HARGEYSA & LAASCAANOOD:-Buuq iyo Dood kulul--Maxaa ka dhacay Kulankii Baarlamaanka? DAAWO.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2023
  • HARGEYSA & LAASCAANOOD:-Buuq iyo Dood kulul--Maxaa ka dhacay Kulankii Baarlamaanka? DAAWO.

Komentáře • 191

  • @awm221
    @awm221 Před 10 měsíci +7

    Mesha hal qof oo Somaliland jooga waxay udhiganta toban qof Masha Allah allaah hu mabaarig guul somaliland ❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 11 měsíci +5

    Naag nolo baad tahay xildhibaan gobsan inta dhiig isaaq ku jiro keep going

  • @Barwaaqo2005
    @Barwaaqo2005 Před 11 měsíci +9

    Khatuumo state of Somaliya guul guul insha allah 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅✅✅✅💙💙💙💙💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🩸🩸🩸🩸🩸🩸✅✅✅💙💚💚💙✅

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 11 měsíci +5

    Kuwasha inanta somalilaan waa dawlad jirta jiridoonta meel walba way ku Adag yohiin mana libiq sadan guul somalilaan ❤💚❤💚❤

  • @mohammedkoriohaji-vh1sq
    @mohammedkoriohaji-vh1sq Před 11 měsíci +3

    Adan madoobe waa khaaniu wadan ruta ayaa fiican mareye yuu matalaa isaq xitaa tuuloda uu kasojedo matagi karo ee shaqo ayuu sodontay markay keenan somaaliland ayay baarlaman matali karan isaq meesha aqli aqli iyo kaftan been ah ayuu kujogan xamar ssc guul SSC ❤❤❤❤❤

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris Před 9 měsíci

      Cabaadka yarayso adeer isaaq somalia Uma baahnabe iyada la dabo ordaaye meshad adigu somalia ku oradid waxba lagaa so qaadin xata maamul lagu magacaabi wayey 2023 ayad xornimo somaliland ka qaadanaysa

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před 11 měsíci +2

    ASC qaranimada Somalida waxa kenay Darawiish SSC bakentey dadaka Somalidiidka waa Hargeysa, dadka iyo dadweenah dood qabiil manta waxan taganahay Somalida Ha 4&5 qabiil iyo quurun. subhanaallah. Somaliya Guul Insha Allah💯💯💯❤❤🇸🇴🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @charmarkeelmi7713
      @charmarkeelmi7713 Před 11 měsíci

      SSC kkkkk falastiniin ta waalana gumaysta waan xorawnay imikan somalialnd ka xorownay iyaga ba leh

    • @ii-rpgbeachaw6295
      @ii-rpgbeachaw6295 Před 5 měsíci

      @@charmarkeelmi7713somaliland iyagu ba so kuwa leh siyad Barre ba ka xorownay 18 may 1991 wax micna ma so kordhinayso system aad kamid ahyd oo aad ka baxday.

  • @hadaafi
    @hadaafi Před 11 měsíci +4

    Fagash wa fagash , Xasiid ku noqda 😂😂😂

  • @daganahmed548
    @daganahmed548 Před 11 měsíci +1

    Khatumo guul inasha allaha

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Před 10 měsíci

    QARAN WAXAA LA DHAHAA DOWLADA SOOMAALIA LAAKIIN SOOMALILAND WAA MAAMUL GOBALEED HA NAGU QASBINA BEENTA CAD IYO WAALIDA CAS🌺🌺🌺🌺

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 11 měsíci

    Subxallah

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Před 11 měsíci

    Geesiye 🧑🏾‍🌾

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Před 11 měsíci

    Kala tagtay tan Hassan sh iyo Adan madoobe ayaana kala diray Allah ayaay leedahay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před 11 měsíci +1

    Waxaa kagaranaysaa in ay ufadhiyaan snm inay Kala gooyaan waakashifateen jaaleyaal snm illaahay haidinku celiyo shartiina

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Před 10 měsíci

    IDOOR BOOTAALAYAAL YAAD QASBI KARTAAN IDINKAA MARKII KHAATUMO LA SOO QAADO WAAD XANUUNSATAAN IDOOR WAA ARIYULAAHI BACAAC GARDARO BADAN AADA DHULKIINA🌺🌺🌺🌺🌺🌺

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris Před 9 měsíci

      Idoor 20 sanu kusaarna dhiloy o lugaha ukala haysay

  • @scamojeylani9918
    @scamojeylani9918 Před 11 měsíci

    4.5 ma la kasali karaa. One ☝🏿 person one vote 🗳️ baan rabnaa

  • @user-gx3ci9xn9x
    @user-gx3ci9xn9x Před 4 měsíci +1

    atatatat say utidhi🙆‍♀️somaliland wxy noqotay meel xanuun laga qadayo marka laso hadal qadayaba 🙆‍♀️wlh qacanban utaqay ✋🫡😂😂

  • @cabdinaasirsalebaan6600
    @cabdinaasirsalebaan6600 Před 11 měsíci +1

    Ingiriis u taga isaaqoow oo dhaha qabiil harti la yidhdo baa naga qaaday dhulkii aad nasiisay

  • @user-cn4ko4ui1t
    @user-cn4ko4ui1t Před 11 měsíci +2

    Yaa layiraahdaa somaliland beesha Dir uhadl,yes somaliland waa state of somali waana xaq in dastuurka lala sugaa laakiin wax layiraahdo waqooyi iyo koonfur majiraan

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi Před 11 měsíci

      Haddii aanay jirin ha xusin maalintan 26 June 1960 😂

    • @user-cn4ko4ui1t
      @user-cn4ko4ui1t Před 11 měsíci

      @@Cabdi_Maxamuud_Cabdi puntland iyo jubaland oo xusaya miyaad aragtay soomaliya waa 4,5 hadii aa SaaS la yeelayn waa fedralstates hadii tas ladiido ethopian iyo kenyans baanu nahy zansibaarka xamar jooga wax wayn uma aragno isku haynteeda lakiin we are working on getting D5 on boat we are not leaving our brothers and sister to this monkies calling themself "Somalis"

    • @user-cn4ko4ui1t
      @user-cn4ko4ui1t Před 11 měsíci

      @@Cabdi_Maxamuud_Cabdi fanaaniinta Daarood baa uhees heesa haawiye si ay lacagta uga gurtaan Daarood magaladiis waxaas laga xusayo karaadi youtubeka mareexan baa ugu dhow oo xooga outsider iska noqda markay haawiye codkooda rabaan hhhhh

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi Před 11 měsíci

      Mala su’aashaydii maad fahmin, maalintan maxay tahay 26 June 1960 ?

    • @user-cn4ko4ui1t
      @user-cn4ko4ui1t Před 11 měsíci

      @@Cabdi_Maxamuud_Cabdi maalinta qashin gurka,maalinta dumarka lagama daneeyo Daarood dhulkiisa maalinta ma ingiris baa idin yiri waa maalin ay somaliland leedhy waxaas loo joojin mayo wll

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Před 11 měsíci

    Maareeyow iska cadeeysa warkaada waan ku ognahay midnimada meesha uma joogtid ee waad ka shaqeeysaneeysaa

  • @hadaafi
    @hadaafi Před 11 měsíci +2

    Meel xanun 😢😢😢😢😢

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 Před 11 měsíci +1

    Kuwa aaminsan xuduud gumaysi waa diinta islaamka oo laga baxay dalkaan gumaysi ka hor ayuu jiray oo daar islaam ahaa, kuwa wata xuduud gumaysi muslim maaha ogaada culumadana ha loo bandhigo ,

  • @anabhusseun6502
    @anabhusseun6502 Před 11 měsíci +10

    Walahi meel u jogaba qof isaaqi ka adag😂😂😂😂❤

    • @user-py3ip6dt3w
      @user-py3ip6dt3w Před 11 měsíci +3

      Walahi inaan kaadkahaay oo manta taan kuguudhigaay aad wadaa oyeysaan isaaq fuley

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 Před 11 měsíci +1

      SSC puntland ha xukuntuu.

    • @user-py3ip6dt3w
      @user-py3ip6dt3w Před 11 měsíci

      @@fatimayassin2049 ssc puntland maaha somaliland maaha labadabo maxukumayaan e ayagaa isxukumayaan

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 Před 11 měsíci +2

      Isaaq wuu jabay wax Somali land layidhaahdaanana ma jirto viva soomaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @anabhusseun6502
      @anabhusseun6502 Před 11 měsíci +1

      Maxa la cabadaysan sodinka arka melwalba isaaq aya wade 🤣🤣🤣

  • @annaismail8132
    @annaismail8132 Před 10 měsíci

    KHATUMO WAA DHUL DADKEESII TASHADAY. XAMAR NA ANAGAABA KA GO'AYNA HADDII SIDAA LAGU SII WADO
    MEESHA KUWII IIDOOR BAARLAMAAN KU SHEEGII SIDAA KA DHEX LEEYIHIIN.

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 Před 10 měsíci

    Waa dal iyo Gole Riyo ku nool , iyagii ayaan midnimo haynin e maxay cid kale ugu yeedhaan .

  • @zeinabhassan6517
    @zeinabhassan6517 Před 11 měsíci +1

    Tuugo aruurtaywaxad utihin xildhimaanmajirto danihiinaad utihin iyobariiska caruurtiinaad utihiin

  • @ClWailsuwiws
    @ClWailsuwiws Před 10 měsíci

    Xildhibaanadaa j s l guulayso

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 Před 9 měsíci

    Adeego ssc mamathashed adeer

  • @CoolBoyshafi
    @CoolBoyshafi Před 11 měsíci +2

    Nsagtaa waa in lagacayliyaa golaha

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před 11 měsíci

    Waa runtiis Adeer qofkasta waxuu matalaa ginalkiisa

    • @siradm
      @siradm Před 11 měsíci

      Ginal waa maxay?

    • @user-ds9zt2nb9o
      @user-ds9zt2nb9o Před 11 měsíci

      Hooyd siilked iyo waxa calanka yuhuud usidtaa

  • @charmarkeelmi7713
    @charmarkeelmi7713 Před 11 měsíci

    Waa tariikhda maxa diiday in dib loogu noqdo ma waxa jira wax bila taariikha sowvta shalay na la yaqano daraad ba la ogyahay malin walba diiwan gaar ah leh

  • @Rghtman308
    @Rghtman308 Před 22 hodinami

    Cabdi qowdhan waa libaax😂😂😂😂

  • @user-vy7od2zz8k
    @user-vy7od2zz8k Před 9 měsíci

    Gobsan ❤❤❤ noolow ina adeer naga buufi cayagaanka

  • @nura6
    @nura6 Před 11 měsíci +5

    😂😂😂😂calanka waa kala googoosatenee😢derbi ku xirta gowalada😢

  • @kuusoowqawdhan1771
    @kuusoowqawdhan1771 Před 11 měsíci +1

    Dastuurkaan ma aha "update" waayo waxa uu ka hadlayaa markii Somaliland kaabayn jirtay, waar hada SL 6 saac bay SSC-Khaatumo ku qaawisay! Sidaa daraadeed, hala "update" gareeyo dastuurka. Waana in la qeexaa waxa SL looga jeedo ka hor inta aan laga doodin.

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd Před 11 měsíci +2

    Dowlada somaliland wa dowlad madax banan sool wa.somaliland period yanla horkenin barlamnka waxan okale

    • @marvellousmarvin6127
      @marvellousmarvin6127 Před dnem

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 let em free ur adeers first

  • @flighthub4305
    @flighthub4305 Před 11 měsíci +1

    Guul iyo Gobnimo

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 11 měsíci

    Barlamankan waa qabil kkk qabil walbah dhulkisah dowlad ha kah dhistoh

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Před 11 měsíci

    Israaci waasiyee haa is raamsata Hassanow gobalka banaadir kale baad masashaa unukaa leh haa ku anfacda marka waa nasiib dare waxaan xildhibaana kusheega ah

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před měsícem

    Dadd ku hadii ay moodaan in sheeko raqiisa cid ka dhagaysanyaso. Maaha anaka kuwa ka dhagaysanaya hadii aad joogto. Hargaysa. Iyo xamar isaaqnimo baad ku joogtaa ogoow

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před měsícem

    Aamina reer kiina. Isaaqoow. Sheeko raqiisa cid noola imaan kartaa ma jirto. OO wadaniyad iyo dowladnimo ku Saabsan waalida isaaqu

  • @faraxkayse5194
    @faraxkayse5194 Před 11 měsíci

    Haalka kasi ka hadlayo haadi xilbaan dogqx Jogi laahaaa ma haadlen balse inan reeer somaliland ah aya ka hadlqysa❤

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow5211 Před 11 měsíci

    Baarlamaanka qabiil baad ku joogtaan ,ha is qaldina.

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 Před 11 měsíci

    SSC Khaatumo

  • @muslima45
    @muslima45 Před 11 měsíci +1

    Anagu xuduud Isticmaar sameeyey yaan noola iman.
    Ka hadal sidee loo kala dagana inta Isticmaar ku imaan.

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 Před 11 měsíci

      Wllahau sheekh waxaad xaq uleedahay dhulka aad degto , gumaysina ma bixin karo dhulnaad leedahay kaayagana ma bixin karo
      Waa naad asiibtay hadalkaas laakin
      Dadka koonfur waxay la soo yaacanaa ama soomalia qabiil qaran ma noqdo ana taa waan ka soo horjeeda waayo hadaanu noqon soomaliya waa hal qabiil si loo helo kala duwanaansho waa in ay ku biirtaa ethiopia ileen waa qoomiyado kala duwan

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 Před 9 měsíci

    Balaayo idin tastuuraysay illahay baa nasiiyay tastuur xaq oon kunoolaano waraaqo gaalo soo qortay

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve Před 11 měsíci

    Qaran ka Somalia 🇸🇴 iyo calaanka baluuga ah dood ku jiirto
    Somalia 🇸🇴 wax gooni goosad ah kama jiro

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 Před 10 měsíci

    Sah bay dowladah kaagah miidtahay mabay aminsanah Somalia jiiritankeedah maah lacaguun bay uhsodoonaday mesha nagtuh

  • @majid2968
    @majid2968 Před 11 měsíci +4

    Hadad go deen maxa meeshan keena

    • @adammohamed5339
      @adammohamed5339 Před 11 měsíci +2

      Qof walbo caloosha ayuu udagaalamaa somaliland caalamkaba ma aqoonsana baarlamaankana niikay kuhayaan

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris Před 9 měsíci

      @@adammohamed5339may idin baryeen idinka kadabo ordayee

  • @user-wi9we9xj8e
    @user-wi9we9xj8e Před 11 měsíci

    Asc madaxweyne cabdi qpwdhan waasxanthay

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 Před 11 měsíci

    Meesha dumarkii ayaaba lagu bahdilayaa kulahaa xishood markay rayigeedii sheegtay

  • @sahidmubarak9691
    @sahidmubarak9691 Před 11 měsíci

    Waa ayaan daro in caasimadii somaliya wadanka lagu kalo jarayo dad somali nacayb ku jirana ay baarlamaanku sheega ay ku jiraan gabadhan xildhibaanka iyo maareeyaba labaduba mushahar beey Somaliland ka qaataan sidoo kalana qaranka somaliyana weey ka qaataan somalinimada yaan lagu cayaarin fadlan

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 Před 9 měsíci

    Qosol luma bahna

  • @user-ds9zt2nb9o
    @user-ds9zt2nb9o Před 11 měsíci

    Iminka yaa xukuman war dowlda matihidiin meesha ka kac hooydiin anga wasne

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 Před 11 měsíci +1

    SSC puntland ha racduu marba caln hanuusu sarena.

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Před 11 měsíci

    War dalka sidaan udhaama bilaahi caleeykum

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Před 2 měsíci

    Neef xoolo ah

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 Před 9 měsíci

    Mar eye waxad tahay shabab

  • @ABwaanGacalwanaaje.
    @ABwaanGacalwanaaje. Před 11 měsíci +4

    Somaliland protectors waxa ula baxay ingiris waxa la protect-ti garaynayay waxay ahayeen beesha isaaq waxana Laga protect-garaynayay darawiish oo Sayid maxamed cabdile رحمه الله uu hogaaminayay, 21 sano kadib jabki darawiish isaaq wuxu dib ka fahmay oo kuso duxay diintiisa islaamka iyo inay xoriyad helaan taaso ay hogaaminayeen hogaanki beesha habaryoonis ee sandaladii xirsi amaan kaso jeeday🧐oo iyadu laabtay kala socotay amaba mucaarad ku hayd ingiris. Kacdoonki gobanimo diriirka somalia wuxu aha 3 urur oo laba waqooyi bay ahayd midna kongurbu aha. Waxanay kala ahayeen sidan
    USP oo ay ku midoobeen
    Dhulbahante warsan Gali iyo samaroon
    SNL oo ay ku midoobeen isaaq cise iyo inti kale ee waqooyi galbeed
    SYL oo kunfur ahayd lagana hogaaminayay magaalada muqdisho
    Ingiris xoriyada waqooyi kuma siin wax layidhaaho Somaliland
    Waxa u ku siyay somali waqooyiga. Halganka xornimadana waqooyi waxa iska laha dhulbahante, isaaq dadkaanu diinta kuso celinay bay ahayeen,
    In. Ingiris Somaliland isaaq leeyahay uu xornimada usaxeexay noo keena waraqihii?!
    Ciddi haysa waraqahaas ha keeto,
    Marki la. Midoobayay ee waqooyi iyo kongur isu yimaadeen
    Meesha lagu kala qortay koonfur iyo Somaliland na waraaqahoodi ha Keenan?!
    Waxaan aad ula yaabay ninkan maareye la leeyahay ee sheeganaya barlaban somaliyeed ma caruurta bu usheekaynaya
    Ader haddi aaad isaaq ku taageersantahay urursamaale si toos ah sida daahir calasow ula safo adigo ka duulaya in daarood aad iska gaashaan buursataan, son
    Somaliyana dib aynu udagaalano hakala adkaato sii rasmi ah hawiye iyo isaaqow siwacan isu raaca somali inta kale iyo daaroodna waan midaynayna aynu ku kala baxno somaliya waxba yaan laysu Soo gaban
    Jawaabtaadi barri baan live uso galaya anoon waligay Soo galin kana xishooda qabyaalada balse maadama aan arki waayay isaaq iyo hawiye wax si sax ah ugu jawaaba oo harti ama dhulbahante ama daarood ah waan ku qasbanahay inaan siinka. Iyo daadka idin kala saaro,

    • @Mo.Ali.2010
      @Mo.Ali.2010 Před 11 měsíci +1

      xildhibaanada ssc iyo puntland kasoojeda deg deg baarlamaanka ha uhorkeenaan mooshin SSC maamul gaara loogu aqoonsanayo.

    • @bahjabahja-8805
      @bahjabahja-8805 Před 11 měsíci

      Walalo isaaq sayid maxamed ayaka kusoduleno ingiris iyo isaaq isgarabsanayene benta intas laeg mxa waye isaaq wuxu garab uahay ingiris wuxu qowracaye darood somalinima xita minafirinin waxad firisen ingiriska sidad baris iyo basto ogahelileheden ila hada wad kudushiin ingiriski gumeysiga ila hada o gumeysi jirin darood ayad necebtahay godobtu kagalayna maaqano aniga koley darodna iyo sayid maxamedna majabin wa niinka kaliye af iyo adan lolatagi wayo diyaradya laguduqeye asago faras watoo waxad ogtahay iyo tariiqda qoron ha iskainda tiriin walalo 😂😂😂😂😂

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 Před 9 měsíci

    Wax xiliban aad tahay majirto ee hargiesa aad

  • @user-wi9we9xj8e
    @user-wi9we9xj8e Před 11 měsíci

    Waa cabdale ck

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 Před 11 měsíci +1

    taarwale mareeye somalinimada waxaa kala wayn gooni goosatka ma ahayn in uu mushahar la siiyo.
    khaatumo galbatay waxaa ku xigta Awdal state meesha waa lagu kala tegay isreeb reebka waxaa is haya garxajis iyo jeegaanta

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris Před 9 měsíci

      Wa la dhameeyey adeer isqabsigi isaaq islahayden ka faaidaysta hada waanu heshinay somaliland anaga gacanta ku ahayna tulada lascanod mooye gobalada kalo dhan

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 Před 11 měsíci +1

    Reer koonfur hoostay ka qoslayaan

  • @kaamil1717
    @kaamil1717 Před 11 měsíci

    Libaaxad laandheere ah.

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 Před 11 měsíci

    Shinbirayahow heesa hees wanaagsan heesa heesa heesa

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 Před 11 měsíci +1

    Maareeyow waqooyi isaaq. Ma xukumee hurdada kakac sheekas 25kii August 2023 ayaa gooja cade lagu soo af jarey 😂😂😂

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris Před 9 měsíci

      Somaliland ma tulada lascanod ba utaqaana

  • @user-ci7fz7or2k
    @user-ci7fz7or2k Před 10 měsíci

    Waryadhahen sokan dhulbahanti washay 😅

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 Před 11 měsíci

    Come to gooja cade naayaa

  • @user-cn4ko4ui1t
    @user-cn4ko4ui1t Před 11 měsíci

    Wax waqooyi iyo koonfur layiraahdo majidho puntland iyo khaatumo state marabaan gobolo waqooyi

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 Před 9 měsíci

    Isrixrixa waa lakernaya

  • @user-wi9we9xj8e
    @user-wi9we9xj8e Před 11 měsíci

    Waa cabdale ck waa kuwtaa

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 Před 9 měsíci

    Viva xiliban gowdsn

  • @user-ku2wg4qe1u
    @user-ku2wg4qe1u Před 11 měsíci +1

    Wixii ladoono halayidhaa Somaliland wa qaran jira wana go aaysaa dadka qaar somalinimada iyo somalia iskaga khaldan wax naga galaybaan jirin Somaliland guul

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 Před 10 měsíci

      SOMALILAND IYO KHAATUMO WAA LABO MAAMUL GOBALEED IN SOOMAALIA🌺🌺🌺🌺

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Před 10 měsíci

    IDOOR DABACAYUUN WAXAAN RABNAAN SAMAYNAYNAA DHULBAHANTE WAX MA SAMAYN KARO WAA MAXAY YAA IDINKA YEELAAYO

  • @gorgor3062
    @gorgor3062 Před 4 dny

    Inta darood somali dhex joogo munafaqad iyo qabiil ka biximayso

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 Před 11 měsíci

    waar dadkan ayaa wadan loo dhiibtay oo xildhibaano laga dhigay waar dadkan ha iska qayilaan kuwo wadan wax u qaban karo uma eko

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před 11 měsíci +1

    😅😅😅😅😅 oo yaa ku meteshaan meesha waxaa ku qaadataan mushahare

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 Před 10 měsíci

    Argagixisada Muuse mesha maxay ka qabanayaan gurga hoyadiin aada meshu wa somalia Hadaa argagixiso tageertaan

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 11 měsíci +1

    Puntland mago karto

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před 11 měsíci

    Wax aad yeelikartan ma jirto daarood alle idin madhi meelwalba qaylo la taaganyiin manager Ddhulka qaybinoo qoobad idin siinaya Somaliland guuuul cadawgeeduna ha jabo

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr Před 11 měsíci +2

    😮😮😮 aad baan uga xumahay xildhibaana kusheega kala qeybinaya somaliya ee indho cadeynaya xanuuunsanaya waa inlaga saaraa baarlamanka waa laoobey 😮😮😮

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Před 11 měsíci

    Hagaan ma leh

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Před 11 měsíci +1

    WAXAN XILIMANO MAHAN EE WA JUUHALO MESHA ISUGU TIMI!! UNPROFESSIONAL KULIGOD😏😏😏

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před 11 měsíci

    Soomaaliya xaqiiqda marka la sheego iyo runta dawlad kama jirto waxa ka jiraa waa kooxo ku qaraabanayo magac dawladeed oo boob , musuqmaasuq iyo dulmi iyo xasuuqa ku ka midaysan

  • @siradhali9291
    @siradhali9291 Před 11 měsíci

    PUtland somalia ha ka baxdo waayo waa Cancer iyo Aids laysku daray oo soomalia ragaadisay.

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před 11 měsíci

    SOOMAALI DIID MIYAA FEDERAAL KU DARIN DAYUUSAD SOOMAALI DIID WAA CIIL MAXAAS IN AY FEDERAALKA KU DARAAN

  • @scamojeylani9918
    @scamojeylani9918 Před 11 měsíci

    Ha cadeeyaan goosasho ama joogida

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 Před 11 měsíci +1

    Absolutely xildhibanadu miyanay soomalia ma talin waa maxay naagtan taariikh aan jirin ka hadleysa 1960 igiriis ma xornimo wadan siiyey miyu jiray waa maya

    • @naimamohamoud1950
      @naimamohamoud1950 Před 11 měsíci +1

      26 june mxd u dabal dagta horta maydan waxsooo baran mose sayidka qabriga kasoo xoreeyay bad ii dhooon ileeen xisaabta ka khaldanee

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr Před 11 měsíci

    😮😮😮😮 somali waa midoowdey qabiil kala goown karaa majiro 😮h😮😮😮

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 Před 11 měsíci +1

    Maareeye iyo Cabdixaashi niteey noolyihiin minimoi nagadheer,,isiiiiiiii sisintah iimey

  • @scamojeylani9918
    @scamojeylani9918 Před 11 měsíci

    Fadaraalka waa in ay si saxa oga soo qeeybagalaan ama uga baxaan maxaa khaldan

  • @hodannuur9393
    @hodannuur9393 Před 11 měsíci

    Hadalka gabadhaasi tidhi ayaaa xabad kaga daran wlaahi

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Před 11 měsíci +1

    Xanuun bay meel walba la galayaan daroodku adeer dee sow mad odhan somaliland ma ihi maxad la gubanaysaa daroodku meel ha ku geeyo

    • @user-py3ip6dt3w
      @user-py3ip6dt3w Před 11 měsíci

      Goboladaa waqooyii wa somaliland baay tirii isaaq hadeey uhadleyso wagaar lkn dad iskuracsaan in lag,o miyaa waqooyii wada dagaan ?

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 Před 11 měsíci

      ​@@user-py3ip6dt3w ok zx intii go ayso markaa waa in lafasaxo codna loo qaado shacabka kabacdi wixiii isku raaca ga id la fasaxo hadii kale giraanata aynu ku wareegnee hadalka inaga yareeya

  • @scamojeylani9918
    @scamojeylani9918 Před 11 měsíci +1

    Ordoo goosta maxaa soomaaliya u dhextaagantihiin

  • @amalhope42
    @amalhope42 Před 11 měsíci

    Somaliland waa qaraan is not state medio done

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Před 11 měsíci

    Xasan shiikh somaliyey waa u jeedan, aadan madobe oo aan waxba qorin waxana aqrin ayaa gudoomiye barlaman noo ah oo jeebka wax ka maqlo. Wadankiiba ciyaar baa laga dhigey, xasan xoole tuur leh ileyen tuug ba waa tuug afminsharna waa tuug

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Před 11 měsíci

    DOWLAD BEENBEENEEEY😂😂😂

  • @majid2968
    @majid2968 Před 11 měsíci

    Wax jira ma ahawaxay naagtani ka hadlayso hadad godeen maxad meeshaa kadhex qabanaysa wa yaab b laqdabadad nagula meeraysanaysan hoostiinad kahelaysan bi idni lilaah

  • @pharah01
    @pharah01 Před 11 měsíci

    Cunugtaan maxay isla qalajisaa horta

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Před 11 měsíci

    Who is you mean somaliland = isaaq

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 Před 11 měsíci +3

    Islaantu somalilandnimo iyo gooni ugoosad aaminsantahay maxaa Vila baydhabo iyo xarunta baarlamaanka qaranka somaliyeed may iska tagtoo ileen somaliland somaliya lamatusee may kalarka buluuga necbaato maxay waxti kaga lumuneysaa