dood kuluul wiil hawiye & somalilander isku karbaashay midnimada soomaliyey saaq maxaa idinka reebay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • #IIDAADI_WARKA,#somaliland,#ssc_khaatumo,#awdal_state, villa_somaliya
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
    #Shere #Like #Subscrub #IIDAADIWARKA,

Komentáře • 27

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před měsícem +4

    Hawiye iyo soomalida kale waxaanu u sheegaynaa horana ugu sheegnay reerkan iidoor harti baa hor taagan weligiina hor taagnaa inta ilaahay nagu beeray dhulka aanu deganahay ka seexda hawshaas xabad iyo xoog haday tagtana sidii aad u wada jeedeen Aug 25 wixii dhacay wax ka xun baanu ku samayn doonaa viva ssc khaatumo !

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před měsícem

    Adan Cabdule Cusman ma ahayn Abgaal

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před měsícem +1

    Afar Maalmood wax dal sheegta weligeed lama arag

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh Před měsícem +1

    ًwaa nin xanuun dharbaaxadii gooja cade qaba

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi Před měsícem

    SOMALILAND haanoolato

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 Před měsícem

    Dadku Markey Meel Isgu Imanayan Oo Ay Doodayan Koow Waa Inay Og,Yihin Siday Somalidu Qabiila U Tahay Inay Kala Lahjado U Tahay Oo Ayna Qof Walba Qumanaheda Oo Kaliya Qoorta Ku Sidan

  • @alihaibe4209
    @alihaibe4209 Před měsícem

    Siciid wuu karbaashay wiilkii ogaadeen , Siciid cid hadal iyo taariikh kaga badinaysaa ma jirto ciwaanka iska sax 😂😂😂😂

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před měsícem

    GUMATIHII. WAXAA. KA DANBEEYAY. DAL. SOMALIA 🇸🇴 LADHO. DAL. KAAS. REER. ISAAQ. LADHOHO. BAAD KA TAHAY. MAAD. KU. BUUQI. KARTAA.

  • @hersiahmed1606
    @hersiahmed1606 Před měsícem

    Ninkan iidoor hore baan u dhegeystey, taariikh been ah buu daldalaya, goormuu waqooyi yeeshay dawlad, miyaanu dheysan hadalkii Cigaal uu jeediyey May 5 1960, waxaanse Ka sii yaabay niman runta iska indha tiraya.

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh Před měsícem

    maxaad ka sheekaynaysaan gooja cadaa yaaa yaaa hawiyoow nimankaan xanuunsan yay idin duufsan ayagana ilaahay u barya in ay caafimaadaan ilma moorgan

  • @sahrahasan4460
    @sahrahasan4460 Před měsícem

    Somaliya 1950k ayaa qaramada midowa lagan a aqoonsaday sidas wa inad ogawtan

    • @JEGO.512
      @JEGO.512 Před měsícem

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 been weynaaa

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh Před měsícem

    waxaas laandhe ha kaa dhigeen daarood waa laandheere calaankana wax kama qaadi karo

  • @JEGO.512
    @JEGO.512 Před měsícem

    Dalkeeeeeeeeeeee hhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh Před měsícem

    caac caac caac awoodii meeday anagu cidna baryi mayno xoog xoog😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉 ooya waligiin

  • @buloburte7769
    @buloburte7769 Před měsícem

    Wax qiimo leh ka hadla waa waada iska daaya iyo Somali naceebka reer woqooyi galbeedow waxaaba inkireysaan together iyo woqooyi galbeed in aad eheedeen 1960-1991

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 Před měsícem

    Riyada beenta waa soo dhamaatay khaatumo ayaa runta taabsiisay dhanka kale awdal state waa dhaqaaqday 1950 ayaa somali la aqoonsaday waqoyigana taas ayaaa xoreysay

  • @Sirad47
    @Sirad47 Před měsícem

    Markuu taariikh waayey ayuu leeyahay Maan qancin.

  • @maxaa.qaldan.
    @maxaa.qaldan. Před měsícem

    Bilaa camal Somaliland wey tashatay ee is ku tashta hawiye iyo daaroodoow. Waqtiga ha ku lumina dad tashtay.

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh Před měsícem

    miskiin miskiin hartiyoow dadkaan iska daaya yaysan gaaloobini wax kale uma harine

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 Před měsícem

    Iidoor waa dad waalan oo riyooda been la buuniyey ayey ahaayeen hadda somalida labo magaalo ayey leeyihiin burco iyo hargeysa

    • @Sirad47
      @Sirad47 Před měsícem

      Adiga ayaa 10 awoow been lagugu soo anqarinayey ,dadkana sidaada ayaad moodaysaa yaa miskiin.

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před měsícem

    Iam. Somali my country Somalia 🇸🇴 what is the land??? , adeer. Dal. Ka. Somalia 🇸🇴 reer. Isaaqa. La dhoho. Baad. Ka tihiin. Kkkkkkk. Nac nac. Baad. Barateen. Kkkkkk

  • @fadumoxoosh
    @fadumoxoosh Před měsícem

    almiidaan waasac oo yaan ka baryaynaa hadana ma halkaas bay idinla gashay abu gadhaa

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před měsícem

    BUUQA. IYO. QAYLO. BAAD. MOODEE. IN. AAD. NOOSHEEGI KARTAAN)(. ADOOMO. BAANU AhAAN JIRNAY ...??? ADOOMO. BAANU. INGIRIIS. U HAAN. JIRNAY. BAY..DOODIINU KU SAABSANTAHAY. IYO. TALYAANI. BAA. ADOOMO. LOO HAA. KKKKK.KKKK. XILIGAA. WAA. LAGA SOO GUDBAY. DAL. SOMALIA 🇸🇴 LADHO. BAA. LA NOQDAY. DAL. KAASNA QABIIL. ISAAQ LADHOHO. OO REER AH. BAAD. KATAHAY. KKKKK