Ruwaayadii Waa laqabaa waa qaraabataa Part 1

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Ruwaayadii Waa laqabaa waa qarabataa Part 1

Komentáře • 610

  • @abdirahmanbashir4641
    @abdirahmanbashir4641 Před 5 lety +246

    inta nimco. jooker iney anshax iyo dhaqan lee dahay ogaatay like isaara bal👍

    • @canabeeycanuub1230
      @canabeeycanuub1230 Před 5 lety

      Nimco jokar qof sharaf Leh hadeey iska diiday .wey qarabataaa wana laqabaaa sumcad malaha ruwayadaan

    • @gobadgaredumarxitigtasaded7974
      @gobadgaredumarxitigtasaded7974 Před 4 lety

      Waxan igaya ma samen ee bulsha da ayey ka dhacday somalika kadl kadl maxad uuku aqrisan huno inaka daya

    • @amishamish1234
      @amishamish1234 Před 3 lety

      Yes wlhi sharaf Nacimo jooker

  • @umuabdullahirmc322
    @umuabdullahirmc322 Před 5 lety +7

    Alle ka xishooda dumarka somaliyeed meel hagu dhicina dad diin iyo khaqan leh ayaynu nahay sawir xun inaad gudbisaan Ma ficna xitaa caruuraha ayaa idin dawadan 🙏🙏

    • @fadumafarah7771
      @fadumafarah7771 Před 4 lety

      Umu Abdullahi&Rmc waa runtaa wallahi walal allah kamagan galnay

  • @bilanbaari683
    @bilanbaari683 Před 5 lety +4

    Subxanna allaah Wax yaabaha Qaar aad mataleysaan Xaga diinta XaQiiQ aad Bey uga xuntay War hooyo Xiriga Allah hala Xajiyo oo Wadadii Rasullkeni subane scw aan si toosan u qaadno😢

  • @amineetaomar6517
    @amineetaomar6517 Před 5 lety +68

    Asc dadkaygii salan sharaaf 💓💓 💓💓 meel walba add jogtan ilahay qofki dhib haysto rabi haga qado amiin yaa rabi 🤲 qofki faraxsana rabi haa ugu wado amiin yaa rabi 🤲 inta kadib plz isoo boqoda channel kayga thanks all 🥰🥰🥰😍😍😍

  • @hodanahmed8103
    @hodanahmed8103 Před 4 lety +5

    Adun waxan jogna qawanati qurux loo moday alow na astur 🤲🏻🤲🏻😭

  • @deeqocadey4850
    @deeqocadey4850 Před 5 lety +75

    Alow naagtan cml intaa wax igu darlaheyd iskaabulnimo an ku duqoobo 🙄

  • @khdrmuse1778
    @khdrmuse1778 Před 5 lety +18

    Mesh niciima jookarba kamaqan hhhh markay sharabka udhiibtay kulaha yaab😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 Před 5 lety +98

    Riwaayad bilaa jookara ma daawan karo sorry 🙏🙏🥺🥺

  • @shukransheikh2437
    @shukransheikh2437 Před 5 lety +4

    Nagtaan film kabixiyaaaaa book dasturke waax kamataqanee uuf...naima jokar gabar idhiib leeh wayee mnshallah

  • @qalidumarabo1528
    @qalidumarabo1528 Před 5 lety +17

    Naa anshax darradas mardambe meel hala soo fariisan pert 2na kamarabno ee is qaawis dambe hanoo soo sawirin

  • @bezani
    @bezani Před 5 lety +33

    Waxay kamid tahay dhaqan xumida qurbaha loogu yimid, Allow na astur!

  • @missshaafto1086
    @missshaafto1086 Před 5 lety +23

    Naaagtay markasta sas un ay Isku qawisaa allaw na astur

  • @salmanuura652
    @salmanuura652 Před 5 lety +16

    Qurx la qaawiyo hdy leedahy mxa iga bi i lahaaa akh

  • @hindoabdirahman8498
    @hindoabdirahman8498 Před 5 lety +3

    Masha allah nasir dheere waan kugu fanaa wil reer farax laandheer

  • @safiyocali4790
    @safiyocali4790 Před 5 lety +16

    War nagtu xumaa oo qaab daranaa waa nacebeysay lagu daf

  • @user-oo1cr6vr8v
    @user-oo1cr6vr8v Před 5 lety +11

    Niciimo melada joogin dhadhan IMA lleh I miss u jokar

  • @hayathaji6805
    @hayathaji6805 Před 5 lety +27

    war waxaa waa ceeb xishooda wlashey is astur

  • @Sharoobo
    @Sharoobo Před 5 lety +1

    Xogmaal riyaawayadan maana taagerin hada nahay team maalmahi nollosheena saas o ay tahay waa aflagaado waayo dumarka somaliyed sidas mahan viva hablaheena❣ inti igu racsn like

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 Před 5 lety +4

    Naagtu aqlaq xuma naa gabdhaha soomaliyeed ha ceebesan subxanallah

  • @shukrishmahamud3860
    @shukrishmahamud3860 Před 5 lety +9

    Naciimo jookar ayan rabna de gabdhana allaha soo hanuniyo

  • @notorious9152
    @notorious9152 Před 5 lety +3

    Nimco jookarba ka ficn atariisho somali habka jiliinka waa iga gadanyahay😍😍😍

  • @haawakiin5625
    @haawakiin5625 Před 5 lety +7

    Naasir dheere dartiba udawanayaa

  • @dheemanibrahim6677
    @dheemanibrahim6677 Před 5 lety +3

    Dumarka in lagu bahadilo ayaa lagu tala galay riwaayadan isma oga bal ka wrm kaalintay malalayso gabadhan waa wax laga xishoodo waxaan riwaayad mahe nagu kala kexeeya naciima jookar gabdh adag wlhi ragan iyadaa maskax u ahayd oo kala wareejin jirtay 😅

  • @bro-tv3ow
    @bro-tv3ow Před 5 lety +5

    ma baqayo buud ban ladhici kulah hhhhhhhhh kan yari wa fani wlhi

  • @rahmadhalole6716
    @rahmadhalole6716 Před 5 lety +25

    War naciimo meeday naagtan qaawan naga leexiya

    • @mamustvpro6492
      @mamustvpro6492 Před 5 lety +2

      Naagtaan so ma ahan tii odayga hada ka hor cayrin jiray😂😂

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 Před 5 lety

      @@mamustvpro6492 nimco tii tufaaxa udiidey inay tahy bn filaya

    • @mamustvpro6492
      @mamustvpro6492 Před 5 lety

      @@asaldhaladnimco8307 subscirbe saar ana waa ku saaraaye

    • @mamustvpro6492
      @mamustvpro6492 Před 5 lety

      @@asaldhaladnimco8307 haaa subcscribe saar marka

  • @sadiyoahmedsalah461
    @sadiyoahmedsalah461 Před 5 lety +5

    waaleey qabaa waan qaraabtaa xaasaska cayda kadaaya😁😁😁😁

  • @muhaaabdi7529
    @muhaaabdi7529 Před 5 lety +11

    Riwayadan wa faloob iyo dhaqan xumo maasha Nimo jokar ka carartay yaaahuuu

  • @kadraatteyeh4712
    @kadraatteyeh4712 Před 5 lety +6

    Walee naaguhu wa cadaw. Naayaada maxaad ugu mashquusheen gabadha. 😡😡😡

  • @drzamzamsuldandiriye2819
    @drzamzamsuldandiriye2819 Před 5 lety +9

    nasiir dheree Tageroo uu hy hadaladisaa Top weyeee walahiii😂👑🤴

  • @asturanbbe2461
    @asturanbbe2461 Před 5 lety +2

    Riwayada an cadi ahay weye Mnshlh kkkkkkk silsilada dhaxda ka goday

  • @umumaxamed9578
    @umumaxamed9578 Před 5 lety +1

    Waa waxan aqlaaq lahayn uf bal eeg dhaqan xumadeey faafineeyso subxaanalah ilbaxnimadiyaa meel xun ka gashay

  • @abdishaafi1shaafi462
    @abdishaafi1shaafi462 Před 5 lety +5

    Waxan Dhaqan galo iyo dhaqan muslin tona maha subxanllaha

  • @milyan_milyanweroow2317
    @milyan_milyanweroow2317 Před 5 lety +4

    Awal jahwareer nalagu caajisiyay dana Waa Tii jooker somali maryooleey
    Iyaga dhan Waa kuwaa kala carara ku jiraa

  • @safiyaabdi6530
    @safiyaabdi6530 Před 5 lety +14

    Tani riwaayad mahee waa dhaqan xuma iyo diin la aan naa is astur dharku kudiidye maxishotayahay qaabdaro iyo qawanan haiskudarsane uf

  • @dheymantahassanabdi1778
    @dheymantahassanabdi1778 Před 5 lety +4

    Dadka caytamayo ilahay kabaqa ocayda iskadaya hadi firsigeda dhibidinku tahay iskadaya maxad udawaneysan war rabi halaga baqo wallhi wankayabay sidad ucaytameysan qofka hadad wax dheheyso sidagana waxlogu shega plz cayda iskadaya

    • @frahjibrel2064
      @frahjibrel2064 Před 5 lety

      dheymanta Hassan abdi somalidu waa suntii hargaha u firsto qofka koowda hadu cay so qory kuligood inta ka danbeysa waa qoryaan dhibka bay qaban

    • @dheymantahassanabdi1778
      @dheymantahassanabdi1778 Před 5 lety

      @@frahjibrel2064 hhh dhibka nahestaba sidasah abayo

  • @ayuushahmed2259
    @ayuushahmed2259 Před 5 lety +2

    Markey qolka kaso baxdey iyado lugaha so qawisey anaba naxey allow alle Naag dumashigeed uso xeydatey 🤣🤣

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 Před 5 lety +6

    Nagtan ruwayada jileeso labiska sidaa hau dhanto wayo ilma yar yar ba firsanaaye

  • @cabdallacilmi6914
    @cabdallacilmi6914 Před 4 lety +1

    Inaalilaah war maxa dhacay chanelkan waxb fcn baan ku ogaayee war waxaan umada ha u Soo daynina inaalilahiyee

  • @hanihibaaq4169
    @hanihibaaq4169 Před 5 lety +2

    Subxaanallah Naagaha waaweyn ee intay is qawiyaan qurux moodaya walaahi foolxumo weeyi si kale ayey u eegtahay .hijaab qurux ayaad ku so bixi lahay wllo is astur qof weyn ayaad tahaye ruwaydana ka daa waxa xun waa iga waayo keep going

  • @Maan-uroon7777
    @Maan-uroon7777 Před 4 lety +1

    Jookar Ruwayadahaaaga jicliyaaa dhaqan asluub dadnimo rabi kugu galaday waan kugu fanaaa qaali ❤ cizo sharaf ku nolow
    Ruwaayadaha qurxoon jookar noo soo badiya please wxn kn ruwayad ma ahne please iska daay bulshada Danbi dhqn xun ha u horseedin dhqnkeena wxa kni iyo wax u dhawna kamid ma aha
    Dad diin laheen weeye
    Somali yaanu liis oran isku xishooda idinkoo Mahdsan

  • @a.a1412
    @a.a1412 Před 5 lety +18

    Muslim baan nahay ee sida ruwaaydda wax halga badlo
    Thnkz

  • @ubaharagsan3453
    @ubaharagsan3453 Před 5 lety +5

    Naasirow joogar ayaaa ku fiican noosogali hadiii Kle filimkaan mashaqeeynaayo

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 Před 5 lety +2

    Dumaaashii faataxada aqriso kulahaaa😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣naaaagaha sanadkaan xishoodka ka dhamaaaade bisinka

  • @shakaaldepana2644
    @shakaaldepana2644 Před 5 lety +4

    Part 2 odiga wa looga boodi raba dhac dhac baa losina lasocda kkkkkkkkkkkk

  • @fatmamahmoud1187
    @fatmamahmoud1187 Před 5 lety +25

    Hablaha somaliyeed hijabka ayaa Ku quruxbadhan yahiin

  • @drzamzamsuldandiriye2819
    @drzamzamsuldandiriye2819 Před 5 lety +8

    weeeeeeeeeeeeeeew inabaa cadii maahaan idin jecliyaa💝

  • @ayanqala7862
    @ayanqala7862 Před 5 lety +2

    dumashiged xita wuu kayabay nagta bisnka😆😆😍

  • @shukrinuurchannel3744
    @shukrinuurchannel3744 Před 5 lety +2

    asc asxabta xogmaal media like isar allah dardis

  • @khadroelmi8105
    @khadroelmi8105 Před 5 lety +2

    Niban waada reerebadiyaha uf deeqa wA Gabar Nagaland love ❤️

  • @filsanbare7963
    @filsanbare7963 Před 4 lety +1

    Subxaana laah waar hana ceebaynina waxani diinteena iyo dhaqankeena misna maaha hablahena somaliyedna maha sidan waxanu nahay hooyo xaskinii walashin iyo inantini aad dhashen wllo waxaso kale hanoo quudhina😱🤷‍♀️

  • @saracabdi5020
    @saracabdi5020 Před 5 lety +6

    Gabadhani miyay xishooto sawta wiiki ka yaabisay waxaa haso matalina mar dambe

  • @aminahussein1534
    @aminahussein1534 Před 5 lety +7

    My lovely brother xasan

  • @user-mi2he7jk3p
    @user-mi2he7jk3p Před 5 lety +1

    Naagaha ka xanaaqsan rawaayadan, waa naagaha ayagoo laqabo qaraabta saas ayeey u caayayan gabadha vivo deqa bilan waa riwaayad xaqiiq ku salaleysan

  • @fatxicabdullahi2043
    @fatxicabdullahi2043 Před 5 lety

    Naagta wayn ee qawan subaxana Allh naa xiishood

  • @King_Daud
    @King_Daud Před 5 lety +5

    hadda waxaani ma riwaayad baa, war naga xishooda oo ilaahey ka cabsida part 2 idinka sugi meyno channel-kana hadaan subscribe-ta kala noqoneynaa dulinimo idinka qaadan meyno

    • @nimcocumar8733
      @nimcocumar8733 Před 5 lety

      Xaqiiq runti

    • @raahoosman3014
      @raahoosman3014 Před 5 lety +1

      Sax Walaahi jirka i xanuunay dhalinyaro baa daawaneysa oo waxan modaya wax caadiya ish Naagtan waa qurun Walaahi ruwayad hore eey si xun isu walaaqeyso waan arkay

    • @iqlaasaragsan7563
      @iqlaasaragsan7563 Před 4 lety

      Saxiix wlhi waa diin iyo dhaqan lumis uf waxaan cml maa bulsho looka qosliyaa ruwayada meel xun ka kashay subxanalaah

  • @alamaanidacwa9081
    @alamaanidacwa9081 Před 5 lety

    Acuudu bilah naagtu xishood daranaaa waxan halaga daayo riwaayad maaha wa anshax xumo subxana allah

  • @Nimo-abiib
    @Nimo-abiib Před 5 lety +7

    Naa waa fakaday bal I qabo 😂😂😂😂

  • @rahmahassan9001
    @rahmahassan9001 Před 5 lety

    Naa bilaa adabad yahay dib jiradii dhimatay dumarka somsliyeed ee sharafta iyo xurmada leh wanaag iyo daacad naftoda ugu dhawra ragooda wax haka sheegin dibjiradyahay

  • @hafsaali4719
    @hafsaali4719 Před 5 lety +1

    Dadku dhaqan iyo diin ayee is dheeryihiin huuno jookarey soo gaaar

  • @hamdaabdilahi1883
    @hamdaabdilahi1883 Před 5 lety +24

    We need jookar
    Jookar la.aan iguma socoto🙄🙄🙄

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE Před 5 lety +2

    Habartan yaa soo lu gooyay ilahay qalad idinku rid waar maxaad miskiinta u waasheen

  • @ikraaam1202
    @ikraaam1202 Před 4 lety

    Subxaanallaaah sharafta Alle kaa qaadi waa soomaali.na wxaa waligeed kama dhicin Alllaahna makeeno idin alle

  • @sarasdemha456
    @sarasdemha456 Před 5 lety +3

    Walhi ninka wan tageraaa inkasto ruwayadan habalaheena mel kaga dhacdeen 🤔😨😨😨😨

  • @fardosaabdirahman1477
    @fardosaabdirahman1477 Před 5 lety +3

    Hhhhhhhh ninkan Marka arko qosal iguma haro

  • @dhemanmahamed9660
    @dhemanmahamed9660 Před 5 lety +2

    wlhi waxi filin maha dhaqanka dumarka somaliyed sharftoda ayay ku ciyarayan wlhi sidan idinka xaqay allah haudinka cadhodo ish sharfi dhimatay

  • @canabnuur8627
    @canabnuur8627 Před 5 lety

    Naa Somalia wxn lgma yqnee dhaqan iyo diin baynu le nhy wxa dadka fasahaadinyo waa tnoo kle waa hoyo sidyn byna u dhqmysaaa subaxaanallah allow na astur hana sheegan Somalia ma matashid ee wxn ruwaayada maaheee waa dhaqan xumo iyo bahdilaad lgu bahdilayo dumarkn

  • @kautharahmed4881
    @kautharahmed4881 Před 5 lety +2

    naciima jookar la.aaanteed wlhy nuur maleh riwaayada😎

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Před 5 lety +2

    Islaantan hooyadaala eg madaxa udabool ama naga soobadal gabar yar madka wayday MSP

  • @familyworld8321
    @familyworld8321 Před 5 lety +1

    Nasir dhere wan helaa jiliinkiisa inankaa kalena isna wan ka helaa jilinkiisa part two o inanta laso asturey bn sugaynaa

  • @drzamzamsuldandiriye2819
    @drzamzamsuldandiriye2819 Před 5 lety +8

    markaa wifowgaa kal iyo laap ban uu qoslaay Geel jiirbuu ahan jiraay

  • @mahdivlogs1476
    @mahdivlogs1476 Před 5 lety +6

    ruwayad bilaa jokar iguma socota wlhi🙄

  • @barwaqojamacxuseen9320
    @barwaqojamacxuseen9320 Před 5 lety +2

    hormar wcn nasir dhere ruwayd cusub

  • @fatmabarre6037
    @fatmabarre6037 Před 5 lety +2

    Ruwaayada dhadhan maleh😢😢😢bila jokar

  • @nuraahmed9515
    @nuraahmed9515 Před 5 lety +4

    Riwaayad cajiiba weyab blz noo badiya riwayadahan ii kale

  • @deeqodagan4282
    @deeqodagan4282 Před 5 lety +1

    asc wan idin salaamey ee xomaal media pls qaybta labaad noogu soo dhakhsada riwaayad macaan weeye oo ka hadleysa maanta wax ka dhaca dal iyo dibad

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 Před 5 lety +4

    😡😡😡 Absolutely nooooooo naagtaan aaa labiskeeda iyo dhaqan keeda 🤯🤯🤬🤬

  • @Z3yn3b
    @Z3yn3b Před 5 lety

    waaaaaaaw waxas ayaa ruwayid quruxu loodhigay mansh Allah Somalia daawadi qosol ah iyo maad

  • @hafsanasser2046
    @hafsanasser2046 Před 4 lety

    Nasir dheere wà funny, gabdhu ha is asturto.

  • @fardawsaismailali178
    @fardawsaismailali178 Před 5 lety +4

    Anshax xumadani maxay ahayd aad umada soomaliyeed usoo bandhigaysani

  • @xasanyare5160
    @xasanyare5160 Před 5 lety +1

    Nin fiican ayaaba qaba ee maxaa waalay mise ninkeeda wanaagiisa ka yaabatay ayaa is tidhi mid walaba isagoo kale ayaa mooday

  • @mahadyare3491
    @mahadyare3491 Před 5 lety +7

    Qoftan dab malaha
    Jookar aaway

  • @CcCc-hl6md
    @CcCc-hl6md Před 5 lety

    Aqlaaq xumaa naagtu yaa Rabi. Allow na astur gabdhaha somaliyeed sidaa Uma dhaqmaan Deeqo illaah ka baq Allow noo CEEB astur dhamaanteen.

  • @nacimomahad8183
    @nacimomahad8183 Před 5 lety +1

    Naasir dheere Samidey jogey ikeen 💋❣🙏🙏🙏

  • @StylBhai4
    @StylBhai4 Před 5 lety +4

    Qoftan caadi ma ahan waba la haya bee indho adka
    😳 😳 😳 Is jilci qof na shegayo malahan I gac gacneey may ka wada

    • @raniaa4328
      @raniaa4328 Před 4 lety

      Ruwaayada magaceeda ka garo way jilaysa gabadha

    • @StylBhai4
      @StylBhai4 Před 4 lety

      @@raniaa4328 riwayad saan ma nogu jishid adiganeh
      🤣

  • @saynabahmed4724
    @saynabahmed4724 Před 5 lety +1

    mesha riiwayad kama dhiicin waxaan cml ha nokenina plz qaybaha danbe nagaso saaxa bisinka

  • @faysalahmed7801
    @faysalahmed7801 Před 2 lety +1

    Shike. Badbuu buuu galay kkkkk

  • @bari_beauty3018
    @bari_beauty3018 Před 5 lety +2

    We just witnessed live kufsi. Inanka yar wax kayaab shuu lakulmey

  • @farxiyomohadirir9861
    @farxiyomohadirir9861 Před 4 lety +1

    Iztaqfurulaaahi

  • @loloabd1308
    @loloabd1308 Před 5 lety +2

    Ar shidanthy mar haduu naasir dheere ku jiro🙏🙏🙏

  • @deqoahmed5258
    @deqoahmed5258 Před 5 lety +1

    Nimanka ayaa waxaas lagu yaqaan naag nin doonaneeyso waa yaab lakin way dhici kartaa mar hadoowsan qofku diin lahayn waa ha iska yaacdo wax uu ka xishoonaayo ma jiro

  • @dheman1418
    @dheman1418 Před 5 lety +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkk wan sooxidhay ijiinnkaygii balaayo

  • @umusahraalkhayr8551
    @umusahraalkhayr8551 Před 5 lety

    balo kula caga birqaaba lahaatay alle haku soo hadeeyo wuxu arag daranaa harageedi yaa ku celiya naa dhar xidho

  • @birimohassan4443
    @birimohassan4443 Před 5 lety

    Mudaharaad iyo kacdoon hadaa nahay shacabka naagtaan fadarada ah mardanbe hanoo keenina part 2 marabno ar uuuuuuuuuuuuu marabno marabno

  • @khadramohamed5308
    @khadramohamed5308 Před 5 lety

    Budla duuloow waanku salaamay ina adeer

  • @mamustvpro6492
    @mamustvpro6492 Před 5 lety +4

    Ruwaayad bilaa nimco jookar ah waa bariis bilaa cusbaa 😂😂😂

  • @quenqadra2788
    @quenqadra2788 Před 5 lety

    PLZ aLLAH kA BAQA WAXAN RIWAYAD MAHAN WALLAEY RABI KA XISHOO CAFIMADKA AAD ISKU QAWINEYSO DAD MU,MININ AH AYA HEYSAN ALLAH KA BAQ ABAYO

  • @asiyahasan6223
    @asiyahasan6223 Před 4 lety

    Wilka magaci dadow waan ku heytaye sharcase

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 Před 5 lety +1

    Plzzz jookar iyo Deeqo ruwayadey kujiraan noogu soo faana nooh

  • @sumayoahmed3721
    @sumayoahmed3721 Před 5 lety +2

    😂😂😂 jokar is better actor we need her

  • @hanielmi5717
    @hanielmi5717 Před 5 lety

    Gabadhaan reer magaal waaye waan taageeraa deeqa billan