Wararkii ugu Danbeeyey Maxay Tahay Masiibada Haysata Dhaqaalaha Soomaaliya iyo Sida Xasan Sheikh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Subscribe | Share | Like Comment

Komentáře • 56

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před měsícem +6

    Allaha ku barkeeyo
    Xaashi ha ka daalin wax u sheega Soomaali iyo hoga tusaaleynta
    Way ka gaabiyeen dantoodi.
    Horay ayuu u yiri Maxamed Siyaad Bare Allaha u naxariisto
    Dhul Barwaaqa ah iyo Dad baahan
    Barwaaqada hadii aan laga soo baxsan Bad iyo Biriga waa laga baahnaan
    Soomaali towfiiqda Allaha waafijiyo

  • @Hurusocod
    @Hurusocod Před měsícem +8

    Asc Xaashi Illaahay haku dhowro balse Soomaali waad u qalbi hadashaa, waxaadna isku dayaysaa, karaankaaga bal innaad wax ka bedesho hab fikirkooda.
    Anigu gacanta ayaan ka taagay, Soomaali , Illaahayse waxba kuma aha ,inuu mideeyo

    • @user-xe2sg9bj8d
      @user-xe2sg9bj8d Před měsícem +1

      Wll haahi madaxada ha waxna magartaan waxna maqaatan waxay kafa karaan dantoda bas

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Před měsícem

    ilaaheeyoow Soomaalideena Ahaan ina Sii Madax Wanaagsan.
    ilaaheeyoow Soomaalideena Ahaan ina keeys jecleeysii.
    ilaaheeyoow Soomaalideena Ahaan ina Barakeey.

  • @KuuloowYare
    @KuuloowYare Před měsícem +3

    rabiyoow tuugtaan wadanka kaqawo

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 Před měsícem +1

    Wakusaxsan tahay
    Kash laan ba wadanka uga carari rabna lakin ismadhibayno
    Allaha nosahlo wax lacag nosameyo aamiiiiiiin
    Wadanaka lacagtisu ubahanyahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Před měsícem +1

    Allah runbadanaa suleyman xaashi

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Před měsícem

    Maashaa allaah umada somaliyed lacag halloo sameeyo waa war weeyn

  • @gurhanmohamed5314
    @gurhanmohamed5314 Před měsícem +1

    Xaashi wuxu joogaa xiligii 70 yadii waqtigiiwadaniyadu dadka ku weyneyd. Soomaalinimaduna meeshii ugu sareysey maraysey. Jazaakalaah. 3:12

  • @gurhanmohamed5314
    @gurhanmohamed5314 Před měsícem +1

    Musuqmaasuq heerkii ugu sareeyey ah. Dawladnimo la curyaamiyey oo lagu danaysanayo.

  • @alisaid6298
    @alisaid6298 Před měsícem +1

    Waa runtaa sxb

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 Před měsícem +1

    waa rundaha 🙏

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Před měsícem +1

    WAAR ILAAHAY HAINNAGA QABTO XASAN SHAYDAAN

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l Před měsícem +2

    Dalka
    Wax dhibaato ah kama jirto,

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 Před měsícem +1

    Hassan sheikh alle hana dhaafiyo kuwii doortay cuqubo hku rido 😢.

  • @ahmedxajimohamed817
    @ahmedxajimohamed817 Před měsícem

    Wali mawaxaad uga shekayneysa cbb tariiqdii madobeed

  • @AdamIbrahim-zj1dx
    @AdamIbrahim-zj1dx Před měsícem +1

    Alla maxaad soomaali wax u sheegtay haday wax ku qaadanayaan

  • @MoNk-ci6vk
    @MoNk-ci6vk Před měsícem +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @KuuloowYare
    @KuuloowYare Před měsícem +1

    xaashi caqoontaada alah hakuu iftiiniyo madax waaaaaaaa nawad iyo nolol somali hanoolaato

  • @suhaybcadekacade
    @suhaybcadekacade Před měsícem

    Support

  • @XaliimoAxmed-v2q
    @XaliimoAxmed-v2q Před měsícem

    Keep going ❤

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před měsícem

    Xasan.sheekh.wuxu.Ku
    Ku.shayqaynay.fikir.shisheeye
    Dadkuna.way.arkaan.
    Hawiye.xilka.haka.qaadaan

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Před měsícem

    Sheekh (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

  • @abdikadirabdullahi7148
    @abdikadirabdullahi7148 Před měsícem

    Suleman hashi nolow

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone Před měsícem

    ❤❤❤❤❤

  • @mahamedbileyusuf
    @mahamedbileyusuf Před měsícem +1

    Ninow maahmahdaa tukaha, waa nucleer cadiya, saxan sheekh kursiga wuku farisnyqanaa lkn sayasad xuno io mamul xuno. buladaldhacyaa, laba jiil mustaqbalkodii buudhulka lagaly,

  • @hagardiidgeneral.knowledge5114

    Mahadsanid wariyuhu xashi anigu moqdisho ayan jogay lacagti shiling Somalian in wadankan loo sameeyo muhiim ayeyo u tahay dhanka dhaqaalaha wadankan

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 Před měsícem

    Masiibada Somaliya heysata Waa Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo kuba Qabyaalada Ku daba yaacaya Waana in dalka Somaliya laga badbaadiyaa

  • @isaakhussein6291
    @isaakhussein6291 Před měsícem

    Somaligalbed Goobalka liban gelbadan ayakaimada

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Před měsícem

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Před měsícem +1

    Shariif sheikh
    Axmed io Mw farmajo oo labada taagan ayey xasan doorten jeeb dhibanad xaashiyow

  • @MuxumadMuusee
    @MuxumadMuusee Před měsícem

    800 kun oo nef anaga soomali hadii aan nahy maxaa inoo haraayo 50 sano soo socdo malaga fikiraayo miyaa umadaan hogaan laaan heyso alahayo soo sahal hogaan caadi ah aduun waan ka harnee aakhiro neh ma jirnee

  • @SaeedAhmed-pm5dw
    @SaeedAhmed-pm5dw Před měsícem

    Eng xashi waa xalane masiibada dalka haysataa waa xarunta xalane ka hadal wll meeshaas weeye indr halka dalka iyo dadka somaliyeed ka kici layihiin walhi waa xarunta xalane halkaas ayuuu dalka dawkadnimo uga dhismi ladagay 👍🏽 talk about that point brather 👍🏽✨

  • @ahmedhirsi4402
    @ahmedhirsi4402 Před měsícem

    Anigu malin dhaweyd ayaan wxaan sariftay 0.5$ 12 qof oo meel wada fadhiday ayaan midba kun siiyey haddii aanan sarifan lahayn ma aanan siiyeen saa maba u awoodin kiiba 0.5 Anta mid siiyana mid kale kama tagi kartid wxaan jogaa xmr waa dhibaato aad u weyn arinka lacagta wxaan ahay zxp forufadhi ah ilaa 2018 wxaan ahay waaqici iyo waaya arag mhdsnidin

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Před měsícem +1

    Garguurte wa khaaaain xalsaro con qabateen

  • @munasiciid8858
    @munasiciid8858 Před měsícem

    Horta xaashi ma cusuri baad tahaye

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Před měsícem

    Asc kudarsoo xaashiyoow waxaan wax ku iibsanaa 5000 1000 500 kaliya intii kale way fadhiisteen

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před měsícem

    Hm medie aad iyo aad bad umahadsan s.xaashi aad baad u siibtay in lacag lasamaysto xasan aanloo xanibnaan mida kale hadaan caasimada xamar laga wareejin somaalidu degi mayso

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Před měsícem

    Soomaali Land ✖️ Dhulka Soomaaliyeed : Ha Ugu Yeerin
    Dheh Wariye, Ugu Yeer Wariye:
    Maamulka WOQOOYI GALBEED

  • @maxproduction9826
    @maxproduction9826 Před měsícem

    Madaxweyne HSM wadanka wuxuu yimaaday iyagow Shawaab 30 magaalo ka badan dib u aqabsadayn Muqdishona u jira wax aan aa badnay 20km halka ganacsada Muqdisho canshuur ka qaadayayn uguna sii daraayayn Qarax ay ku xasuuqayayn, sidoo iyagow isku milmayn laamihii dowlada iyo Alshabaab 🙆‍♂️

  • @Suadabdirizak
    @Suadabdirizak Před měsícem

    Markasta xashi waxbadan ban kabartaa hada mnta wxan barty mahmahda hda igu horysay maran maqlo

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Před měsícem

    Somalia state of America miyaa? mise Wadan Jiro waaye !?

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před měsícem

    Alla.farmaajo.caaqil.ayuu.Ahaa.saa.wax.walba.feyl.ayuu.usameeyey.maqaati.ga.cad.ayuu.udhiibtay

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax Před měsícem

    Hassas shiikh waxaa ka danbi badan kuwii lacagta ku doortey

  • @somaliwoodfilmsproduction9576

    Xashi inader warbahinya somaliyed iyo aqonyahnad inta badn lacagta dalka kama hadla xita dowllad fadralka iyo dhaman mamul goleyd mid ka hadla am $ iyo s|hilnk iskuma dheli tiran sarifka bank dhaxe na wax u qabto ban garn La.ahy

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Před měsícem +1

    Ilaahey masiibo haku kuwa wadanka dhibka ka wada boob mooryanimo yaarabi naga qabo mooryantan

  • @ubax3018
    @ubax3018 Před měsícem

    Farmaajo waxuu qaabtey
    Xasan baaladey laakin wlhiy marexanbey eedaas qaadayo caawa haduu qabto waxeey noqo aarsasho in ladhaco hubka dawlada nin walboo qato waa godob horleh

  • @user-qe5dp9bn6o
    @user-qe5dp9bn6o Před měsícem

    Xaashiyoow soow lagama yaabo xamar inaad soo booqato waa adiga Doowlada mucaaraday waliba xasan shiiq dhulka lagalay lehna xasan waxuu qabtay ma jiraan ee waa looqabtay shiiq shariifka aad amaaneeyso uma amaaneeysid jacaayl ee waa boor isku qariskaaga waxa kugu jiro waa qabiiliyad kugugu weeynaaday Alaha kaa saaro ku inkaari meeyno

  • @FadumoAli-z4d
    @FadumoAli-z4d Před měsícem

    Wariyoow haka hor dhicin madax weynaha lacag oow ku maqan yahay deyn xataa waa died yay lacag ii soo daabaca banka aduunka eeytaalaa kumiya taano

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Před měsícem

    Waan niyoow balaayo sheeg baa tahay maalin kali la arki mayor adiga oo wax rajo leh ka hadlaya

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 Před měsícem

    5OO AYAA UGU YAR S,LAND

  • @andirmedia6702
    @andirmedia6702 Před měsícem

    adiga waxaa kuu fahamay in aa mnucaarad tahay wax war ahna masoo tabineysid maanta dhan dhaliil aa wadaaa

  • @suhaybcadekacade
    @suhaybcadekacade Před měsícem

    Somaliland markaad soo hadal qaaday waad qososhay xaashow 😂

  • @ragbadanayaakamaqancaawasu8145

    Afayeenkii farmaajo ayaad isku rogtey