Dagaal Kulul Suufi iyo Wahaabi Sheekh Soomow AFka Furtey Geerida Sh Cusmaan Xidig & Wahaabi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Dagaal Kulul Suufi iyo Wahaabi Sheekh Soomow AFka Furtey Geerida Sh Cusmaan Xidig & Wahaabi

Komentáře • 122

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Před měsícem +15

    Ilaahow u naxariiso Qabrigiisa u Waasaci Janofardowsa ka Waraabi Aamiin yaa Rabi InshaAllah Sh Cismaan Xidig

  • @yussufmohamed5411
    @yussufmohamed5411 Před měsícem +7

    Sheekh maxamed cabdi Umal sax sax sax waye Masha allah Rabiyow nooxefdi sheekha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ol7ih8po7h
    @user-ol7ih8po7h Před měsícem +7

    ILAHOW Unaxariiso OO Janatu FARDOWSO GEE SHEEKH Ismaan Xidig Aamiin

    • @AbshirMoha-f1b
      @AbshirMoha-f1b Před měsícem +1

      Alha unaxiiriis to janatul firdoow so Allah kawarbiyo

  • @maxamedshariif8191
    @maxamedshariif8191 Před měsícem +5

    Culimada khilaafka ha iska daayaano , Culimada qaar yeey ka badan muxabada , Cilmi geybka Allaa lehe haloo daayo,
    Ruuxii fiinaay kheyban u rajeyn
    hala yiraahdo, laakin yaan la xukumin .

  • @Hassanmohomud-vu9bo
    @Hassanmohomud-vu9bo Před měsícem +16

    Sh.umul hadalkiisa waa sax

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt Před měsícem +5

    Suufiyada waligood ma caqliyaan qof dhintay bay jannada ayuu ku jiraa ayay leeyihiin jannatul.firfawsah ayay leeyiin jannada waxay malaynayaan inay iyaga gacanta ku hayaan.

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i Před měsícem +1

    shiq cismaan xidiig alaaha uu naxaristo jaano alaa uu naxaaristo anaaga oo dhan alaaha uu naxaristo qof maa galeykarto jaano alaaha aa hayo waxa aan uu rejey heyna jaano insha alaah

  • @wadanimuqdisho685
    @wadanimuqdisho685 Před měsícem +4

    Sheekh umul waxuu sheegay hadda oo kaliya in qof dhintay aan la dhihi karin jannuu galay ama waa loo naxariistay

  • @sheikhAlisubaneya
    @sheikhAlisubaneya Před měsícem +4

    Sheikh Allah unaxaristo, mushrikiinta iyo suufida Allah so hanuniye

  • @user-pe8kc9hq8j
    @user-pe8kc9hq8j Před měsícem +6

    يا صوفية ادخلو في السلم كافة

  • @user-ls6ph9ex6e
    @user-ls6ph9ex6e Před měsícem +8

    Allow unariso sh keena

  • @mohamudmohamed6852
    @mohamudmohamed6852 Před měsícem +2

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم لا تسبوا الاموات فانهم قد أفضوا الى ما قدموا رواه البخاري . من مات على الايمان بالله الواحد القهار فهو من أهل الجنة سابقا أولاحقا . ومن مات على الكفر فهو من أهل النار .

  • @user-kr4jr7jj9k
    @user-kr4jr7jj9k Před měsícem +4

    Soomow shalay ninkii lahaa soomaha halagubo kutubta sh maxamed cabdi wahaab

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba Před měsícem +6

    Dadka ha isku dirin waxaad isku keentay sh.umal wax mar hore ka hadlay iyo kii soomow shalay sidaas ayaa share ku raadineeysaa sheekh cusmaan xidig waa nin caalim ilaahey ha u naxriisto lkn adiga dad isku dir ayaa wadaa

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před měsícem +1

    ALLE YAH RAXMA RAAXIMIIN AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️

  • @HamdiabdiAli-mj5ot
    @HamdiabdiAli-mj5ot Před měsícem +1

    Sheikh umal waa saxanyahay allow kheirna nawafiji una naxristo inta muslim ah oo dhimatay

  • @user-zb7zd4rr1s
    @user-zb7zd4rr1s Před měsícem +3

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله الطيبين الطاهرين واصحبه اجمعين ❤❤❤❤❤

  • @siidiifashioncosmatics6155
    @siidiifashioncosmatics6155 Před měsícem +1

    Alloow Unaxariiso Sheikh Cusmaan Sheikh Cumar Sheikh Da.uud Culusoow

  • @YussufHassan-bs1ph
    @YussufHassan-bs1ph Před měsícem +1

    قال تعالى ان الذين آمنوا وععملو الصالحات كانت لهم جنات الفردوس نزلا ولا شك ان شيخنا شيخ عثمان من عبادالله الصالحين umal hadalkisa kaso qad maleh qarer ayaa haya

  • @zeinabhassan3351
    @zeinabhassan3351 Před měsícem +2

    Ilaahaybaa qaybka og wuxuu janaynayo iyo wuxuu cadaabayo laakiin
    Naxariustiisa ayaan rajsynaynaa

  • @AyuubCabdi-l8l
    @AyuubCabdi-l8l Před měsícem +1

    Sheekh maxamed cabdi umal wa sax

  • @Bintuxajicabdi
    @Bintuxajicabdi Před měsícem +1

    Illahay ayaa ago cida uu unaxariistay

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u Před měsícem +1

    Sheq umal alle haku xifdiyo

  • @sagaliina3403
    @sagaliina3403 Před měsícem +1

    Shiikh umul iläaaheey ha ku xafido

  • @osmanalio4785
    @osmanalio4785 Před měsícem +2

    Walaalyaalow inaad qof dhintey nin wax kasheega ka difaacdaan way fiicantahay
    Laakiin isla qaladkii aad reebtaan inaad ku dhacdaan waa ceeb mowtadu ha idiin sinaadeen gaaleysiinta iyo lacnada dadka muslimiinta aad lacnadeysaan iska dhaafa
    Ninkii dhintey shar iyo qayr ilaah buu lahortagay inaga duco un bay nugu leeyahay
    Ninka leh yaan la isla hadlin yaan lais agfariisan dhabiicada ahluna waljamaaca waa qilaafey
    Allaah halaga baqo

  • @user-il3sc5fo3g
    @user-il3sc5fo3g Před dnem +1

    ilaahay janada fardawso ha geeyo sheekha
    Wahaabiyadu waa iyaka waxa wax qarxinaya

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 Před měsícem +2

    Awow sheikh cusmaan wali ayuu ahaaa ahlu kheer ka Raliyalaahu canhu

  • @mohamedaziin2736
    @mohamedaziin2736 Před měsícem +2

    Sheq umul uusaxan ye❤❤❤

  • @abdiqafarkula6453
    @abdiqafarkula6453 Před měsícem +3

    Sufi waa badi cad

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před měsícem +1

    Subxaanallah

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před měsícem +1

    Intii qaldan Alle ha ka qabto ummadda .

  • @IsmaaciilCabdi-oj9mu
    @IsmaaciilCabdi-oj9mu Před měsícem +1

    ❤😂alaah ha unaxariisto walaalkeen

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 Před měsícem +3

    Jawr iyo cadaalad dareo ka badan lama arag in la cayrsado qof ka digay shirki
    Soomow oo mutadrif ah oo la jahraayo in necebyahay dadka qaar muslimiin soomali ah
    War ninkaan la dooda
    Berri yaan la arag asagoo qabtigiisa kordhooban

  • @AyuubCabdi-l8l
    @AyuubCabdi-l8l Před měsícem +1

    Sheekh umal waa saxanyahay

  • @user-ce5uu7kw8m
    @user-ce5uu7kw8m Před měsícem +2

    Waxaa loo qeybsamay 77 firqo cid walba ayadaa isla saxsan waa yaab

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t Před měsícem +3

    Suffi waa baadi

  • @AdnanMohamed-k2i
    @AdnanMohamed-k2i Před měsícem +4

    Ilaaha ba og meshow geynayo

  • @sadakmohamed3977
    @sadakmohamed3977 Před měsícem +1

    Umal iyo Ibrahim ciyow lacnatilah caleyk shekhena sh c xidgna allaha unaxariisto fadliga illahey uu siiyay ayad kaxuntihin wahabiyo skiin laqa

    • @Fardowsa786
      @Fardowsa786 Před měsícem

      shaikh umul waa Saxan yhy waayo yaa Og' inu Janno Galay? Allah ya Rahmah intii dhimatay

    • @warsanMahmoudAli
      @warsanMahmoudAli Před měsícem

      Wallee cajaaibta aduunkan weey badan yihiin Alloow noo gargaar.

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Před měsícem +4

    MAXAMED SIYAAD AYAA CULUMO LAAYEY WAAN MAQLAYEY MA WXUU AHAA NIN DIINTA DIFAACAYEY MISE KU XAD GUDBAY

  • @AbdiRisaq-gm8sm
    @AbdiRisaq-gm8sm Před měsícem +2

    Waryaa Allaah kabaq warkan ninka
    Sogaliyow channelka waadi naar ha kuu sugnaado, sawabtoo ah ah waxaad qorta isu gelineysaa culumada dariiqada iyo sheikh umal , runtii waa cadaawad hor Leh

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve Před měsícem +2

    Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 🎉scwscw scwsscwscw wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl scwsscwscw scwscw scwsscwscw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤1000

  • @MohamedAbdullahi-j2c
    @MohamedAbdullahi-j2c Před měsícem +2

    Asaga.waa.dhimanrabaa.miyyaa

  • @ZeinabXussein
    @ZeinabXussein Před měsícem +1

    Allha unaxariista shekheena

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve Před měsícem +1

      Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂🎉🎉🎉

  • @sufism1516
    @sufism1516 Před měsícem +2

    Wahaabiyo Calaada Culumada Ahlusuna Wajamaaca soo kama waan toobaan. Mawaysan ogayn in uu nabigu Sw Yiri Qofku waa wixii dadku futilmaamaan. Waa ahlujano haday Muslimiintu qof dhahaan waa sax haday dhahaan na waa ahlu naarna waa sax. Sida axaa dista kucar

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před měsícem +1

    Dadka somali wey waalan yahiin inta badan ha la sheygeysan caadi waye iska dhafa

  • @ilyaasmiyir7803
    @ilyaasmiyir7803 Před měsícem +2

    Ree yutubarada allah ka cabsada culimda beenta hzka shegina allah hor istagi dontane maxa ku jawabi dontande

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před měsícem +1

    WAHAAB KULAA MASIIBO NAAJAASOYIN WEEYE SUUFI SOOMAALIYA MUSLIM BEENNA BAY KU JOOGAAN IYO GAALNIMO DADBAN

  • @MahadGaras-jn6xb
    @MahadGaras-jn6xb Před měsícem +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂sh soomow
    من تشبه بقوه من فهو منهم😂😂😂😂😂

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 Před měsícem +1

    Waa sax waase loo rajaynkaraa qofka wanaagsan

  • @user-ly8zc7dq5b
    @user-ly8zc7dq5b Před měsícem +1

    Allah umadeena hal kadhig

  • @BilemaxamedCigaal-le1xe
    @BilemaxamedCigaal-le1xe Před měsícem +2

    Suufiya oo badankeedu mushrikiin yihiin barna ahlu bidac maxay diinta ka ogyihiin

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 Před měsícem +2

    Yaayidhi wuu gaalaysiiyay khaladaadba kujira kutubtiisa ayuunbuu sheegay hada wax kale muusheegin .malagayaaba inaad kudagdagaysaan wadaadkaa .qofkastaaba waxa uushaqaystay uunbuu leeyahay khayr iyo shar

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve Před měsícem +1

      Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢

  • @CabduqadirXuseen-ue1sk
    @CabduqadirXuseen-ue1sk Před měsícem +1

    Ninka tiirka hala geeyo pls

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 Před měsícem +1

    Shiiq iumul asakaa Shakira iyo khilaafka umada soomaaliyed kow ka.ah hadana shiiq qiiso waa dariiqo 😂

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Před měsícem +1

    Muqdisho somaliyey kacarara mar haduusanba xor ahayin qofka fakarkiisa adeer unakaa leh waan kadaalnay waadna arki doontaa iyadoo faaruqa 3 years later bye

  • @AbdirahmanKhalid-md2ml
    @AbdirahmanKhalid-md2ml Před měsícem +1

    Gabdha hadakawareejisan culeesa ooga imaankarta

  • @abdirashiidabdulahi3821
    @abdirashiidabdulahi3821 Před měsícem +1

    Waa waqtiga wahaabiyo laga ciribtiri lahàa wadanka somaliya

  • @user-gn8gb6zw4j
    @user-gn8gb6zw4j Před měsícem +1

    Kan shiiq soomoow kumagacaaban wax uu yaqaano malahan

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 Před měsícem +2

    Wahaabi sheydaan umal

  • @jamalabuukar6723
    @jamalabuukar6723 Před měsícem +1

    Ninkan & dadka lamidka ah oo Dowlada ku Amraya in qofka rayigiisa sheegey la sooxiro .

  • @user-ho2dl2ph8t
    @user-ho2dl2ph8t Před měsícem +1

    Dadka Soo isku makhraati isugu ma.ahan aduun yada 3 ruux oo makhraati kuu noqoto Soo cadaynteeda maysan ahayn makhraati ayaaad isugu yihiin

  • @user-ox9tb6tq4k
    @user-ox9tb6tq4k Před měsícem +1

    Umul midaas shaqa dada mahan midaas dalil ba lo hayaa

  • @marwasiad1832
    @marwasiad1832 Před měsícem +2

    Jaahilow cilmi hadaadan cilmi aqoon axaadista rasuulka.

  • @highigheted8137
    @highigheted8137 Před měsícem +1

    shiekh. awal.wuxu.ahaye.alshawab .lakis..hada.wu..ka.so.baxay..hada.wu.ku.nolyaa.kenyo.marki.kismayo..u.i.mado..ciidiin.ba.wardiyeyo.sida.madax

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před měsícem +1

    SUUFI WAA CAWAAN 7YO GAALO DADBAN QURAAFAAD IYO AFCARABI IYO SHEEKO IYO WAX BAY ISKU DHEXDARAAN

  • @user-nv5dm7rl4q
    @user-nv5dm7rl4q Před měsícem +1

    Wlle suufi dowlad ku sheeg aya duna suifi ah hadey ku he laan shee kadu waa han ja baad oyo mar mar siiyo raadin

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve Před měsícem +1

    Wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl wlwlwlwlwlwl ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉1000

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t Před měsícem +2

    Intee lagu gaaleeya

  • @AbdulSandiego
    @AbdulSandiego Před měsícem +1

    Qanes

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x Před měsícem +2

    Islamka uu anfacay aaway

  • @user-ow5gq8si9u
    @user-ow5gq8si9u Před měsícem +2

    Wahbi nothing very bad

  • @CabdirisaaqNadiif
    @CabdirisaaqNadiif Před měsícem +1

    adu kan umul layidhaahdow jahanamaad gali,anaana ku leh hada waa aniga.

    • @nasiryre144
      @nasiryre144 Před měsícem

      Adi toona gacan ku ma heesid naar wala jano adon ba tahe wax yabaha rabi gaar u yahe ha fara gishan hadaa nabad rabto aqiro io aduun

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 Před měsícem +1

    Dowlada fedaraalka waa ineey wax ka qabataa wahaabiyiinta shayaadiinta ee munasfiqiinta ah caadifada qabiilka ku sifoowey waa in sida qawaarijta looga sifeeyaa dalka ee burcada diimeedka u shaqeeyo qaliijka iyo gaalada 😂😂😂😂😂😂😂

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Před měsícem

    Suaal somalidu waxma akhristaan miyaa war diintiina barta shiikh iyo mid kale toona waxba idiinmahayaane

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Před měsícem +1

    Kaas haduu dhintay ri dhimatay kama duwana sxb shaydaanaduu caabudi jiray meel hageeyeen acuudu billâhi Xasbunallah wanicmal wakiil 🤥🤥🤠🤠⁉️⁉️🤨☢️🤔🤔😳⚠️😱 Xasbunallah dad waalan buu idinka tagay ummmm waa baadi waa bidco yaab leh

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw Před měsícem

    Dowlda culumo is qabqabsie ka dhixiyo ma soo dhax galayso

  • @daahirelmi9919
    @daahirelmi9919 Před měsícem +2

    Waadho

  • @cashocali9290
    @cashocali9290 Před měsícem +1

    Quraafad ayuu qoray ee makitaab ayuu qoray suufi diin maxuu ka ogyahay

    • @mrsomali7
      @mrsomali7 Před měsícem

      Wahaamiyo Israel la,hesiisay Saudi Arabia mushaar kushaqaysa caqiido wahmi Tashbiih naga aamus jaahil

    • @AxmadnuurMuxiyadiincumar
      @AxmadnuurMuxiyadiincumar Před měsícem

      Wahaabiyo tariikhmale ee waa alshabaab wadama kale laga maamulo ee culimada ha ugafin jaahil yahaw mushaharka lagu duufsaday

  • @madeymusemohammed9596
    @madeymusemohammed9596 Před měsícem +1

    Ala haunaxriisto

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Před měsícem +2

    Intuunoolaa maxaa waxloga shegi waayay markuu meydka kudhagayo

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr Před měsícem

    Ninka dhintay Carab ma ahayn, cajami oo hawiyo ah ayuu. Yaa u qoray ha la isweydiyo?? Maxaa yeelay abgaal iyo luqada carabiga iskuma fiicna. Sideedaba abgaal carab iyo luqada carabigabe way neceb yihiin

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 Před měsícem

    Wahabiyada waa Khawaarij AS waa Wahabiyo! Ma ogtahay?

  • @abdi6533
    @abdi6533 Před měsícem +1

    Ninkaaga wariyahaa culimada way is qilaafeen ee bunbunita iska daa balayo ha abuurin balaayo abuurka daa caamo ayaad tahay

  • @YussufHassan-bs1ph
    @YussufHassan-bs1ph Před měsícem +1

    Umul waa jahil ninki dageysanayo ayaa kajahilsan

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Před měsícem

    الشيخ السوموا ليس الرجل الدين ولارجل منطق ولكن هو رجل غير مفهوم ما يقول ورجل يتكلم مايحلمه ويريد أن تحارب للعلماء الامه يريد أن يكون منفردا ان تقرب للحكومه واقصا ئه العلماء أخري سوا لجماعته.

  • @mariakhalif3615
    @mariakhalif3615 Před měsícem

    Umada haysku dirina codka umal wa marhore

  • @hassanmahamoud1673
    @hassanmahamoud1673 Před měsícem

    Shiikh ka hadlay ma odhan waa gaal lkn wuxuu yidhi kutubtaa khalad ku jiraa bani aadam weeye wuu khaldami karaa maxaa lagu huuribayaa kitaabta oo loo weydiin waayey sheekha hadii khalad laga waayo waa gef lakiin hadii khalad laga helo dib haloo saxo yaan la huursan waxaa layidhi nin hilaab xumi inuu wax qarsanayaa lamoodaa

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Před měsícem

      nacalad been badan aa tahay wuxuu dhahay allaha u naxariisto lama dhihi karo macnaheeda muslim ma'aha uuka wadaa

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Před měsícem

      sidee loo dhahahaa qof caalim ah allaha u naxariisto lama dhihi karo ? ha isku dayin inaa difaacdo klhawaarij aan diin laheyn aa tahay

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr Před měsícem

      ​@@user-de6lm4wn9c suufi qabuuri ah lacnatullaahi caleeyk yaa murtad

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 Před měsícem

    Cida wax gaalaysiisa waalayaqaan waxaana ugubadan suufiyada bal hawfiirsadaan hadaladooda shirkiga hala iskadaayo iyo khuraafada oohala barto diinta oo halamaro dariiqa salafka

  • @abukar1636
    @abukar1636 Před měsícem

    Dowladda boqolkiiba boqol waa wahaabi talaabado Malaga filaayo waa AS

  • @adanali7889
    @adanali7889 Před měsícem +1

    Qaburaha lacabudha deen kabah wayee
    Sufi Allah kabaqa.

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 Před měsícem

      Caami aya thy faham daro aya ku heeso diinta baro

    • @adanali7889
      @adanali7889 Před měsícem

      @@mohacade8773
      Qaburaha in lacabudha sah miya
      Hadith ama ayat quran Mahaysa

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 Před měsícem

      @@adanali7889 akhii qof caqli leh misna islaamnino sheganaayo ma jidho ee adiga faham daro aya ku heeso

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Před měsícem

    Acuudubilaahi Mina Sheydaani Rajiim Ninkaan Waa in dowlada Wax.ka qabataa

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Před měsícem +2

    Wahaabiyo lacnatulaahi calykum soomaali mudo shan qarni ayaan muslim nahay culumadeena waa ahlusuna waljameeca

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr Před měsícem

      Lacnatullaahi caleeykum yaa majuusal umma. Khuraafi kheyr ma leh khasaaradiisaa badan. Mushrikiin ayaan tihiin suufiyo. Wariye beenlow ah!!! Balaayo buuweeso bogga hakaa gasho yaa shiici suufi. Tuug tuug dhalay!!

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr Před měsícem

      Cid u geftay ninka dhintay ma jiro. Ninka aad sheegeysiin wuxuu qoray lama yaqaano. Abgaal ayuu ka dhashay oo iyaga uun baa yaqaaniin. Nin Soomaaliyoo taqaano ma aha. Hanooga dhigina nin Soomaaliyoo dhan. Suufiyada Hargeisa joogto xitaa ma yaqaanaan. Lacnatullaahi caleeykum yaa shiici suufi qabuuri oo dhan.

    • @AwrkiiCirka
      @AwrkiiCirka Před měsícem

      @@MohamedSharif-bn3rr argagixiso ayaad tihiin maafiya ah lkn waxaa ilaaheey mahadii ah in umada idin ku baraarugtey shilimaadka aad carabta kasoo qaadateena la idinku fahmay

  • @mowisha
    @mowisha Před měsícem

    Dadka quraafadka aaminsan iyo wahaabiyada suufida dadka kala leexda nacalad yahay

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 Před měsícem

    Viva suufiya❤

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před měsícem

    Inkaar haku dhacdo wahaabiyiinta iyo terroristaha.

  • @ahmednuraden2814
    @ahmednuraden2814 Před měsícem

    Nacalaa adinka iyo wiilkiina ito naago gubka ku yaale ninka iska daaya

  • @SaidMohamed-ob6qk
    @SaidMohamed-ob6qk Před měsícem

    Labo sheet aan ayaad tihiin

  • @hassanmahamoud1673
    @hassanmahamoud1673 Před měsícem

    Khuraafo luntay waxay qortayna waa lumiye dadkoodii

  • @daahirelmi9919
    @daahirelmi9919 Před měsícem

    Waadho