Shekhi ugu Horeyey Xaaskisa Xaflad u Qabta Sh Xasan Waajidi Sida Ugalay Gabar Jeclaatay Sheko cajiba

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 01. 2023
  • Shekhi ugu Horeyey Xaaskisa Xaflad u Qabta Sh Xasan Waajidi Sida Ugalay Gabar Jeclaatay Sheko cajiba

Komentáře • 95

  • @sowdafarah181
    @sowdafarah181 Před rokem +5

    Soo kama fiicno shiekha xaas kiisa inuu amaano oo umahad celiyo kadibna kala xisaabtamo quraankii iyo wardiyadii kalaba ileen xadiith baa ahaa laa yashkuru Allaha man laa yashkuru naasa ❤❤❤

  • @hooyoruqiyo6188
    @hooyoruqiyo6188 Před rokem +1

    Masha allah sheikh Xassan ilahay ha kuu siyaadiyo nimcada

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 Před rokem +3

    Masha allaaah tabarakallaah illahey subxana watacala ha in barakeyow aaaaamiin yaa rabbii

  • @saynabdaauud679
    @saynabdaauud679 Před rokem

    Masha Allah allaha ku barakeeyo sheekh xasan waajidi Sharta xaasidka allaha kaa badbaadiyo

  • @kaltunomer984
    @kaltunomer984 Před rokem +1

    Mashaa Allah shiekh xasan alwajidiyi Allah haku barakeeyo markan arko video ad hadlayso dhiiri galin ayaan kaa helaa

  • @ramlomaxamed2156
    @ramlomaxamed2156 Před rokem +2

    Masha allah shiq jazakalah qeyr allah nixafido aamin yarabi

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 Před 11 měsíci

    Wadaadkii ugu fiicnay aan arko Somalia Waakan alaha ku barakeeyo

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 Před rokem +5

    جزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيكم وجزاكم

  • @xabiibomuxumed7245
    @xabiibomuxumed7245 Před 10 měsíci

    Masha allaah walaalo allaah h ku xifadiyo waan kufarxahy guurka xamse sh xasan

  • @user-fn2os7yo5g
    @user-fn2os7yo5g Před rokem +1

    Masha. Allah. Allah. Idin. barakeyo

  • @user-kd3cf3ix2m
    @user-kd3cf3ix2m Před rokem +1

    ilaahow yaa xaasaskiisa soo wareysta ما خفي أعظم

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 Před 10 měsíci

    Mashaa alaah alaahu Akbar alaah yaxfidukum alaahu ma aamiin aamiin 🤲🤲🤲

  • @fadumocumar7562
    @fadumocumar7562 Před rokem

    Maasha Alaah qur aanka waa nuurka qabiga alow nugu hanuuni yaarabi

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před rokem

    Asc mashallah Allha kubarakeyo

  • @bisharobashi6469
    @bisharobashi6469 Před rokem

    Asc shiq alwajidi waxan raba inad itugto rabi sian ugagaro quraka karika heersare adun iyo aqiro inuilahey kudabidhafo shiiq alee dartisa ilahey hakula garabgalo amiin amiin amiin yarabi

  • @zhadiyamohamut6832
    @zhadiyamohamut6832 Před rokem

    Mnsha allah wllhi waa shekh kudayasho mudan

  • @iman1527
    @iman1527 Před rokem +3

    Shekh xaskaga ha diben naftana lama qasbo 5 jus hadey aqrinen lama hadlayo ina dahdo sax ma ahan hadi kale waxay noqonesa cabsi laga baqayo in lo aqriyo quranka oo Allah ka cabsi mesha ka baxdo mida kale xaskaga iyo carurtada haka hadlin cilmega kugu jiro wax noga faide

  • @cafiifoaweis9375
    @cafiifoaweis9375 Před rokem +1

    Masha allh sh waa kusalaamay adiga &sh xasan wajidi waxaan jeclahay talooyinkaada waxaa rabaa inaa talo iga siiso qiso igu dhacday halkee kaala Soo xiriiraa

  • @qalbiinahassaninahassan8079

    MashaAllah tabaraAllah Allahu Akbar Allahu Akbar jazakallahu 🌹🥰🥰

  • @mukhtarabdukadir2049
    @mukhtarabdukadir2049 Před rokem +1

    Maashaa allah

  • @jawascabdi6122
    @jawascabdi6122 Před rokem +1

    Alah idin xifadiyo adiga iyo shiqa ❤

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 Před rokem +1

    Mashallaha tabarakallaha

  • @abiyowfaqi4588
    @abiyowfaqi4588 Před rokem +6

    Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar Allahu Akabar

  • @abiyowfaqi4588
    @abiyowfaqi4588 Před rokem +2

    Masha allah

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Před rokem +3

    Kanwaxa kamuuqata inuu xanbaarsan yahay dhaqankii qalafsanaa ee asalkiisu kayimid Nimanka Carabta&Soomaalida

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Před rokem

    rabiyooow noo kaal meeeh yaawaduuud🤚✋

  • @wacyigalintadad-weynaha1361

    😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰 maashaallah
    Sheekh

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 Před rokem

    Masha Allah

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 Před rokem +2

    Manshllah

  • @yaagoonali3784
    @yaagoonali3784 Před rokem +1

    M.a sha alaah

  • @zahrahareed8775
    @zahrahareed8775 Před rokem +1

    Mash Allah 🌹🥰👍✅

  • @warsankusow7080
    @warsankusow7080 Před rokem

    M.A barakallah

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před rokem

    At: (13:48) Maanta cunto fiican aakarisey BIBI 👍🏼….😂
    Laakiin maad markii hore cuntada cuntid, kadib waydii xaaskaaga, haddii ay akhrisey iyo inkale, ileen waa qof asxaan weyn kusameeye. Xasuus in ay jiraan dad qof cunto ukaria qabin. RABBIGAAGA USHUKRI cuntada oo diyaar ah miiska lagudhigey gurigaaga aada.
    *Qofka asxaan kusameeya waxaa looguguda Asxaan*
    Waa barnaamij wanaagsan balse xaasaskiina/nimankiina, caruurtiina unaxa
    Mahadsanidiin 👍🏼

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 Před 6 měsíci

    Sheekh waxaan anigu aaminsanahay sheekh umal 1 sheekh shibli sheekh mustafa sheekh saciis raage sheekh maxamuud dalxa dadkaasaan aad u jeclahay

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Před rokem

    Xaajiyadii hore oo ma midlabaad baad guursatay sh/badbaado

  • @lakimohamed5941
    @lakimohamed5941 Před rokem

    Asc shiqow waxan kuwaydinaya markad qof ad aragto o ad kanaxdho maxa sawaba isheg plse ❤🥰🥰

  • @mohamedmuse8510
    @mohamedmuse8510 Před rokem +2

    Hubsiimo hal baa la siista Waliga Adiga wax hubsan Hadal ha bixin

  • @abdimaalimmohamed2861

    Mashallah

  • @fardosofilsan6402
    @fardosofilsan6402 Před rokem +15

    Allahu Akbar 😭😭

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Před rokem +2

    Maasha Allaah

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 Před rokem

    Insha Allah

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 Před rokem +2

    MashaALLAAH MashaALLAAH

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 Před rokem

    Sheekhow muuqaladad dhexgelineyso hadalka Shikha jooji Insha allah

  • @fardosofilsan6402
    @fardosofilsan6402 Před rokem +1

    Mansha allah 🥺

  • @niciimadiriye719
    @niciimadiriye719 Před rokem

    Mshaallaha

  • @claahicalimaxamed6282
    @claahicalimaxamed6282 Před rokem +2

    Shiq yaal ani naag waarabaa lkn lacag maheysdho ha lee soo kaal meeyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @claahicalimaxamed6282
      @claahicalimaxamed6282 Před rokem

      Marka shiiqow wax igu tabaruc

    • @claahicalimaxamed6282
      @claahicalimaxamed6282 Před rokem

      Ilahey qeer haku siiyee

    • @sumayayusuf4478
      @sumayayusuf4478 Před rokem +1

      Hadi marka gursanesid lagugu cawiyo lagu gurigo yaa ku biilayo war shaqeso adiga xaskaga iyo ilmahaga wx u tari karo gurso wllke hadu xibnahaga dhamestir nen iga rali noqo 😮

  • @niciimadiriye719
    @niciimadiriye719 Před rokem

    ❤❤❤❤💯

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před rokem

    At: (13:48) Maanta cunto fiican aakarisey BIBI 👍🏼🤣🤣🤣🤣

  • @MohamedIrad-tx5bx
    @MohamedIrad-tx5bx Před 4 měsíci

    M.a😊😊

  • @saredohoussein9312
    @saredohoussein9312 Před rokem

    Mashaalla

    • @saredohoussein9312
      @saredohoussein9312 Před rokem

      ماشاء لله تبارك الله برك لله في كيم

  • @fardosofilsan6402
    @fardosofilsan6402 Před rokem

    Allow kubaraki 😭😭😭🥰🥲

  • @jamaalbocor3565
    @jamaalbocor3565 Před rokem +2

    M.a 9th

  • @axmedibarahim1142
    @axmedibarahim1142 Před rokem

    Shiyq wajid aniga nag inan gursado wan raba lakin qarash ma hayi ma iga sacideysa

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Před rokem +3

    War dumar mashegayo ee quranka ayu xoojinaya wa idin side war wajidi ma dulminkaro xaqa dumarka uu alah siiye wayo alaah ba sharfay dumarkahadya hoos iygu iskudhign oo qurnka k bara wayan alaah namarabo wayo adoomihisa aya nahay anaga ubahan war nin zawjadisa quran ka kulaxisata hadi la helo dumarka dhan wa hagaagilahyeen wata ay kanikinaya tiktok oo iskudayday oo arosyada iskuwada qawiyeen war aroosyada manta walaahiy dumarki way iswada qawiyeen cawaradoodi ba bananka taal od yaxyaxa6sa fasahadka raga dawanaya war waxasi maynu aragnen hadi zawj salixa quran ka kugycaronaya hadad hesho oo kudhaha quran baro kaas aya zawj qaliya raga manta idin qaba wakuwa saladahore tiktok dawada naag qawaran radinaya isago xaasle quran daa hadalki naa ilaha kacabsada maqam uu alaa idin dhigay ayad duli kadorateen naago idin dooda been idin shega ad kudaba faysheen allow zawj salixa dhaman haweenka si oo quranka nabara oo ngu xajiya xijabka amin

    • @fooziyafawaza4526
      @fooziyafawaza4526 Před rokem

      Aamin yaa rabbi shukrn wlshy sida no wanisy Allaha kheyrka hana waafajiyo Anaga dham 🥰

  • @sumayayusuf4478
    @sumayayusuf4478 Před rokem +2

    😢gumesi wye sas

    • @ummkhubayb2290
      @ummkhubayb2290 Před rokem

      Kitaab ka Alle hadii laisku xukumu ma gumaysibaa

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 Před 11 měsíci

    Shiikha kamey xishoon, dadka hadalada soojarjaraya, cid kale ba yeelkeed qofka hadii ilaahay ku xiranyahay cuquba kaaga dhaceysa,
    الحمدالله الذي عافانا مما ابتلي بهم وفضلنا كثيرا ممن خلق تفضيلا

  • @HOOY0
    @HOOY0 Před rokem

    Sheikh waa maxay lambarka taleefankaagu

  • @user-fu8up2ep4c
    @user-fu8up2ep4c Před 10 měsíci

    Mumin cawale

  • @fadumosharif7361
    @fadumosharif7361 Před rokem

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +2526167548677 am+252615882425

    • @ilahancumar8146
      @ilahancumar8146 Před rokem

      Huno lanbaradan Wax jiro maaha ee umada kla fadhiiso beenta

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 Před rokem +2

    Kan diinta qasab ka dhigay xaaskaga naxariis umuuji quranka jeclaysii

    • @maaidohussein
      @maaidohussein Před rokem +1

      Video dhameyso inu quraanka la jecel yahay loo tusoya

  • @muhanadmohabdi3370
    @muhanadmohabdi3370 Před rokem +1

    Kan sheikh Mahan Dumarka ayuu bahdilayaaa wlhi

  • @maryamiitahosmanabdulle9477

    Asc sheekh nin ayaa kala tagny wan isku xumany xogaa marka hooyadey ayaa waxay ku riyoty ninki oo aan dhabarka isjediny kadibna igu so sikanaaya dhabarka jug igu siinaayo qoslaayana plz sheekh iga so jawaab adigo mahdsn

    • @ayeeyofarojanno
      @ayeeyofarojanno Před rokem

      Iisoo bookho wll

    • @luqmaanxakiim452
      @luqmaanxakiim452 Před rokem

      Ninkaas readi u istiqaareeso haduu ninkaagii hore ahaa nina ku qabin asagaa qeerka mindhaa laguu galiyee kulaabo istiqaareesana ha iska galinee

  • @abukarmuxumed6011
    @abukarmuxumed6011 Před rokem +1

    Bahdilad badanida sheikho hoyo cyl hysato marark qaar wqti wu usamixi weyn kraa bal hdlkas si kle udhig

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před rokem

    XOOGAAGIISUU RABAA BALO KU GUURISAY QOFFIICAN IYO JACAYL SOO MA FIICNA

    • @khalidicompany
      @khalidicompany Před rokem

      JACEYL Aan Dad Isqaba Kadhexeyn Waa Xaaraam

    • @isiri.2835
      @isiri.2835 Před rokem

      @@khalidicompany ma ka xaaraan sanyahay tumashada guurbeena xaraan in ma taasaa waa wax aadmu.li7ta ma ah fuurbeena waligaa ku qaraabo DAD. WANNA OO SAAXIIBAA MA.GOGOL.BAA.DHEX MARTA

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Před rokem

      Su’aal mad’habta shaaficiyada ay soomaalida haystaan waxay sheegaysaa in Aabbe ilmo ku dhalay guur aan xalaal aheyn inay u banaan tahay inuu guursado gabadha uu sharciga islaamka ku dhalin? Ilamaha aad xaaraan ku dhasho maku dhaxli karaan! Horta ilmaha dambiga uu leeyahay maxay tahay nin iyo naag qooqan ayaa galmo sameeyey cunug ayaa ka dhashay ilmahaas muxuu ciqaabta ku mutay? Ilaahaan aad la orodaan soo isaga ma qadarin in ilmahaan dhasho? Walaalyaal caqligiina u soo laabta ilaahaa doonto aaminsanow diintaa doontana hayso carruurta yar dulmiga halaga daayo koley Aniga diin iyo Ilaah midna ma lihi. Diin laawe warkiisa cad yahay oo aan Ilaah aqoon ayaan ahay ilaahyada diimaha waa wax gacan ku sameys ah waxaad moodaa qof cuqdaysan!

  • @khadraabdullahi8714
    @khadraabdullahi8714 Před rokem

    Gabdhaha inuu gumaysto ayuu rabaa kani sheekh sidan wax ka badal bar oo jeclaysii quraanka ha oran kula hadli maayo

  • @fatumanoor2593
    @fatumanoor2593 Před rokem

    Masha allah

  • @xalimaabdi7974
    @xalimaabdi7974 Před rokem +1

    Masha Allah

    • @AirForce1-
      @AirForce1- Před rokem

      Asc sheekh waxat xambarsantahay kalaamkii Allah e waxan ad so bandhigayso kada magaca culumadana haka xumaynin. Wixi gurigaga ah amaa xasaskaga codkooda banaanka ha keenini

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 Před rokem

    Masha allah