HABENKI AROSKA OGATAY IN RAGTINIMADAY EBER TAHAY SATAR vs 6

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 05. 2023
  • #subscribe #Like #Share
  • Zábava

Komentáře • 920

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Před rokem +251

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️🕋❤️😥

  • @faadumo2224
    @faadumo2224 Před rokem +179

    Alla ilaahayow diinta iyo xishoodk ka nagu dil🤲😥 Wallhi banan gabdhaha qaarkod waxay ku hadlayan aanan bulsho ka hor dhihi karin siibo ragg hortooda😥 gabadha fikir keeda waa muhiim in la ogaado lkn meel bulsho waa ceeb gabdhow xishooda😥❤

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 Před rokem +10

      Abyo ilah ku mahdi adigo okle waa dheyman xishoodkada allh haku ziyadiyo ❤❤

    • @isseabdirahman1915
      @isseabdirahman1915 Před rokem +5

      Fitantii aya asiibtay cidkasta wax yar oo Allah unaxariistay moyee shukran ukhtii

    • @faadumo2224
      @faadumo2224 Před rokem +2

      @@axmeddaacad9497 Alhamadulillah mhd snd abowe

    • @faadumo2224
      @faadumo2224 Před rokem +3

      @@isseabdirahman1915 Xaqiiq wllhi zaman aakhir ku jirnaa dumarkii waa ka dareen ilaahey khaatumada hano hagaajiyo🤲😥

    • @upahjahur1447
      @upahjahur1447 Před rokem +2

      Sidokale wlhi xishoodkii iyo dhaqankenii waa laga tagay tedakle su'alahan maha qaar hablaha sharaftoda.

  • @user-vb7gx2bl4y
    @user-vb7gx2bl4y Před rokem +15

    Masha Allaaah wlhi gaabaadhaas quraanku macnuhu leyahay garanaysaa ❤ Allaaah hablaha sidaa hanoga wadashigo Amiin

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +42

    Legend always ridhwan isaq another's levels choices 💯♥️❤😂👍💯💪

  • @nasrayasin1378
    @nasrayasin1378 Před rokem +83

    Actor sataar is not easy 🎉❤

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 Před rokem +30

    حسبنا الله ونعم الوكيل😮😮😮
    اللهم ثبتنا بالقول الثابت في الحياة
    الدنيا وفي الآخرة
    اللهم آميييين 🤲

  • @humblegirl5314
    @humblegirl5314 Před rokem +35

    Ma rumeysanysaa even hdu barnmijku marax yahy reactionka Ridwaan Ba hit ka dhigaya i aaamin😂😂😂😂

  • @nimaabdullahi3125
    @nimaabdullahi3125 Před rokem +94

    Gabadha dharka casaanka naag nool waye😂 😂 sasa karaba abayo waligaa isla saree abayo😊

  • @abdirahmanhassan7570
    @abdirahmanhassan7570 Před rokem +14

    Mansha allah gabar sharaf leh waye gabada tiri kitab quran ❤❤❤

    • @karuur_Ali.
      @karuur_Ali. Před rokem

      Gabadhkasta kitaab wey soo furan kartaa gabdhaa ku sirtaan kitaabka

  • @maryamanadar8757
    @maryamanadar8757 Před rokem +36

    Ilahey iguma keene hadu ninki uguursado rag ahaan wayo wan daweyn laha wana uduceyn laha kama tagem 😢

  • @omarabdi5760
    @omarabdi5760 Před rokem +29

    These is one of the Episodes the Most Entertaining,The Most Educative......RIDHWAN ISSACK continue the same Spirit.....🙏🙏🙏💯

  • @aragsaneey2661
    @aragsaneey2661 Před rokem +22

    His Voice 😢😋❤

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Před rokem +20

    Hadii aad Murug dareemeyso Farxad Deg Deg ah Alle ha hakugu badalo isoo booqo 1k wax yaraa nooga dhimane😢❤🤍💓

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před rokem +70

    RIDWAAN, Fadlan sheekadaan wiilasha iyo gabdhahaan jooji fadlan. Tankale adiga iyo dadka meesha aad keento mar arkin Ayagoo Salama Alaikum is dhahaayo ama oranaayo adna bisinks ma qabsato waxaanba ka shakiyey inaad ka mid tahay dadka loo soo diray BURBURINTA akhlaaqada Umada Soomaaliyeed. Ilaahay halaga cabsado❤

  • @abdiwahabsalim5238
    @abdiwahabsalim5238 Před rokem +6

    This one will help me❤ thanks Ridhwan and Satar

  • @cimraancade
    @cimraancade Před rokem +37

    Satar is very intelligent boy

  • @abdimacalinbashiir3719
    @abdimacalinbashiir3719 Před rokem +24

    Tan yar e ugu Dan bay sa aad ,ayay u caqli,li badan tahay ❤❤

  • @hazalioinvester3362
    @hazalioinvester3362 Před rokem +5

    The best, educative, entertaining and I will request for more Rithwanaan

  • @MOHAMUD550
    @MOHAMUD550 Před 8 měsíci +2

    woow gabadha jcl inay meherkeeda kdhigto
    quraan
    riyadayda wxa kmid ah inan helo gabar quraanka ila xifdiso si aan udagno guriga janda ugu sreeya ❤❤❤lkn wxa amin snhy maalin inan gaari doono insha allah نستاحه اتمني ان يتحقق اهدافك

  • @MaryankhayraatMaryankhay-uq5uk

    Dharguduuda naag nool wlhi ❤inta kale wey bahdilanyihiin akh😊

  • @najaxqalanjo4293
    @najaxqalanjo4293 Před rokem +31

    His voice so deep😥

  • @ugbaadibraahim7907
    @ugbaadibraahim7907 Před rokem +7

    Masha laah wlhi gabadha 3 xaqbay u yeelatay ubaxa waaaw sax anba wan siin laha❤😊

  • @xasancarab7838
    @xasancarab7838 Před rokem +13

    Satar best actor in Afrika❤

  • @maslahdais1576
    @maslahdais1576 Před rokem +2

    Good program bro,bring many videos of such

  • @Celin445
    @Celin445 Před rokem +9

    RIDWAN ISSAKH😂we have cheap ladies in this house 😂😂😂 that made my day 32:53

  • @sacdiyaalinor3416
    @sacdiyaalinor3416 Před rokem +13

    Masha Allh atooro miyaa kan quruxdii oo qof ah haduu qiimo kudarsado m.s

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Před rokem +2

    RIDWAAN ISSACK bulshada soomaaliyeed waxaad gaarsiiyey Halkii looga baahnaa showgana aad baan uga helay mashaa Allah.

  • @abdiaziizali7564
    @abdiaziizali7564 Před rokem +16

    Qurux iyo maher mxaa isku xeray waa hadal rageed legend 🙏🙏

  • @XaajiKhadar-gr8pv
    @XaajiKhadar-gr8pv Před rokem +20

    Gabadheena soomaliyeed buplic nooga dayaa aad suaalaha qabka daran ku waydinaysan ❤

  • @abdirahmanakram9162
    @abdirahmanakram9162 Před rokem +3

    Wlhi gabdahan wey Ika qosliyen ❤ mar kale sxpow so qawo

  • @mustafahmaddirie6487
    @mustafahmaddirie6487 Před rokem +1

    Gabdha uyey una danbeso kuhestaa.
    Keep going wana gabdh fani ah

  • @halimaabdullahi9386
    @halimaabdullahi9386 Před rokem +1

    Mashaallah gabdha xijaban❤ wan wataa❤

  • @kafiyamahamet
    @kafiyamahamet Před rokem +4

    Nasteexo naag jirta wlh ale hku xafifo wlshy ❤

  • @salmancabdicasiis6569
    @salmancabdicasiis6569 Před rokem +4

    Woow very good video ❤
    Hadaa iga danbeysid like 👍🏻.

  • @ahmedamoore810
    @ahmedamoore810 Před rokem

    Maashllh walshy nasteexo wlhi wan qiirodey ma dhageytey cimriga iyo caafimadka allaha ku daayo wll

  • @Mona_mohamoutt
    @Mona_mohamoutt Před rokem +2

    😮mida ugu danbesa😳😂😂😂acudu bilah minishaydami rajiim

  • @abdurahman8848
    @abdurahman8848 Před rokem +18

    We need part 2 bro please 🙏🏾

  • @Filsan6236
    @Filsan6236 Před rokem +20

    Ridwan walaalkeey sidaan sharaf maaha adiga walaashaa kula dhalatay dhig booska aad dhigayso gabadhahaas waliba qaarkood caruurta yihiin waxaan hubaa inaysan kuu cuntamayn adiga waxaadan u quurin walaashaa ha u quurin gabar kale tan kale gabareey ogow taariiq xun inay social media kuu galayso oo waxaan ilaa ubadka aad ayayda u tahay arki doonaan noqo gabar akhlaaq iyo xishood leh nin kaste isaga ku rabi doono

    • @user-hh6zg2xo9j
      @user-hh6zg2xo9j Před rokem

      true❤

    • @hamzedaacad8428
      @hamzedaacad8428 Před rokem

      Midaas baa Xaqiiqo ah waxa ay ku tahay Gabadhaha Soomaaliyeed Sharaf dhac runtii waana wax ay tahay in la hor Istaago intuuna Faafin Cudurkaas Bulshada lagu wadaa Wax Diiniyan iyo Dhaqan mid Toona banaan maaha runtii ✅️💯

  • @fatoumadeymanlareine2331

    Wwwwww mashallah numéro 3 une fille relégués extraordinaire

  • @zuldanahmet6711
    @zuldanahmet6711 Před rokem +24

    Tan yar😢 topican waxba kumalaha 😂😂😂😂i am sorry sister
    INTENTIONALY😅😅

  • @sjexchange-je1hp
    @sjexchange-je1hp Před rokem +4

    Radwano ana Ku so amananayo lasoco😂❣️

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 Před rokem +6

    Part 2 away ya ladortay bro 😂😂😂😂😂

  • @maryamyassin6888
    @maryamyassin6888 Před rokem +9

    Ridwano sxp sidani arin maha😂😂😂

  • @nimcomaxa2muuse780
    @nimcomaxa2muuse780 Před rokem +1

    Wale xishoodku waa qali ❤

  • @suadmohamedmohamud7869
    @suadmohamedmohamud7869 Před rokem +17

    Waxanooo kaalo Walaalo wa Fasahad ee Bulshadaa ka daaa

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před rokem

      haddii aadan ka helin ha daawan, tan kale Baro macnaha Fasahad

  • @abdinajibfaisal2285
    @abdinajibfaisal2285 Před rokem +9

    Marku indhaha iska furay kadib reaction kisa ku sabsan gabdhaha gar ahan gabadha yar ee ugudambaysay ee sida wanagsan ula hadashay ayan rabna inan aragno sxb ee muqalka so dhamaystir

  • @user-wp2wx3rp6p
    @user-wp2wx3rp6p Před rokem +2

    Naag gaaban kayaab ❤❤❤❤

  • @xawahinaad123
    @xawahinaad123 Před rokem +2

    Wllhi wilka codkiisa ka hele cod dagan o mcn 😍😍😍💋

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 Před rokem +14

    Wiilku sifiicanbuu u wareysanaysa 👍👍👏wllahi hablaha sabankan jira qaarkood waa lanbar 9!!!!! Halayska ogaado. Hhhh 🇧🇪🤗🤗🤗🤗

    • @shabeel205
      @shabeel205 Před rokem

      Lanbar 9 waa maxay

    • @fathiyafathiya8599
      @fathiyafathiya8599 Před rokem

      @@shabeel205 yacni waa dab iyo naar
      🤣🤣

    • @Haffyy
      @Haffyy Před rokem

      @@fathiyafathiya8599 🤣🤣🤣love bay kuyihin ma kawada

  • @SaynabMohamed-lw2dw
    @SaynabMohamed-lw2dw Před rokem +8

    وين الحياء
    الحياء شعبة من شعب الإيمان
    اوكما قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
    Ilaahaw xishoodka hanaga qaadin bal hablahan maxaa daaray diin malagu soo bar baarin miyaa
    Wlhy wn jidhi dhicooda kelmadaha qaar ay afkooda soo marinayan ayakoo rag hor taagan xishoodku waa hibo Ilaahy bixiyo wlhy 😭😭

  • @amiinyuusufcali2097
    @amiinyuusufcali2097 Před rokem +1

    Best challenge ❤🎉❤

  • @xasancarab7838
    @xasancarab7838 Před rokem +3

    Nastexo lepxad wllhi❤😊

  • @ibraic4559
    @ibraic4559 Před rokem +3

    Wll ridhwaan qofka tijaabada wada indhaha haka xirin waayo waxaa fican qofka wax tijaabinaayo inuu qofka aragiisa arko sidaas ayaa haboon taaasina waa codsi een ma aha Amar waxaan rajeenayaa inaad codsigayga aad ii aqbasho INSHA ALLAH

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Před rokem +3

    Wow Atore sataar❤❤

  • @simanmh3223
    @simanmh3223 Před rokem +1

    Waiting part 2😢😂😂😂😂❤

  • @Dagan77
    @Dagan77 Před rokem +28

    Subxanallh war waxaan waa fasahaad gabdhaha xishood maleh miyaa 😢

    • @Maax_1977
      @Maax_1977 Před rokem +3

      Haa wlhi wax anoo nin ahi odhankarin ayaa yagoo gabdha ah ku hadlayaan
      Tan sulwaalka iyo shaadhka xidhan ayaab iga yaabisay.

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před rokem

      Xaruunta Alshabaab ma leeyihiin internet? yaab!🤐

    • @umzakariya3553
      @umzakariya3553 Před rokem +1

      Waa sax waa wax laga xishoodo

  • @Mohamed_Ahmed213
    @Mohamed_Ahmed213 Před rokem +3

    The third girl allahuma bareek is a gem!!

  • @hidayahassan2385
    @hidayahassan2385 Před rokem +3

    Wa cunug yar o hadal mcn ❤❤❤

  • @soufahmed5603
    @soufahmed5603 Před rokem +2

    Part 2 pro pls

  • @AbdiFitaax-qm9ql
    @AbdiFitaax-qm9ql Před rokem +2

    gabadha yarta qofbay lee dahy waaku jeclahy🥺❤️

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 Před rokem +6

    Kkkk tan yari waa iga qoslisay😀😀

  • @pilotnajuu
    @pilotnajuu Před rokem +9

    Gawadha dahday kitaabka wlhi waan kufarxay abyh kow lkn sifcn umataqaanid xeerka uyaaal abyh kitaab quran hadii dahdo waxaa waaye ninkaada inoo quraanka 114ta kubaro waaye waana laazim hadii kle ku xaafid ah doono kaas neh iskaaga tag asc

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Před rokem +6

    Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 Před rokem +1

    Gabadha 2aad hadalkeedi hore qofkii fahmay wa legend

  • @khalidziyech870
    @khalidziyech870 Před rokem +3

    First Lady dhaadhaanzanaa😂😂😂

  • @ramloahmed8001
    @ramloahmed8001 Před rokem +3

    Waa saban Aaqir xishood waa dhamaaday

  • @asmahassan6917
    @asmahassan6917 Před rokem +2

    Subxaan allaah yaadhalay gabdhahan miyaanay waalid ama walaal lahayayn ma dadkii la odhan gidaaradaa laga helay mitaa

  • @hassanadan5524
    @hassanadan5524 Před rokem

    Keep going brthr

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 Před rokem +7

    tan yarta uga dambeyso waa smart waa funny waan ku salaamey yarta.

  • @yusraabdllh2443
    @yusraabdllh2443 Před rokem +3

    Salaamaat alh xishootka fiicanaa

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před rokem

      haddii aadan ka helin ha daawan, tan kale Baro macnaha xishoodka

  • @saladmaxamed6936
    @saladmaxamed6936 Před rokem

    Fantastic film

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před rokem +3

    Maansha Allaah Waa Wiil Aad & Aad Uquruxbadan ILxuni Kaadeyran Wiil Soomaaliyeed Ayaad Tahaye Wixii Shar Ah Kadeyran Aamiiiin Yaa Rabi
    Maansha Allaah Tabaarakallaah♥️♥️♥️✅

  • @emraky8971
    @emraky8971 Před rokem +3

    Naa maxa ku walaaaay 😂😳ina lilaah dhar gaduud way wareertay 😂😭

  • @Allah-greater
    @Allah-greater Před 11 měsíci

    Nasteexo gabadha yar ee shirt ka cadaan ka ah wadataa markasta hadalkeedu waa mid qalbiga ka soo go aya una janjeedha dhinaca jacaylka waxaan siinayaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yahyehero801
    @yahyehero801 Před rokem

    Wow m.a❤ no 6

  • @user-hq6qt2cw1n
    @user-hq6qt2cw1n Před rokem +2

    Masha Allah

  • @imraxtrader
    @imraxtrader Před rokem +5

    Dhaqan xumo tan ugu xun waaye

  • @hamdixarago8009
    @hamdixarago8009 Před rokem

    Maashalah walalo wacd ta maca abee

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed5073 Před rokem

    Wa dhaqan xumo barnaamijkaan ridwaan waxaan kaagama aannu baran

  • @Anfaal143
    @Anfaal143 Před rokem +7

    Soomaali sujuu isn't easy😂😂😂

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 Před rokem

      Sujuu maahan kuwaan waa qaxootiga

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 Před rokem

      Somaali sajuu dadka so qoxoontiga ah miyaaa mise waa dad somalia ah ku dhshhy kenya ama asal ahaan ku nool

  • @najaxqalanjo4293
    @najaxqalanjo4293 Před rokem +3

    Wiil ilaahey ishiina haka duwo midkasta waa qurxoontahy

  • @hassanbore2258
    @hassanbore2258 Před rokem +2

    Sxb soo celi willkan waa legend

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 Před rokem +2

    Gabari guriga hoyaded cunto iyo jiif kama aysan weyn marba hadi aysan kaa heleyn inad jiifka ugu roonaato , allaha ku caafiyo wilow waxaasna gbdhaha ha weydiin

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Před rokem +20

    Gabadha yar run run bey ninku jaceel ugu qaadey 😂😂 miskiin dheh 😂😂

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 Před rokem +2

      Hhh adigaa moodaay sxp
      Lkn dareenkeda ka hadashay
      Waxy tiri uun baa wax ka odhan karaanaa lkn waxi qalbigeda kama warimakarno

  • @user-ly8zg2op2e
    @user-ly8zg2op2e Před rokem +3

    Gabdha way yartaha😢😢 😂

  • @CfataxSalebancige-wb2wx

    We need part2

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse4584 Před rokem

    Yuu doortay satar mise saane ku fhamaatay noso sheeg adiga oo mahadsan ridwan❤waku xeranahay baramijyadada

  • @leyloabdullahiali9551
    @leyloabdullahiali9551 Před rokem +7

    😂😂😂😂 maskiin ka daaya gabadha wey yartahay mana fahansana waxa laga hadlayo

  • @Barafey
    @Barafey Před rokem +3

    Adkatay 😹🏃‍♀️

  • @fowsiyoali7556
    @fowsiyoali7556 Před rokem

    Subxanallaah xishoodka wa dinta barked. Suaalaha la weydinayo iyo sida xishod la aanta ah oo ey uga jawabayan .fadlan prigramkan hala jojiyo .Aaway waalidki dhalay iyo wiilashi la dhashay.

  • @bowkaxalikolan972
    @bowkaxalikolan972 Před rokem

    Nastexo so funny i like her ❤

  • @sacdajama3838
    @sacdajama3838 Před rokem +5

    Part 2 ayaan rabnaa wllo from hargaysa jah wiilka nagu salaan wax kale ma odhan kareee😂

  • @lubex3486
    @lubex3486 Před rokem +33

    ayeeyooyin iyo awoowayaal oo al-Shabaab al jahiliyyah ah ayaa ku jira comment sectionka xagee ka heleen internet?yaab,😂

    • @hshshsshususs9265
      @hshshsshususs9265 Před rokem +3

      kk, shaqo la'aan bay yihiin ilaahey ha naga ilaaliyo🙏

    • @malakinaboqor4143
      @malakinaboqor4143 Před rokem

      Yacni waxey saas ku noqdeen muuqalkan ayeey wax ka sheegeen miya?

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před rokem

      @@malakinaboqor4143 haa iyo maya, Hab Dhaqankoodu iyo erayadooda waa waxa muujinaya cidda ay yihiin,

  • @nasranashey4623
    @nasranashey4623 Před rokem +1

    Barteen to walaal 🥰

  • @user-wr4bm5cu6j
    @user-wr4bm5cu6j Před 7 měsíci

    Ridwaan qaybta xigta iyo gabadha ugu yar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibraahimsiidow3491
    @ibraahimsiidow3491 Před rokem +3

    Adkaatay😂😂😂😂

  • @hafsafarhan1342
    @hafsafarhan1342 Před rokem +4

    Yariista is not easy 😅😂😂😂

  • @user-sl3ek6np9f
    @user-sl3ek6np9f Před rokem +1

    Nooo sooo badi ridwaan bro

  • @Casha-vb7mw
    @Casha-vb7mw Před rokem

    Gbdha u shelda pink ah wa caqli ley mchlh ❤

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 Před rokem +6

    War maad xishootaan gabdhaha maxaa dhaqan xumada u baraysaan