Kiis Xasasi ah || Gaabr 5 kun o dolar iyo dahab iyo 2 iPhone nin jarer ah ay jeclatay Ka qaatay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 07. 2024

Komentáře • 27

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny +1

    MA NIN AYEY KA WEYSEY LONDON AMA AFRIKA😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @amina9670
    @amina9670 Před 14 dny +2

    Horta aniga maxaaba layaabanahay Soomaalida dhaqankeeda mabedelmey? Gabar ayadaa ninka wax kabixiyaa mise ayadaa ninka wax kabixisaa? Dhaqan Soomaali ma ahan kaas. Hadey saas sameeyaana yey kadaba hadli hoolahey bixiyaa!!!

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Před 13 dny

      Gabadha jaceyl e uqabtay awgeed aye qarashkaas dhan u siisay aniga aan hada kula hadlaayo gabar aya jaceyl naga dhaxeeyay anigo waxba weydisanin aye isiin jirtay lacag habeen walba markaan kulano 2008 aye ehed marka weey dhacda maanta adiga aye kugu dhicikarta 😷😷😷

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Před 14 dny +1

    War daahir dee amuu ku sixray maxaa ka wadaaa??? Ka daa dee ader cadaalad ma ahane?

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny +1

    DUMAR WA DUMARKI HORE😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    GABAR AYA LAGA DONI JIREY FAMILKEDA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    WA RUN MADUSHA😂😂😂😂😂

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 Před 13 dny

    Why waxaas lacag nin isiisey gabartaan wlhy in saan ku fiyoobeyn hotel ayaan u kireeyey si eey u bashalaan asaga iyo saxiibasiis Why sas u bixisey????????

  • @user-fc9rb3fg6r
    @user-fc9rb3fg6r Před 13 dny

    ILAAHAYOW aan somali dhibkayga u sheegan she is dacaad and they are making fun of her so sad 😢😢😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    MURUQ WEYN AMEY ARAGTEY😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @user-fc9rb3fg6r
    @user-fc9rb3fg6r Před 13 dny

    What kind of questions is this 😮

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 Před 13 dny

    Gabdhan maxaa ka qaldan 🙄🙄🙄🙄🙄

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    NAGAHAN O KALE HOOSTA AYEY KA BUKAAN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    WA ADUNYO GADOON NIN ISUGU DAR LACAG DAHAB TEL😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    HADU KA SHAQEYEY MEXEY RABTA😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @abdifarah5875
      @abdifarah5875 Před 3 dny

      You dam right . Balse we are not ready for gumaysi , from damaged single mums, we well educated good enough income Manshallah, I think she had hidden a gender you get me love????

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 Před 13 dny

    😢😢😢😢😢😢😅😅😅

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t Před 13 dny

    Wale nafsadayda isma dulsaaro belo

  • @OmarHussein-tz8yc
    @OmarHussein-tz8yc Před 13 dny

    Ragaan waxay ku hadlayaa wax ragwaaeen kuhadlo ma ahan bacdhaboow aa ugu tagtay ninka Maxaa laga wadaa

  • @OmarHussein-tz8yc
    @OmarHussein-tz8yc Před 13 dny

    Daahir calasow waa saqajaan umada waa ku digigtaa Waxaan nacay markaa arkay gawadh ilmo wadata oo cadaald u soo doonayay siduu ubahdilya ku qaadaa cuntaa coda lagaa hayaa saan waay kan waaye war kan ilahay umada haka hor wareejiyo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 12 dny

    Daqon kkkkkkkkkkk

  • @user-le9fr1ou8h
    @user-le9fr1ou8h Před 14 dny +1

    Hotel ka lagu hee😂😂😂

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 Před 14 dny

      Waa caadi waxaas waa la ogyahay

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Před 14 dny

    Gabadhu waxay u hadlaysaa sidi qof wayn lakin daahir iyo ma duushaa iyo naago eeya ah baa la sheekaysanayo

  • @OmarHussein-tz8yc
    @OmarHussein-tz8yc Před 13 dny

    Duli waaye daahir walahi

  • @user-dp1cf5re6b
    @user-dp1cf5re6b Před 14 dny

    Naagaha meesha ku jiraa goor walba gabdhaha ayey ku kacsanyihiin. Allah ka baqa gabdhaad leedihiin nabsi ha u dhigina. waa iga waano.