YURUB GEENYO SAW MAALIN KUMA BARAN JUMEIRAH SHOW 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • YURUB GEENYO JUMEIRAH SHOW 2021
    SAW MAALIN KUMA BARAN
    Copyright@Hawraar Music

Komentáře • 61

  • @AmiiraAbdullhi
    @AmiiraAbdullhi Před 6 měsíci +6

    heestan anigey sitosa igahadleysa illahow midkan aadka ujeclahay calafka igudar igana dhig mid idhowrta yaa rabbi ❤🥺🤲

  • @maxamedcabdi7697
    @maxamedcabdi7697 Před 2 lety +10

    Ana qofkii 3 aad ah one love yurub geenyo waan ku wataa reer slanders dhiigu biyo maaha is muujiya liketa xuna tuutuujiya

  • @nuurcabdi7613
    @nuurcabdi7613 Před rokem +4

    Manshaa Allah amanada illahey ebadkaa ahow abayo qaliyey mcn yuarub genyo mcn aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @imranmurzal5883
    @imranmurzal5883 Před 2 lety +18

    Saw malin kuma baran🤦
    Muuqaga lama Dhicin😘
    Hadalkaagu ima marin🥰
    Malab layma kaamarin💋
    Xusuus ban galay Axya Sawtu raxma😍

  • @Kareem-lb3zb
    @Kareem-lb3zb Před 4 dny

    Haben jimce ah 16 4 2021 waxaan wayeey qof wahel kayga ah ilayo hada man ilabin wlhi 😢

  • @mxm273
    @mxm273 Před 2 lety +7

    Waxan ku xasuustaa heestan oo isoo dirtay inann anu isbaranay 2017 doorashadi somaliland.
    Inanntii hada waa la qabaa oo waxanu u kala hadhnay sida ugu qiimaha badan ee laba qof u kala hadhaan.
    Xamdiyey salaama hadaad argto qorlaakan.

  • @siscorelaxationrelaxation5596

    One love geenyo 😍

  • @asiahussein8969
    @asiahussein8969 Před 2 lety +3

    Maansha alaahu yurub geenyo heesa haagu way iguwada socdaan

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 Před rokem +1

    Heestan waanku dhaartaaa♥️♥️♥️♥️😪

  • @nuurcabdi7613
    @nuurcabdi7613 Před rokem

    Illahey ayaan kugu amaansaday abayo mcn qaliyey yuarub geenyo amaanada ilaali alle ayaan kugu dhAriyee jecal wallahii sixirka waa kadaran yahay waxAa horay uyiri abwaan yuusuf maxamed muumin I love you yourub genyo wallahii salaama❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farxiyaguufe4919
    @farxiyaguufe4919 Před 2 lety +2

    wooooow sawtu raxma yurub geenyo mansh allah

  • @mohamednoor4405
    @mohamednoor4405 Před rokem +3

    Fantastic voice i really love the song and the reel meaning what it curries

  • @Queen_amera
    @Queen_amera Před rokem +1

    ilaahow qof wanaagsn calaf iigu dar🥺❤💍

  • @nzsomalitv3775
    @nzsomalitv3775 Před 2 lety +2

    Qofki labaad ayaan ahay…. Waaw

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 Před 2 lety +1

    💯💯💯💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏Wooooooooooow great song 🎵 🎶 thank Yurub Geenyo keep up Huuuuno.

  • @guuleedcumar8446
    @guuleedcumar8446 Před 2 lety +2

    Saw tu RAXMA 💯💯malllab LA IIMA kamarin 💋💋💋💋💋💋

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Před 2 lety +1

    Yurub geenyo Zawtu raxma boqorada Codka i love you

  • @sihamofficial4065
    @sihamofficial4065 Před 2 lety +1

    Wuuuuuuuuw wakuwata wlshy geenyo

  • @jawaase
    @jawaase Před 2 lety +1

    Xilwa Yaa fanaana suwtu qani kuways mash alh sawtu raxma

  • @roodacawil7486
    @roodacawil7486 Před 2 lety

    Yurub geenyo waad siyrata markad isdhubto wlhi mcn io badh

  • @peerlula
    @peerlula Před 7 měsíci

    Sowturahma❤

  • @SuldanAhmed-cp9li
    @SuldanAhmed-cp9li Před 8 měsíci

    I love this song

  • @nurulusow5274
    @nurulusow5274 Před rokem +1

    Sowtul raxma codmacaan iyo hees cajiib ah

  • @khadramohmed4669
    @khadramohmed4669 Před 2 lety

    Zow madaxa maad dagin😿❤️🔐

  • @h9domusa380
    @h9domusa380 Před 2 lety +1

    Bowerful song 😍

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 2 lety +1

    MASHALLAH!!!!

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 Před rokem

    Heestan aniga xasuus wayey igu leedahay waxa dhacday wakhti wakhtiyada kamid ah gabadh aan jeclaa ayaan heestan u diray intaan xardhay oo qoraal macan ka sasameeyey iyadiina isma dhibinba wiil kale oo xidhidh kale dhaxeeyey ayey u dirtay
    Wiilkana sxp ayaan ahay qoraalki ayan ku arkay moobilkiisa qoralkii wakhtigu igaga baxay aniga yaa i hayaba qac😢😅

  • @RahmaAli-ng7en
    @RahmaAli-ng7en Před 10 měsíci

    Masha Allah

  • @najmaXamse-ne8rj
    @najmaXamse-ne8rj Před 7 měsíci

    Sawtu rahma❤🧕

  • @roukiamoumin6665
    @roukiamoumin6665 Před 2 lety

    Masha allh sowtul raxma

  • @norajabril7955
    @norajabril7955 Před 11 měsíci

    Waaaaaaw

  • @nuurcabdi7613
    @nuurcabdi7613 Před rokem

    Allaha ayaankugu amaansaday abayo qaliyey mcn yourub genyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤aamiin

  • @ubahhassan4994
    @ubahhassan4994 Před 2 lety

    Nice song voice

  • @maxamuudcadde2109
    @maxamuudcadde2109 Před 2 lety

    Caadi maaha miraha iyo codkaba yurubey waxay dhaqaajineysaa dhamaan qalbiyada kalgacalada degay

  • @maryansagal3577
    @maryansagal3577 Před rokem

    Hadba moji igu kici😭😥

  • @Dulqusley
    @Dulqusley Před rokem

    Hees Iyo cod macaan

  • @khayreriiraash2296
    @khayreriiraash2296 Před 2 lety +1

    Muqaaga

  • @cabdiraxmaanciise461
    @cabdiraxmaanciise461 Před 2 lety

    Wey igu socotaa heestani

  • @user-ge6ct1uc3o
    @user-ge6ct1uc3o Před 7 měsíci

    ❤😢

  • @xiyoali5369
    @xiyoali5369 Před rokem

  • @nasrahuseen9619
    @nasrahuseen9619 Před rokem

    Saturday raxma

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 2 lety +1

    *𝗭𝗮𝘄𝘁𝘂 𝗥𝗮𝘅𝗺𝗮 𝗤𝘂'𝗲𝗲𝗻 𝗢𝗳 𝗩𝗼𝗶𝗰𝗲❣️*

  • @yusufmohamed9029
    @yusufmohamed9029 Před 5 měsíci

    Solved

  • @SuadArif
    @SuadArif Před 2 lety

    16 July 22

  • @xamsexusen1177
    @xamsexusen1177 Před 2 lety +1

    SowtraHma

  • @roodacawil7486
    @roodacawil7486 Před 2 lety

    Xata waad dherata

  • @munamohamed2573
    @munamohamed2573 Před 10 měsíci

    Somaliland 🗝️🤍💚❤️🇬🇧

  • @soumaresaloum2949
    @soumaresaloum2949 Před 2 lety

    ,

  • @munamohamed2573
    @munamohamed2573 Před 10 měsíci

    Kii💚🤍💚🗝️

  • @munamohamed2573
    @munamohamed2573 Před 10 měsíci

    💚🤍🗝️❤️🇬🇧