Vlog

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Vogaan waxaan kasoo sameyay mar aan booqday magalada boorama / Awdal
    Booqasha aa ku aaday jaamacda camuud Shawwal 1440| June 2019.
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/mem...
    📚 Koorsooyinka Afoogy: afoogy.com/afo...
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/sa...
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.ne...
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 38

  • @umalkhyrfarah-fr7vb
    @umalkhyrfarah-fr7vb Před 7 měsíci +4

    Welcome to borama teacher salmaan maadow 🎉

  • @abdinurise6991
    @abdinurise6991 Před 7 měsíci +2

    Welcome ustaad

  • @khaalidyaxye6531
    @khaalidyaxye6531 Před 2 měsíci

    Welcome to boorama ustaad maadow ❤

  • @daahirmustafe4887
    @daahirmustafe4887 Před 7 měsíci +1

    Welcome ustaad, boroma

  • @abdikafiahmedabdikadir4934
    @abdikafiahmedabdikadir4934 Před 7 měsíci +1

    لا اله الا الله

  • @Ayub252
    @Ayub252 Před 6 měsíci

    Hambalyo 100k ustaad

  • @MahadAbukar2009
    @MahadAbukar2009 Před 7 měsíci +3

    M.a ustaad boorame sii u maleynaayi weyka qurux badanthybee❤

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 Před 7 měsíci

      Sawiro qurux badan kamuu soo duubin. meelihii ugu quruxda badnaana muu tagi, xitaa jaamacda camuud kamuu soo qaadin meelhega quruxda badan,

  • @user-alta
    @user-alta Před 7 měsíci

    Maashaa allah

  • @user-xw1ge8tj1s
    @user-xw1ge8tj1s Před 7 měsíci

    Masha allah wax badan ayaa niiga faaiday maclin maadoe iyo teemkiisa❤❤❤❤❤

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle Před 7 měsíci +1

    mnsha alh

  • @mohamedmoalimomar3964
    @mohamedmoalimomar3964 Před 7 měsíci +3

    Boorma Waxaan Jooga 4 sano, muuqaalka waxuu na tusayaa isbadalka wayn e Borama Sameesay inta laga joogo 2019-kii ilaa hadda.
    Hadda Boorama sidaan wey ka qurux badantahy!
    Ustaad Mahadsanid.

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 Před 7 měsíci +1

    Mash Allah
    waankugusoo dhawynlaahaa ustaadii hadad hore iigu soo sheegi lahyd lkn may qornayn
    Kusoo dhawaada magaladii cilmiga 🎉

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi Před 7 měsíci +2

    Salmaan maadow bari ma joogtaaa jaamacada 😢

  • @sahracismaan9129
    @sahracismaan9129 Před 7 měsíci

    Masha Allah soo dhawoow ustaad kusoo dhawoow magaladeena boorama

  • @user-gw1kw1fi9x
    @user-gw1kw1fi9x Před 7 měsíci

    Allr haku shrfo

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 Před 7 měsíci +1

    Soo dhawaw ustaad👋 maxa noogu so sheegi wayday waanu kuso dhawan lahayne ❤

  • @fathiyahaji7699
    @fathiyahaji7699 Před 7 měsíci +1

    Ustaad waxa kamitahay dadka jeclahy lakulankooda

  • @Qays_Qayser1
    @Qays_Qayser1 Před 7 měsíci

    macalimu hadda magaladu san aad ayay uga qurux badan tahay marka videogan xasus iyo wax inay is badalen ayu dadka tusaya thnks

  • @Soyaalka12
    @Soyaalka12 Před 7 měsíci

    Masha Allah ustaad

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 Před 7 měsíci

    M.a ustaadi

  • @abdisamedcismaanibraahim2073

    Welcome borama janaay😊

  • @QORSHE-MEDIA
    @QORSHE-MEDIA Před 7 měsíci

    Macalin ma joogtaa hada welcome 🙏

  • @aqoonyahan4059
    @aqoonyahan4059 Před 7 měsíci

    Meelihii quruxda badnaa maad taginba, hotel cusub oo waxa jira layidhaa Safaari oo si calamiya loo dhisay, mida kale jaamacda camuud maxaad uga soo duubi wayday meelahega quruxda badan, sida cafetria heega, anyway welcome to my city legend.

  • @MohmedOthman7224
    @MohmedOthman7224 Před 7 měsíci

    Ustaad berbera soo gaadh❤

  • @abdimalikmohameed8589
    @abdimalikmohameed8589 Před 7 měsíci

    Hargeisa hadaad joogto ibaynu is aragno raba

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 Před 7 měsíci

    Kusoo dhawaw magaladda boorama ustaaad sallmaan

  • @user-rf1oy3zv9m
    @user-rf1oy3zv9m Před 7 měsíci

    Salmaanow maanta dhulkaa yagi bad noogu timid

  • @caqlidhise
    @caqlidhise Před 7 měsíci

    boorama sidan aaad noogu sawirtay aad bay uga qurux badantahay

  • @abdikadirahmed5063
    @abdikadirahmed5063 Před 7 měsíci

    Ustaad sooo dhowow

  • @xamdicabdulahi9135
    @xamdicabdulahi9135 Před 7 měsíci

    Jmcadayda camuud❤❤❤

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi Před 7 měsíci

    Maadow aad aad ayaan kuusoo dhaweena

  • @caqlidhise
    @caqlidhise Před 7 měsíci

    wligay ma arag wax ka duubis xun

  • @caqlidhise
    @caqlidhise Před 7 měsíci

    magaaaladiii waaad bahdishay doqonow

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 Před 7 měsíci +2

      War isku xishoow magaca waad iskaga qorotay lay miaa ustaadka ma ciyaalada youtube iska furtay umaleysaa mise maanta kuugu horeyso

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni Před 7 měsíci

      Waxaad tahay baad dadka moda qabyalad iyo magala maskaxda kaa gashay