BASHIR JAAWE 2020 | RAALIYO HAWEEN | BARNAAMIJKA CIIDUL ADXA | XULKA FANAANINTA JIGJIGA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • Hoyga Fanka Sugaanta & Madadaalada soomaaliyeed
    MAAME HD MEDIA PRODUCTION
    Subscribe,Share,Comment, Like
    Facebook Page like
    www.facebook.c...
    CZcams like
    / @maamehdmediaproduction
    BARNAAMIJKA CIIDUL ADXA
    XULKA FANAANINTA JIGJIGA
    PRODUCTION BY MAAME HD MEDIA
    CAMERA MAN
    AMIIN CABDIFATAX
    MO OPERA
    MAAME HD
    DIRECTING AND EDITING
    MAXAMED XASAN FARAX (MAAME HD)

Komentáře • 121

  • @hamdimohamed7349
    @hamdimohamed7349 Před 4 lety +63

    Wad u jedan sida ey wilshena nogu Fanayan e wilsha qadrin qas hala siyo wilsha somaliyed adunka u qalisan wlh masha allah ilahow wilsha nodaa

    • @hamdimohamed7349
      @hamdimohamed7349 Před 4 lety +7

      Wax lagu fano ama wajigwa lagu xirto waad mudntahin wilshena somaliyed alle haidin sharfo

    • @hamdimohamed7349
      @hamdimohamed7349 Před 4 lety +6

      @Kamadare waxa wangsan iney wilshoda somaliyed hos u firiyan inta adunyo kale lagu mashqulsan yahay maxa yelay abwanda somaliyed waxey gabdhahoda raliyonimo ayeyku shaken marka waxan dhihi laha abwanka warkisa hal macad lagu lisay haka dhigna e ismujiya o garab istga ragina

    • @hamdimohamed7349
      @hamdimohamed7349 Před 4 lety +1

      @Kamadare mahdsanid walal qali alle haku sharfo

    • @adaniman8374
      @adaniman8374 Před 3 lety +3

      @@hamdimohamed7349 Thank You Abaayo. Sidoo kale in badan baan idinku faanaa gabdhaheena Soomaaliyeed.🙏🙏❤❤

    • @abdifarahsomali3007
      @abdifarahsomali3007 Před 3 lety +2

      Mahasanid wllshy somaliyeedey wa balan kolay anigu gabadh somaliyeed marna xumayn maayo ❤️❤️❤️

  • @khadramaxamed2212
    @khadramaxamed2212 Před 3 lety +14

    Xaajigayga ayaa heestan ijeclaysiyey waan ku raxaystaa dhagaysigeeda hees igu qaliya weeye abdiqani maxamd adan cimriga alle haku dheereyo

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970

    Wlhi bashiir jaawi taaageeero buuxda ayaan u nahay haddaan reer muqdisho nahay waaana sugeenaaa in uuu mar in muqdisho yimaaado

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 Před 3 lety

      Kuwini id deeqaa arder na dhamo qaar marabnow🥰🗡

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 Před 4 lety +11

    Heestan barmaamijka in loogu horaysiiyay ahayd bashiir jaawe keep going

  • @abdiahmed3017
    @abdiahmed3017 Před 4 lety +17

    Bashiir Halyay Qaran Macalin jacaylka wax badan ka bartay Fanaan Sare Horay u soco Libaax Laandheera ah 💪

  • @amingohe8444
    @amingohe8444 Před 4 lety +13

    Best song waa heesta ugu midhaha iyo music ga macaan eida Manshaa allaah bashir jaawe

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 4 lety +17

    Fanka Somaliweyn
    Wagii Hore Hargeysa laguma Heysan
    Hada Jigjiga Ayaa shidan
    Wallow Aan Anigu Waligey Jeclaay Dadkeeda
    Abbihii afka iyo Suugaanta Dhoodaan
    Raxmatulaahi Caleyhi

  • @husniproductions9363
    @husniproductions9363 Před 4 lety +13

    Iyada oo qoraal ah ya haya sxbl xaskeyga ayan hadiyaad uga digi lahay

    • @Chen12347
      @Chen12347 Před 3 lety

      czcams.com/video/TYYwSbP8h1Y/video.html

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 Před 3 lety +6

    Ninkaan waa fanaan buuxa
    Bashiir Jaawa...keep going.

  • @hamdimohamed7349
    @hamdimohamed7349 Před 4 lety +8

    Wow nin culus wlh bashir jawi nin an iska jeclahay codkisa

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 Před 4 lety +7

    Bashiir jawi fanan aan tagero legend❤🙏

  • @sucadoahmed9262
    @sucadoahmed9262 Před 2 lety +4

    Bashir jaawe masha alaah my baro cod lagu daa😍🤗🤑

  • @djkhaliif3168
    @djkhaliif3168 Před 3 lety +2

    bashiir jaawe jecl ka wax buu ka yaqanaa hal ka kaga wad zxp mcn

  • @ayanfarah1554
    @ayanfarah1554 Před 4 lety +9

    Maasha alah waa jeclahey wiilkan heesihii waana qof qalpi wanaagsan

  • @nimcaanwalicali5702
    @nimcaanwalicali5702 Před 4 lety +9

    Saxp qaali ah Will aan jeclahay codkiisa Fanan qaran Jaawe

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 Před 3 lety +8

    Bashiir Jaaaaaaaawi:
    Codkaagu Waa Cajiib.

  • @abdirizakateeraateera6465

    Rag idhaafiyaay raliyo haween♥️♥️🙏🙏

  • @hamdimohamed7349
    @hamdimohamed7349 Před 4 lety +13

    Bashirow ina abow aniga hesahaga wan jeclahay runti waxan alle kaga barya nolsha macn e ad gashay inu ku siyadiyo

  • @mahdicumer3002
    @mahdicumer3002 Před 3 lety +4

    Waa hees macan Oo wacan Adiga iyo abwankij samayn wan inisalamay bashiir

  • @ahmedwaasuge6065
    @ahmedwaasuge6065 Před 3 lety +2

    Bashiir jaawi meel ka dhada ayuu kaga so baxay nimankii ragaaa ahaa

  • @abdifatahabdulahi6578
    @abdifatahabdulahi6578 Před 4 lety +6

    lgend hestaasi iga gadan wa lybn yhy sandkan bshir jwe

  • @hassan7935
    @hassan7935 Před rokem +1

    Fardawso Bbe love raaliyo haween

  • @abdikariim4927
    @abdikariim4927 Před 3 lety +2

    Sxpkay Bashir jawey oo ku magac dheer cadir oo xili hore iku dambeysay sxp qali rag muxuu waqtiga Kala qariyay

  • @user-vb4zr4cc9g
    @user-vb4zr4cc9g Před měsícem

    Kalgacel rawaxay dib uso rogay ❤

  • @amaadin12
    @amaadin12 Před 4 lety +15

    i like his dance moves, nice song bashiir

  • @muxyadinxasan9970
    @muxyadinxasan9970 Před 4 lety +5

    Hees macaan waan idin salaamay bashir adiga iyo abwaankaba afmagaaxshe,

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 Před 2 lety +4

    Bashiir keyga ❤️

  • @user-jg4sc4on9q
    @user-jg4sc4on9q Před 10 měsíci

    Am listening 🎶 this song 29th October....haween iga mudhan xasus

  • @Somalisongs388
    @Somalisongs388 Před 4 lety +7

    Bashiir jaaweey inlala Ciyaara Xittaa
    Uma baahna kaligiu baa isku filan ani markaan arko Fanaankan Qosal iskumaba Celin Kari He is So funny

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 Před 3 lety +2

    Mash allah Bashir raliyo hawen

  • @hibaaqmaxamed3726
    @hibaaqmaxamed3726 Před 2 lety +1

    Woow axsan hees wacan weeye fanaan buuxa bashiir jaawi

  • @abdihafidgandi7727
    @abdihafidgandi7727 Před 4 lety +2

    Bashir jawi tageero no 1 ayn ahay

  • @Ayaan-kaafiya
    @Ayaan-kaafiya Před 4 měsíci

    Naag nasiibleh Ayaa looqaadaa

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 Před 4 lety +4

    Bashir jaawi nin ad utagero hestan wan la dhacay mindha isku dhib ba ina haystay ani iyo adi kkkk

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 Před 3 lety +3

    Yaa salaaaaaaaaam ina aaboow ❤🖐

  • @khaalidaadna9203
    @khaalidaadna9203 Před 4 lety +2

    Pazhiir jaawi fanaan jira♥️♥️♥️♥️♥️

  • @shamsosiciid6111
    @shamsosiciid6111 Před 4 lety +4

    Bashiir jawi❤

  • @ashkirmahamed9941
    @ashkirmahamed9941 Před 4 lety +3

    Fanaan dhanwalba ka dhamaystiran bashiir cabdullhi jawaay

  • @mohamedafgaap804
    @mohamedafgaap804 Před 2 lety +2

    Amazing song xiddiga jigjiga

  • @ahmednoor671
    @ahmednoor671 Před 3 lety +2

    Maanshaa ALAH Ash callahees

  • @abdiyounis2389
    @abdiyounis2389 Před 3 lety +1

    Fanka meel sare ka jooga Bashiir.

  • @iqroabdi9239
    @iqroabdi9239 Před 2 lety +2

    Waaw

  • @fiyoormagan6412
    @fiyoormagan6412 Před 3 lety +2

    Mansha allah tabarakalah Salma Nuura iyo Nimca Daimond xawrlaciintii dunida horay u socda my sisters quruxdiina baxaysa:)

  • @nawaalnalka4532
    @nawaalnalka4532 Před rokem

    Raalio haween ayyy bashiir jaawi fanaan dhamestiran🤍🌹🎤

  • @ShukriyAdan-sb5kl
    @ShukriyAdan-sb5kl Před rokem +1

    💔💔💔💔💔💔 Best

  • @nooo1786
    @nooo1786 Před 3 lety

    Inankan waa cod macaan yahay waana bashuush mashaallah.

  • @gaguf112
    @gaguf112 Před 4 lety +3

    Waxaan Ku Mahadsan Heestan Abwaan Af magaxshe A Shakuur Qude

  • @MacalinIsmacil-wc1pz
    @MacalinIsmacil-wc1pz Před rokem

    Wayo wayo

  • @mustafeabdi8600
    @mustafeabdi8600 Před 3 lety +1

    Rabaa igu ogoo kugu raysatayoo runbaan kuu jeclahay
    Bashiir jaaweey fanaan sare

  • @umacabdalle8753
    @umacabdalle8753 Před 4 lety +2

    Waa fanaan tayo sare leh

  • @farhiyaalimohamed5277
    @farhiyaalimohamed5277 Před 3 lety +1

    Bashiir jawi fanaan buuxa ina aboowe horay usoco

  • @kingmaajid313
    @kingmaajid313 Před 2 lety +2

    The greatest underrated somali singer ever

  • @abdikadirfarey5394
    @abdikadirfarey5394 Před 3 lety +3

    Dadka doobabka ah heestaan uma dhadhameyso walhi se anigu dadkaa ayaan ka mid ahay iminka rajadeyduna maxuma.

  • @muniishbeybi3315
    @muniishbeybi3315 Před 3 lety +1

    Manshaallah

  • @abdulfatahgodane6099
    @abdulfatahgodane6099 Před 3 lety +2

    Nice song

  • @fuaadyare5920
    @fuaadyare5920 Před 4 lety +2

    Ninka waa dhaba aha bashira

  • @user-zt2fr5gw7i
    @user-zt2fr5gw7i Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤B est

  • @farxandahir2763
    @farxandahir2763 Před 2 lety

    Hees iyo badh bashiir jaawi horosoco sxb

  • @apdihakimchess3951
    @apdihakimchess3951 Před 4 lety +1

    Bashiir ader cadi mahid

  • @englabaalemohamud2008
    @englabaalemohamud2008 Před 3 lety +2

    wow waa hees wanagsan 2🤩🤩🤩

  • @gacalociise1144
    @gacalociise1144 Před 4 lety +1

    Waw bashir

  • @farhiyaismail6045
    @farhiyaismail6045 Před 4 lety +1

    Woow walalo

  • @Zamzamsharafofficial
    @Zamzamsharafofficial Před 4 lety +2

    I'm first hhh

  • @hafso123ali7
    @hafso123ali7 Před 3 lety +1

    Tagera ayan kuahay walal mcn

  • @yussufjanagalle2746
    @yussufjanagalle2746 Před 3 lety +1

    Cajib bashirow

  • @caroog
    @caroog Před 2 lety +1

    Nice voice

  • @user-bm8rx1fv1k
    @user-bm8rx1fv1k Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyoabdullhi997
    @safiyoabdullhi997 Před rokem

    Wlhi hestaan anu ilmaynayo xasus dartet cawa so boqday
    Wxan dhagaysan jiray waqti aad jku ficnaa qofkan jeclaa ayan iqadi jiray 😭😭 hdana waqtikaa nakala geyay calf wan isku yelan waynay ninkala icalfday ninki wan kala tagny
    Wali siidii ban uxasusta wilki una jeclahy lkn asaka hda sidi ima ahan mahamdow abowe illahow Clfku markle ikuga simaa 🙏

  • @MaqsuudCadaawe-tx6go
    @MaqsuudCadaawe-tx6go Před rokem

    1

  • @muhidiinmaxamed2587
    @muhidiinmaxamed2587 Před 4 lety +1

    Yes rumati

  • @sacdiyaabdi8173
    @sacdiyaabdi8173 Před 4 lety

    Wariyahu reer badiyo weyan su.ll xumaa

  • @Naftuwaaamano
    @Naftuwaaamano Před 10 měsíci

    😢😢😢❤

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 Před 4 lety

    Kkkkkkkkk bashir cadi maha

  • @zeytunyarey2679
    @zeytunyarey2679 Před 2 lety

    🙋👌👌👌👏👏👏👏🔥🔥🔥🔥

  • @amalibrahim8785
    @amalibrahim8785 Před 3 lety +1

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @muniishbeybi3315
    @muniishbeybi3315 Před 3 lety +1

    Asc walalken

  • @hamzamohamed6530
    @hamzamohamed6530 Před 4 lety

    Wow

  • @mctaraa3661
    @mctaraa3661 Před 3 lety +1

    Fiican

  • @abdiawalofficial5279
    @abdiawalofficial5279 Před 4 lety +1

    Woow wa tagera catir

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 Před 3 lety +2

    ❣❣💖💖💖💖💖💖💖💖💖👌🖐🙏💕

  • @boykosta3749
    @boykosta3749 Před 3 lety +1

    At years

  • @mohamedwarsame9521
    @mohamedwarsame9521 Před 4 lety +1

    👈❤️❤️🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @yusufmohamed6446
    @yusufmohamed6446 Před 3 lety +1

    Asal

  • @ahmednoor671
    @ahmednoor671 Před 3 lety +1

    Caadi ma.aha

  • @umacabdalle8753
    @umacabdalle8753 Před 4 lety

    Waxaanse dhihi lahaa waxaa kufu dudatey bahasha bidaartaa

  • @twitchdaada_sk7953
    @twitchdaada_sk7953 Před 3 lety

    ❤❤❤❤❤❤❤😭

  • @maxamedcabdiciise8028

    ⁿ090⁰

  • @gacalociise1144
    @gacalociise1144 Před 4 lety +1

    Waw bashir

  • @mahdicumer3002
    @mahdicumer3002 Před 3 lety

    Masha alaall

    • @mahdicumer3002
      @mahdicumer3002 Před 3 lety

      Waa hees macan wan inisalamay Adiga iyo abwaankiisameyay bashiir