Hees qiso dhab ah dib miyaad usoo dhalan bashiir jaawe lyrics

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024

Komentáře • 34

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před měsícem +1

    😢😢😢😢allaha unxristo ax ax xanun badanaa 😢😢😢😢alayaraxma iska samir😢😢😢wll😢

  • @mokhaliif8558
    @mokhaliif8558 Před rokem +5

    Waxaa fahmi karo heestan ruux waalidkii mid kamid ah dhintay oo caruurtuu laciyaaro aabahood suuqa uwado ama dhar usogaday ama nin xaaskisi dhimatay oo caruur kagatagtay ama gabar ninkedi dhintay oo caruurta kaligeed koriso iskusowadaduuboo agoonimada mafiicna anigaa somaray oo hoyadeey isokorisay ilaahay hoyadey cimrigeda hadhereyo

  • @user-yh8vx4it8j
    @user-yh8vx4it8j Před rokem +1

    Wlhi heestaan waa hees qiiradeeda wadata

  • @user-lg2we4nu4z
    @user-lg2we4nu4z Před 7 měsíci +1

    10bisha 1aad 2024ka haben xanun badan Onan ilaawi doonin Intan dunida nololahey wxan wayay wllkey ismaciil xasan mxamed alle haku naxaristo

  • @HaniMahamud-ev8ww
    @HaniMahamud-ev8ww Před 4 měsíci +1

    Rajo an sugaye dayaxed dhacay 😢

  • @ahzaabyareofficial2251

    Aabo😢😢

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 Před 2 lety +2

    Habeen aadan iga dhixin

  • @caaliyaqurux4267
    @caaliyaqurux4267 Před rokem +3

    2023/7/23 maalin aan ilaawi kryn wllky mcnow allha kunaxariisto qalbigana hano qaboojiyo kolba iga foogatye alle Marti lajecel yahy haka dhigo hdaan awoodi laha naftan kusiibi laha qalbiyow balse gurigaagi dhabta ahaa uhoyoty alle janatul fardowsa hakaugu casuumo 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @sacidaxasan2546
    @sacidaxasan2546 Před 2 lety +1

    ALLHA U NAXARSTO

  • @user-qv3ji6dx2s
    @user-qv3ji6dx2s Před 11 měsíci +1

    Heestan wxey ku soctaa qofkastoo qofkiisi dhinteyo waayey

  • @user-yh8vx4it8j
    @user-yh8vx4it8j Před rokem

    Dhool i hilaacoo
    Dhibiciisa sugayiyo
    Daruur dhays ahydoo
    Dhedo iga bar marisiyo
    Rajo aan dhur sugayoo
    Dayexeedi dhacayey

  • @mustaqiimxassan5547
    @mustaqiimxassan5547 Před 2 lety

    Alh allh axsan hees

  • @samsammohamed2726
    @samsammohamed2726 Před 2 lety +2

    😭😭😭😭qofkii aabihii dhintey ayaa dareemi karo heestaan😭😭😭

  • @zamowade8437
    @zamowade8437 Před 4 lety +6

    Erayada iska sax
    Qumunaabka waa maxay
    Kumanaanka dhudiyeey weeyi
    Mise somali ma tihide waad baratay

  • @MaxamedxuseenGodey
    @MaxamedxuseenGodey Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abaadirsiyaadaxmed1254
    @abaadirsiyaadaxmed1254 Před rokem +1

    Again

  • @mumintravelagency
    @mumintravelagency Před 8 měsíci +1

    heestan waxaan kusoo xasuusta jamaahirrtii laascaanood naftooda u huray iyo sakariye siciid cabdi kafad iyo jaamac coondhe

  • @caaliyaqurux4267
    @caaliyaqurux4267 Před rokem

    Rajo aan dul sugayo dayaxeedii dhacy

  • @user-vb4zr4cc9g
    @user-vb4zr4cc9g Před rokem

    😢😢😢😢

  • @sakariyenabadonxajii5409

    🥲🥲🥲🥲🥲🥲

  • @kiinyusuf6468
    @kiinyusuf6468 Před 2 lety

    😪😪😪😪😪

  • @user-xn1dl8es8s
    @user-xn1dl8es8s Před 9 měsíci

    Kkkk😢😂😂😂😂

  • @teamsuuropadan8774
    @teamsuuropadan8774 Před 4 lety

    😭😭😭😭😭😭

  • @najknor5045
    @najknor5045 Před rokem

    L

  • @xamdicabdi1403
    @xamdicabdi1403 Před rokem

    😭😭😭

  • @ashaahmedsiad
    @ashaahmedsiad Před 2 lety

    😭😭😭

    • @ikraanmahamoud4392
      @ikraanmahamoud4392 Před rokem

      😭😭😭😭aaboW Rapi Jano Fardowsa Ha isku Keen Tuso😭😭😭🤲🤲🤲🤲