HAGUURSAN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #supercarab #haguleystojaceylka #higsino #qiso

Komentáře • 82

  • @maslah345
    @maslah345 Před 6 měsíci +13

    Kuma badhadhan xoolaha agoonta ee holac beykaqadayaan ciqaab tii ugu xumed ayey aduunka kumarayaan (ALLAHA UGARGAARO KURBADANA ALLAHA KA KORQAADO AGOONTANA ALLAHA LA KORIYO)

  • @mahdiliibaan4185
    @mahdiliibaan4185 Před 6 měsíci +5

    Walashey macan xaqiiq wan la xanunsaday qisadaadi. Ani ahaan waxan kula talinaayaa inaad badiso saliga nabiga scw badi Insh Allah igu danben farxad iyo Barwaaqo wan heli doontaa❤❤

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s Před 6 měsíci +4

    😢qiso aad murugah badan Allha ka dulqaado dhibka wllsheena. Allha u Gargaaro. Allha u khasboh. Reeka ilmaha kadhasheen allow gargaaar yaarabi. 🤲

  • @user-dk7or5du9q
    @user-dk7or5du9q Před 6 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @gaabeygududey4288
    @gaabeygududey4288 Před 6 měsíci +2

    Amiin yaa rabi🤲🤲🤲
    Abayo ilahay ha kula garab galo

  • @SaafiyocabdulaahiShosmaan

    Aamiin yaraabbiii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rinaalabdallaali5064
    @rinaalabdallaali5064 Před 6 měsíci +2

    Abyo mcn illh hakaga dhego carurtada cel tiri ale hakaga dhego illh baryadiina illh ha ha naga aqbal oh naga ajiiib 🤲

  • @Teach-q2i
    @Teach-q2i Před 6 měsíci +5

    Ma oga miyaa xoolo agoon waa xaaran 😢😢😢😢 maskiin Somalida qaarkood diin malah waa cawaan aqli diin iyo dareemleheen. Uff!

  • @user-ht6eu2oz1n
    @user-ht6eu2oz1n Před 6 měsíci +5

    Amiiin yaa rpii

  • @NaimaKenyati
    @NaimaKenyati Před 6 měsíci +1

    Agoonimo ruuxii kusoo koray ayaa dareemi kara Alle hku gargaaro wallshy ubadka aad korsanaysidna Alle hakga dhigo kuwi xashka iyo cumradaba kugeeya Alle kuma baahiyo aadmi wll Alle umadada aabo iyo hooyo hkga dhigo wllshy😢❤🤲🤲🤲

  • @adanmohamed6031
    @adanmohamed6031 Před 9 dny

    Faraj allaha kuufuro wixii kudhibo allaha kaqabto

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 Před 4 měsíci +1

    Reerkaas xaqiina allahaidiinka siiyo adigane sujiida ilaahey kubari astaqfaartana badi ilaahey hakukaalmeeyo inshaa'allaah aamiin

  • @user-gx4bq6kh1x
    @user-gx4bq6kh1x Před 6 měsíci +3

    Walalkeyga music 🎶 kadaa qeer Allah ku siiyo❤❤

  • @user-kh3mg1qm3u
    @user-kh3mg1qm3u Před 6 měsíci +4

    Ax😢 wllshay waad kabaxaydaa murugada insha allaah

  • @caaliyaqalbi9217
    @caaliyaqalbi9217 Před 5 měsíci

    Aamin wlh wa xanuun ilhy hakula garab qabto faraj khayr qaba ilhy haka siiyo abyo😢

  • @fadumoaxmed-ut1fl
    @fadumoaxmed-ut1fl Před 4 měsíci

    Amiin yaa rabi🤲🤲 abaayo ilahay ha kula garab galo

  • @user-dy7tj2nd8u
    @user-dy7tj2nd8u Před 6 měsíci +1

    😢😢😢😢soryyyy

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Před 6 měsíci

    Subxanalaah xoolaha agoonta cunayaan wa danbi ween wlhi 😢😢😢😢😢Insh Allah wad ka baxesaa sis 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nimcoismaaciil6874
    @nimcoismaaciil6874 Před 6 měsíci +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rahmishahmed1983
    @rahmishahmed1983 Před 5 měsíci +1

    Wlshy iska dulqadho ilintas qosalba kadhabendonto murugtasna farxadaba kadhabendonto only adhiga sabarka badhi Marna hakaqusan naxarista Allaha ❤️😢😢😢

  • @user-rw3gv4nt4b
    @user-rw3gv4nt4b Před měsícem

    Badal qerleh ale haku siiyo

  • @user-ht6eu2oz1n
    @user-ht6eu2oz1n Před 6 měsíci +1

    Xaqiiiq wye wlhi😭😭😭😭

  • @user-fh1fp4tw6n
    @user-fh1fp4tw6n Před 6 měsíci

    Abayada qidada kudhacday hadii aqrinoyso qoralkeyga abaayo inan kula hadlo rawaa😢😢😢😊

  • @user-nl5he7cw3u
    @user-nl5he7cw3u Před 6 měsíci +2

    Wlhi wasx😢😢😢😢😢😢😢

  • @galaneduba3872
    @galaneduba3872 Před 6 měsíci

    Insha Allah

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Před 6 měsíci

    Wll Alle haku siiyo hanti Aad Ku koriso caruurta agoonta ah kuwaa hantihii Aabahow waxba kasiin wayey Alle calamo haka mujiyo

  • @user-ez4ug7ng2u
    @user-ez4ug7ng2u Před 6 měsíci +1

    Ax wll😢 illahay hakugu asturo wnku soo ducayn wad kabaxaysa insha Allah wll😢 samir tan waa aduunyo wad kabixi insha Allah

  • @user-ml6xu4mg5d
    @user-ml6xu4mg5d Před 4 měsíci

    Abyo Allah garab kaaga galo xappti

  • @NimcoMaxamuud-om1gq
    @NimcoMaxamuud-om1gq Před 6 měsíci +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @gaabeygududey4288
    @gaabeygududey4288 Před 6 měsíci

    😭😭😭

  • @user-jl7bh6pv1h
    @user-jl7bh6pv1h Před 6 měsíci

    Allaw Kasaardhibta gabadhaas maskiintaa🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-vy3sh4xo8n
    @user-vy3sh4xo8n Před 6 měsíci +1

    Ale bari astaqfarta badi ale hakasaro😢

  • @muhanadmuminmohamedsamow
    @muhanadmuminmohamedsamow Před 6 měsíci

    Abayo illahi dibka aa kaa qado illahi aa kaa dhiigo qafki hooyoteda cabiiso ilmahaga cidooda Allaah jiidka aa tuusiyo sii aa ilmaha eedada uu yaheyn iyo adeerka yihiin kuu kooriye Allah kaa dhiigo

  • @nashaatabdirahmaan4404
    @nashaatabdirahmaan4404 Před 6 měsíci +4

    Dumarķa mar waLba maxaÿ dhibTa u maraañ😢

  • @user-ek9go4pp7i
    @user-ek9go4pp7i Před 6 měsíci

    Aamiin yaa rabbi😭😭😭

  • @gaabeygududey4288
    @gaabeygududey4288 Před 6 měsíci

    Haa guleysto jecelka🥰🥰

  • @nuurtocumar6717
    @nuurtocumar6717 Před 6 měsíci +1

    Alha unaxriisto😢

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg Před 6 měsíci

    Ax waa qiiso xanuun badnaa 😢😢😢😢

  • @zamzammowliid8019
    @zamzammowliid8019 Před 6 měsíci

    Allaha kasaaro

  • @user-oo5lx4fy6x
    @user-oo5lx4fy6x Před 6 měsíci +1

    Wlhi wasx 😢😢😢😢😢

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 Před 6 měsíci

    Walaal digriga badi astaqfaafta saliga nabiga xolqalada waad ka bixi inshaa alaah

  • @zeitunahmed6586
    @zeitunahmed6586 Před 6 měsíci

    Wll insha allah wad heleysa

  • @user-rj9ym9dq1x
    @user-rj9ym9dq1x Před 6 měsíci +1

    ☝️☝️☝️☝️🤲🤲😢😢😢😢😢😢

  • @user-gq4os1fq9u
    @user-gq4os1fq9u Před 6 měsíci

    Cadaalad way danbeesa❤

  • @user-ut2xz7cx6n
    @user-ut2xz7cx6n Před 6 měsíci +1

    Runtii waa qiso xanunubtan mar hadii aaysan ninka cidiisa kujecleen rerkag madhaqmaayo illahay hakaa saaro dhibka abaayo

  • @ffarxaanofficial
    @ffarxaanofficial Před 6 měsíci

    wll insha allah ilahay hakaa saaro adna usabir waa imtixaane mar walba ilahay baryadiisa haka quusanin

  • @XamdiIbraahim-on1pg
    @XamdiIbraahim-on1pg Před 5 měsíci

    wllo gacaliso illahy ha idin gar gaaro adiga io hooyo macn illahay arsaqad khayr qabta ha idin furo

  • @hodanomar9909
    @hodanomar9909 Před 6 měsíci +1

    Ha u kaalmeyo

  • @ashahassan8822
    @ashahassan8822 Před 6 měsíci

    Alaha kaa saro

  • @ZabnaaQurux-eb4dz
    @ZabnaaQurux-eb4dz Před 6 měsíci +1

    😢🎉

  • @user-yy7zb3zs3f
    @user-yy7zb3zs3f Před 6 měsíci

    Mclin noosobadi talye❤

  • @user-vs4ph1zm6y
    @user-vs4ph1zm6y Před 6 měsíci

    Asc reerka wiilka mihim ma aha waxa mihim ah dhaqaalaha ninkaga iyo adiga gaar ha idinahato somalidu waa dhaqale wadag taasi waa dhib

  • @NiciimaJamaal-zh3me
    @NiciimaJamaal-zh3me Před 6 měsíci

    😢😢😢

  • @user-ez4ug7ng2u
    @user-ez4ug7ng2u Před 6 měsíci +2

    Ax ax😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-cz3sr3jx1e
    @user-cz3sr3jx1e Před 6 měsíci

    Anaa uhoreeye 😊. Allah hakaa qaboojiyo wlllo 😢

  • @user-ut2xz7cx6n
    @user-ut2xz7cx6n Před 6 měsíci

    Haguuleysto jeclka

  • @habooncabdiahmed3859
    @habooncabdiahmed3859 Před 6 měsíci

    Waxaa run ah in dhibta lagu waa raynin i.a maalin un xaqaga wd helaysaa adi io caruurtada bayo iska samir i.a ilahaye faraj kheyr qabo ayuu kuu furayaa i.a😢

  • @salmaabdirahman9310
    @salmaabdirahman9310 Před 6 měsíci

    Asc walalo waxkasta waa qadarka ilahey ilahey ayaana kuqorey midaas inaad marto midakale ilmaha walidkoda hooyadod iyo abohod aya wax uqabankara dadka kale waxba kamagalin adigana waxan kugula talinlahaa samir iyo inaad ilahey kuxidhnaato adiga hooyada istaqfarta iyo saliga nabigeena badiya hooyona usheeg ilahey ayaa waxkasta idin fududeynaya ilahey bari markasta walalo

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 Před 6 měsíci

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-se1ii7kc4u
    @user-se1ii7kc4u Před 6 měsíci

    Faraj qarqabo Allah u fuuro

  • @galaneduba3872
    @galaneduba3872 Před 6 měsíci

    Gabada wan caineyna nambarkeda raadi

  • @user-eo7zg6mx5p
    @user-eo7zg6mx5p Před 6 měsíci

    😢😢😢😢😢

  • @SalaadoCali-yg1yy
    @SalaadoCali-yg1yy Před 6 měsíci

    😢😢😢😢

  • @Saidafoundation009
    @Saidafoundation009 Před 6 měsíci

    Assalam aleikum walal how can we get her number if someone wants to help her?

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před 6 měsíci

    Ilaahey swt culeyska ku saaran ha kaa qaado I.a abaayo sorry 😞 😔 wllhi

  • @queendheereey1620
    @queendheereey1620 Před 6 měsíci

    Beentaada mcn wallaahi😂😂😂❤❤ 😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 Před 6 měsíci

    Ala dadka bilaa naxariista maxay yihin kaliya may sii yaan abahood dhaxalkooda ilaaha kajaraya iska sabur bari inay ku tugaan ayaa dhici karto

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 Před 6 měsíci

    WALAL WAAN KU SALAMAYA bALSE CALOOSHA IGAA XANUUNTAY gABADHAN PLSS ISOO QOOR telkeeda

    • @gaabeygududey4288
      @gaabeygududey4288 Před 6 měsíci

      Wlhi sidokle 😭😭😭
      Amin ilahay culeyska haka dhulqado 😢

  • @user-od7jy6xz6z
    @user-od7jy6xz6z Před 6 měsíci +1

    Amiiin yaa rpii

  • @user-dk7or5du9q
    @user-dk7or5du9q Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @FadumaCali-nk6zw
    @FadumaCali-nk6zw Před 6 měsíci +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-ht6eu2oz1n
    @user-ht6eu2oz1n Před 6 měsíci

    Xaqiiiq wye wlhi😭😭😭😭

  • @user-ht6eu2oz1n
    @user-ht6eu2oz1n Před 6 měsíci +1

    Xaqiiiq wye wlhi😭😭😭😭