CABDIRISAAQ ANSHAX | WAX KU SEEGAY HAW DUDIN | 2017

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 31. 12. 2016
  • BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔
    🔗 / waistube 🔗
    MAHADSANIDIIN.
    We (Wais Tube) we post music videos as well as educational videos. Our educational Videos mainly talk about every topic on our planet such as animals, countries, economics, politics, etc. We are trying to create inspiration and creative videos: those who watch our videos understand our planet and become open-minded. We write the script and translate from English to our native language (Somali). We then voice record, edit, and add a slideshow of non-copyright background photos, CZcams audios, and videos.
    We mainly use Final Cut Pro X and iMovie to edit our videos to make it look more professional. But we also use Adobe Premiere Pro which is kinda challenge but a great video editing software. We use Photoshop to edit our channel thumbnail, photos as well as some texts. We use Rode VideoMic Pro to record our voice. It is a really great Microphone.
    Annaga (Wais Tube) waxaan soo dhignaa fiidiyowyada muusikada iyo sidoo kale fiidiyowyo waxbarasho. Fiidiyowyadeena waxbarashadu badanaa waxay ka hadlayaan mowduuc kasta oo ku yaal dhulkeena sida xayawaanka, wadamada, dhaqaalaha, siyaasada iwm. Waxaan isku dayeynaa inaan abuureyno dhiirrigelin iyo fiidiyowyo hal abuur leh: kuwa daawanaya fiidiyowyadeena waxan rabnaa iney fahan wanaagsan ka helaan meeraheena oo noqdaan qof maskax furan oo fahasan waxkasta. Waxaan qornaa qoraalo Ingiriisi ah una turjumnaa afkeenna hooyo (Af-soomaali). Waxaan markaa duubnaa codka waxaan ku darnaamuuqaallo sawirro ah oo ku saabsan sawirrada asalka aan xuquuqdooda la qorin, maqallada CZcams iyo fiidyowyada CZcams.
    Waxaan badanaa isticmaalnaa Final Cut Pro X iyo iMovie si aan ugu tafatiranno fiidiyowyadeena si aan uga dhigno ku xirfadeysan mise Professional ah. Sidoo kale waxaan adeegsanaa Adobe Premiere Pro kaas oo yara adag laakiin waa mid aad u wanaagsan. Waxaan isticmaalnaa Photoshop si aan ugu tafatirno sawirrada iyo sidoo kale qoraallada qaarkood. Waxaan isticmaalnaa Rode VideoMic Pro si aan u duubno.
  • Hudba

Komentáƙe •