Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalada Kaqarxay Gudaha Soomaaliya & Hogaamiyaha Xun

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Subscribe | Share | Like Comment

Komentáře • 30

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před měsícem +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️ ILAHAYOW naga Qabo Wax kasta oo caqabad ku ah wadankeena 👍

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 Před měsícem +1

    Mash allah : aad iyo aad ayaad u Mahadsan tahay Xaashi waa waxan ku jecalahay warbaa bihintaad waa Habeenka Axdu soo galeyso iyo falqeenta iyo eraydii hore af Soomaaliga oo aad ku soo darto mash allah ❤❤

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Před měsícem

    ilaaheeyoow inoo Hagaaji Dalkeena Soomaaliya iyo Dadkeena Soomaaliyeed.
    ilaaheeyoow Barakeey Dadkeena Soomaaliya iyo Dadkeena Soomaaliyeed

  • @rermagalcashaq5570
    @rermagalcashaq5570 Před měsícem +1

    Halmar igula sali xabibkena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryammohammed1605
    @maryammohammed1605 Před měsícem

    WAA LAGODLIYAA GEELA

  • @maryammohammed1605
    @maryammohammed1605 Před měsícem

    XAASHI ALAHA INOO XAFIDO. YAARABI

  • @alisaid6298
    @alisaid6298 Před měsícem

    Waa runta sxb

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před měsícem +1

    Xasan wax
    Uumooda.galaaskii.koobad.ardaydi.kujirtay.ee.uugacamaha
    Waxkutulaaleynjiray.dowladnimada

  • @CaanoTukade
    @CaanoTukade Před měsícem

    Geela waa la xiskimiyaa erayaga suu yahay waa xisikin

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před měsícem

    Dadka rag Daba qabto Allaha u soo saaro

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před měsícem +1

    Hashi Dadka intooda badan waxey ka yimaaden Baadiyaha xaqiiqdii Baadiye waxba kama Garanaayo Magaalo ayaa ku dhashtay Magaalooyin Lee joogaa lakin waxaan fahan sanahay In MD Hassan Sheikh Uu Dalkii Qabyaalad iyo Cunfi Geliyey iyo Boob

  • @CaanoTukade
    @CaanoTukade Před měsícem

    Ina adeer geel waa la xiskimiyaa ,xiskimintan xoolaha dhan bakasiman

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Před měsícem

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Před měsícem

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiWahab-kf2eq
    @AbdiWahab-kf2eq Před měsícem

    Xaasiyoow gabaygii dhoodaan ee aha Rag xigtiyo xaftiisaba Kamaal oo xunbo ureebka

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před měsícem

    Soomaalida maanta Joogta ee Geela dhaqanto ma yaqaanaan sida loo dhaqo waxay Daba Socdaan wax aan isbadalin Boqolaal sano aduunkana Wuu isbadalay.
    Waxaa jiro
    Niman Maraykan ah oo Geel tira badan Ku dhaqday Dalka Kenya waxaan oran lahaa Dad Soomaali ah inay Ka soo bartan sida ay geela u dhaqan kadibna ha Ku soo celiyeen Dalkood

  • @fanaxfanax9435
    @fanaxfanax9435 Před měsícem

    Asc xaashi waxan laya banahay kelmada aaran,abaar gartay lakin aaran waxan filayaa in ay tahay kelmed degaan yar laga isticmalo .

  • @samiirosman
    @samiirosman Před měsícem

    Bro ilahey ka baq fahad iyo farmajo kuma

  • @Ahmed-jk6go
    @Ahmed-jk6go Před měsícem

    Ninkanu muxu ka sheekaynaya imika😅

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse Před měsícem +1

      Adi maxa ka hadlesa ma oromadi af somaliga barata tahey😂

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Před měsícem

      Somali baa WADA hadleysa please luuqada noodhig😂

  • @user-jj7bw1sk6l
    @user-jj7bw1sk6l Před měsícem +1

    Asc walal xaashow aad ayan udhagaystaa malikasta wararka aad noosoo gudbiso walal waxaan ubahanay number kaada whatsap ka waxana ku nolahay oo aan kashaqaystaa south Africa waxaan kulawadagirabaa xogo xasaasi ah

  • @Hamidmustafe
    @Hamidmustafe Před měsícem

    Word's englishka isticmaaleyso wll maad noo soo qortid siaan u faaideysano😊

  • @samiirosman
    @samiirosman Před měsícem

    Kan wu washay Wlhi Beyn badana farmajo iyo fahad yasiin Ayu u shaqeya balayo beyn badan ilahey ka baq lacag ayu qatay

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před měsícem

    Dalkaan.rag.musibo.ah.ayaa.kuhabsaday

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 Před měsícem

    Acw walaal salebanow dadka somaaliyed weyfahansan yihiin cidahogaamin karata dalka iyo dadka somaaliyedba dhibkanina kama iman shacabka e wuxukayid isaga onwaliba lagabixidonin ilaolagadhsiyo dalka dorasho qof iyo coda tasuna kasobaxa hoganka kudadaala hormarka dadka bedelkana waxan haatan waxdortana waxaa dad u cadawgu lacag kusiyo siuna usobixin hogan dadkan danu ah guul guudahan umada somaliyed melkasta oyjogan insha alaah

  • @CabdiqadiirQaadir-rj1ib
    @CabdiqadiirQaadir-rj1ib Před měsícem

    anigu waxan geel racay labo sano

  • @CaanoTukade
    @CaanoTukade Před měsícem

    Ina adeer geel waa la xiskimiyaa ,xiskimintan xoolaha dhan bakasiman

  • @CaanoTukade
    @CaanoTukade Před měsícem

    Ina adeer geel waa la xiskimiyaa ,xiskimintan xoolaha dhan bakasiman