Dr Isse Dirow - Wareysi 3/3- Farriinta suugaanta iyo tebinta sheekooyinka Run iyo Been

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 25

  • @AliYusuf
    @AliYusuf Před 2 měsíci +2

    Masha allah, aad baan uga helay 3 qaybood ba, Dr Issa, soo celi, mar kale. Wax badan baa sheekooyinka lumay, maaha in Idaaja alifay, waa sida ay ku soo gaartey, mana aha in wax uu ka bedelo, xitaa hadii dareenkeenu/Dhaqankeenu diido HADA. Sheekadan Idajaa hore u maqlay, kama maqlin Idajaa.

  • @mohamedmuse2045
    @mohamedmuse2045 Před měsícem

    Masha’allah

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 2 měsíci +1

    Hanoolaato ❤

  • @shaficicabdi104
    @shaficicabdi104 Před 2 měsíci +4

    Marka aad wax aanad fahmayn faraha la gasho waa sidan oo kale

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 Před 2 měsíci +2

    Ninkaan waxba ma oga ee tolnimo maad u wareysatey

    • @abdiharman7451
      @abdiharman7451 Před 2 měsíci

      Hadii aad akhirsan lahayd cilmiga luuqaddaha, waxaad ogaan lahayd. Habka uu isticmaalayo, ee ah habka qoraal loofasiro, AAN KUU SHEEGEE WAA LABA NOOC, 1. IN-AAD SADDARKA SIDUU U QORANYAHAY AAD U FASIRTO. 2. IN-AAD SADARADDA-DHEXDOODA AKHRISO OO AH SIFOOYINKA KUJIRO AAD FIIRO SIFOOYINKA KA SOO HORJEEDO, AMA KUWA LAMIDKA. LABADAAS NOOC AYAA QORAAL LOO AQRIYAA, MUDANE.

  • @Beneidle3843
    @Beneidle3843 Před 2 měsíci

    Hanoolato🎤🎥

  • @axmeddaahir127
    @axmeddaahir127 Před 2 měsíci

    Abwaan Idaajaa marka oo ka warramayo taraaiikh nololeedka Garaad Wiilwaal waxa oo hoosta ka khariiqey in aanay sheekooyinka laga wariyey Garaadka aan dhammantood la damaanad qaadi karin run ahaanshiyahooda.

  • @abdiwaliyasindiriye7404
    @abdiwaliyasindiriye7404 Před 2 měsíci +1

    Qisada Beledweyn duriddeedu waaba wax indho Gorgor u baahane, ka warran midda Darmaan iyo Dalxiis oo dameerku lix sano jeelka liinta ku cabayo, Cabdi Qeysna leeyahay waa dhab lol!

  • @cumarmaxamed8253
    @cumarmaxamed8253 Před 2 měsíci

    B'leyda Cabdi qeys waxaa uga jawaabay abwaan qaaqaay ee Lama Soo bandhigin

  • @yusufsanei9011
    @yusufsanei9011 Před měsícem

    Suaashu waxay tahay nin garaad ah
    Sidee ayay labadiisa rati een uwada yeelan karaan?

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 Před 2 měsíci

    MACALIN-KAAN CAADI MAHA SI CILMIYEYSAN AYUU SUUGAANTII SOOMAALIYEED U FIIRIYEY, WUXUU ISTICMAALAYAA HABKA LOO AKHRIYO GABAYADDA, SHEEKO XARIIRADDA IYO SHEEKOOYINKA KHIYAALIGA AH(FICTION), SADARADDA-DHEXDOODA. AYAA MALA AWAAL LAGA FIIRIYAA.

  • @abdirahmannur5984
    @abdirahmannur5984 Před 2 měsíci +1

    Waa dedaashay Ustaad balse;
    1: Horta rieaayadu afqalaad aqoontu miyaa Ma ahan, ee waa hees riwaayada ku jiray.( marka laftigaagu iska hubi intaadan duruus dhigis billaabay.
    2: suugaanta kalluunka & xoolHa, beeraha intaba kaydka Radio Mogadishu & Hargysa ka raadsleden.
    3: Rieaayaduhu waxay ka qayb ahaayeen dhANkii kala duwanaa ee beledka isugu imanayey inay isefahamsiiyaan mujtamicii isu soo ururay..
    4; riwaayaddaas magaceeda waxay ahayd AQOON & AF-GARAD.,
    5 ADIGU Hadda maxaad nagu kordhisay??!!
    Maxaadse rabtaa inaad gudbiso???? Meeshaan waad ku xafatay, mana ahan your strongest areas Ustaad… mawduuc kale raadso, tan waadse ku hafatay sxbow ee mowduuc kale raadso please.

  • @saaxilcadde7095
    @saaxilcadde7095 Před měsícem

    ilaa iyo hadda uu micno wayn leeyihiin Geela
    Adna faham qaldan aa ka muuqdo

  • @basranoor924
    @basranoor924 Před 2 měsíci

    And baan uga helay waraysigan,sida uu u fekerayo iyo sida u qeexaya fekerkiisa anaga ayaa naftayda su ,aalaya mar hore weliba sheekada wiil-waal iyo kuwo kaleba

  • @bilaalchanel1443
    @bilaalchanel1443 Před 2 měsíci

    Wiil ii eg aan kuugu imaado ayuu ku yiri iyadoo xitaa uur lahayn oo caado qabta ayuu ka tagay, 1 sano ka dib waxuu u soo laabtay wiil u eg, su'aashu waxay tahay soo gabar ma dhalankarin ? Sheekadu waxay cadeynee kabkab qiyaali ah in ay tahay.

  • @hm-vs7kd
    @hm-vs7kd Před 2 měsíci +1

    Ayaanloow qofkaan waa qof isku dayaya in uu ka kadlo wax uusan aqoon ulaheyn. Af somali badan uu isticmaalana mayaqaan.

  • @jaamabiixibiixi8385
    @jaamabiixibiixi8385 Před 2 měsíci

    Kani waa cunsuri waxaanu garanayn ka hadlaya

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 Před 2 měsíci

    Idaajaa daaroodka yuu faafin jiray dhaqankooda iyo suugaantooda

  • @zahraabdullahi6315
    @zahraabdullahi6315 Před 2 měsíci

    Ayaanle ninka waxbaa makala oga adna sharafta hakubeeli af soomaaliga ayuu Budh u heytaa hawareysan waxaadan aqoon ulaheyn hadiikale waxaan kaliidaneysaa odey faliye ah iyo habar fooxiso ah

    • @Abdiyusuf490
      @Abdiyusuf490 Před 2 měsíci

      Sahra abdulahi
      Ustaadka qashinka lagugu shubay EE beenta adse runmooday kuusheegay insan run aheyn WAXAA lagugu shubay eed mooday in AY sayihiin, Tusaale yer hadan kusiiyo sheekada garaad wiil waal socdaalkisi iyo balantisi xaadkisa ow leeyahay wan tagayaa EE markan soolaabto an kugu imaado wiil II eg adoo iihaaya kudarso ur uga matagin, waxa lasheegay in AY kadaba baxday LKN uu garaadu intii usiisocday uu cid o hoyday ayna qasabtahay in cawadaas noog loogeeyo uu isticmaalo LKN waxa sheekada ku jirta in Muslim ahaa dadka u uhoydayna AY muslim ahaayen Marka adigu is qabadsii .
      Waxad dhidontaa waa xaaskisa OO yaa kulabalamay ama usheegay cida in AY xaaskisa tahay naagtan cida iyaduna dhinaca kasoogashay yaase kula balamay in uu ur AY qaaday haveenkas uu wiil noqonaayo Maxay gaber unoqonwaysay