MAAHIR HOOYO LA'AN SIDEE KU HEYSAA? ANIGA CARUURTEYDA HOOYO LA'AN WAANKU SILCAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 65

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Před měsícem +11

    Wax kasta waa qaban kartaa hada go'aan adag qaadatid like saar & subscribe welcome thanka

  • @nashsomalian1658
    @nashsomalian1658 Před měsícem +7

    Walalo please abayo muniro soceli dumarka markey xaladhaha kujiran waa emotional plz so celi gawada ....istiqfarta iyo Allah bariga badso

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 Před měsícem +1

    Masha allh wll nin rageed hada maqa sho waa maxamadee wax ka bar ta kab tan of single father allaha ku caa wiyo wll

  • @fardowsacali2642
    @fardowsacali2642 Před měsícem +7

    Waad is adkeenoosaa cunug hooyo la aan rafaad waaye

  • @SaraAden-nl6vh
    @SaraAden-nl6vh Před měsícem +2

    cidi hadlysba hayska hadshe buskut waa nin adag 💪💪💪💪

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Před měsícem +1

    Captan of Single Fathers go ahead❤❤❤

  • @fatxiyaosmanbarry3996
    @fatxiyaosmanbarry3996 Před měsícem +3

    Kapatan of Single Father

  • @Somalifooddecorandbeauty.
    @Somalifooddecorandbeauty. Před měsícem

    Aamiin

  • @user-kn5pi6kp2g
    @user-kn5pi6kp2g Před měsícem +1

    Asc kabtan 4 ayaan soo koriyey yurubna joogaa kii iigu yaraa 3sano Asagoo jira
    Marka Abe wuu korsan karaa intaas iyo in kabadan Haddana weyla joogaan aygoo 20jiro ah maanta
    Alxamdulilaah ❤❤❤❤

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 Před měsícem +2

    Buskut hambalyo xaskaga uuur mataane leedahy adna nin rageed noqo gabdha u dulqaado cadawga ka laan dheeree

  • @israhassan5164
    @israhassan5164 Před měsícem +1

    Mohamed buluketi cunugas hooyadisa si waxa tahay nin doqon ah ok

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Před měsícem +4

    Ciyaal hooyo aa hayn karto nin waa ku dhibaato waa culays

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdaleabdi790
    @abdaleabdi790 Před měsícem +1

    Abowe cunugaga korso isha allah

  • @ARwa_Salih
    @ARwa_Salih Před měsícem

    Ameeeeeeeeeen Ameeeeeeeeen Ameeeeeeeeeen

  • @Farxiyo-p4z
    @Farxiyo-p4z Před měsícem +1

    Maxmed wlhi waxaa kamuuqato dhibaato iyo daal qof shoban ku dhacay cml idhaha kaanoqdeen ee nag furo badan waxba kuma tarto ee xaaskaga waliga gacanta ufur lacg waxba matarto

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud Před měsícem

    Asc mohamed wa run

  • @ytappie
    @ytappie Před měsícem

    best singer dad

  • @user-ld5bv1lj9k
    @user-ld5bv1lj9k Před měsícem +1

    Horta dhasha iyo wax tarka sarirta waa 2 kala 2 taas ogow biyo meel ku dhacay ba kaga bera ilmaha

  • @Ayannur4
    @Ayannur4 Před měsícem +2

    1cunug maaka cabaadeysan ragoow marka 10 baa la haya mana ooyno allow dumarka dhor hooyooyin adag anagana nooso qir 😂😂😂

  • @Beingme541
    @Beingme541 Před měsícem +3

    Munira twns ba walayay adna furin kudagdagtee cunuga kahey maba heynkartee tabarteda maba ahan yadaba cawinad ubahan

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 Před měsícem +2

      Kkkkkkk maxaa tiri ciyaal hooyo la aan dhib waaye

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem +1

      Wuu ku degdegay furiinka waa waxay la waalatay.

    • @Beingme541
      @Beingme541 Před měsícem

      @@maxamedxuseen4516 maka bixikarto tedaa heysato walal

    • @Beingme541
      @Beingme541 Před měsícem +1

      @@sunshineseaandvitamind8620 hal lala washaa ma waxan lala walan baa twins

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před měsícem

    Eedoow ilaahay ha ku xafiido nin nasab baatahaay walee in aad nasabtahaay

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @roodaabas497
    @roodaabas497 Před měsícem +1

    😂😂😂😂 wlhi qosol amiira iyo Adan sawirkooda dadkii hore miyaa.

  • @Nimcoali-yv5qm
    @Nimcoali-yv5qm Před měsícem

    Mashallha allha ha kulaa qabtoo hadaan Howsha saan kuwadiid muniraa baa kusoo laabanee 😂😂😂😂😂

  • @Nimcoali-yv5qm
    @Nimcoali-yv5qm Před měsícem +1

    😂😂😂😂😂 waay ku jeeceshaa haay adii shiib kadhee baraad so ceelin kartaa muniraa dadaad kii kucaa yayeenaa waaa ceebobayaan

  • @sacdiyoabdi5796
    @sacdiyoabdi5796 Před měsícem

    Walaahi waasax

  • @SafiaAli-r2f
    @SafiaAli-r2f Před měsícem +1

    Maxamed buskut beenta jooji 1 cunug aya heysaa ee walhi 3 kaliya hadey ahan lahayen cunto ukari kala sii dharkoda dhaq suuqa marka yurub jogta ilmaha hore u wad waye school ayey bilabayan aroor walba toos cunto udiyari cunuga diyari school key ka ken howlsahlan maha nin aya tahay uma jilicaanid sida hooyada naxariis gara ayey siisaa u tanasul badan ayey sameysaa ee jog naago badan waa furtaye dagdag jooji muniiro waa walac oo dawaqsan waa u dulqatan weysay ee dadka haku dhiiri galin been an wanag ka dabeynin ubadka 2 walid aya u ficn iney ku Koran akdooda so celi muniira nin fudud ma ficna

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před měsícem

    Naagihii horaad nabsi ka qashay naag carab ama cadaana oo jabuuti nin gaala ka soowataay aa ba hood baay uga soo oradaay baa

  • @maryammohamed4692
    @maryammohamed4692 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤👍🏼✍️

  • @SonicHawk
    @SonicHawk Před měsícem

    Maa comment bad video kasamn? Dadki dahayy ninkaan views buu waaaxa walbaa karaadiiiya wa ruuntood

  • @JaakkoKikila
    @JaakkoKikila Před měsícem

    Skandinavia ciyow mala jifan karo samarka, maghrib maxaa la dukdaa 22:30 iyo isha 00:00. Salaad subax 2:00

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Před měsícem

    Single Fahter's ❤❤❤❤❤❤

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille Před měsícem

    Kaftan of single father

  • @HasssnAli-vl2ii
    @HasssnAli-vl2ii Před měsícem

    Single ❤

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 Před měsícem

    First an ahay

  • @AshaaAlimohmed
    @AshaaAlimohmed Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanfarah9678
    @maryanfarah9678 Před měsícem

    Kapten of single father

  • @Farxiyo-p4z
    @Farxiyo-p4z Před měsícem

    Mida la baad 1 dalaqo hada kufurte hadane labo kufurte 2 Isma racdo soceli

  • @barni5847
    @barni5847 Před měsícem

    Dada qorladan isku qoraa

  • @BMC-mq2jw
    @BMC-mq2jw Před měsícem +2

    Been baad sheegeeysaa wallee shaqo caruur koris iyo howlo. Guri leyskuma haleelo ee muniira ayaad kalliya tusineysaa inaad ka maarmi kartid madaxa ciida ka ceshaaa iga dheh

  • @hannahani192
    @hannahani192 Před měsícem

    Adiga waa cal cunug walal basle asiga laga yaabee inuu caruur badan isku nuug ah haysto, alaha idin lagarabgalo

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 Před měsícem

    Kapatan single father 😂

  • @abdisamadmohamed9066
    @abdisamadmohamed9066 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @haliabdirahman6228
    @haliabdirahman6228 Před měsícem

    Gabadha soo celi xamilada ah wiilkeeda u eg

  • @saadaali3278
    @saadaali3278 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 Před měsícem

    Waxba kumasoo qorayno

  • @abdisamadmohamed9066
    @abdisamadmohamed9066 Před měsícem

    Mohammed buskut maxaa nooga walee sxb wanlasocona shekada baraha bulshade

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 Před měsícem

    Beentaa maaha wax kasta waa Niyad

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq Před měsícem

    War kaas iska dhaaf eee adiga muniira so celi fadlan uur minaano ah ciyaar ma ahan adiga u samir muniira aaheeey

    • @Beingme541
      @Beingme541 Před měsícem

      @@SaafiAli-wd5oq dalqadihi Ka dhamaday

    • @SaafiAli-wd5oq
      @SaafiAli-wd5oq Před měsícem +1

      @@Beingme541 miyaa sorry illahay ha u naxariisto bedel kheyr qabo Allah siiyo calafka waa sidaas

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 Před měsícem

    Gaajo gaaajo gaaajo xaar buskut

  • @amalali2745
    @amalali2745 Před měsícem

    Buskut qas qass cunuga gabada yar uuceeli

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Před měsícem

    War wiilka yar hooyadiis u ceelii

  • @AtariishadaADuunka-tg9ek
    @AtariishadaADuunka-tg9ek Před měsícem

    Wax kaste waa adiga adiga adiga…adiga uun ba iska hadla ilmaha yar maha kiss markaad soo qortay waxan mooday inaad isaga focus ka saraysid…you are a very selfish man Mr Buskut…

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 Před měsícem

    Matana lagu wada buskudow islanta so
    Celi😂

  • @user-gw8pg3lc1f
    @user-gw8pg3lc1f Před měsícem

    Med buskud hoyada wasss

  • @user-ph3on3vx7q
    @user-ph3on3vx7q Před měsícem

    Aamiin