HORUFADHI TV
HORUFADHI TV
  • 4 529
  • 123 443 221

Video

Wararkii ugu Danbeeyey Amarka aya Soosaareen Xuutiyiinta & Dagaalka Socda
zhlédnutí 3,5KPřed 3 hodinami
Subscribe | Share | Like Comment
Wararkii ugu Danbeeyey Maxaa Lagu Diiday Kamala Harris Gabadha Bedeshay Biden
zhlédnutí 7KPřed 3 hodinami
Subscribe | Share | Like Comment
Wararkii ugu Danbeeyey Kooxaha iiraan Taageerto oo Dagaal Halmar Kuwada Qaaday israa'iil
zhlédnutí 17KPřed 2 hodinami
Subscribe | Share | Like Comment
Wararkii ugu Danbeeyey Dhulka israa'iil Laga Kiciyey & Qaraarka Soobaxay Dagaalka
zhlédnutí 15KPřed 2 hodinami
Subscribe | Share | Like Comment
Wararkii ugu Danbeeyey Arinta Qabsatay Madaxweynaha Maraykanka & Xogaha Hoose
zhlédnutí 13KPřed 2 hodinami
Subscribe | Share | Like Comment
Wararkii ugu Danbeeyey Dilka Shakiga Badan Dhaliyey ee Muqdisho Kataagan & Beegsiga
zhlédnutí 10KPřed 4 hodinami
Subscribe | Share | Like Comment
Wararkii ugu Danbeeyey Cida Iska leh Hubka itoobiya Laga Keenay & Gaadiidka Qulqulaya
zhlédnutí 29KPřed 7 hodinami
Subscribe | Share | Like Comment
Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalada Kaqarxay Gudaha Soomaaliya & Hogaamiyaha Xun
zhlédnutí 8KPřed 7 hodinami
Subscribe | Share | Like Comment
Wararkii ugu Danbeeyey Soomaaliya oo Halaag Lugaha Lagashay Kadib Doorashadii Xasan Sheekh
zhlédnutí 13KPřed 7 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey Soomaaliya oo Halaag Lugaha Lagashay Kadib Doorashadii Xasan Sheekh
Wararkii ugu Danbeeyey isbedalka Dunida iyo Dalalka Yurub ee Turkiga Xidhiidh La Sameesanya
zhlédnutí 23KPřed 9 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey isbedalka Dunida iyo Dalalka Yurub ee Turkiga Xidhiidh La Sameesanya
Wararkii ugu Danbeeyey Xasan oo Madaxtooyada Soomaaliya u Badalay Goob Ganacsi
zhlédnutí 15KPřed 9 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey Xasan oo Madaxtooyada Soomaaliya u Badalay Goob Ganacsi
Wararkii ugu Danbeeyey Trump oo Sucuudiga u Balanqaaday Hadii Ladoorto inuu...
zhlédnutí 17KPřed 9 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey Trump oo Sucuudiga u Balanqaaday Hadii Ladoorto inuu...
Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Bariga Dhexe ee iiraan Bilaabayso & Digniinta
zhlédnutí 17KPřed 9 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Bariga Dhexe ee iiraan Bilaabayso & Digniinta
Wararkii ugu Danbeeyey Joe Biden oo Dadka Dooranaya Ku Xujeeyey Hadalkii ugu Adkaa iyo Donald Trump
zhlédnutí 14KPřed 12 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey Joe Biden oo Dadka Dooranaya Ku Xujeeyey Hadalkii ugu Adkaa iyo Donald Trump
Wararkii ugu Danbeeyey Trump oo La Sheegay in uu Neceb Yahay Dadka Madow ee Marayanka iyo Xogta
zhlédnutí 18KPřed 12 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey Trump oo La Sheegay in uu Neceb Yahay Dadka Madow ee Marayanka iyo Xogta
Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Turkiga Lagu Qaaday Awooda Ciidanka & Diyaaradah Loodiiday
zhlédnutí 22KPřed 12 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Turkiga Lagu Qaaday Awooda Ciidanka & Diyaaradah Loodiiday
Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Kudaba Dheeraaday israa'iil & Waxa Kadhashay
zhlédnutí 19KPřed 12 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Kudaba Dheeraaday israa'iil & Waxa Kadhashay
Mashruuca Maraykanku Kanaxay ee Shiinaha & Ruushku Soo Bandhigeen | Xulashada Dunida
zhlédnutí 16KPřed 12 hodinami
Mashruuca Maraykanku Kanaxay ee Shiinaha & Ruushku Soo Bandhigeen | Xulashada Dunida
Wararkii ugu Danbeeyey Madaxweynaha Kenya oo Dadkii Ka Soo Horjeeday Qorshe Udhigay iyo Cabsida Weyn
zhlédnutí 14KPřed 14 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey Madaxweynaha Kenya oo Dadkii Ka Soo Horjeeday Qorshe Udhigay iyo Cabsida Weyn
Wararkii ugu Danbeeyey Biden oo Raaligelin Siiyey Trump Kadib HAdalkii uu Kuyiri
zhlédnutí 12KPřed 14 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey Biden oo Raaligelin Siiyey Trump Kadib HAdalkii uu Kuyiri
Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Ninka Kasoo BAxsaday Waqooyiga Kuuriya & Dagaalka Labada Dal
zhlédnutí 20KPřed 14 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Ninka Kasoo BAxsaday Waqooyiga Kuuriya & Dagaalka Labada Dal
Wararkii ugu Danbeeyey ukraine oo isdhiibaysa Codsiga Ruushka Loodiray & Xogaha Hoose
zhlédnutí 20KPřed 14 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey ukraine oo isdhiibaysa Codsiga Ruushka Loodiray & Xogaha Hoose
Wararkii ugu Danbeeyey Cabdi Fataax al Siisi oo Ku Dhawaaqay Arin Layaab Ah iyo Markii u Horeesay
zhlédnutí 21KPřed 16 hodinami
Wararkii ugu Danbeeyey Cabdi Fataax al Siisi oo Ku Dhawaaqay Arin Layaab Ah iyo Markii u Horeesay

Komentáře

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 Před 30 minutami

    WAXEYSAN U NOQON KAQARIN MADAXWEYNE MAREYKAN AH FORMULADAN ( WHITE MAN ANGLOSECTION PROTESTANT ORGASATION PROTESTANT) WASPO...

  • @IbraahiimIbaraahiim
    @IbraahiimIbaraahiim Před 32 minutami

    Waa maxay warkaan halmeel ufoorara sulaymaa. Warar aan ayaga ahayn miyaad wayday waa adiga kuxeeldheeraadaye halqodob

  • @maxamedziciid-mf8zg
    @maxamedziciid-mf8zg Před 35 minutami

    Waxba nagama galin lakin Ruushka ayan wataa Somali hadan nahay❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 37 minutami

    REER GALBEEDKA WAY KU JABAYAAN RAASHIA WAAD ARKI DOONTAAN .I.A.

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Před 49 minutami

    Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin ❤🇸🇴

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Před 52 minutami

    Waa sax laheeste Lee naqone

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 Před hodinou

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Shacraawi-y7g
    @Shacraawi-y7g Před hodinou

    Beenale dheh 😅

  • @muhuboise751
    @muhuboise751 Před hodinou

    Nin xun baad taha beenbaad sheegta waxaad nacabtahay belaha kofurdaga

  • @KhadarAbdirahman-sn4sk

    Xaashi wararkan ma habeen ka hor ayaad duubtaa haday haa tahay noo soo daa isla same time ka aad duubto Thank you

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před hodinou

    Gumaystaha israiil markulaha xamasiyin iyo fataxiyin waisugukayamid sirtikadanbaysay wafashilantay israiil sigara xukumada natanyahu waxayrabta dadaytababaratay ocaraba owahore dhalashadeda qatay ahna tiroyar badwiyin layirahdo cidamadeda iyo barlamankeda kamida inay udhibto mamulka qaza iyo barigaqudus ayhaystan abnigana cidankedu ilaliyan xogakadibna yirahdan israiil banlamidawnay sidasnana danta gslbed kuniyadjabto indha adayga natanyahu badwiyintu wadadhadaba dhalasha israiil haysta asalkodana lagumuransanyahay lonamalaynayo inay yuhudyihin isqarinaysa oxiliyadi khilafada mudo2qarni lagajogo yuhudu kudhexbertay bulshada musliminra carabta falastin

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Před hodinou

    Hanartaa was xayowaan qabiiliste ah

  • @ZEKERIYAZek-ti8fc
    @ZEKERIYAZek-ti8fc Před hodinou

    Macaac No More Min giste Farmajo

    • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
      @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Před 42 minutami

      Doqon la arkay waaye macaaaaacda wad deh dalkaan lama wada laha balse ma ilowyay maatadii maganta ahaa ow furtay reer koofureedkii lagu dhacay laascaano no more QAADWALIHII QARAXA BADNAA

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu Před hodinou

    Waryaa xaashiyow ka xishood ciidamda somaliyeed

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před hodinou

    Hadiiba ururadi rerfalastin heshiyen ayuguwaynayen xamas iyo fatax sowmesha kabiximayso afkarti argagixisada iyo goanadi gumaystaha israiil oaha xamasban mesha kasarayna maraykankuna kuracsana?

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l Před hodinou

    Ma waajib ku saaran baa inaad madaxda iyo dalka xumaato ka sheegto ood na nacsiiso

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 Před 2 hodinami

    DADKA XADAN SH WANAAGA. KADUGAYAY. AYAAN LAYAABAA MADAX. MUUQDA. IYO. MINDI. SAAWIRA MIDNA LAGAMA. QUUSTAAN MAQLI JIRAY

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas Před 2 hodinami

    Waxaas oodhan waxaa sababuah rergalbeedka 😂😂

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před 2 hodinami

    Musiiba qaran

  • @BuhodleMohamed
    @BuhodleMohamed Před 2 hodinami

    Alle..ha.jebiyo..maraykan..yuhuud..iyo..wixii..iyo..wixii..dabadau..dhaqa

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 2 hodinami

    Xiligan khilafka bagistan iyo jarmal mawaxakenay inay bagistan argagixiso uaqonsatay natanyahu iyo mamulkisa?

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Před 2 hodinami

    bismillah asc horta dadku waxey qiimeyaan wixi markas ey arkaan lkn waxa kaweyn boqorka talada iskaleh iyada oo saas tahay hadana haduu illahey usaqiro cid kahor istaagi karto majirto wayo quluubta bini aadamka illaheyba haya haduu dadka usoo jeediyo wey guuleysan kartaa

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 Před 2 hodinami

    Iga gaarsii

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před 2 hodinami

    😭💔🇸🇴 Xasan wuxu rabaa in u hubka ciidanka dib uga gado 😭💔 Xasan dan iyo hello kama laha somaliya 😭💔🇸🇴

  • @user-br3wl6rb4u
    @user-br3wl6rb4u Před 2 hodinami

    Kana iska jiraa nocan. Nacalat kugu dacday

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Před 2 hodinami

    Mareykanka iyo xulufadiisu wey jabayaan Bi'dnillah

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 2 hodinami

    ASC WLLE MAREYKANKA INEY NAAG MDWEYNE KA NOQONAYN WAXAA LAGU OGAADAY HELARY CILINTON NAAN CADAN AH MARKA WAA RIYO MAALMED NAAG MADOW INEY MDWEYNE KA NOQOTO WAA CAJIIBE XISBIGU NIMAN KUMA JIRAAN MIYAA

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 Před 3 hodinami

    Asc.suleeban. xaashi

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj Před 3 hodinami

    wana dhibatey kidib markow hubeyay shacabkii dagal qabiileed nafta noo kenay

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen. Před 3 hodinami

    am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis amongs, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~««............><<<_>_<..<.<.>............💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹🎉

  • @SakiHashi
    @SakiHashi Před 3 hodinami

    walayaab hssn sheikh ninkan cawanka ah miyaa somalia faraha ugashay somalia lama rabo in d😊wlad noqo waayo markastoo rajo lahelo sida america uk imaradka ayaa dib ugacelinaya gadaal

  • @xuseenabdimatiin3170
    @xuseenabdimatiin3170 Před 3 hodinami

    Afkaaga kuma dumaayo ciidanka xasan nacayb Ayaa kumadax maray ilaahay hakaa daweeyo nin waddani Ah ayaan ku moodi jiray xilligii farmaajo lkn hadaan Ku ogaanay

  • @yusra2501
    @yusra2501 Před 3 hodinami

    Waxad sheegto miyaad wayday xasan gul nacasyada xasidka ah dhown

    • @HiiLLO2021
      @HiiLLO2021 Před 3 hodinami

      Ninkaan wow wareeray intaan wow karoonaan jiray

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před 3 hodinami

    Asc Haashin

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Před 3 hodinami

    Hilary Clinton 🗑️ ayaa loo sharaxayaa shicibow 🙏🏼

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Před 3 hodinami

    Soomaalaay aynu kudadaalno Ducadda oo badiya astaqfaarta in Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa uu ugargaaro Umadda Soomaaliyeed. أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c Před 3 hodinami

    GUUUL GUUUL MIDHISHI GUUUUUUL MAKHIR GUUUUUUL MAKHIR MUSLIM STATES JABUUTI STATE AFRICAN COUNTRIES UNATE GUUUL IYO PUNTLAND STATE 🇾🇪 GOBANIMO GUUUUL GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL SITI GARBACIISE SITTI STATE BANK GOBANIMO AWDAL MAKHIR STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN 🇾🇪 GUUUUUUL SITI DARWIISH LAND SARAAR DAYAXA GUUUL JIIDALI CERIGAVO GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH LAND GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH LAND GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH LAND GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH LAND GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES UNITED AFRICA GUUUUUUL SITI DARWIISH LAND SARAAR AND SANAAG GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH LAND SARAAR DAYAXA GUUUL JIIDALI CERIGAVO GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH LAND SARAAR AND SANAAG GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO GUUUUUUL IYO NABAD SUDAN 🇸🇩 GUUUUUUL SITI GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GUUUUUUL IYO NAMASTE WAA NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AFRICAN COUNTRIES UNATE GUUUL MIDHISHI GUUUUUUL MAKHIR I IYO GOBANIMO GUUUUUUL GUUUUUUL NATYAHU ZIONISM DOWN NOLOL IYO NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NOLOL GUUUUL IYO GOBANIMO GUUUUUUL GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES UNITED AFRICA GUUUUUUL SITI DARWIISH LAND GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL 🇾🇪 I IYO YEMEN GUUUUUUL SITI GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED OROMIA STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL 🇾🇪 GUUUUUUL GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL 🇾🇪 I IYO YEMEN AFRICA STATES UNITED AFRICA 🇾🇪 HAWASH STATE CAFAR STATES 🇾🇪 GUUUUUUL SITI DARWIISH LAND SARAAR DAYAXA GUUUL JIIDALI CERIGAVO GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH LAND SARAAR DAYAXA GUUUL GUUUL MIDHISHI GUUUUUUL MAKHIR NAMASTE NOLOL IYO GUUUUUUL MAKHIR STATE 🇾🇪 GUUUUUUL SITI DARWIISH LAND BAL MANDAB GUUUL GUUUL MIDHISHI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊GUUUUUUL IYO NABAD SUDAN STATES

  • @Sunshine-id9tg
    @Sunshine-id9tg Před 3 hodinami

    Yaa diiday

  • @Ali-xs3km
    @Ali-xs3km Před 4 hodinami

    Joe Biden wa nin waayeel ah wakhtigii uu nasanlaha aya la joga. Xalay clip yar oo waxan dawaday uu iska dhaqaaqayo oo gabari kadaba cararayso balse nin aya so celiyey goor dambe.... wa yab.... he doesnt know what he doing yet he wants to be reelected.... ad iyo ad

  • @Ali-xs3km
    @Ali-xs3km Před 4 hodinami

    Ad iyo ad... warkan wa mid muhiima oo soo booddo ah balse an la filayn

  • @AbdiAdanAshkir
    @AbdiAdanAshkir Před 4 hodinami

    Xaashi Mw xasan sh marabo Askar mushahaar weydiisata wuxuuraba amisom inaywaarsiyayso asaguna musuqiisa iskawato ayaguna waasidayrabeen inay iskajoogan Somaliya

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl Před 7 hodinami

    Marka nin hawiye ihi fuulo ayaad tidhaahda hala eryo itoopia ayuu yidhi waa walaakeen .maxaad u Bodhan wayday markup hayay farmaago

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif Před 8 hodinami

    Haa warakaan Run waaye 😂😮

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif Před 8 hodinami

    Waxbaa laysku dhexqariyaa Kuwa Dadkale inay ka Beenshegaan wax kunoqdo Rabo ayaa jiro Arintaan ibrahim ciyow caadi ma ahan Dhagar qabayaal ayaa wato. Lakiin sidaa waxbo laguma ogaado !!! 😮 kuwa ugu wanaagsan waxay idiinka guureen markii aad ku biirteen kuwa imaankooda Shakira kujiro e lakala saari waayay iscadeeya Warkiina iyo waxatihiin hala Garto 😂

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 Před 8 hodinami

    Iga daba gee

  • @Mogadish446
    @Mogadish446 Před 10 hodinami

    🎉

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Před 11 hodinami

    Allah unaxariisto Aamiin yaa Rabe Illaheyow Jannato fardow geeyo

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Před 13 hodinami

    Sheekh Cismaan Xidig wuxuu usoo joigay waayo badan Gunaystihii ilaa xoriyadii kacaankii burburkii iyo dalka meelna ugama bixin Allah ha Naxariisto

  • @ishakmohamed96
    @ishakmohamed96 Před 14 hodinami

    Golen hights 1967 ayey qabsadeen

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 Před 14 hodinami

    Ninyohow Nin yiri Allah Wax hala Caabudo Qiil Uma heyside Waxa aad ku Hadleysid fiiri