🌼Nabiga sallahu callehi wasalam wuxu yiri qofkii dhaha 💚لا إله الا الله والله أكبر 💙لا إله الا الله وحده 🌼لا إله الا الله ولا شريك له 🧡لا إله الا الله له الملك وله الحمد 💜لا إله الا الله ولا حول ولا قوة إلا بالله 🤍Qofkii 5 jeer gacmihiisa la tiriya 💥Kadib nabiga sallahu 🌼 callehi wasalam wuxuyiri 🍂Qofkii ku ducaysta 🍀🍀🥀maalin ama habeen ama 🏵bil ku ducaysta 🌺Kadib maalintas dhinta ⚘ama habeenkas ama bishaas dhinta 🦋Dhanbigiisa oo dhan 🍁Waa la dhaafi donaa
Ukhtii muslima horree usoco khyr ayaad wada iyo in aad dadka diinta iyo dikriga ku dhiiri gelisid ee ha caajisin in dadku illahay bartaan waa nimco adduun iyo aakhiraba ku anfacaaya illahay wuxu leeyahay swt ixusa aan idin xusee yaa muslimuun xaga illahay halo noqdo wax kasta way ku yasir mayaan ففرو إلى الله
Mansha alllah ❤️ abayo jazakalaah wa runtaa anigaba wax badan ka faiday xitaa muuqalkayga wa is badal wa nuuroyoo irsaqadna wasic qalbi safi farxad marka thank you abayo please walalaha ka faiidaysta aniga waliba waxyar le aqri hurdada kahor hada lakiin waba sii badanaa iinsha Allah jazakalaah ❤️
BilaAdan aduun ka saran oo dhib aan heysan Maleh lakin qof walba markas waxa hesta la culus. 3 wax mahiim ah Allah in loo dhawadoh samir lala yimado iyo Qadar ta Allah la aqbaloh. Jawaahir Masha Allah waa Mahad san tahey waana daada kheir badan nala wadaag tit Allah inta ku dhagey saney sa nah Allah jidka fiican haku duwo❤❤❤
Asc jawaahir mnsha allh khyr bdn alle ha ku siiyo wllo hooyo ayaa iga xanuunsan igu soo ducee alle ha ii caafiye asxbta idiinkun igu duceeya insha allh khyr bdn bn idiin rajeenaya
Mashallah Mashallah Allah Akbar Walaalo Allah Haa kuu xaafidoo Inshallah inshallah Qalbigaaygaa waad soo Jeetatay naxaariis badan Allah kaa kabaryaa AAmiin AAmiin
t.me/iskukaalmaynta wakan telegram ka group kii anka sameeyay linkiga raaca
Abayo ma soo gali kari groupka wuu iga diidan yahay gabar soomaliyeed ahay igu dar
Wu diidanyhy
Mashalaah
Asc abayo mahadsanid talagrem maqawi xajiga dhaha isamay hadu waqtiga usamaxo inshalah, hade surta galine ,qeybta watzupka igu dar, inshalah qeyrkas inaa kaqeybqato rajeyha inshalah, adiga abayo ajirkada alah kusiyo alahuma aamiin yaarabi, anega laha nagu asturo wallleheena dhiban inshalah
Asc
Digiriga ilahay qofoka badasada waxa kasata wuhelaya alllaxamadulilah 🥰
🌼Nabiga sallahu callehi wasalam wuxu yiri
qofkii dhaha
💚لا إله الا الله والله أكبر
💙لا إله الا الله وحده
🌼لا إله الا الله ولا شريك له
🧡لا إله الا الله له الملك وله الحمد
💜لا إله الا الله ولا حول ولا قوة إلا بالله
🤍Qofkii 5 jeer gacmihiisa la tiriya
💥Kadib nabiga sallahu
🌼 callehi wasalam wuxuyiri
🍂Qofkii ku ducaysta 🍀🍀🥀maalin ama habeen ama 🏵bil ku ducaysta
🌺Kadib maalintas dhinta ⚘ama habeenkas ama bishaas dhinta
🦋Dhanbigiisa oo dhan
🍁Waa la dhaafi donaa
Jazakallaah walal
Ukhtii muslima horree usoco khyr ayaad wada iyo in aad dadka diinta iyo dikriga ku dhiiri gelisid ee ha caajisin in dadku illahay bartaan waa nimco adduun iyo aakhiraba ku anfacaaya illahay wuxu leeyahay swt ixusa aan idin xusee yaa muslimuun xaga illahay halo noqdo wax kasta way ku yasir mayaan ففرو إلى الله
Jazzakallahu khair walal I always benefit much from your channel. May Allah protect you and your family 💚
Jazakallah khair wllshy qali
Jazakallah qeyr wlshena juwaria
Mansha alllah ❤️ abayo jazakalaah wa runtaa anigaba wax badan ka faiday xitaa muuqalkayga wa is badal wa nuuroyoo irsaqadna wasic qalbi safi farxad marka thank you abayo please walalaha ka faiidaysta aniga waliba waxyar le aqri hurdada kahor hada lakiin waba sii badanaa iinsha Allah jazakalaah ❤️
Masha allah abyo allaha ku siyaad noso ducey macanteydiyeey kheyr allaha kusiiyee
@@nimcaabdullahibureeqa ilhy wax aad doonayso haku siiyo
Asc walalyal ducada qoral nala so wada rabii la tadarni
Qofki aqano
MashaAllaah tabarakallaah ❤️ qof walbo culees haayo ilaahey haka qaado. Dikriga xaqiiqatan wa qalbi dajiye Ilaahey hanawada waafajiyo.
ءامين يا رب العالمين 🤲🤲🤲
Allahuma amiin
Wllyalaow istaqfirullh badiyaa wllhay wad liibanaysaan saligaa nabigaa scw badiya iyo magcyadaa allh
Abayo jawahir allaha kuxifdiyo ducoyinka nosobadi
Jazakllh qeyr
Ii soo duceey muruga fara badan dareemoya wlhi ilaahay in iga qaado irid ii furo🥺🤲
Allh kaa qaado murugada wll waxaa tamininesana rabi haku siiyo saliga nabiga badi صلى الله عليه وسلم
Ilaahey hakaa dulqado wll murugada adiga umadda kula midka ahba
Faraj dagdag allaha kuu furo
Masha Allah🙆♀️
Masha allh qaaliyey jazak laah qeer 🌷🌺🌸🌹🌹🌷🌺💐
BilaAdan aduun ka saran oo dhib aan heysan Maleh lakin qof walba markas waxa hesta la culus. 3 wax mahiim ah Allah in loo dhawadoh samir lala yimado iyo Qadar ta Allah la aqbaloh. Jawaahir Masha Allah waa Mahad san tahey waana daada kheir badan nala wadaag tit Allah inta ku dhagey saney sa nah Allah jidka fiican haku duwo❤❤❤
Masha Allah🤲🤲💯💯❤❤🙏🙏 Jazakallah qeer💯🤲
Jawaahir wllo illaahy khayr haku siiyo runti waxbadanba ka faaiday
Abaayo masha allah
Masha Allah ❤
Alle ha ku xifdiyey qali
Masha Allah
Maashaa allaah xabiibti qaali
mashaha qai dumar
Jazaka allh
Yes jawaahir girl absolutely is great and beautiful and so much success markale abaayo jawaahir mahadsanid always thanks by warsame Alberta Canada
I so duuceya walalyal Inu guur kheir gabo Allah isiyoo
Jizakalaah khyr
Masha Allah ellahay hanookaa daayo
Mashaallah
Qisad in aan soo deyso waan ku farax san alx alx alx
Asc jawaahir mnsha allh khyr bdn alle ha ku siiyo wllo hooyo ayaa iga xanuunsan igu soo ducee alle ha ii caafiye asxbta idiinkun igu duceeya insha allh khyr bdn bn idiin rajeenaya
Allaha kusgafiyo hooyo mcn
Wcs abayo Allah cafimaat dagdag ha siiyo hoyo,
Hoyo cfmd tam ah allah siyo apy
Masha allah 💕♥
Mahadsanid my sister jawaahir girl for your beautiful time always thanks by warsame Alberta Canada
Masha Allah abaayo
SHukrn wllshy Qiimo badan ilahay haku xafido ❤❤❤❤
Mansh allah abyo iska jeclahy ina dhageysto ❤
jazallaah kheyran abayo samideey jawahir ❤❤you
M.a allah jawir waad mahad santhy abaayo ajir iyo xasanad allaha ku siiyo I miss you alpi
Amiin yaa Allah
Masha Allah abaayo alle haku xif tiyo
Masha allah abayo 🤩
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha gulinshallh
Walaal Jawaahir Seattle Washington maa joogtaay; waa State barafka ku yar roobka iyo qabawgiisana badan
Mshalh
Ereygaa waa xasiloonu xbbt
Jazallaah kheyran abayo 🌺🌹❤️❤️🌸❤️🔥🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Asc abaayo mcnto alleh haku cafiyo mashallh
Asc walashay jawhir aniga hada dhow kugu sobiray abayo, side jeceshahay qalbada kujiro qeyr alha kuwafajiyo alahuma aamiin yaarabi, anega ducada alaha noaqbalo inshalah
Wlh wad idhiri galisaa Mar walbo abayo shugran noso badi qisoyika digriga alle
Asc xbbti راحة البال waxa waaye raaxada maskaxda ama dagnaanta maskaxda❤
waan xaanunsanaya iso duceeya nolosha dhan aya ciriri igu noqotay😭😭😭😭😭
Ilaahey haku caafiyo caafimaad degdeg ah adiga iyo umadda islaamka ah ee xanuusanaysa.
Illahi Cafimad sareyhan xagisiyu amin
@@roodaaadan1171 allecaafimadtaama hakusiiyo.wll
@@roodaaadan1171 𝙰𝚖𝚒𝚒𝚗
Cafimad dag daga Allah Ku siiyo abyo murugada qalbiga Allah Ka saaro
Asc walaal jawaahir Seattle Washington maa joogtaay
Mashallah Mashallah
Allah Akbar
Walaalo Allah
Haa kuu xaafidoo
Inshallah inshallah
Qalbigaaygaa waad soo
Jeetatay naxaariis badan
Allah kaa kabaryaa
AAmiin AAmiin
Asc jawahir
❤❤
❤❤❤m.a
M.a qrxy 🥰💯
❤ ♥️ 💜
Wll qali telkada waspka wan u bahanhy
Asc jawahir mcnt wxn raway inan qiso kula wadago adigo raali ah whtsupka ma isinkarta
Asc wllo anigu hada kugu soobiiray wxan baadhbaadhayey astaqfarta hada sida ula qabsan lahaah 2weeks wadaa alx ayaamihii hore wan laqabsan wyey hada xoogayn lasoo qabsanaya thanks noocawinayso
AbyohakuXlahy😊😊😊
Wllo Qaali igu so duceya ubad khery qabo siiyo
Allaha abyo hakusiyo
Abaayo macaan allaha kugu arzaaqo awlaad saalixin ah
Masha allh abyo subscribe iisaar channel kayga mahadsanid
Illhy isku xira wlla Ilhy ku dayacimaayo
allhakusiiyo wllo.kuwa khayrqaba cafimadqaba
Asc walaalo gurbk igu so dar pls
Asc
Waan idin slmy wlle yaal abahy ayaaa manta lasoo asay igu soo duceeya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢
Allaha unaxariisto abaayo aabahaa iyo inti islan eh oo dhimatey
Abooyo aabe allha ha unaxriisto qabriga ha u waasiciyo
waan idin salaamay dhamaan dhamaaan asxaabaata halakan aan aan ku walaalawnay dhaamntiin waxaan intii hayaa waxyaabo badan oo aan aniga idinla hadlaayo igu dhacay walal waxaan ilaahay igu gargaaray adkaarta oo laasimay wofkasta waxaan ku dhamaamo waxaan jeclahay inan ufaiidayo
Wll wisada qoraal ahaan noogusoo qor noo faa ideey khayralh kusiiyeee
🤲🤲😭😭❤️❤️👍👍
Wcs my jawaahir xuseen allaha kuxifdiyo
Asww
wll
ilaahay
Dambigaaga
Hadhaafo
Miyaad
Leedahay
Whatsapp
Su aalaha
Lagaa weydiiyo
Wllhi
Waxaad sheegtay
Oo dhan
Wey iheysaa
Whatsapp
Ka noosheeg
Facebook ayee lee dahay magaceeda sidoo igu qoran yhy ugu qoran yhy