Farmaajo iyo Xasan kee u roonaa Habargidir? Bal daawo isbarbardhigga.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • Hry

Komentáře • 193

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před 13 dny +18

    Muqdisho unukaa leh, waxaa kuxigtay martibaa tihiin.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před 13 dny +13

    Farmaajo nin reer magaal ah, siyaaasi farmaajo dhaama walaahi weli ma arag, that why aan farmaajo utaageero

  • @user-ds5mk7zg9n
    @user-ds5mk7zg9n Před 13 dny +36

    Aloow farmaajo dalka iyo dadkaba usooceli baan leenahay guul iyo geesinimo president mxamad cldulaahi maxamad farmaajo xafidahullahi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před 13 dny +1

      Aamiin Aamiin Aamiin Allow Noosoo Celi Xabiibil Malaayiin Mdane Mdweyne King MCM Farmajo

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 Před 13 dny

      Farmaajo soomaali iyo mooryaan wuu ka daaley ilaahow xafid

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před 11 dny +1

      @@user-ds5mk7zg9n Farmaajo 5 sanno ayuu madaxweyne ahaa xitaa wuxuu xal u heli waayay dhibka weyn ee ka jira deegaamada uu kasoo jeedo ee Gedo&Caabudwaaq.

  • @user-nf3he8rv6o
    @user-nf3he8rv6o Před 13 dny +11

    Farmaajo

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 13 dny +17

    Waa Saxiix Abwan Kabayare Runtaa usheegtay HG

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 Před 13 dny

      Mareexan Hg dhax dood nima qaado

    • @libananoghele3395
      @libananoghele3395 Před 11 dny

      ​@@hibaali4311marexan ba ku dardaray ninka u jawaabeyso masaga marexan ah yaab 😂

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 Před 13 dny +20

    Habargidir madaxweyne farmaajo nabigiisa kasoo baxay makii Roble uu qayaanay

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 Před 13 dny

      Farmaajo sadaqo nakuma sinin ilan waan dhisnaya marka hore dhiiga iyo dhacan waan ushubnaya Marku dhaci rabo 2 sano kudarasan rabaya ayu rabaya ina lariixno

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 Před 11 dny +1

      Tuugadii u heshiisey farmaajo ayadaa is cuntey hailoobin Dani iyo Xasan 😂walaahi maahi mareexan runta ayaan sheegsyaa

  • @user-nf3he8rv6o
    @user-nf3he8rv6o Před 13 dny +9

    Waa nafigii ay galeen farmssjo

  • @mohamedmuuddeey239
    @mohamedmuuddeey239 Před 12 dny +5

    وما اصابكم من مصيبة فبما كسبت أيديكم

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před 13 dny +17

    asc habo xaqiyo baadil maiskumidaa farmaaja uroona habargidir reysal wasaare aysan noqon lahayan waligoodu kadhigay

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 Před 13 dny +3

    Asc.
    Wax badana Ina Farmaajo baa u roonaa laakiin way ku caasigaroobeen.
    H.G.Waa dadkii oran Ina Farmaajo ha nooga baxo Xamar wax kuma uu lahee.

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Před 13 dny +4

    Siyaasada waa iska sidaa ma taqaan tolnimo.

  • @AliMohajim
    @AliMohajim Před 13 dny +5

    Waa sida saxdaa yaa Soo dhawaysanaya ninkii shalay sida ogayn udhaqmayay oo ninkii isaga Soo dhisay ku kala fireeyay oo qaab qabiil ah kula dagaalamay aaway maanta abaalkiisa guranayaa alla siyaasadu xumaa😂😂😂😂😂😂

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 Před 13 dny +4

    Maansha Allah 👍
    Abwaan Kabayare guul iyo gobanimo 👍 runta u sheegtay

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před 13 dny +3

    Gar qofna aadan ugu eexan qofna aadan ugu hiilin oo ah gar gobeed baad qaaday waad kumahadsantahay abwaan Kabayare.

  • @hananali4200
    @hananali4200 Před 13 dny +3

    Horta mafahmayan dowladnimada

  • @maryanyusuf5041
    @maryanyusuf5041 Před 13 dny +4

    Farmajo nin qaran buu ahaa nin qabiil ma ahayin laakiin shufto ayaa heshay sababtuna waa caasimada iy unukaleh

  • @barlinabdi9579
    @barlinabdi9579 Před 13 dny +10

    Farmaajaa u roonaa

  • @MustafaAli-nk2py
    @MustafaAli-nk2py Před 13 dny +3

    Kabayare waa khabiiri siyaasada aad u yaqaan 😂

  • @abdikarimsamatar7226
    @abdikarimsamatar7226 Před 13 dny +3

    waxan qiraya hadalka abwan kaba yare inusan ahayn hadal melegi
    galay ama hadal leyska yiri

  • @user-qv3kr4bw3u
    @user-qv3kr4bw3u Před 13 dny +2

    Abwan kabayare wan ku taagera xaqiiqda baad ka hadasha from boosaso puntland

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 13 dny +2

    ALLAHAYOW XABIIBUL MALAYIN MDNE MDWEYNE KING MCM FARMAJO ALLAHAYOW MAR KALE NOOSOO CELI AAMIIN

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Před 13 dny +2

    Cabdirisaaq adna hargabka Alle hakaa caafiyo. Walaal.

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Před 13 dny +4

    Habarta waalarabaa in maanta la xaaqo waa in qabyaalada laga dudbo adiguba waxaad ka mid aheed dadkii qabyaalada ugu dheganaa oo waad ka xishoonweyseen ninkij seedigiis ka xisoonwaayeen murusade marka hawiyoow waxaa tihiin dameer iyo labadiisa dhegood ee ha is amaaninima waxaa idin hayo foobiyada daarood

    • @Maria28832
      @Maria28832 Před 13 dny

      Shukri habar faqash ka ahoow marka qasab baan kugu ogoleysiyey in aad garawe saxaro ku ahaato caasimad faqash qaxooti

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před 13 dny

      Hawiye iyo daarod isma fahmi karaan waayo daarod waa dad xiqdi iyo xuman sokeye ka buuxdo anga waxa is fahmi karnaa isaaq

    • @ShukriHaashi-cn5yf
      @ShukriHaashi-cn5yf Před 13 dny +1

      @@user-iz4tc3kh5q hawiyaan xataa isfahmikarin ee xiqdiga Allaha naga dhexsaaro

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Před 13 dny +3

    Xabiibul malaayiinka ummada soomaaliyed ee mohamed farmaajo guuleyso inshallaha tacaalaa ❤❤❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 13 dny +3

    Robleh bahaneh bah h/g iyo moryantih u watay bah sidah u galay shacabkodih Alah nabsigu xumah

    • @Maria28832
      @Maria28832 Před 13 dny +1

      Waryaya hg maansha alaahe

    • @Maria28832
      @Maria28832 Před 13 dny +1

      Hg alaah boqray nacas ma dhale weye hade cadawgoodna hg si siman uga aarsadaan

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 Před 13 dny +3

    habargidir wamoryan manaxishodan ismanaqabtan Roble waninkii uhurakeyata maryaha uxirayay tarikhda habargidir watas wamaxishoodayal

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před 13 dny

      Macaac maxa ka bedeli kartaa hadey mooryaan yihiin

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Před 13 dny +1

    Wariye
    Abwan kabayare runtu shegay

  • @basheerahmed9547
    @basheerahmed9547 Před 13 dny +1

    Mashaalah waa run ilahay xikmad buu kusiiyey, ilahay waxaan kabaryaya inay beesha ay casharkaqatan wixii rooble baahane u geestey

  • @user-hl5yg7sj8b
    @user-hl5yg7sj8b Před 13 dny

    Abwaan waxaa tahay halyey siyaasadeed keep going brother

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n Před 13 dny

    Maansha Allan abwaan,kabayare guuulu iyo runta usheegtay

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr Před 13 dny +3

    Werarkii cc shakuur dilkii galaal werarkii cabdi qeebdiid

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před 13 dny +2

      waxaaba mucaaradkaa dilay adeer si kursiga loogu fuulo waa cadahay taasi beeni raad malaha wax walba waa la ogaaday

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před 13 dny

      Daalimiinta illaahay Wuu u gaadiya markuu qabtana qabashadiisa way adagtahay

  • @alisha33.
    @alisha33. Před 13 dny +2

    Labadaba waacadaawo dadka laynaya oo kali talisyo ah weeye

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Před 13 dny +1

    Roble siyasi ma aheyn
    Waxa ku shaqeystay hawiye gar ahan abgaal
    😂😂😂😂😂
    Mahadsanidiin

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q Před 13 dny +2

    Rooble bahane ma ahayin in loo dhiibo raisul wasaare

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 Před 13 dny +1

    Villa soomaliya sac baa dhex fadhiya ka tashada idiin ku imanmayno.villa mudulood reer gurigooduu ku tashanaya

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 13 dny +1

    KING FARMAJO WAA NIN XISHODA U DAMQADA DIINTIISA DADKIISA IYO DALKIIS XASAN SH WAA MA XISHODE MA NAXE MA NAXARIISTE DADKII NOOLA INTA SOO DHAMEEYO DADKII DHINTAY XABAASHII KASOO SAARAY XASANOW IF IYO AAKHIRO ALLAHA KUGU CADAABO ALLE KUUMA NAXARIISTO

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392

    Alxmdulilaah hadaad had wax fahmteen...

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 Před 13 dny +1

    Hagaag roble waa kii dowladnimadi smalia isaka ibsadey

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 Před 13 dny +1

    Khayre wuxu aha raysuwasarihi ugu ficna oo somali somara aniga oo reer pl ayaqiraya murursadena wagob isha allah khayre madaxwene ayu nowon

  • @somaliamericanvoice
    @somaliamericanvoice Před 13 dny +1

    Good points

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 Před 13 dny +1

    Kabayarow
    No. Iso qor MICROPHONE ayan calag tiisa ku soo diraya
    Waa codka kor u qad wad diidaye

  • @abdikarshe2934
    @abdikarshe2934 Před 13 dny +1

    Raiisul wazaarihii kawaran.

  • @Slyman_guy
    @Slyman_guy Před 13 dny +1

    Muxubadbaadiyay baahane asagadumiyaywadankiye

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q Před 13 dny +3

    Rooble bahane

    • @Maria28832
      @Maria28832 Před 13 dny

      Dhilo ada baahane aabaha wase

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej Před 13 dny +1

      Maxad.udidin.magacah.bahanah.iskubah.madidah.
      Midah
      Kalah.maxad
      Ucadah.walidkah.mad.ceydid.khof
      Kad.comantigah.khoray.ee.yirih.
      Bahanah.cay.isgah.lakin.hayin.walidkiswabah.kumah.dhuminah​@@Maria28832

  • @cabdiazizosmanmudanesanka777mu

    Waaan kslmy sxb from laaska

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Před 13 dny +1

    HB xayawaan wakuwii kulahaa vila kasoobax😂😂😂kkkkkkk

  • @abdisiad4403
    @abdisiad4403 Před 13 dny +1

    Kabayare waa aqoonyahan ahna aftahan kusoco sxb.

  • @user-hl2vc4qz5d
    @user-hl2vc4qz5d Před 13 dny +1

    Hassan cheik waaa tuq tuq dhalay wayeee oo ahh below oo habar gidir jaranjar kufuley seee daremi halke moreysa kkkkk😂😂😂😂

  • @MoEl-z7j
    @MoEl-z7j Před 13 dny +1

    Ninyahow habar gidir miyaa naf karaadineysaa😂😂😂

  • @ibrahimabdikadir4713
    @ibrahimabdikadir4713 Před 13 dny +5

    ha israacda diidaye ha israamsatee daa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před 10 dny

    Habo ❤abdirisaaq kabayare waa sidaa asc

  • @HamdishafiAinab-ce2uk
    @HamdishafiAinab-ce2uk Před 13 dny +2

    Waxa soomaalida kamaqan inmadaxda lagudoorto maxey iiqanayaan ama dalka uqabanay ee waxay kudoortaa iskuqaniilnaan nahey hakaxaaxaaniyaanhee

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt Před 13 dny +1

    Nabsigii maxamed abdullahi farmaajo dadbadan wuu kasoobixi doonaa waayo wuxuu ahaa nin dalkiisa iyo dadkiisa daacad U ah dawladnimana yaqaan

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před 13 dny +1

    Abwaan kabayare ex-m.weyne farmaajo wuxuu u wanaagsanaa dalka soomaaliyeed oo dhan, lkn ninka qabriyada iyo jagooyinka siyaasadiisu ka dhamaan weyday hala simin waa XSM dal xaraashe

  • @abdulkadirmohamedadan7416

    Waxad ka tagtay o ad ilawday ninki saleban e boliska aha e diyada 5ti qof udilay laga bixiyay darajadina anan laga jarin e noqday ninki ugu horeyay e mucarada md farmajo o aha sadiq jon

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Před 12 dny

    Madaxweyne moxamed cabdulahi Farmajo Illaheyow noo soo celi ❤🇸🇴

  • @RosiAswan-vv1zf
    @RosiAswan-vv1zf Před 13 dny +3

    Leave alone formajo because before you said wa maraaxan
    Guul darood mashll
    chhhhh hawiye wa dameeero
    Hasssanow karbashe hawiye
    Hassan hawiye

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 Před 13 dny

      Oo horta waan maqlaa Farmaajo waa Mareexaan yaa yiri ma’ina kabayare?

    • @RosiAswan-vv1zf
      @RosiAswan-vv1zf Před 13 dny +2

      @@Tasniim1 all hawiye

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 Před 13 dny +1

      @@RosiAswan-vv1zf haa haye walaal.🙏.

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před 13 dny +1

      Farmajo waa mareexaan cuqdad ayaad ka qaadeen
      Dee sow marexan ma aha hada dheh xasan waa hiraab bal cid dhibsata arag

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 Před 13 dny +2

      @@user-iz4tc3kh5q Cuqdad iyo ciilba adiga ayaa qaba. Farmaajo inuu mareexaan yahay yaan ogeyn oo loo sheegayey? Mise Farmaajo waa mareexaan kaliya ayay ka’ahayd mise waxay kawadeen waa reerkaase nooma talin karo iyo qabyaalad? Adeer gacaliye hadalka meesha aad uwadeen haka leexin.

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 Před 13 dny

    Guul iyo gobonimo nabad iyo nolol

  • @Djsjsjdejjwjeje
    @Djsjsjdejjwjeje Před 11 dny

    👍👍👍👍👍

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 Před 13 dny +1

    Waale iyo biile naabsi ayaa reerki diirirta ku dhaacay ax eey ax😢

  • @maxamuudnadaamiyenadaamiye12

    Cajiib

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 13 dny

    Xaqdarraa lagu heshiiyey

  • @amusse2801
    @amusse2801 Před 13 dny

    Laakiin Xassan sheekh waa Hiraab sidaas ayay ku kala duwan yihiin!

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před 13 dny

    Islaantii dhihi jirtey thuma wallaahi haduuna soo bixin madaxtooyadaan udaadaneynaa hooy xamar magaalo madax manoqon karto xarumaha dowlada hadii dadka laga kiciyo hadii cidanki lahaa loocelinayo waa sax

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed1192 Před 10 dny

    Farmajo hg waa ka cabsanaayay,laakiin xasan lafweyn waaye

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před 10 dny

    Hasan wuu ku shaqeysta wuu ceyriyaa

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Před 12 dny

    Rooble baahane
    Subxaanalaah

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 Před 13 dny

    Asc.
    Mr.Small Shoes ama Jaalle Kabayare waa nin war gal ah oo waliba intaan ka maqlay runta say tahay u sheega.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 13 dny

    Hawiye iyo soomaaliba farmaajaa u roon laakiin hg ma garan

  • @somaliacademy4218
    @somaliacademy4218 Před 13 dny

    Ader farmajo iyo xasan waxa u roon HG wey taqaanaaye adinka ayuu Farmajo idin roonaa oo seedina idiin ahaa Reysal wasaarana idinka dhigay ee ilahey ha idiin barakeeyo anaka xasan ilahey hanoo barakeeyo

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 Před 13 dny +2

    Nio hawiye saa utihiin la idinma fahmi karo shaley adigaa shaley caay si fiil ucaayaye / waa kale tehe cayda iyo mucaaradnimada adi taada cay bareer buu ahaa . marka qof aanad hawiye eheed isagooba dacada aad afaaro qsbiil umucaradan

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před 13 dny +1

      Daarod maxey xasan shiq u mucaaradaan sow qabyalad ma aha angana waa mucaradena siyasiga daarod😂

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej Před 13 dny +1

      ​xasan.sheq.kharanimadih.somaliyed.buh.god.kuriday.oo.marah.waxa
      Xumah.somaliya.isnacil.jabuti.oo
      Taladah.kakhaytah.oo.honkah
      Dowlad.nimanah.gantuh.ugelutey.xasan.sheq.ismacil.jabutih
      Iyaganah.namamulah.matah.somaliyah
      Markah.wanah.niinkih.uhorayey.
      Xasan.sheq.siyasadíh,somaliya
      Shisheyah.udhibay.wakuwas.sumaynayah..madaxdih.dowladah.xasanah.rakibuh.kayahay
      Rabigay.kah.khabtoh.khofkastoh.
      Human.ladonayah.somaliya.iyo
      Shacabjadah.iyo.madaxdodabah
      Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před 13 dny

      @@JsheEhehej oromo maxaa kaa galay soomaliya

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 Před 13 dny +1

    Waar abwaan islaantii 500 wiil baan heystaa laheyd tabiisho alaha igu rido farmaajo villada ayaan kuugu soo gelaa ayaa camera yoonika qabteen iyadoo geed hoos jiifta waar wiilashii meeyeen ma waxaa lagu laayay bud bud iyo cows weyn

  • @amusse2801
    @amusse2801 Před 13 dny +1

    Farmaajo abtiyaashiis (Dhulbahante)kaliya ayaa Ka raystay Somali!
    Abtiyaashii ma Jeclayn!

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 Před 10 dny

      Been baad sheegtay soookii ciidmada utaba baray soo kii dowlada meela badan ooga magacaabay oo taliyaha poliska xijaar kamid ahaa tan maxay jaga ah ooy kahayaan

  • @jesowfarah2853
    @jesowfarah2853 Před 13 dny +1

    Wayab hal qof 5komanti qoraya xasan iyo famajo farmajo wadani waye xasan dal xarashe

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 13 dny +4

    walaay katahay inaan loodooranaayn habarta raaysalwasaare danbe

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 13 dny

    Farmaajo idiin soo noqon maayo

  • @faysalahmed448
    @faysalahmed448 Před 13 dny

    SAADAQ JOON IYO FARXAAN QAROOLE BAAD ILAWDAY OO FARMAAJO MAGACAABAY.

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e Před 8 dny

    Kuwa aay kamaqantahay kkkkkk

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před 13 dny +3

    Waxa lagu Kala duwan yahay waa Shaqsiyadda , Shaqsiyadduna ma ahan wax Qof walba Heli Karo waayo waa wax ilaaheey bixiyo.
    Tusaale waxaa Jira wax la yiraahdo* Talent* Talent is a Natural ability*.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Před 13 dny

    Farmajo
    Waxu aha oday somaliyed

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před 12 dny

    Xasan shabab.medqufte wa cilqabe shaitiga dowlada ayu habargidir kugadey lakin wayka arsandonta damerku damerku dhalay e bahahinka ah viva Farmajo wa nasab guntano kale ma ahan

  • @muhuboadan331
    @muhuboadan331 Před 12 dny

    Farmajo Farmajo Farmajo
    Ayaa lagu waashay

  • @sheekhlove6019
    @sheekhlove6019 Před 13 dny

    Farmaajo somali oo Dhan ayuu uroonaa

  • @Maria28832
    @Maria28832 Před 13 dny +1

    KABAYARE BEEN BAAD SHEEGTAYEH BEELWEYNTA HG MAANSHA ALLAAHE DOQON MA DHALE WEEYE RAG GARMEED GEESIYAL AH WEYE MARKA ROOBLE MA NACAS BAA MODAY MA IN DADKISA LA GUMEEYO BAAD RABTEY HG WAA INDHIHI HAWIYEH WAA RAGII NAGA XOREYEY DIKTARKI SIYAAD GEN CAYDIID GARAAD EE GEESIGI GULEYSTEY GUUL BAAN JOGNA MARKA QABAILADA SOMALIA IS BARTEN HG CADAWGOODA HA JABO NABAD IYO COLAD WAA YAQANAN HG MAANSHA ALAH GUUL

    • @amusse2801
      @amusse2801 Před 13 dny

      Hargeysa dad kii maku soo noqdeen

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt Před 13 dny

    Mac formaajo mareexaan waye! Maxaa idinkii raacay XSM!

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj Před 13 dny

    Rooble baahane naclatuhali caleyk dib danbe qof hawargidir ah dalka somalia loo dooramayo inshallaha lkn hassan cali kheyre waa muwaadin soomaaliyed oo sax ah ayuu ahaa ninkaasi

  • @UmuaxalaanAbdirahman
    @UmuaxalaanAbdirahman Před 10 dny

    Xasan.dusha.ayuuka.qaniinay

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q Před 13 dny +1

    Murusade waa qabilka ugu liita hawiye hal tuulo xur uma aha 😂😂 hiraab iyaga iska kaa xiga

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 Před 11 dny

      Hiraab meqa dhul laga haysta hagardamdiina ayaa laga xoreyn wayay bari ka galgalduud insh allah markay teyna noqonto wala xoreyna

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q Před 11 dny

      @@Sucudi862 degmoyinka habargidr iyo abgaal waa xur marka laga reebo hal degmo galcad iyo dhowr tuulo murusade wax ka hub iyo rag badan ma jiraan lkn hagar aya ku jirta waxa ceeldher iyo cowsweyne weeraraya waa iyga

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 Před 13 dny

    Farmajo sorry gunbaa heshay

  • @somaliacademy4218
    @somaliacademy4218 Před 13 dny

    Marka maxaan sugi leheyn inuu madaxweynaha siduu ugu sacbinaayo hadhow 5 daqiiqo lagu eryo midda kale Murusade asigu ha raadsado Reysal wasaranimada wa qabiil weyn oo geeya lkn daarood masuul kama ahan oo ninka ay reysal wasaare ka dhigayaan iyaga kalama tashanayaan

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Před 13 dny

    😂😂😂😂

  • @abdullahiali2732
    @abdullahiali2732 Před 13 dny

    Farmaajo dalka dadka diinta iyo dunida kaleba way udarsadeen inta daacadaa

  • @user-pm7dk2tj5h
    @user-pm7dk2tj5h Před 13 dny

    Tuugada ilmo adeeradaa oo aamin nay wena qayaameen rausul wazara aya kadhignay dhabarka ayee naga took teen wee ku fiican tahay dhaaf

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Před 10 dny

    Faramaajo ayaa u fiicnaa sababtoo ah daqiiqado gudahood ayuu 1000 qofood oo hg u badan yihiin ayuu Soobo uga laayey isagoo qarax u deegsaday marka wey u xiiseen dee 😏🤓

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Před 12 dny

    Habargidir Mac ayey
    Mw farmajo sharaf ayuu uyelay ayagan ku kacay Gurguurte Wa idinku yereyay

  • @user-th1jp6vw3h
    @user-th1jp6vw3h Před 13 dny

    ((( DULMI. SOO. DADANAA. XAQU. DUULI. OKAA. CEEBTU. SOO. DADANAA. ((( XASAN. DHIIQO. DAD. IYO. DAL. DIIRATAYE. XAGEED. KU. DAMBAYN. DOONTAA. DAALIN. BILA. CALI. AH. ARAGAA. NACTAR. ALLE. KU. DHAAFI. UMADA. QAAINUL. WADAN. WUXUSH. WARAARE. AAN. WAXBA. REEBAYN. WAJIGAA. GUBAY. EE. KA. HOR. AREEG. UMADA. KA. QARI. WAJIGAAGA. DAWACO. SUMAYAN. YAAHUU

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Před 13 dny

    WAR ANKU QABTO MURUSADE XUN BAATAHAY

  • @abidirizakalikeja
    @abidirizakalikeja Před 13 dny

    War gabdhaan waa murursade beenta dhaaf

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 Před 13 dny

    Abgaal hada xunyaha hadu fiicanyaha Hg dadka lakuma diro ayaga masxadod wax kamaago Adiga Hg jacalahaya kama aheen ilan waab cayn jirtaya adiga Xuquqd Murusada kama qana raadi Darood Hg way isyaqanan Farmaajo waa Darood hadan isdagaalan iyo hadan heshino adiga waxba kama galin

  • @user-th1jp6vw3h
    @user-th1jp6vw3h Před 13 dny

    ((( KAADIB. QABIILAYSTE. ISAGAA. GARDARNAA. WAAYO. ((( MARKII. LA. SHARFAY. AYUU. QAAINTUUG. HAGARDAAMO. KU. WADAY. DADKA. IYO. DALKA. ISAGII. BAANA KU. BAXAY. ((( WAR. HADA. MIYAADAN. U. JEEDIN. DULMIGII. MEESHUU. DHIGAY. KUWII. SHALAY. ISKU. RAACAY. AYAA. CABAADAYA OO. DULMIGII. QABTAY. ((( ADIGA. HADLAYA. AYA. BEENAALE. AH. OO. RUNTA. IYO. XAQIIQDA. DIIDAN. SHALAY. QABIIL IYO. HUUHAA. DULMI. BAAD. KU. TAAGEERTAY. QAYR. LAAWE. HADANA. WALI. AAD. LA. GARAB. TAAGAN. TAHAY. ((( WAR. RUNTA. IYO. XAIIQDA. CIDNA. LOOGA. HIBAYSAN. MAAYO. HUUHAH. WAXBA. TARIMAYSO. ((( ALLE. DAACADUU. LA. JIRAA. ((( CIBRO. HA. KUU. NOQOTO. KUWII. DULMIGA. ISKU. RAACAY. MAANTA. MAXAA. KU. DHACAY. ((( XASAN. DHIIQO. H. GIDIR. DENI. MADOOBE. INTA. HADA. GARABTAAGANA. MEEL. XUN. BAA. U. DAMBAYSA. WAAYO. ((( ALLE. CID. WALBA. KA. AWOOD. BADAN. AYAA. MAAMULA. CAALAMKA. GUUSHA. DAACADAA. LE. IF. IYO. AAKHIRABA. ALLAA. YAHDII. ((( DAALIMIINTA. ALW. DHAAFI. UMADA. AMIIN. YRYA. AMIIN