Wararkii u Danbeeyey Khaatumo & Puntland oo Ay ka dhex Tolatay Ciidamo La wareegay Talada Laascanood

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 06. 2024

Komentáře • 21

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 16 dny +5

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 16 dny +4

    Ilaahay haw naxariisto 2wiil ee geeriyooday aamiin aamiin

  • @naemamohamed2941
    @naemamohamed2941 Před 16 dny +4

    Allaha ha naxriisto laba wiil

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 16 dny +3

    Allah ha u naxaristo
    Labada marxun aman

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před 16 dny +1

    inaa lilaahu waa inaa ilayihi raajucuun Allah ha unaxariisto ameen

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před 16 dny +1

    Faisal Cali for president ✅

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Před 16 dny

    Insha Allaah Guul Soomaaliland, illaahaw Jabi oo illaahaw Fashili Dhagaraha Cadawyada Jamhuuriyadda Barajaysan ee Somalilad, illaahaw Dadkayaga Midnimadooda noo xooji.

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Před 16 dny +2

    Ninkani waa Libaax wlhy kkkk

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Před 16 dny +1

    Shilkan umadiidhamaysay iimanka Alla hakaqaade bakhaylnimo darted banay baaburta tayerka ugabadalin tayero dhamaaday kuwada wadan gawadhida Allaah hownaxariiso

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 Před 16 dny

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @xundubcade-uq5cw
    @xundubcade-uq5cw Před 16 dny

    Waar heedhe cawa miyaad yara fadhiday waa 3:32😂😂

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 Před 16 dny

    Allaa kariim ina kaahin weli dad buu hortaagan yahy ma xishoodo ma haday baligubadle dhashay mxd hore ugu tegi wayday maxaa ceeb dultaal uu tadhactadhac leeyahay miskiin

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před 16 dny +1

    QOF XUNI CIDNA MA METELO

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před 16 dny

    American awalba iyaga caawin jirayi alshabaab

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 16 dny

    Habar maxbus weligah baroroh 😂😂 I wad brntah habar maxbus kk

  • @Lagubaray
    @Lagubaray Před 16 dny

    doorasho S/L kamadhiicikarto ilaa laaska lagaxooreeyo argagixisada mageefeyaasha ah,wadani iyo kaah waa 2 uruurargagixiso,
    Goaan xumiida muse iyo inaakaahiin argagixisaay lataartamayaan diidaan jiiritaanka wadanka iyo wuxuu utaagaan yahay,
    Aduunka kamadhacdo uruur didaan jiritaanka qaramed ee wadan oo doorasho isusootaaga?isaago leeh dalkan iyo dadkiisaaba waan buurburinayaa hadan doorashada kuguulaaysto,
    Argagixisada S/L guudaheeda kujiirta sida goolaha wakiilada,wadani iyo kaah iyo taan laaska joogtaaba maaliin baay Qaabasho lahaayeen ?
    Jaaniis waa mid mahaa 2?

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před 16 dny

    Isaaqoow waxaad Harti lajeceeshay ee xun rabbi kaso biixi idinka😅.
    Orod Xashin gaashamo wajaale Hargeysa mideeyso
    Ha dalin Darood