9429wasmo lagama hadlin ee arimo siyasaded laga hadlaya

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před měsícem +20

    Allaha Ku Xafido Sheikh Abdi Hersy bal Eega Ciidamadii Kumaandoska Ertrea lagu Soo tababaray in hubkii iyo lacagtii 10ka milyan laga dhaco hubkiina ay dhacdo Askartii Ertrea laga keenayna la iska fasaxo si looboobo hubka iyo lacagtaa Damuljadiid Allaha Dalka Nooga Qabto Aamiin❤❤❤

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 Před měsícem +10

    Shiikh Cabdi Xirsi , Allah ha ku xifdiyo, wax badan baad noo iftiiimisay.

  • @mohamedtaani7079
    @mohamedtaani7079 Před 28 dny +1

    M.a sh abdi xirsi allha kuxafido aduun iyo aqiro waxan leyahy culimada somaliyed sh abdi xirsi haku deydaan ❤

  • @iamsoomaliboy8907
    @iamsoomaliboy8907 Před měsícem +3

    Mahadsanid abdi jaliil wll Saad suaashyda usoo qaadaty alaha kuu sharfo adiga iyo sheekaba❤

  • @jeericali6355
    @jeericali6355 Před měsícem +3

    Masha Allah,Somalia sheikh abdi hersy oo kale Somalia waa ku yar yahay,Allah ha xafido Sheekhanaa al maxbuub

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před měsícem +6

    Mashaa Allaah
    Sheikh Abdi Hersi
    Allaha ku xifdiyo
    Dalku badbaado ayuu u baahanyahay.
    Umada Soomaaliyeed Waa inay fadhiga ka kacaan si ay jiritaankooda u badbaadiyaan.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před měsícem +5

    Mahadsanid Wariye sare abdijaliil osman
    ❤❤❤

  • @ahmedbadey
    @ahmedbadey Před měsícem +4

    Sheikheyga sheikh Cabdulrazzaq Xirsi Allah barakeeyo. Muuqaaladiisa mid ima dhaafin sida uu baraha bulshada ugusoo biiray!

  • @ShaxdaiyoShaax
    @ShaxdaiyoShaax Před měsícem +8

    Somalia hadii ay heli laheeyd 10 nin oo sh abdi xirsi oo kale ah mar hore ayeey somalia Godka ayku jirto ka bixi laheyd

  • @yusufawil6883
    @yusufawil6883 Před měsícem +2

    Sh Abdi hersi waa cabqari si qoto dheer u fahamsan gedgadoonka siyaasadda soomlida aad baana ula socdaa allah yaxfadka .....Mahadsanid wariye sarre Abdijaliil 🥰🙏🙏

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Před měsícem +1

    Sheekh Abdi Hirzy iyo Suxufigeena ❤🎉Qaliga ah 🎉Abdijaliiil waan idiin salaamey 🎉Guuleysta.
    Sheekh Abdi-Hirzy waaa Sheekh Xoog ugu Dhuun daloola Xogaha Hoose Ee siyaasada Caalamka iyo Tani Geska Africa 🌍 Ee baaxaa Degaysa 🎉Ee somalia 🇸🇴 ❤
    Madexweyne Xasan Wxuu Meesha Villasomalia ka dhigey Villa-ku Ganacso Ee Insha Allah wakhtigu waa 2year and half 😂
    Insha Allah came back 🙏 xisbigii
    Ruuuxiga ahaa Ee Somalia 🇸🇴 ❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před 25 dny

    Sh. Abdy Hersy waa siyaasi xaqiiqi ah, illaahay hanookaa xafido.

  • @CabdiMuxsin-ft3gr
    @CabdiMuxsin-ft3gr Před měsícem +1

    Aad iyobaad buu umahadsanyay shiikhu waxaana ku dheehan wadaninimo weyn hore usoco sh mahadsanid❤

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Před měsícem +12

    Hasssan dalxaraaashe somalia god dheerbuuu ku riday xaqiidii

  • @Onesomalination1
    @Onesomalination1 Před měsícem +3

    This should be translated into English so TLF, UEA and Uncle Sam so they can pack their bags!!
    Big respect and thanks to you Sheekh Abdi hirsy

  • @khalidcumar3342
    @khalidcumar3342 Před měsícem +4

    Sheekh Cabdi hirsi waa rug caddaa wax badan og oo geesi ah, wariyaha dada yar waa weriye hufan degen su ‘aalha ummada ka dhax guxeysa weydinaya sheekha

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt Před měsícem +10

    Siyaasiinta somalida e xiligan joogo Dhamaantood wa dayuusiin ushaqeeya imarat Ethiopia iyo maraykan

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 Před měsícem +1

      Waa tuug naloo adeegsado dhamantood

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před měsícem +1

      Siyaasiyintu kuwo Wadaniyiin Ayaa Jiro oo Wanaagsan Marka Haku Qasin kuwii ugu Xumaa wakuwa Hada Joogo ee Damuljadiid Kamid Ah sxb

    • @AbshirMohamud-np9zt
      @AbshirMohamud-np9zt Před měsícem

      @@abdikadirhaji6852 ma koxdi qalbi dhagax o aha nafti hure inty dharka ka saren isago buume qaba u geyy abiy ahmed cebtasna usamyey iny helan raali ahansha nin orom ah halgankanagina dhabrka ka jabiyy

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem

      ​@@AbshirMohamud-np9zt
      Hadii ay ujeedo iyo munaafaqnimo Ku jirin Qalbi dhagax arintiisi maxaa Ka duway kumanaanki
      Halgamaa ee Halganku Dhabta Ka ahaa ee
      laga dhiibayey Jabuuti ilaa Xamar inta u dhaxayso ee TPLF loo gacan galinayey oo inbadan oo Ka mid ah la laayey.
      Sheekada Qalbi dhagax waxay ahayd Khayaano ay isla dhigeen Sanbalooshe iyo TPLF
      ee Laguna jilaafaynayey Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi FARMAAJo

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem

      ​​@@AbshirMohamud-np9zt
      Sheekada Qalbi dhagax waxay ahady arin lagu jilaafaynayey Madaxweyne Maxamed
      Cabdulahi FARMAAJo
      Waxaa isla qorsheeyey TPLF iyo koox uu Ka mid yahay Sanbalooshe sidii ay wax u dhaceen
      SIIDII aynu dhiibayey waxaa inoo shaeegay Gudoomiyaha Aqalka Sare.
      Tan kale waxaan Ku weydiiyey Qalbi dhagax muxuu kaga duwanyahay Halyeeydii Halganka Ku ee dhabta ka ahaa ee laga dhiibayey Jabuuti Ilaa Xamar inbadan oo Ka mid ah TPLF way laysay
      Hadii ujeedo Ku jirin.

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh Před 21 dnem

    Next puntland president inshallah sh abdi hirsy

  • @AsisaIbrahim
    @AsisaIbrahim Před měsícem

    Scw masha alaah weriye Abdi jaliil marbruuk and thanks Shiikh Abdixirsi for all this information

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Před měsícem

    Mashallaha sheeq abdi hersi guuleyso ummada soomaaliyed garabkaaga ayeey taagan yihiin inshallaha

  • @youssoufsougueh396
    @youssoufsougueh396 Před měsícem +1

    Sheikh abdi Hersi is somali hero

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v Před měsícem +1

    Masha Allah, sh,cabdi xirsi runbad sheegtay.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Před měsícem

    Asc Abdijaliil waad kumahadsan 🙏❤️❤️❤️❤️.tahay su’aalahaaga muga & miisaanka kufadhiya ee aad sheekha weydiisay. Sheikh Abdi Hersy isagana waanu uga mahad 🙏celinaynaa Sida cilmiyeysan ee aqoonta dheeri kujirto ee uu ‘uga jawaabay.❤❤❤❤❤❤❤❤. Guuleysta labadiinuba insha Allah. 🫡.

  • @AhmedCise-xd7gx
    @AhmedCise-xd7gx Před měsícem

    Nolow sheikh ad ban ku tageraa wxban ka mid ah dalinyarada jogo nairobi o ad kudageysta ❤

  • @ShuceibIbrahimmohamed
    @ShuceibIbrahimmohamed Před měsícem +7

    Daacad anoo ka hadlaayo canuga yar ee hanoolaato dhahaan adaa ka fcn legend guuleyso

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp Před měsícem +10

    Xasan dalka waa in laga qabtaaa

  • @HORYAALTECHHORYAALTECH
    @HORYAALTECHHORYAALTECH Před měsícem

    dowldda dan qaas ah iyo qiyaano wllhi dalkii waan dunsheen

  • @user-gb1cm6ow8s
    @user-gb1cm6ow8s Před měsícem +9

    Cabdijaliil waan ku tageraa

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před měsícem +5

    Mashaallah Shiekh Abdi Harsi

  • @Mohamedahmadleabdi109
    @Mohamedahmadleabdi109 Před 22 dny

    Shiekhunaa👏

  • @MohamedHassanAbdille
    @MohamedHassanAbdille Před měsícem +1

    Sheikh abdi Hersi is somali hero❤

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan Před měsícem

    Maansha allaah guuleyso sheikh cabdi hersi

  • @sacdiyomaxamed9723
    @sacdiyomaxamed9723 Před 27 dny

    Abdi Hirsi waa runsheeg guulayso

  • @diinarisaleebaan8408
    @diinarisaleebaan8408 Před měsícem

    Shekh Mahadsanid

  • @AbdikarimMohamed-cu8hy
    @AbdikarimMohamed-cu8hy Před měsícem +2

    Abdijaliiloow Mama fowziyo suaashi daraad aad waydineesay ee ahayd, wadankaa dhalashadiisa heesato iyo Somalia midkee raacee hadii danahooda iska hor imaadaan sheikha aad ka soo Shaxday ee dhamaan siyaasiinta dhalasho kale heesto noo weydi

  • @abdikarimomar9390
    @abdikarimomar9390 Před dnem

    Sheeekhiii bahasha baraxaa ka badisay

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487

    Sheq abdi xirsi xafidullah runtan kugu tageernaa Masha Allah

  • @AbdizakAdan
    @AbdizakAdan Před měsícem

    Sheeq mahadsanid

  • @Abdulazizabdiosman
    @Abdulazizabdiosman Před měsícem

    waad mahadsantihiin , wariye ABDIJALIIL iyo sheikh abdi

  • @Somaliyoutuper
    @Somaliyoutuper Před měsícem +3

    DAWLAD CUSUB OO SOMALI AY LEEDEY AYAA MARLABAAD LAGA SOO DHISEYAA MAGALADA HARGEISA 2024 INSHAALLAH MIDEYINA DOONTA SOMALI.

  • @sadaamcabdikarim1304
    @sadaamcabdikarim1304 Před měsícem +5

    Abdijaliil weriye waa kusalamay,
    Sxb wareysiga su,aalaha kuu qoran umbaad diirada saartaa lkn waxaa jira su,aalo badan oo muhiim oo kadhasha Jawaabaha
    Pls haka gudbin

  • @jsl9429
    @jsl9429 Před měsícem +1

    Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa

  • @AbdirisaqMahamudmahir
    @AbdirisaqMahamudmahir Před měsícem

    Masha allah shekha cabdi xirisi allaha ku barakeeya shekha waxan kala.yaabay hal eray oo uusan uhibin kuma hadlaayo

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 Před měsícem +2

    Ax yaa Dalkeygii 😭
    Ax yaa dadkeygi 😭
    Ax yaa Waddanii 😭
    Sheikh abdi Hersy waddani dhaba Noolow yaa sheikhunaa Aziiz

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 Před měsícem

      Dalaka madax daacad ah allaha nasiiyo

  • @abdihakenofficial2561
    @abdihakenofficial2561 Před měsícem

    Maasha'allah Sheekh Abdi Hersi si wanagsan ayaad noogu bayaanisay xogtaas xasaasiga ah. HSM iyo rakaabkiisa wax yar ayaa u hadhey waana baxayaan.
    Dalkaan guuud ahaan dowlad wanagsan alle ha siiyo

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 25 dny

    Madaxweynuhu waa aabihii ummadda, waxgaradka, aqoonyahanka iyo odeyaasha dhaqanka ha la tashado. Wadanka cadowga waa laga badbaadin karaa. Wadankana lix bilood ayaa lagu hormarin karaa. Waa haddii aan shacabkeena horumar iyo nolol aan u rabno, oo aan wadankeena quruxsanno.

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x Před měsícem +1

    Xabiibul Malaayiin Wlhy aan marna aan ka tegen bedelaynayaa waxaana leeyahay guusheyda waa guusha Xabiibul malaayiin ilaahey ha noo soo celiyo amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🥹🥹🥹

  • @wizhargeisa3338
    @wizhargeisa3338 Před měsícem

    Allah dhawro sheekh cabdi xirsi ❤

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 Před měsícem +1

    Sheekha cabdi aaad ayuu umahadsanyahay iyo walaal cabdi jaliil

  • @abdikarimahmed7623
    @abdikarimahmed7623 Před měsícem +2

    Wadaad Af-miishaar ah oo hadal yaqaan ah lkn Faataale ah sikle kuma fahmeysaane 😂

  • @Ahmed.buuhoodle
    @Ahmed.buuhoodle Před měsícem +1

    Qofku Markuu Xaq ku taaganyhy Awood badanaa Sheikh Allah ha xifdiyo .

  • @gowsawayne8398
    @gowsawayne8398 Před měsícem +3

    Wlhi waxaan akhriyay most of the comments all are CBB
    war xishooda kii Ribada baneeyey sheikh maaha waa sheydaan QABIILISTE AH NEVERTHELESS NO MORE FARMAAJO
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿

    • @hallad598
      @hallad598 Před měsícem

      Ma Alshabaab Al UGUS ayaa tahay mise Damjadiid illeen waadigan qarxaye?

    • @haniyey1
      @haniyey1 Před měsícem +1

      Walee meshaan reer farmaajo waa isku wareesteeen beenta ma ahan

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před měsícem +2

    MuuSe BiiXi .... Ala Maxaad Dad Ciisshay 🫣

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před měsícem +1

    Shiekh ilaahay ha ku xifdiyo waad waanisay madaxwayne Hassan Shiekh ilaahay waxaa ka baryayaa
    In uu qaato waanadaada
    Subxaanalaah aqiro ayuu xasuusay

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 Před měsícem

    Masha allaah ❤❤

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 Před měsícem +1

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 Před měsícem +1

    Allow adaa awood leh e Xasan Sh. Maxamuud Soomaali ka qabo (اللهم اكفنا شره بما شئت ... ورد شره في نحره)

  • @cmcviic
    @cmcviic Před měsícem +1

    Al shabaab Xamar ayaa maxkamado uga furnaayeen waagii Farmaajo

  • @nabanequraanhelp1273
    @nabanequraanhelp1273 Před měsícem +3

    Talo facebook soo gali soona googoo dad badan baa is ticmalaa ❤

  • @bashirismail622
    @bashirismail622 Před měsícem

    Mashallah abti

  • @user-gb1cm6ow8s
    @user-gb1cm6ow8s Před měsícem +1

    Qofkii u horeyee dawaday

  • @yaxyecumar1759
    @yaxyecumar1759 Před měsícem +1

    Legend codkar ah aqoon yahan ah waaye sheikha

  • @JamalJeylani-yn6yo
    @JamalJeylani-yn6yo Před měsícem

    رجل محترم جدا جدا جدا

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol Před měsícem

    Salam sheick abdi hirsi allah hakuxafido wadaniyada kadurigsan kabyaled iyo nin jeclesi kartina uleya ah inu bundlan uu kasojedo runta usheega qaladadkoga inay kagardarihin dawlede federalka ah ciidkale iyo shaqsikale ma awodo sheick wadaniyadisa hallagudaydo ciida dawlede somaliya rabto

  • @user-ze2ks5sh2t
    @user-ze2ks5sh2t Před měsícem

    Wad mahadsantahay

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Před měsícem +1

    Illahoow umadaan adaa umaqan😢😢

  • @mohamedwadaadka
    @mohamedwadaadka Před měsícem +1

    Wajeer aa la maraa aa!!!

  • @ah3069
    @ah3069 Před měsícem +1

    Daqiiqada 58 waa kalmad xaq ah oo macaN

  • @nurabdiqadirahmed8294
    @nurabdiqadirahmed8294 Před měsícem

    Abdi jaliil thanks ninka ayaanle naga bareejeeyay.

  • @saidadenali1175
    @saidadenali1175 Před měsícem +1

    Nin caruur yar soo kufsaday ayaa la wareesanaa somalia ninkooda waalan ayey dhageestaa markuu dhahaayi shikh mustaf beentiisa ma ahan odaygaan xirsi asagoo caruur soo kufsaday ayuu canada u soo baxsaday manta waa kaas siyaasada somalia ayaa laga wareesanaa hadana qapyaakad ayaa lafaha ka gashay

  • @HassanKamil-jz5et
    @HassanKamil-jz5et Před měsícem +2

    waxa Alle mahadii ah in dhaman shacabka soomaaliyeed ay ogaaaden in jabuuti ,Imaaradka iyo itoobiya ay isku mid inoo yihiin oo ay cadawga koowad yihiin soomaaliya ayna fara galin ku hayaan

  • @jsl9429
    @jsl9429 Před měsícem

    Wallahi kiis kufsi ah Ayaa lagu hayay, Waa nin ciyaalka wassa

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před měsícem +1

    Aad baan uga xumahay waxa ku dhacay Ciidamadii Waqtiga iyo dhaqaalaha badan la geliyey iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed waa dhaawac soo gaarey

  • @samiryeelo143samiryeelo2
    @samiryeelo143samiryeelo2 Před měsícem

    Minaafaq cudadeesan weeye midkaan sheikh dholay ah danyuuska

  • @MohaancoutinhoCuuke
    @MohaancoutinhoCuuke Před měsícem

    Sheikh abdi xirsi nin wax badan og

  • @Bagagac
    @Bagagac Před měsícem +1

    aaad iyo aad

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif Před měsícem

    Magacaygu wa moraal shiqa waxa iga gud pisaa inay jogan cidanka ayna sugayan dowlad nidam leh I.a ❤

  • @SakiHashi
    @SakiHashi Před měsícem +1

    hssn sheikh waa xoolo aan waxba kala ogayn

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 Před měsícem +1

    President HSM seems to be a man in mission to trade with Sovereignty of Somalia by putting him self first,then this family.

  • @AhmedHashi-ik5cc
    @AhmedHashi-ik5cc Před 29 dny

    Arintas shaki ba ka qaba hadalkaas ma aha mid ku furan xirfadle ahan wa marki ogu horeysay kugu arko wariyasha somalida ha u badnaadane ka fogow walal ina fakirkaga nala wadagto adigu xogta ino so tabi kaliya mahadsanid

  • @ahmedmohamedabdi8702
    @ahmedmohamedabdi8702 Před měsícem

    War niyahow waa iga qoslisay 38:58 "ismail madaahirayaa" waa su'aal muhiim ah

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Před měsícem +1

    Illaa faqash dalka dib looga xoreeyo dawlad Soomaaliyeed la heli maayo.

  • @CabdiyoCabdixasan-kq2oc
    @CabdiyoCabdixasan-kq2oc Před měsícem

    Hasan xaalufiye Allah nadhafiyo😊😊😊😊

  • @hamzekhadar4971
    @hamzekhadar4971 Před měsícem +1

    Sheeku inta badan waxa fican ayu sheegay lakin inyaro nacayn qabayl ah ayaa hadalkisa ku jirta oo daad gaar ah neceb

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 Před měsícem

    Mooryaan xasan xaraash qaran baqti u sajuude dalka walaga qabanaa insh Allah tuuga Madaxweyne Farmaajo wadani xalaal ah wuu soo noqon 🇸🇴☝🏾

  • @hassankaafi1936
    @hassankaafi1936 Před měsícem

    10m oo kaash ayaa Eritrea 🇪🇷 soo siisay 😂😂. Waa Wax lagu qoslo.

  • @yusufmohamud1639
    @yusufmohamud1639 Před měsícem +4

    Dadka qurbo jogta ah waa lo bahan yhy in ay wadanaka wax Ku so kordhiyaan

  • @hashimsheikhfarax9037
    @hashimsheikhfarax9037 Před měsícem +1

    24:34

  • @user-cu8bp7ik8g
    @user-cu8bp7ik8g Před měsícem +1

    What's going on luqad Somali maahan adoo iga raaali ah xooga saar luqadada hooyo meesha aad usocotaaa waad gaaresa insha'Allah
    Waxaan aad iyo aad ula yaabay inaan jirin hal qof oo wariye sheegta misane dhahaya anigu Somali baan ahay oo af somaligu laweynyhy car waakaa qofkii keena

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před měsícem

    CARUURA WAS.SHIEKH A.XIRSI. INTERPALL KU DOONAYA USA .NAIROBI AYAAD KU DHOOMANAYSAA.

  • @AbdihakimAliHassan
    @AbdihakimAliHassan Před měsícem +1

    Daarood is waraysanaya kkkkkkkkkkkkk. Maxay huuhaa isla hor fadhiyaan dayuusiin😂

  • @teatime6853
    @teatime6853 Před měsícem

    Somainimada ma ahan mid iska yeelyeel ah wadani dhab ah wa inaanoqota af iyo adin ku dagalanta markey masiirka umada somaliyed lagama kaftami karo guul somali weyn 🙏🇸🇴💯✍️

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 Před měsícem

    Amxaarada iyo ukumahoodaba hala saaro

  • @CabdiyoCabdixasan-kq2oc
    @CabdiyoCabdixasan-kq2oc Před měsícem

    Calculation weyne wadanka allah dhafiyo

  • @gowsawayne8398
    @gowsawayne8398 Před měsícem +1

    War yaan lagu xoogin
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿🤣🤣🤣🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @mathszone8025
    @mathszone8025 Před měsícem

    point

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před měsícem

    8:31