Aniga maahan Qofka sh umal ku Dhaganyahay Qaari xasan waajidi o ka jawaabay su.aal Adag jaahil weeye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 07. 2023
  • Aniga maahan Qofka sh umal ku Dhaganyahay Qaari xasan waajidi o ka jawaabay su.aal Adag jaahil weeye

Komentáře • 385

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 Před rokem +47

    Yaa Rabbi arxamuraximiin, yaan laysku dirin culumada, waayo culumadu waa warasatul-ambiyaa
    Ee halaga xishodo.❤

  • @sadik870
    @sadik870 Před rokem +34

    بارك الله فيك شيخنا الفاضل الشيخ حسن الواجدي نحبك في الله
    كذلك أعجبني كلامك لشيخنا الجليل الشيخ محمد أمل إن شاء الله فأنت مأجور على هذا الكلمة الطيبة. شكرا لك جزيلا

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Před rokem +1

      ,ماشآءالله لا تزال طائفة من امتي

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 Před rokem +2

      Aniga xitaa waan u maleeyey hadalka Sh.Umal inuu ula jeedo Sh.C/Rashiid Sh.Cali Suufi iyo Sh.waajidi Allh wcln

  • @farahfadumo540
    @farahfadumo540 Před rokem +21

    Maashaallah sheikh waajid,we lovet you for sake of Allah

  • @jaamacjamac-ft1xo
    @jaamacjamac-ft1xo Před rokem +14

    قال رسول الله صلي الله عليه وسلم :-خيركم من تعلم القرءان وعلمه. كفي هذا شرف من لسان رسول الله صلي الله عليه وسلم

  • @user-vy7pm5fv1h
    @user-vy7pm5fv1h Před rokem +8

    Sheikh wajidi isfican ayad uhadashay Jazakllahu Khayr ❤

  • @Nalkiabdow
    @Nalkiabdow Před rokem +28

    Subxaana allah dadkan culumada aye rabaan in ay isku diraan ilaahow culumada noo xifti melwalbo ay jogaan Amiin ya rabi

    • @Nalkiabdow
      @Nalkiabdow Před rokem

      Hahahaha wa funny 😄 way noo taala ana ayayday markay dhimato xabad bariis mahelaysid hahahaha

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 Před rokem

      💯✅

  • @drsayaanmohammed4725
    @drsayaanmohammed4725 Před rokem +22

    Culumada yaan laysku dirin subxanalah😢
    Shakiga iyo xumanta yaan qalbigoda lagu beerin

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 Před rokem

      Sx 💯✅

    • @muxammad2777
      @muxammad2777 Před rokem +2

      Sax waa runtaaa. Inkaar qabahaan ilaaah ha ka qabto umadda iyo diintaba. Badbaado sheikh maahan waa hubaaa waa inkaar qabe. Si live ah ayuu culumada isugu dirayaaa balo kula tagtay.. qofkaan umadda ilaahay haka qabto

    • @Abdi537
      @Abdi537 Před rokem

      ​@@muxammad2777 maxad ka rabta sheqan bad bado waxan wa wax hore u dhece o dad ba rabay iney culumada isku diran e maha waxu asga isku diraye umada habarka kada adaba wax ka qaldan yihine ma xaq bad ku ledahay markad habareyso

    • @muxammad2777
      @muxammad2777 Před 11 měsíci

      @HassiYahaya go to the doctor imedeately

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před rokem +8

    Masha allaah allow ku xifdhi sheikh Hassan ❤ Allaahu ma aamiin

  • @drsrose-nq3yt
    @drsrose-nq3yt Před rokem +25

    First comanti ❤❤❤❤❤Murad baan leeyahay iyo hami in Ilaahay wadada iinuuriyo iisooduceeya shiikh noloshayda hayaankeeda ayaan bilaabay in Ilaahay iinuuriyo hamigaygoo aan macsilahayn in Ilaahay isiiyo iyo waxaan kufarxo iigusooduceeya xoogay waxan iskadareemayaa in culays igasaaranyahay hurumarka ❤❤❤❤alleh haydinbarakeeyo

    • @cabdulaahiaadandaauud
      @cabdulaahiaadandaauud Před rokem +2

      Ilahay ha kufududeyo

    • @Ali34388
      @Ali34388 Před rokem +2

      Ilaahay muraadkaaga oonmacsilahayn hakusiiyo walaal aamiin aamiin insha alaah khayr 🤲🏼🥰❤️👍

    • @drsrose-nq3yt
      @drsrose-nq3yt Před rokem +1

      @@cabdulaahiaadandaauud Aamin wll thnkz ❤️😘

    • @drsrose-nq3yt
      @drsrose-nq3yt Před rokem

      @@Ali34388 Aamin wlshy thnkz ❤️❤️😘

    • @abdinurmahamed3147
      @abdinurmahamed3147 Před rokem

      Aamiin waxaad jeceshahay oo aan macsiya ka aheeyn inshallah

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 Před rokem +18

    Allaah cadaabkiisa bilaash uma sameen waa cajiib
    In mashaaikhda laysku diro

  • @subanali2558
    @subanali2558 Před rokem +18

    Masha Allah best explanation
    may Allah protect our beloved Sheikhs

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Před rokem +4

    Asc wr wb somaliyee culimada yaan leysku dirin waa warasatul anbiyaa marka xumanta joojiya Sheikh xasan wajadi Allahuma barik sida sharafta leh oo su'aalsha ugu jawaabtay Barakallah ❤❤❤

  • @degan4
    @degan4 Před rokem +22

    Sheekh waxaan u haynaa xushmo Allha barakeeyo isaga iyo reerkiis oo dhan🎁🎈🎉.

  • @hasancade-ez3tm
    @hasancade-ez3tm Před rokem +9

    ماشاءالله تبارك يا قارئنا وشيخنا

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 Před rokem +2

    Maasha Allah sheikh xasan wajidi waa sheikh aqlaaq wanaag u saaxiib ah. allaha ku barakeeyo sheikh.

  • @falisa576
    @falisa576 Před rokem +15

    Subxanallaah ilaahoow rabiyoow
    Dadka social media ha istic maalo
    Qaarkoda daalimiinta nooga qabo
    Culumadeena sharafta leh.kuwa isku
    Diraaya culumada Allaha uga' aargudo
    Maalinta khiyaame

  • @aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231

    Midka wadaadka wareeysanayo Ayaaba namiim weyn Ah subaxanallah

    • @marer100
      @marer100 Před rokem +2

      Aad iyo aad

    • @soso12364
      @soso12364 Před rokem +5

      Abayo ma ila arakty wuxu bilaaby inuu shayuuqda iskudiro subxanallah

    • @xaliimoxuseen6707
      @xaliimoxuseen6707 Před rokem +3

      Sax fuyusiiska kagalay inuu culumada madaxa isku galiye ibliis

    • @aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231
      @aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231 Před rokem +4

      Sheikha wuu Fahmay kheer badan Allah ha siiyo. Waa ninkii labaxay bad baado lkn Asaga Ayaa bad baado ubaahan 24 seven Arzaaq ka Raadi media Ka Raadi waa cajiib Allow umada bad baadi

    • @fatumaabdi6898
      @fatumaabdi6898 Před rokem +1

      Sax

  • @kubra8
    @kubra8 Před rokem +1

    Maasha Allah shiekha si wanaagsan ayuu uga jawaabay so'aasha

  • @ubahalinur2253
    @ubahalinur2253 Před 11 měsíci +5

    اللهم اجعلنا من أهل القرآءن آمين آمين آمين يارب العالمين 🤲🤲🤲

  • @nimohassan4453
    @nimohassan4453 Před rokem +5

    ماشاءالله تبارك الرحمن بارك الله فيك شيخناالفاضل حسن الواجدكثرالله امثالك

    • @ibrahimaadan
      @ibrahimaadan Před 11 měsíci

      جزاك الله خيرا وبارك فيك

    • @ibrahimaadan
      @ibrahimaadan Před 11 měsíci +1

      (ظنوا للمؤمنين خيرا) ماشاء الله

  • @runneymohamedomar5237
    @runneymohamedomar5237 Před rokem +2

    Mashallah sheikh Hassan Allah hakubarakeyo

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 Před rokem +4

    Sheekh xasan allaha barkeyo laakiin isagaba gabdhaha waa laguursadaa iyagoo gabdhihiisa xul yihiin

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Před rokem +1

    Shiik cabdirashiiid isaga horta haba so hadal qaadin waaa shiikh wayn oo culimada somalida ugu khatarsana ugu ficaan ❤

  • @user-wk6it2on3c
    @user-wk6it2on3c Před rokem

    Maashaa allaah Allaha kuxafido sheekh waajidi shayaadiintu yey idinka faa,iidaysan shayaadiinul inzi walkaadimiinal qaydha walcaafiina caninaas walaahu yuxibul muxsiniin

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 Před rokem

    Maasha allaah sheekh waajidi alle haku barakeeyo isaga sheekh umal dhamaan alle ha.dhowro

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Před 28 dny

    Assalamu alayku sheikh waajid illahay haku xifdiyo aduun iyo aqiiro ❤❤❤

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Před 11 měsíci

    Maasha allah sheikhda allah ha barakeyo sheikh maasha allah wbt.

  • @IbraahimSuldaan-xm5nr
    @IbraahimSuldaan-xm5nr Před 11 měsíci +3

    اللهم احفظ شيخنا الفاضل الوجد اننا لنحب جدا يارب العالمين

  • @kadarhashim5997
    @kadarhashim5997 Před rokem +3

    أَبِي عَبْدِ الرَّحْمَنِ قَالَ كَانُوا يعني الصحابة يَقْتَرِئُونَ مِنْ رَسُولِ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ عَشْرَ آيَاتٍ فَلَا يَأْخُذُونَ فِي الْعَشْرِ الْأُخْرَى حَتَّى يَعْلَمُوا مَا فِي هَذِهِ مِنْ الْعِلْمِ وَالْعَمَلِ قَالُوا فَعَلِمْنَا الْعِلْمَ وَالْعَمَلَ
    23482 مسند أحمد بن حنبل

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 Před 11 měsíci

    Sheeko cajiiba, kaftan, waano iyo wax isku sheega ayaa nala wadaagten barakallahu fiikum

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 Před rokem +1

    Asc wr setahey walalkey waad ku mahad santahey suaasha ka jawaab tey sida u jawaab tey masha allaha brother allaha ku barakeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaahirahmad1119
    @xaahirahmad1119 Před 11 měsíci +2

    ماشاء الله حفظك الله أستاذنا

  • @hassan2abdourahman451

    Masha Allah Allaha culumada myslimta xasatan somaliyeed no barakeeyo oo no xafido insha Allah

  • @user-vx9ic1om3u
    @user-vx9ic1om3u Před 6 měsíci

    Mansh Allah sheekh xasan Al wajidi Quraanka Allah ha ku dgu barakeeyo Amiin Amiin

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 Před rokem

    Allah ha ku xafido Sh. Xasan. Si fiican baad u damisay fidnada shaydaan iyo ehelkiisu rabaan inay ay dhexdhigaan culimada Somaliyeed. Sida ay isugu ufidneeyeen qabaailka Somaliyeed iyagoo qabyaalad adeegsanaya.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před rokem

    Jazakaleh kheyr Sheikh

  • @AaaaBabba
    @AaaaBabba Před 11 měsíci

    Sheq xasan alwajidi waa sheq dulqad wanag San m.a Allah hakubarakeyo😊😊

  • @shamso8129
    @shamso8129 Před rokem +2

    Subxana allah duqi waba kasi daray walahi shiekh xasan waa qariga aan kuxiranhay oo marwalbo dhiira gelintisa qaata waana ku libanay alx ee horey usoco allah kubarakeye

  • @muuday6093
    @muuday6093 Před rokem

    Masha Allah culimada kuligood Allah xafida raga baraha bulshada wax wareejiya ilaah haka bakheen

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh Před rokem +13

    Maanshaa Allaah! Waa xiwaar qiima leh. Sheeq waajidi aadbaad ugu mahadsantahay Qiimaynta iyo karaamada aad u hayso Sheeqeena aan Allaah dartii uwada jecelnahay Sh. Maxamed Cabdi Umal. Waxaa arinkaa qayb weyn ka qaatay oo janaalkiisa soo dhigay nin isku magacaabay oo chanalkiisa loogu yeero (Sheeq Bacadle) . Waxaan horey u iri sheeq Waajidi cafis waydiiso.
    Sheeq Bacadle.. Channal.... Adigaa sheeq isugu yeeray laakiin anaga waxaan kuu naqaan nin baraha bulshada si qaldan kusoo galay.

    • @hafsahaji9155
      @hafsahaji9155 Před rokem

      Si qaldan lee maatiray😂😂basal😅😅😅😅

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 Před rokem +6

    Sh.waajidi ilaahay haku xifdiyo ilaahay hadhowro.

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 Před rokem +1

    Mansha Allah Allah ku xafido sheekh ❤

  • @rumaan9985
    @rumaan9985 Před 9 měsíci

    Allaah xifdiyo sheekh xasan al wajidi allah janatul fir dowsa kugeeyo

  • @googleinternet9168
    @googleinternet9168 Před rokem

    Sifiican ayuu sheikhu uuga jawaabay masha allah

  • @Edebsan444
    @Edebsan444 Před rokem

    Ilaahoow qof aan af soomaali aqoon baa ba,ay alle ha xafidiyo sheikh xasan😊

  • @abucamaarachannel
    @abucamaarachannel Před 11 měsíci

    Sheekh Yada aad madaxa isku galinaso siyaasiyiin maaha
    Waxay wadaana waa dacwad ay barteen sabirkeeda
    Adaa jaahil ah oo xadiisyada
    nabiga ku been abuurta
    Xadiiskii aad sheegtay 2021 ee aad lahayd qaylo ayaa samada ka imanasa oo 70 kun ayaa ku dhaga beelasa soo sheeg kitaabkaad ka soo saartay sh badabaadooy

  • @abdiazizdek0w271
    @abdiazizdek0w271 Před rokem +3

    Asc walalayal Allah hani barakeya culumada iska dafa waxey ku jiran boska nabigena subana scw arimahan oo kle ya sii qaldan loo fasiri culamada ninba mel ayu dinta ka haya Sheikh xassan alwajidi waa qari weyn Allah haa xifthiya Sheikh umal waa mufti weyn Allah hano xifthiya dhmn culumada somaliyed iyo culumada carabta dhmn kuwa ahlu sunnah wan jecelnahay Allah hano xifthiya oo ha barakeya ❤❤❤

  • @fatinamahadahmed2904
    @fatinamahadahmed2904 Před rokem +4

    Ilaahow kuwaaz ladoortey naga mid dhig oo ku hagaagzama quraanka😢

  • @xaawoadanmaxamed203
    @xaawoadanmaxamed203 Před rokem +1

    Mansha Allah waa shiikh fiican alwajidi

  • @user-vy7pm5fv1h
    @user-vy7pm5fv1h Před rokem +4

    Masha’Allah ❤❤❤

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 Před rokem

    Masha Allah ilahaw khairka na wafaji marwalba

  • @abdirizack4066
    @abdirizack4066 Před 11 měsíci +1

    Badbaado ilaahi hakuhanuuniyo walal

  • @xanaannuur1534
    @xanaannuur1534 Před rokem

    Masha allah nin edeb badan jazakallah kheyran

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před rokem

    Mansha Allah
    Allah hakugu xifdiyo Quranka sheikhana

  • @hibakhashi417
    @hibakhashi417 Před 7 měsíci

    Sheikh badbaado wax welba sheekh ha weydiinin sheekh yadana haysku dirin

  • @khadarshukri2830
    @khadarshukri2830 Před 11 měsíci

    Sh xassan wajidi Alle ha kubarakeyo ❤

  • @umuhamza5660
    @umuhamza5660 Před rokem

    Mashaa allah dadkii munafaqiibta ahaa kanaxa oo lahaa culimada isku dhufta

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye Před rokem

    Masha.allah culimada Allaha noo xafido

  • @user-zx6ty3qe8u
    @user-zx6ty3qe8u Před rokem +1

    Sheqa qimaa badana Allah habarakeyo sh xassan m..a

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 11 měsíci

    Sh.Umal hadalkiisa SAX ma ahan asaga oo kalana lagama FILAYNIN inuu ka hadlo. Xaafidul Quraan ma ahan JAAHIL. Tankale barashada TAFSIIRKA saas uma dhib badna. Ilaahay sheekha ha cafiyo aamiin.

  • @hassansaididle5782
    @hassansaididle5782 Před rokem

    Mashaa alaha shekhena adiga musliminta darsi ayad nabartey.

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 Před rokem +4

    Masha allah 🥰

  • @user-xz5cz7ys4o
    @user-xz5cz7ys4o Před rokem +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @user-pj8kn2ih6h
    @user-pj8kn2ih6h Před 11 měsíci

    Mashaa Allah sheikh Hassan

  • @alishkabwoy4535
    @alishkabwoy4535 Před rokem +1

    أحبك في الله شيخ حسن الوحيدي

  • @rawdahmohammed4934
    @rawdahmohammed4934 Před 11 měsíci

    maash allaah qalbiga fiyow waasaas❤❤❤

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 Před rokem +4

    مع احترامي للشيخ أمل وعلمائنا.قراءة القرآن الكريم وحده بركة ورحمة.والادلة في القران

  • @NacimaClrashid
    @NacimaClrashid Před 5 měsíci

    Dhamantod culimadu waa habayashen yanlasku dirin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahabomohamed6718
    @dahabomohamed6718 Před rokem +1

    Yaa Allah columada halakala daayo isku dir weeye

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 Před 11 měsíci

    Alha ku xafido sheekhuna

  • @saidaali412
    @saidaali412 Před rokem

    Masha Allaha sheekh Hassan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před rokem

    Barakumu Allah jamiican

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 Před rokem

    Subxaana lahaa shaydaan umal.dgegsysta wuxuu ku hadlayo isagoo xiqdi iyo xaasid ka muuqdo

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 Před rokem +1

    Masha Allah ❤❤

  • @XubiiAden-nk2pv
    @XubiiAden-nk2pv Před rokem +3

    MashaAllah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rashkacabdi5214
    @rashkacabdi5214 Před rokem

    Maashaa Allah illahay ha ku xafido

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi4970 Před rokem +1

    Sheikh Xssan al Wajidi Allaha xafido

  • @ananSheikh-pc8il
    @ananSheikh-pc8il Před 11 měsíci

    Manshallah Garashada waa lagala dheeryahay

  • @aslinur3228
    @aslinur3228 Před rokem

    Maashaa allah guulayso sh

  • @filsanmahad1424
    @filsanmahad1424 Před rokem +1

    Masha allh allahu akbar ❤❤

  • @eliasosman7332
    @eliasosman7332 Před rokem +1

    Haduudhaho waaimtihaan inshaa Allaha sikeyri hanqaadano walaalo diin siyaassa hadhigin

  • @libanmumin3173
    @libanmumin3173 Před rokem

    mashaAllah tabakarallah

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 Před rokem +1

    Allaahuma Baarik jamiican ❤️

  • @user-xw6tv8wr5i
    @user-xw6tv8wr5i Před 4 měsíci

    الله يكرمك أخوناالفاضل القارئ

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 Před rokem

    Waan salaamay sheekh xasaan

  • @Ali-eb6xz
    @Ali-eb6xz Před rokem

    Ilaaheey aqli ha ku xafudo sidaad ugu jawaabtay culimada

  • @alim1819
    @alim1819 Před 11 měsíci

    Shaikh Umal Waa shiikh tixgelin iyo ixtiraam ku leh bulsha weynta soomaalida. Laakiin in uu dhalliil u soo jeedsho qof illaahay ku galladay xifdiga kitaab ka quraan ka meesha kuma jirin.
    Dad Liga quraan ka shiikh Umal loofa sheekayn maayo.

  • @umucimraan6061
    @umucimraan6061 Před rokem

    Waxaauulajeeda sheekh Cabdirashiid waxba hakawarwaregin qof xumantiisa maqarsomeso

  • @user-oj4tu7ej9p
    @user-oj4tu7ej9p Před 11 měsíci

    Masha allah sheekh waajidi waa sheekh wax kala yaqaan waxa dadka isku diraya dadka sawirka saaraya alle ka baqa soomaaliyey

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 Před rokem

    Barakalahu fikum ilahaw naga dhig ehlu dikir xuskaga badiya

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 Před rokem +2

    ماشاء الله sheekh xasan

  • @AAA-bb5xc
    @AAA-bb5xc Před rokem +5

    Qof xaafidul qur aan ah. Qofkii ku. Sheega. Jaahil. Asagaa. Jaahil ah

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica Před rokem +4

    Waxaan isku dir cad waaye. Wan la yaabe ninkan wareysanaya Sh. Waajidi

  • @MISKIJAMA-86
    @MISKIJAMA-86 Před rokem

    Sheekh Umal waa sheekh caalim ah laakiin ha iska daayo NINBAA SIDAA IYIRI hadii uu arko qof xaafid ah oo Qalad ku jira ama iscajabinaaya inuu u naseexeeyo oo uu kahadlo laakiin Sheekha dadka Qalbigooda ma oga kumana dhexjiro.

  • @AminaOsman-yt8of
    @AminaOsman-yt8of Před rokem +3

    Shekh xaged culumada madaxa isgulalinesa ilahi kayab

  • @maanqalbi114official8
    @maanqalbi114official8 Před rokem +1

    Subxaanallaah dadka haisku dirina sheeg saan miyaa bilowdey😢😢

  • @abdullahimohamed4660
    @abdullahimohamed4660 Před rokem +2

    Machallaah.

  • @Shiine1st
    @Shiine1st Před 11 měsíci

    Waajid nin rag ah, jawaab haboon... I love it.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před rokem

    Xafidakumu Allah jamiican ❤️ 🙏.

  • @a-haliimmaxamed1034
    @a-haliimmaxamed1034 Před rokem +1

    Somalida qalbigooda hadii sidaan nadiif u ahaan lahaa hormaraa gaari laheyn