ASKARIGII JINIGA AHAA AYAAN GAARIGIISA RAACAY HABEEN SAQDHEXE 🙈😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #CAALAMKA#

Komentáře • 173

  • @bilandheeman8571
    @bilandheeman8571 Před rokem +5

    Ayaaney sheekooyinka cabsida wan jeclahy noo so badi wll mcn

  • @naimamohamed644
    @naimamohamed644 Před rokem +27

    waaba jeclahay sheekooyinka cabsi cabsida soo badi ayaaneey😂

  • @sawdamqaalib
    @sawdamqaalib Před rokem +4

    mashaa allah ayaantayda caashaqa wan kusalaamay xbbti qaaliyah

  • @maryamaahmed6618
    @maryamaahmed6618 Před rokem +15

    Shekoyinka jin jinka ah ayaneey noo soo badi😁❤

  • @farxiyogabal7984
    @farxiyogabal7984 Před rokem +3

    Subxana laaah

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 Před rokem +3

    Subxanallaah caawoo dhan waxaa sugaaa yan in lii imaado mar kii lii imaaday ayaan daa waday waanba baqaayay ayaanay ramadaan kariiim

  • @AKAz369
    @AKAz369 Před rokem +2

    Jawi cabsi cabsyaa an hada kabaxaye indha weyney ninki kale madhintay❤❤❤❤quruxey naga dabagey

  • @JamaalShiiqaxmed-dg6te
    @JamaalShiiqaxmed-dg6te Před rokem +3

    Ayaan goobdoon waa nadiifo Abdi ali oo kaso hadleyso deriskeda sabab jira owged oo telki iga halabey marka deriskeyga aan sabiskarab kaso iri kana dawanaa ilaa 3beri marka allaha ku amaansado

  • @IfrahMoalim-qp3ue
    @IfrahMoalim-qp3ue Před rokem +3

    Waan jeclahay shekada cabsida ah habeenkii daawado

  • @FiyaMahad
    @FiyaMahad Před rokem +6

    Ayaaneey ilhy mataqaanaa mar danbe qiso cabsi ah hanoo soo duubin😢😢😂

  • @bilanbushr8480
    @bilanbushr8480 Před rokem +4

    Wcs abaayo sawirka cabsi cabsi waye ayaaney subxileey dawankaraa guleyso allah ♥ haidinxafido adiga iyoreerkaga xabiibti

  • @barnicadeey2899
    @barnicadeey2899 Před rokem +3

    Bes waaye waa noo beri ani kaligey aan guri joogaa ciyaal keyga lee ila jiro 😂

  • @sacdiyoomar2484
    @sacdiyoomar2484 Před rokem +3

    Wcs walshey ayaan

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Před rokem +3

    Ayaaney ilaahay mataqaan cabsi 😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔

  • @umuabdirahmanalwajeria7014

    Kaaliya isoraca faido ayan sidha walalyal

  • @mohamedsayidhassan4486
    @mohamedsayidhassan4486 Před rokem +2

    Gobtu isma xaaside, waa markii igu horysan ku arko sister 😊🎉wan Rukuntay Channel ka ,good job.

  • @EMMA__7-x4i
    @EMMA__7-x4i Před rokem +2

    War kii hore War soo dhaaf askari jini aaaaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @faamoaxmed
    @faamoaxmed Před rokem +6

    ﴿لَآ أُقۡسِمُ بِيَوۡمِ ٱلۡقِيَٰمَةِ﴾ (١)
    1. I swear by the Day of Resurrection﴿لَآ أُقۡسِمُ بِيَوۡمِ ٱلۡقِيَٰمَةِ﴾ (١)
    1. I swear by the Day of Resurrection

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 Před rokem +1

    Alla beerka wadnaha I xanuunay ayaaan

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před rokem +5

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha Kuxfdo mashllah abyo

  • @maryamoibrahim1227
    @maryamoibrahim1227 Před rokem +2

    ayaaneey ninka kle jinka waty ma dhimye iisoo jwp pls😢😢😢

  • @mmukhtar3979
    @mmukhtar3979 Před rokem +2

    Ayaaney wakusalamey askariga sawar kanagaqad wakicabsidey

  • @JamaalShiiqaxmed-dg6te
    @JamaalShiiqaxmed-dg6te Před rokem +2

    Mahadsanid

  • @SheymaaYaasiin-do5ft
    @SheymaaYaasiin-do5ft Před rokem +2

    Ayaaney aniga qeybta cabsida iga maqan is dhahay maba baqo yaab 🤣

  • @salwaabdirahman8502
    @salwaabdirahman8502 Před rokem +2

    Ani beri ayaa dawana i.n

  • @faizahussein3351
    @faizahussein3351 Před rokem +1

    Abaayo sheeki cabsi leh noosodhig please 🥺❤️

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Před rokem +2

    Wnku salaamy xbbti

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před rokem +1

    Allaahuma amiiiiiiiiin anaga iyo intii muslim ah yaarabi

  • @fartuuncabdirisaaq1520
    @fartuuncabdirisaaq1520 Před rokem +2

    Awoo awoo ayeeneey qisda ciwaan Keena laga cabsanaaya lkn waa xiseeyaa nh

  • @ifraaxabdilahi2882
    @ifraaxabdilahi2882 Před rokem +3

    Mnsha Allh shugran xbbti ❣️♥️

  • @MunaYusuf-go8kp
    @MunaYusuf-go8kp Před rokem +6

    Ayaney sawirka ad titelka sosartid wa laga baQaya a 😂 naga Qorxi sawirka yan talefanka karorine 😂 ❤

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 Před rokem +1

    Subxana allah cadi ma ahan casi zaid waye

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 Před rokem +2

    Wcs Abaayo ayaan masha allah Ramadan Mubarak Abaayo 😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk Před rokem +5

    Asc abayo ayaan ramadaan Mubarak 💗💗💗

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Před rokem +2

    Masha allah❤❤❤❤

  • @nawaalaxmednawaalaxmed3106

    Ayaneey Anigu damiyey xaajiga lasugaya shekadan

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 Před rokem +3

    ههههه يا لها من اخاف يا صديقتي غالي ❤❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Před rokem +2

    Cabsi Cabsi lee waaye wlhi ayaany 😂😂😂

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Před rokem +3

    Ayaaney alabti afurka an dhaqayee jikadii waka sobaxa maxaa😂😂😂😂😂fulaynimo hoyaded iyo abaheed ahay adna sharqan nogu darta😂❤

  • @omermhd985
    @omermhd985 Před rokem +4

    Allahu Akbar jini Askar maa aduunka lagu arkey subxaana allah

  • @kingmoha8058
    @kingmoha8058 Před rokem +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidjama9330
    @saidjama9330 Před rokem +2

    Kali ayaan adiga jini iyo sheeko Laga noxo ma ogiye sheko kale mahaysid miyaa 😂😂😂😂

  • @mulkiibrahim5185
    @mulkiibrahim5185 Před rokem +2

    Salamd Askari Jin aaaa

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 Před rokem +2

    cawa cabsi cabsi 😭

  • @umusahra2933
    @umusahra2933 Před rokem +2

    Axudubilah Abayp sawirkan naga daji wig codsi xabiibti Anigu hero komati mahi

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 Před rokem +6

    ina gobey sawirkaan waan kacbsady 😝❤️❤️

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 Před rokem +1

    Aar ayaney 🥹 coodka ad saartay wooh iga cabasiy wlhi dhago aya igujiiray hadale coodaka waan dheereya iisheeda ilaheey haka kuriiyo wlhi waan naxay😢😂😂😂😂 i

  • @faisaomar1273
    @faisaomar1273 Před rokem +4

    Ayaaney mahdsnid codsigeyga waa noo tixgalisay noo Soo baday wlley mahadsnd mcntyda❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před rokem +1

    Wcs my abaayo ayaan sharafeey waanku salaamay inbadan

  • @sabnaa144abdullahi7
    @sabnaa144abdullahi7 Před rokem +5

    Ayaaney cawada😂😂 mo ogi wllhi waxa qaldan ninka laga cabsanaayo aat saartay aniga moo iigu danleeyahay meel walbo woo iigasoo horbaxaa marki hore aat video soo dhigto sidaas uma arki jirin kan lkn said video walbo aan fiirsanrabo asigaa kuxigo😂😂

  • @iqraali6298
    @iqraali6298 Před rokem +2

    Alla ayaney cawa said ayan u cabsaday😂

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu Před rokem +2

    👍👍👍🥰

  • @Daliima-hv6tb
    @Daliima-hv6tb Před rokem +2

    Sheekadaan qaamquu u egthay😮

  • @cocoo456
    @cocoo456 Před rokem +14

    I am so sacred now, the phote did it for me 😂

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Před rokem +2

    acuudu bi alllh

  • @daniamohamed81
    @daniamohamed81 Před rokem +2

    ramada kariim ayaaney

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Před rokem +2

    Ayaaney cabsi aa hadaa udambayso miriqdayda wan bxy ani bay 😂😂😂😂😂

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 Před rokem +1

    Ayaaney abaayo saxuurta kugu karsdaa noo cabsi noo soo badi abayo

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Před rokem +2

    M a ayaaaan ❤❤❤❤❤❤😢😢🎉🎉😂😂😂😊
    Madasha qisooyinka

  • @aminoyuzuf1177
    @aminoyuzuf1177 Před rokem +1

    سبحان الله 😢😢😢

  • @leylaabdi1680
    @leylaabdi1680 Před rokem +3

    Walaley qiso jin aaaa cawa musqul majirto 🤣🤣🤣🤣🤣🤣ayaaney

  • @safiaabdinoor5096
    @safiaabdinoor5096 Před rokem +2

    Ayaney farahaga ayaba laga baqa sawirka muqalka ka horeya

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999

    Saudi arabia ayaan joogaa xoog baan u boqay

  • @salmacabdiwali3843
    @salmacabdiwali3843 Před rokem +4

    naa ayaaneey.
    waxaa isku fadhiya ee la kala kicinaayo maan fahmin.😂kaftan
    shukran mcneey.
    💔🥰

  • @farxiyocabdiaxmed-qk5uo
    @farxiyocabdiaxmed-qk5uo Před rokem +1

    M.a abyo

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 Před rokem +1

    M.a alahakuxifdiyo

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 Před rokem +1

    Aamiin yaarabi xbbti ❤❤

  • @faaisocabdimuxumud2789

    Ayaaney noo soo badi sheekooyinka cabsida ah qurxey wan ku jeclahye

  • @kifaaxahmed9910
    @kifaaxahmed9910 Před rokem +1

    Wcs ayaaney ramdn mubarg

  • @firstgirl275
    @firstgirl275 Před rokem +2

    Ayaaneey qiso ku saabsan jacaylka social media ha kasoo sheekee

  • @Masnamunira2356
    @Masnamunira2356 Před rokem +1

    Hhh, ayaaneey waabad Naga sii cabsiisay sbbto ah shanqadh cabsi cabsi ah baad noo saartay 😫😂
    Iyo libaax cidiisa
    كمثل فليم رعب👹

  • @asliali5210
    @asliali5210 Před rokem +2

    ayaaney geesi iska dhiga cawada😭😭😭😭😁

  • @sabrinahussein7020
    @sabrinahussein7020 Před rokem +1

    War codka ka cabsaday wlhi ee shekada caadi waye 😂

  • @khadiijacabdi816
    @khadiijacabdi816 Před rokem

    ❤asc AYAAN IWARAN wllo qali qurxa side taahey walshay qisida khalaad iyo juwuuwreya xaageya ku dabsaye

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Před rokem +2

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sabrinarashed12
    @sabrinarashed12 Před rokem +1

    Ayaaney noso badi xabibti shekoyinkano kale wa jeclahay wlhi habenkan dawado ano gariraya hurdo macan la dhacaa😂😂

  • @nasriinnur-kt7wh
    @nasriinnur-kt7wh Před rokem +1

    Sawirkaaban ka cabsaday intaanan dhagaysan sheekada 😅

  • @sucdicumarsucdi
    @sucdicumarsucdi Před rokem +1

    Masha allha ❤️

  • @madinamahmoud9806
    @madinamahmoud9806 Před rokem +1

    Ayaan Qisa dhan cabsi ma ah an a ya an Qali

  • @fahiimaapdirizak3552
    @fahiimaapdirizak3552 Před rokem +1

    Ayaaney cabsi baa noo dishay caawa😢

  • @kowtherabdullahi827
    @kowtherabdullahi827 Před rokem +1

    Ayaaneey habo qisadaan cabsi ilama ahn mid ka cbsi bdn ii keen ani bcoz aad ujclahy qisooyinka cbsida😊

  • @naasircanshur2370
    @naasircanshur2370 Před rokem

    Wow 👏 👌 😍

  • @anzalyusuf-ms9kj
    @anzalyusuf-ms9kj Před rokem +1

    Wa mahadsnthy shekoyinikada

  • @simanmoha6064
    @simanmoha6064 Před rokem +1

    Ayaaney sheekoyinkan nooso badi lkn codadka ka daa earphones lagu dhegayso karee

  • @Aragsan5576
    @Aragsan5576 Před 5 měsíci

    Ayan qurux

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Před rokem +1

    caleyhi salaatu wasalaaam💘💘💘💙💚❣❣❣💚💙💙💘💘💫❤❤❤❤❤👍💘💙💙❣❣💚💙💘💫❤❤👍

  • @mumtzmcn8391
    @mumtzmcn8391 Před rokem +1

    Ayaaney sawirka walga baqa kkkk🤣🤣🤣🤣😅😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @ikraanabdirashid5806
    @ikraanabdirashid5806 Před rokem +1

    Ayaan wlhi xaley madkaysn shekdan cabsid cabsi waayo afura ku karsnyaaa 😂

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 Před rokem +3

    Sombie maa daawanooya caawa cabsi badanaa ayaaney caawa😭🤣🤣

  • @sabnaaqurux3081
    @sabnaaqurux3081 Před rokem

    Sheekooyinka cabsida ah nosoo badi

  • @FahmoAbdiMohumed-cr1hj
    @FahmoAbdiMohumed-cr1hj Před rokem +1

    😂ayaney cabsi cabsi shekada masawirka saaran oo jinka dartiis ayan u dawan la ahay qaybaha kale ka qaad xppti😅

  • @saadohasan-nu5ff
    @saadohasan-nu5ff Před rokem +1

    Ninki miyu dhimatay ayaaney

  • @fardoosqurux6926
    @fardoosqurux6926 Před rokem

    Ayaney❤

  • @anababdullahi2698
    @anababdullahi2698 Před rokem +3

    Asc abayo ayan sthy ayaney filin fear fails la dhihi jiray oo cabsi cabsi ahay mafirsan jirtay

  • @ummumanaal-od8ug
    @ummumanaal-od8ug Před rokem +1

    Asc ayaaneen macabsaneeysidoo adi iyo cabsiga sawirkiina wuu isdhicyaalaa

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 Před rokem +2

    Inta sideyda Malin dawaneysa 👋😂😊

  • @saqiqa
    @saqiqa Před rokem

    Aaamin 😢

  • @Lisablackpink4515
    @Lisablackpink4515 Před měsícem

    Wlhi waan ka helaa ani 😂😂

  • @maidoxassan-so9dl
    @maidoxassan-so9dl Před rokem +1

    Ayaanay qisadaan waaiska caadi apaayo waxaanoosooradisaa qiso hadaa dhagaysato cabsi dartiid iskukaadinaysid😅😅 pls apaayo 😊

  • @quenziman79
    @quenziman79 Před rokem +1

    aniga habenki wxn jeclhy qisooyinka cbsida inan dhegysto