WaisTube
WaisTube
  • 192
  • 644 007
5-TA WADAN EE BARIISKA UGU BADAN SOO SAARA |
BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔
🔗 czcams.com/users/WaisTube🔗
MAHADSANIDIIN.
5 RICE PRODUCING COUNTRIES IN THE WORLD/5-TA WADAN EE BARIISKA UGU BADAN SOO SAARA
1: PEOPLE'S REPUBLIC OF CHINA
2: REPUBLIC OF INDIA
3: REPUBLIC OF INDONESIA
4: PEOPLE'S REPUBLIC OF BANGLADESH
5: SOCIALIST REPUBLIC OF VIETNAM
Copyright by WAIS 2020]. Any illegal reproduction of my content in any form will result in immediate action against the person concerned."
We (Wais Tube) we post music videos as well as educational videos. Our educational Videos mainly talk about every topic on our planet such as animals, countries, economics, politics, etc. We are trying to create inspiration and creative videos: those who watch our videos understand our planet and become open-minded. We write the script and translate from English to our native language (Somali). We then voice record, edit, and add a slideshow of non-copyright background photos, CZcams audios, and videos.
We mainly use Final Cut Pro X and iMovie to edit our videos to make it look more professional. But we also use Adobe Premiere Pro which is kinda challenge but a great video editing software. We use Photoshop to edit our channel thumbnail, photos as well as some texts. We use Rode VideoMic Pro to record our voice. It is a really great Microphone.
Annaga (Wais Tube) waxaan soo dhignaa fiidiyowyada muusikada iyo sidoo kale fiidiyowyo waxbarasho. Fiidiyowyadeena waxbarashadu badanaa waxay ka hadlayaan mowduuc kasta oo ku yaal dhulkeena sida xayawaanka, wadamada, dhaqaalaha, siyaasada iwm. Waxaan isku dayeynaa inaan abuureyno dhiirrigelin iyo fiidiyowyo hal abuur leh: kuwa daawanaya fiidiyowyadeena waxan rabnaa iney fahan wanaagsan ka helaan meeraheena oo noqdaan qof maskax furan oo fahasan waxkasta. Waxaan qornaa qoraalo Ingiriisi ah una turjumnaa afkeenna hooyo (Af-soomaali). Waxaan markaa duubnaa codka waxaan ku darnaamuuqaallo sawirro ah oo ku saabsan sawirrada asalka aan xuquuqdooda la qorin, maqallada CZcams iyo fiidyowyada CZcams.
Waxaan badanaa isticmaalnaa Final Cut Pro X iyo iMovie si aan ugu tafatiranno fiidiyowyadeena si aan uga dhigno ku xirfadeysan mise Professional ah. Sidoo kale waxaan adeegsanaa Adobe Premiere Pro kaas oo yara adag laakiin waa mid aad u wanaagsan. Waxaan isticmaalnaa Photoshop si aan ugu tafatirno sawirrada iyo sidoo kale qoraallada qaarkood. Waxaan isticmaalnaa Rode VideoMic Pro si aan u duubno.
zhlédnutí: 211

Video

MA OGTAHAY | 5-TA DHISME EE UGU CAANSAN YURUB
zhlédnutí 21Před 3 lety
BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔 🔗 czcams.com/users/WaisTube🔗 MAHADSANIDIIN. 5 MOST ICONIC BUILDINGS IN EUROPE/5-TA DHISME EE UGU CAANSAN YURUB 1: EIFFEL TOWER, PARIS FRANCE 2: CASA MILÀ, BARCELONA, CATALONIA, SPAIN 3: SAINT BASIL'S CATHEDRAL, MOSCOW, RUSSIA 4: SAGRADA FAM...
BARWAAQO QALANJO | DHAAYAHA ARAGA | 2020
zhlédnutí 158KPřed 3 lety
BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔 🔗 czcams.com/users/WaisTube 🔗 MAHADSANIDIIN. We (Wais Tube) we post music videos as well as educational videos. Our educational Videos mainly talk about every topic on our planet such as animals, countries, economics, politics, etc. We are ...
MA OGTAHAY | 5TA DAL EE UGU DHULKA WEYN AFRIKA
zhlédnutí 99Před 3 lety
#AFRICA BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔 🔗 czcams.com/users/WaisTube🔗 MAHADSANIDIIN. MA OGATAHAY 5TA DAL EE UGU DHULKA WEYN AFRIKA / THE MOST POPULATED COUNTRIES IN AFRICA 1: ALGERIA 2: THE DEMOCRATIC REPUBLIC OF CONGO/ZAIRE 3: SUDAN 4: LIBYA 5: CHAD "Copyright by WAIS 202...
MA OGTAHAY |5-TA WADAN EE UGU DADKA BADAN AFRIKA
zhlédnutí 31Před 3 lety
BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔 🔗 czcams.com/users/WaisTube🔗 MAHADSANIDIIN. MA OGATAHAY 5TA WADAN EE UGU DADKA BADAN AFRIKA/ THE MOST POPULATED COUNTRIES IN AFRICA 1: NIGERIA 2: ETHIOPIA 3: EGYPT 4: THE DEMOCRATIC REPUBLIC OF CONGO/ZAIRE 5: SOUTH AFRICA "Copyright by WAIS...
MA OGTAHAY | 5-TA WAAX EE BOLISKA DALKA MARAYKANKA UGU BALAADHAN
zhlédnutí 47Před 3 lety
BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔 🔗 czcams.com/users/WaisTube🔗 MAHADSANIDIIN. MA OGATAHAY 5-TA WAAX EE BOLISKA DALKA MARAYKANKA UGU BALAADHAN/ 5 LARGEST POLICE DEPARTMENT IN U.S 1: NEW YORK POLICE DEPARTMENT 2: CHICAGO POLICE DEPARTMENT 3: LOS ANGELES POLICE DEPARTMENT 4: P...
MA OGTAHAY | 5-TA MAGAALO OO U DHEXEYSA LABO QAARADOOD
zhlédnutí 20Před 3 lety
BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔 🔗 czcams.com/users/WaisTube🔗 MAHADSANIDIIN. MA OGATAHAY 5-TA MAGAALO EE U DHEXEYSA LABO QAARADOOD/ 5 CITIES LOCATED BETWEEN TWO CONTINENTS 1: ISTANBUL 2: SUEZ CITY 3: MAGNITOGORSK 4: ORENBURG 5: ATYRAU "Copyright by WAIS 2020]. Any illegal ...
MA OGTAHAY | 5-TA MAGAALO EE CAALAMKA EE KA DHUL DHISAN SAXARAHA | EP 9 | 2020
zhlédnutí 32Před 3 lety
BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔 🔗 czcams.com/users/WaisTube🔗 MAHADSANIDIIN. 5-TA MAGAALO EE CAALAMKA EE KA DHUL DHISAN SAXARAHA/ 5 CITIES BUILT-IN DESERT ACROSS THE WORLD 1: DUBAI, UAE 2: LAS VEGAS " THE SIN CITY", U.S.A 3: CAIRO, EGYPT 4: TEHRAN, IRAN 5: LIMA, PERU "Copy...
MA OGTAHAY | 5TA WAXYAABOOD EE LAGU XASUUSTO JOHN LEWIS | EP 7 | 2020
zhlédnutí 26Před 4 lety
BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔 🔗 czcams.com/users/WaisTube🔗 MAHADSANIDIIN. 5-TA WAXYAABOOD EE LAGU XASUUSTO JOHN LEWIS/ 5 THINGS TO BE REMEMBER JOHN FOR LEWIS 1: BORED IN TROY, AL IN 1940 WHEN SEGREGATION WAS A LEGAL/ WUXUU KU DHASHAY MAGAALADA TROY EE GOBOLKA ALABAMA SA...
MA OGTAHAY | WADANKA UGU JASIIRADA BADAN CAALAMKA | EP 5 | 2020
zhlédnutí 240Před 4 lety
#MAOGTAHAY #SOMALIA #WAISTUBE #JASIIRAD BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔 🔗 czcams.com/users/WaisTube🔗 MAHADSANIDIIN. 5-TA WADAN EE UGU JASIIRADA BADAN CAALAMKA/ 5 COUNTRIES WITH THE MOST ISLANDS 1: SWEDEN 2: FINLAND 3: NORWAY 4: CANADA 5: INDONESIA "Copyright by WAIS 2020]...
MA OGTAHAY | KAYDKA SHIDAALKA DUNIDA UGU WEYN | EP 5 | 2020
zhlédnutí 94Před 4 lety
#MAOGTAHAY #WAIS #IRAN #SHILDAAL BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔 🔗 czcams.com/users/WaisTube🔗 MAHADSANIDIIN. 5TA WADAN EE KAYDKA SHIDAALKA DUNIDA UGU WEYN/ THE WORLD'S LARGEST OIL RESERVES BY COUNTRY. These countries have the largest oil reserve not by production. Wadamad...
5TII MADAXWEYNE EE MARAYKANKA EE ISKUDAYGA DIL KA BADBAADAY | EP 3 | 2020
zhlédnutí 22Před 4 lety
BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔 🔗 czcams.com/users/WaisTube 🔗 MAHADSANIDIIN. SHANTII MADAXWEYNE EE DALKA MARAYKANKA EE ISKUDAY DIL KA BADBAAY/ FIVE FAILED ASSASSINATION ATTEMPT OF U.S PRESIDENTS 1:JOHN F. KENNEDY 2: GEORGE W. BUSH 3: RONALD REAGAN 4: THEODORE ROOSEVELT 5:...
AWALE ADAN | DJIBOUTI DAD WEEYE MIDAYSAN | 2020
zhlédnutí 140Před 4 lety
BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔 🔗 czcams.com/users/WaisTube 🔗 MAHADSANIDIIN. We (Wais Tube) we post music videos as well as educational videos. Our educational Videos mainly talk about every topic on our planet such as animals, countries, economics, politics, etc. We are ...
CABDIFAATAX BURCAAWI | GABAATI | 2020
zhlédnutí 195Před 4 lety
BARNAAMIJYADAN OO KALE AYAAN SOO GALIN DOONAA BARTEYDAN CZcams-KA. KU XIDHNOOW SI AAD U DAAWATO MUQAALO KU XIISA GALIYA. SHARE 👍DHAHA SIDOO KALE SUBCRIBE 🔔🔔 🔗 czcams.com/users/WaisTube 🔗 MAHADSANIDIIN. We (Wais Tube) we post music videos as well as educational videos. Our educational Videos mainly talk about every topic on our planet such as animals, countries, economics, politics, etc. We are ...
MAXAMED DAYAX MA II GARAABI DOONTA 2020
zhlédnutí 71Před 4 lety
MAXAMED DAYAX MA II GARAABI DOONTA 2020
5TA XEERAR EE LAGA RABO MADAXDII HORE EE MARAYKANKA INEY KU DHAQMAAN | EP 2 | 2020
zhlédnutí 47Před 4 lety
5TA XEERAR EE LAGA RABO MADAXDII HORE EE MARAYKANKA INEY KU DHAQMAAN | EP 2 | 2020
XIDIGAHA GEESKA | NINKA DONTA WADA | 2020
zhlédnutí 1,4KPřed 4 lety
XIDIGAHA GEESKA | NINKA DONTA WADA | 2020
AXMED AARSHE | GAYIGA SOMALILAND | 2020
zhlédnutí 514Před 4 lety
AXMED AARSHE | GAYIGA SOMALILAND | 2020
CABDIFATAAX SIBSIB | TAKUULO | 2020
zhlédnutí 1,5KPřed 4 lety
CABDIFATAAX SIBSIB | TAKUULO | 2020
SUPER SAALAX CARAB | DULQAAD | HEES CUSUB 2020
zhlédnutí 1,8KPřed 4 lety
SUPER SAALAX CARAB | DULQAAD | HEES CUSUB 2020
SUPER SAALAX CARAB | WAYNOO JACAYL | 2020
zhlédnutí 1,2KPřed 4 lety
SUPER SAALAX CARAB | WAYNOO JACAYL | 2020
IKRAAN QAALI | DUGSI | 2020
zhlédnutí 67Před 4 lety
IKRAAN QAALI | DUGSI | 2020
MUBASHIR SHARUU | ASAL DHALAD | 2020
zhlédnutí 81Před 4 lety
MUBASHIR SHARUU | ASAL DHALAD | 2020
FAYSAL TAYO | DHUNKASHO HALMAR IGU DHACSII | 2020
zhlédnutí 183Před 4 lety
FAYSAL TAYO | DHUNKASHO HALMAR IGU DHACSII | 2020
ALI DHAANTO | WARDOON | 2020
zhlédnutí 364Před 4 lety
ALI DHAANTO | WARDOON | 2020
AKRAM SHIVA | LA RAFIIQ KALGACAL | 2020
zhlédnutí 477Před 4 lety
AKRAM SHIVA | LA RAFIIQ KALGACAL | 2020
AKRAM SHIVA | RAJO | 2020
zhlédnutí 277Před 4 lety
AKRAM SHIVA | RAJO | 2020
CABDI ZAKI | XAYAAT | 2020
zhlédnutí 1,7KPřed 4 lety
CABDI ZAKI | XAYAAT | 2020
KHAALID CAAFI | USHEEGA | 2020
zhlédnutí 215Před 4 lety
KHAALID CAAFI | USHEEGA | 2020
XARIIR AXMED | TACAB | 2020
zhlédnutí 5KPřed 4 lety
XARIIR AXMED | TACAB | 2020

Komentáře

  • @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe

    Woff😢❤

  • @camberashiid4896
    @camberashiid4896 Před 15 dny

    Wow❤

  • @hadiyahadiya285
    @hadiyahadiya285 Před 4 měsíci

    5/3/2024 11:6 Maalin salaada ah Hadaad iga dhaadi lahay Naf uu cadhaqu dhibaad Muruga oga dhaara lahayd

  • @idiLeyy6
    @idiLeyy6 Před 4 měsíci

    Hadu ka dhabyhy jcyLku Wxd xalin Lhyd dhibkeyga 💔😭

  • @hibaqabdi63
    @hibaqabdi63 Před 10 měsíci

    HadagdagIN jacayloow iimadIIr naxaaysIde 6😢 Aprl 😢😢 2022 👋👋👋

  • @hudahussein7131
    @hudahussein7131 Před 11 měsíci

    🥺❤️

  • @Princess-loml
    @Princess-loml Před 11 měsíci

    Hdad hdalkayga dhuuxdo intad dhyalsiga ka dayso xaladan aan ku Kala jirno may timaden wlhi😭😭A💔💔23 july😢

  • @user-oy5cc2vp7o
    @user-oy5cc2vp7o Před rokem

    11/7/2023💔💔😢 Haduu Dhab kaa yahay Jclka Dhipta ila xalin lahayd😢

  • @indho2294
    @indho2294 Před rokem

    Hadu. ka dhab yahay. jclku. waxad xalin lahayd dhibteyda 💔😢 haben isnina dhageysanaya. Date. 17/7/2023 Waxan daremaya. murugo mana aqan xiliga ka bixi dono se waxan rajaynaya waqti waqtigan ka. gadisan inan qoralka akhrin dona💔💔😅😭

  • @nicimscali6695
    @nicimscali6695 Před rokem

    Hadad dhinacayga Joogto qayrkay Bn dhafila🥺😭

  • @NaChaH___
    @NaChaH___ Před rokem

    Sidan ku dhawran jireyy Inan wali kugu dhaarto❤🥺🫶🏻 2023/6/22😢

  • @user-hs5rx7ke7v
    @user-hs5rx7ke7v Před rokem

    😢Hestan.qoki jacyl Somary Ayuyn paa darami kara wlhi.😭😭😭😭😭 2023 wixi iso mary😢😢😢😢😢

  • @ccasiisxasan-sz7fh
    @ccasiisxasan-sz7fh Před rokem

    Big legen wllhidas

  • @_Hassan_26
    @_Hassan_26 Před rokem

    Hye hye❤ 2023😍🤍

  • @user-oe1fs5vd2n
    @user-oe1fs5vd2n Před rokem

    Heestan wxaan dib uguso laabtay 2023/5/13❤️🥹Ano qalbiga wax ka dareemaya

  • @muntsupdirahamnyusuf5788

    😢😢

  • @user-sc2md9gd3k
    @user-sc2md9gd3k Před rokem

    Hees way dhaftaay taani wlhi nimcaan hilaac❤❤❤❤❤

  • @zamzamjama4236
    @zamzamjama4236 Před rokem

    Hadad hadalkeyga dhuuxdo🥺 Intad dhayalsiga ka deyso😢💔

  • @rahmaabdi5566
    @rahmaabdi5566 Před rokem

    💔💯sidaaa kuuu dhawran jirayyy💔😭…….Inaan kugu dhigayy qalbiga😢Kashana wehel kaga dhigayyy🥰Hadayyyyy kaa dhaadhici lahayd🙌Hoy baad ila dhisi lahayd💯✌️6Aprl2023🙌🙌🙌

  • @queenarwo837
    @queenarwo837 Před rokem

    2023 dhagesnaya mana naco mi Fv Hees ❤️

  • @deeqsandagan171
    @deeqsandagan171 Před rokem

    Wxᴀɴ ᴅʜᴀɢᴀʏsᴀɴᴀʏᴀ ʜᴇsᴛᴀɴ 2023/ᴍᴀʀ/16/19:38 ᴡɴᴀ xɴᴜᴜɴ ᴡᴀʟɪʙᴀ ᴍᴀʀᴋᴀᴅ ǫᴏғᴀᴅ ᴊᴄsʜᴀʜʏ ᴊɪʏᴀᴅᴀ ᴋᴀɢᴀ ᴛᴀɢᴀɴ ʏᴀʜʏ ᴡɴ ᴋᴜᴊᴄʟʟʜʏ ᴡʟʟʜɪ ᴍᴜᴅᴀʟɪʙ 🥺❤️iga rali noqo👏i.a wxn rajyn dona inan mrkan marka xijo aan dhagystoanigan wx xnuuna dremi doni❤️

  • @raxmacali-hl1qm
    @raxmacali-hl1qm Před rokem

    Wed 15/mar/2023 12:48🥺💔

  • @mrmohamet4600
    @mrmohamet4600 Před rokem

    Haduu kaa Dhab yahay jacaylku Wxaad xalin lahayd jacayLka Hdaad hadaLkayga Dhuuxdo Intaad DhayiLsiga ka dayso ❤️🥺 10/March/2023 j Jimce 12:24🥺🥰

  • @sundushaji1234
    @sundushaji1234 Před rokem

    Haduu ka dhab yhy jacaylka 😓 Waxaad xalin lahed dhibtayda💯😣 Hadad hadalkyga dhuuxdo intaa dhayalsiga ka dayso😓😭 2023/3/6 habeen isniin ah 9:56pm bn dhagaysan....................

  • @zaaraali1660
    @zaaraali1660 Před rokem

    ❤❤

  • @caishaoglecaishaogle39

    Hadaa hadalkyga dhuuxdo intaa dhayalsiga ka dayaso🥺😔

  • @hamdaabdi3737
    @hamdaabdi3737 Před rokem

    A🥺❤️

  • @ruqiyabiyo7478
    @ruqiyabiyo7478 Před rokem

    HeestaNn wxndhagaysanaYya 18/12/2022 xazuuzeYyy💔🥺

  • @ridwaanosman6419
    @ridwaanosman6419 Před rokem

    18 November 2022 still watching....🤔

  • @Idizal
    @Idizal Před rokem

    Hadaad hadalkeyga dhuuxdo intaad dhayalsiga ka dayso😫💔

  • @marwodhawrsan7739
    @marwodhawrsan7739 Před rokem

    Heestan waxad mooda inay aniga iga hadalyso 😭😓 heestan waxan dhagaysanaya 23 October 2022 abaaro 7:51 habaynimo b waxa jiray wiil aya wax dhaxa maren balse garna wayey qimahyga wilkasi waxanu isku baranya wiil kale oo aniga asxba nahya aya iskaya baray wilaksi markis laya baray wanu is barnya wanu isla xirirnay kaibd xariri iso ban dhigtay kaman didin wan ka ogalday kaibd saan uu wada Socnya wiilka waxa dhacdya magaldan jooga inu ka tago wayo qof shaqeyo aha marka marku magalda jooga uu yimado ama inta uu jooga uu ilaso xarir inta kalena ma ilaso xariryo kaibd wan igu samray wayo qofka manta sida dhabta uu jecela waa aniga marka is celin kari wayey waxan wacay haben habenda ka mid aha wiilki iskaya baray kaibd waan waydiyey wuxu ii dhahya uu ficnyhya ee uu kuso wiciye haka walwalin wa nin iska shaqo badne haya dhahya kaibd aso 4 malin ilaso hadal ayu aday halka iyo daalka adisa Ababa kaibd waan yabay xata bixtankisa makuso shegyo miya dhib male iska daa ayan dhahya kaibd subxa anigu jamcad usi socda ayan waxan galya I snpchat kaibd waxan arkya wiilki iskaya baray oo so dhigay hamplyadisa waxan naxay waan uu qadin wayeye 😭💔 sababto aha kaman filayan kaibd kaman xuman waan uu hampalyeye uu iso wacay marku kuso laptay bartan joogya kaibd wan awoodi wayey inan ka qabto 😭mobile ilmadu sida biyha camal iga soctay 😭 waxa jirtay gabdha anu walol nahya oo waqtiga ila joogtay ogydan xarirka naga dhaxeya waxay ii tir ka qabo is aadek huno haye ku dhahya 😭waa ka qabtay anigo yacnhi xanunka ana daremyo ilhayba oga kaibd wuxu ii dhahya ha ooyin amu please wax walipa waa qadar alle hadan waxan diyra kula ahay inan ku gursdo 😭basa aniga jawbta ana bixnyo waxay ahed oohin 😭 kaibd sida markay ahed anigu wan ka didiye inan mid samyo waxan ku dhahya rerkaga dhaqo allha ku barkeyo aniga walkya ayad tahy yacnhi xanunka gudaha ka daremyo ilahyab oga 😭 bas sida ayan isku dayney kaibd wiilka markan ama mel ku arko ama sawra uu leyahya arko ama video qulptaan ka ooya yacnhi 6 months xata naftayda mel ana jogya iyo mel ana maryo maan aqni waxprshadydi xata waa uuga haray 😭💔😭😭😭😭walhi waan cafiyey 😓hadu ka dhab yahay jaclku 😓waxad xalin lahed dhibteyda 💔hadad hadleyg dhuxd inta dhagayi sing ka dayso💔😭cawa aya tahay tarikhud 23 October 2022 ayu iso wacay uun ii dhahya gabdhi wanu kale tagnya diyra ayan wax walipa kula ahay inan ku gursdo 😭aniga wan uu qadni wayey wayo xanunku ii marsiyey ilhayba oga marka waliga qof ana qimhga garnen ha la socon😭💔

    • @marwadi1247
      @marwadi1247 Před rokem

      Wll 😭😭💔aad ayan uga naxay qisadad alle faraxad full ah haku siyo Qlbigana hakaga maydho isaga Aniguba qofkan jecelahay qimahayga ma garanayo hadana wan ku jecelahay ayu ileyhy hbn iyo malin😭😭😭💔

    • @FalxadcaliRooble
      @FalxadcaliRooble Před rokem

      Hhhhh

    • @FalxadcaliRooble
      @FalxadcaliRooble Před rokem

      Waba ku qosle sorry lkn waxa ogahay ina aniga ma murugo badanahay lkn ma awodo ina ka hadlo

    • @yahyosmohamott9785
      @yahyosmohamott9785 Před rokem

      😢😢😢😢😢soryyyy byo wan kula oyey aniga xitaaa😭😭😭

    • @kifaayaupdikaafi6180
      @kifaayaupdikaafi6180 Před rokem

      Qiso aad uxanuun badan 😭💔

  • @wardoabdikadir8021
    @wardoabdikadir8021 Před rokem

    28/8/2022 malin xasuus igu ah😭💔

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad Před rokem

    🥹🥹

  • @spaceguy8883
    @spaceguy8883 Před rokem

    Bruh

  • @xamdacabdi6248
    @xamdacabdi6248 Před rokem

    heestan waxan dhaGaySnyah 15/8/2022 Haben Islin ah 1:31 wlhi waa heez iGa hadlaySah🥺😓

  • @maxamedfaaraxdiiriye3239

    9/August/2022 Habenki Nolosheyda Ugu Qiimaha Badnaaa🥺💔

  • @nagad-nalka3690
    @nagad-nalka3690 Před rokem

    Fiicnan lahayda in nolosha dib loo celin karo wayo wxn ku noqon lahaa 2017 iyo amiin axmed kayze l miss you walhi xagaagii ayay dhaxani iga haysa 😭💔

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle Před 2 lety

    20/07/2022 23:32pm

  • @haniabdirahman1302
    @haniabdirahman1302 Před 2 lety

    Yaab

  • @hudamahmet645
    @hudamahmet645 Před 2 lety

    19/6/2022 Kir😵

  • @nimcoabdi5009
    @nimcoabdi5009 Před 2 lety

    Heestan waxan dhagaysanaya 2/5/22 malinti ciida 11:19pm habenimo waxad mooda inay aniga si toosa iga waramayso waxan massage kayga soo bokhan dona malin an faraxsanay taaso an daremi dono inan ka gudbay hbnkan 💯🫀

    • @Ayaan230th
      @Ayaan230th Před rokem

      Habeenkii ma laguu gaadhay ma Farxasanthy ii sheeg

    • @naimamohamed9306
      @naimamohamed9306 Před rokem

      Inad wacantahaye baanu rajayna waliba farxadadii heshaye

    • @nuurosiciidnuorailkacad5129
      @nuurosiciidnuorailkacad5129 Před rokem

      Talow ma bogsatay oo masoo booqatay!?

    • @monahiiz1179
      @monahiiz1179 Před rokem

      waxn rajynya ina farxsanty hada 🫡

    • @naimamohamed9306
      @naimamohamed9306 Před rokem

      @@monahiiz1179 inshallah waynu urajaynaynaa kolaye adiga waxyar mah hadad hestan dhagaystaye Allah qalbiga haku qaboojiyo adigan

  • @najmamohmouth7623
    @najmamohmouth7623 Před 2 lety

    30/April/2022❤️🥺

  • @muunamuuse7835
    @muunamuuse7835 Před 2 lety

    Heestan waxaY ka hdleysaa waxa qalpigeyga ku jira wllhi allow jacylkauga ka Mendham qalpigeyga

  • @raahonazapo1824
    @raahonazapo1824 Před 2 lety

    31/03/2022 12:00🥺🥺🥺🥺😢😢😢

  • @sareedocige9773
    @sareedocige9773 Před 2 lety

    ❤MAJ❤ 30/3/2022 Wednesday 07:34 habeenimo in aan kugu dhigay qalbiga kashana wehel kaaga dhigay haday kaa dhaadhici lahayd hoy baad ila dhisi lahayd😢😢😢😢

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 Před 2 lety

    2022 ayan halkan so boqday anon is islahayn wxa kugu dhacay way kugu dhacayan😭😭😭

  • @asiyaaragsan2370
    @asiyaaragsan2370 Před 2 lety

    Heestan waxan dhagaysanaya 13 March 2022 ax xanuun waaye heskan 🥺🥺😭😭

  • @mahdiyoussouf2260
    @mahdiyoussouf2260 Před 2 lety

    Wowww mash Allah qali barwaaqo heesti cusub

  • @kipirley5478
    @kipirley5478 Před 2 lety

    Heesyo badh 🥺♥️😜🥰

  • @prettysaid6481
    @prettysaid6481 Před 2 lety

    Nolosha Dhabtaa 😭💔🥺❤️‍🩹