Wareysi; Awdal-state oo digniin udirtay Somaliland & Itoobiya + Ciidamadoodii oo gudaha galay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • #wararka #awdalstate #like #share #subscribe #news #awdal #dirdaarood #bakaylemedia #somaliland

Komentáře • 51

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 Před 25 dny +1

    Guul…….guul iyo gobanimo awdal state movement,xoreynta iyo dhismaha dawlad goboleedka awdal waa waajib muqadas ah.difaaca dhulka iyo badda awdal diyaar baan u nahay,iib iyo kiro ma aha, midnimada somaaliyeed ha nolaato,Somali diidku ha dhaco,allahu Akbar.

    • @samatarismail3215
      @samatarismail3215 Před 24 dny

      Ok ciisaha dhulkii samarona sheeganaya maxaad ka leedahay

  • @abdinasiradan8760
    @abdinasiradan8760 Před 25 dny

    YES VIVA AWDAL STATE MOVMENT

  • @user-ur9vv8rw2w
    @user-ur9vv8rw2w Před 25 dny +1

    Xaar waynaa waar waxan aqoontisii ma waxay noqotay doqonimo la buuran tahay

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 25 dny +1

    Hawshaan ma sahlana meel dheer ayeey joogtaa

  • @qorilugudnews24tv.37
    @qorilugudnews24tv.37 Před 24 dny

    Soo Dhawoow ADEER ANNAGAA kUWASI Doona, Ballan Baan Kuugu Qaaday In Ay Boorame Noqoto Guri Isaaq.

  • @CabdiLahay
    @CabdiLahay Před 25 dny +1

    Waanin dharagsan oo qurbaha jooga. Waxba aan la ogayn. Wixii wadanka ka jira

  • @GolShalakho
    @GolShalakho Před 25 dny

    Faan waynaa.......let us see ...

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 Před 25 dny +1

    Hadal badan danbaa dhaanta. Hadal haamo lagama buuxiyo.

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 25 dny +1

    Waxba kama qaadi kartid muusei iyo raga kale beeenaale dhagareysan

  • @AnabArabsio
    @AnabArabsio Před 25 dny +1

    Xaar sacle

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 25 dny +1

    Kan anigaa aqaan waa labeeb futada laga waxeeyo waxba sheegi maayo.

    • @AliMohamed-vj8uj
      @AliMohamed-vj8uj Před 25 dny

      Dhaqyahay aamus, viva awdal State

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před 24 dny

      DUMARKA SAMAROON IYO DUMARKA DHULBAHANTE KUWEE AYAA SHARAF KU NOOL MAANTA.
      INANKA SAMAROON DEEGAANKIISA AYUU MARTI KU YAHAY MA HADLI KARO MUUSE IYO MAAMULKIISA HADII UU WAX KA SHEEGO XABSI AYAA LUGU RIDI LAAKIIN WIILKA DHULBAHANTE DEEGAANKIISA XORNIMO AYUU KU HEYSTAA WUU KAFTAMI KARAS

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km Před 25 dny +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Před 25 dny +2

    VIVA AWDAL STATE VIVA SOOMAALIYA SOOMAALI AYAA LEH ITOOBIYA IYO IIDOOR KA LA JIRA WAAN KU JIHAADEYNAA BADA SOOMAALIYA WAA KA XAARAAN GAAL ITOOBIYAAN

  • @tothemoodcrypto6782
    @tothemoodcrypto6782 Před 25 dny

    War ilaan reerkani sida isaaqa ayee ubooteeyaan

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 Před 25 dny

    Isagibaan tagi karin markasu hanjabayaa 😂

  • @Umo580
    @Umo580 Před 25 dny +2

    GUUL REER AWDALI SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-wf2hg8ve7f
    @user-wf2hg8ve7f Před 25 dny +1

    PROF BiLLe waa geesi guulayso awdalistat guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samataraabdullahi623
    @samataraabdullahi623 Před 25 dny

    Gawaad iyo fataal beenale ah baa khadka ku wada hadlaaya

  • @cirsankayeer7464
    @cirsankayeer7464 Před 25 dny +1

    Guul awdal stete inshaalah

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 25 dny

    soo qabqabta 😂😂😂😂 intay ssc khaatumo ka tagtay hh

  • @abdiazizdarwiish959
    @abdiazizdarwiish959 Před 25 dny

    soo qabta 😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 25 dny

    xaar wayne

    • @yusufahmed6190
      @yusufahmed6190 Před 25 dny

      Goormaad miisaantay xaarkiisa ma afkaad hoos dhigatay 😂😂😂 kadibna sidaasaad ku cabirtay

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 Před 25 dny +1

    Awdal state of Somalia 🇸🇴 💯 ✅️

  • @user-wf2hg8ve7f
    @user-wf2hg8ve7f Před 25 dny +2

    Guuul awdalistat anoo ka mida ciidamada cusub ee ku biiray ciidamada ku sugan jabuuti

    • @Awdal_State_Of_Somalia
      @Awdal_State_Of_Somalia Před 23 dny

      Ciidankaasi ragbadan ayaan kusoo dari lahaayee halkeen kaala soo xariiraa indr

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk Před 25 dny

    Soo qabtaa

  • @historypublishers
    @historypublishers Před 25 dny +1

    💪🏿🇸🇴💪🏿

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 Před 25 dny +2

    Adiga oo mehersan waa la arki doona

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Před 25 dny

      IIDOOR ayaa mehersan and oo 8toobiyaan ayaa IIDOOR mahersaday lkn Soomaaliya Soomaali ayaa leh u guura abagaadhaha aad ka timaadeen

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 25 dny +1

    HORAA LOO YIDHI AFNOOLI WUU HADLAA EYNA WUU CIYAA ISKA CIYA RIYADU HABEENKII AYEY FIICANTEY
    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Před 25 dny +1

      BADA SOOMAALI AYAA LEH WAA KA XAARAAN ITOOBIYA WAAN IDINKU JIHAADEYNAA GEDOBIRSI KALIYA MA AHA SOOMAALI AYAA GARABKOODA AH OGOOW IIDOOR U GUURA ITOOBIYA SOOMAALIYA SOOMAALI AYAA LEH

  • @axmedhaaruun2195
    @axmedhaaruun2195 Před 25 dny +1

    Kaa waa lagugu wasayaayee

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Před 25 dny

      Abaarso family Soomaaliya Soomaali ayaa leh bada Soomaaliya waa ka xaaraan Itoobiya orod itoobiya idinkeey idin ka dhigeenqawmaluud u tag

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 Před 25 dny

    Awdal state guuuul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 Před 25 dny

    Niyow Anu Ree shekh isxaaq waa dad aan jeclahay lkn walahi siyaasada iyo qaabka ay u wadaan Uma bogin waxaad moodaa sanadkaan intii waalayd inay hogaaminayso , sidii ay ay arintii laascanod u wajeheen iyo hadda tan awdalba tusaale mucaaradka awadal markay jabuuti tageen kulahaa anaguna mucaarad canfar iyo ciise ayaan Ku hubaynaynaa o xagay Marin canfarta ciise sitti Ku dilaysay 7sano miyaa dhul ciise iyo lawyacade Ka duuli karta midakale ciisaha mucaaradka ee inta hargay laga soo hubeeyo jabuuti ku duuli waa ayo
    Xataa ceerigaabo iyo qaabka ay uga hadlayan waxaad moodaa inay qax ma hurto tahay ,

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před 25 dny +1

    Qoomiyada Somaliyeed ee iyaduuni isku jeeda waa Yaab! halka Oromo iyo Canfar Dhulboob ku wadaan Deegaanada Somaliyeed!

  • @Afahayeenka.dhaliyarada.

    Guul.iyo.gobanimo

  • @medideabdi7397
    @medideabdi7397 Před 25 dny

    Cadawga qarsoona ebe ha ini tuso

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc Před 25 dny

    Hasocto xaga hore

  • @CabdiLahay
    @CabdiLahay Před 25 dny +1

    Takale yaa. Ku yidhi reer sheekh isxaaq waxay badaleen nasabadoodii maad maqashay salaadiintooda oo. Hadlaysa

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Před 25 dny +1

      ABAGAADHE BUUR MADAW AYAA SHEEGAY IN IIDOOR AY YIHIIN AMXAARO IYO OROMO ABAGAADHE IIDOOR SOOMAALI MA AHA WAA AMXAARO OROMO LA SOOMAALIYEEYEY LKN HADA SOOMAALI WEY SOO JEESATAY U GUURA AMXAARO BADA SOOMAALIYA SOOMAALI AYAA LEH DHULKANA SOOMAALI AYAA LEH

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 Před 25 dny

      Saladiinta sacad muuse ayaa sheegay in ay yihiin abaagadheyaal

    • @CabdiLahay
      @CabdiLahay Před 25 dny

      Hadaad iga rari karto waa horaba imaad dayseen laakiin. Waxaad. Ogaataa. Reerka isaaq in ay soomaali oo Dhani. Ay uyihiin hor muud. Ka xumaw ama ku farax. Somalia aad sheegayso waxa aasaasay isaaq

  • @maamehaybe6388
    @maamehaybe6388 Před 25 dny

    Lipaax