Xil Mustafe Khayreeye Taani waxay ahayd inuu xukun naado maanta oo dal-dal naado

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Ku xidhow Degalka #Ahmed_Shimaali

Komentáře • 6

  • @mohmednuur237
    @mohmednuur237 Před měsícem

    Sharciga nina kama wayena adeero

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug Před měsícem

    Mxd xildhibaan Kheyreeye ku samayn kartaa????. 3 sano in ka badan xaquu ku adimayey, hase yeeshee Oromo waxba way samayn kari wayday.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem

    Ilaa cadaw sokeeye ayaa kula socda qaran dumisnimadaa jimcahana masaajidkii ilaahay buu olole wadani kaahaysan ka akhriyi doonaa khayreeye af marooroow adoo ooyaya yaanaan ku arkin

    • @MohamedAhmed-bd4ug
      @MohamedAhmed-bd4ug Před měsícem

      Cadow ka weyn Muuse Juudaan oo dembiga uu galay aynu ognahay Somaliland ma leh. Waxay ahayd hadii sharci la raacayo in MUUSE SAAMIRI iyo ragiisaba la maxkamadeeyo. Waxase jira dad Oromo ah oo dadka ku dhex jira kuwaa ayaa khalad kasta Mùuse Cawar ku raacsan.

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 Před měsícem

      ​@@MohamedAhmed-bd4ug oromadu miyey ku ciishey wlloh😂

  • @osmanguled6556
    @osmanguled6556 Před měsícem

    Walaahi idinka wakiilada waa lagu qasaaray ee waxa dadka reer somaliland la gudboon inay kuwan kala diraan wayo dadkani waa dad la shaqeeya Somalia waa .eesha aynu ka dhimanay dadku haday qabyaalad ku shaqeeyaan barlamaan ma jiro waxay ka soo horjeedaan somaliland waar beenaalayaan 😂😂😂😂😂😂😂