Cabdiraxmaan Macalin - Waa leyga diiday dhismaha taaladdi Halgamaa Cabdullaahi Ciise

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Komentáře • 87

  • @GololMudug
    @GololMudug Před 3 měsíci +13

    Cabdulaahi Ciise nin qaran buu ahaa aargo yar oo xaafad laga taagay waa ka waynyahay manhajka wax barashada in lagu dhiguu mudanyahay

  • @Caydid66
    @Caydid66 Před 3 měsíci +6

    Adeerkay Allaha unaxariisto Abdullahi Ciise Mohamud Uduceeya🤲

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 3 měsíci +2

    Ilaahay ha unaxariisto cabdulaahi ciise iyo caydiid garaad iyo dhamaan halgama yaashii oo dhan

  • @maymunah5342
    @maymunah5342 Před 3 měsíci +2

    Waa ka xumahay cabdiraxmaan macalin

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 3 měsíci +1

    Claahi ciise maxamuud
    Ma mudneyn
    Xiligaan
    In la yiraa
    Hala xasuusto
    Si kastaba
    Waa isku day wanaagsan
    Ayaanle Xuseen cabdi
    Mahadsanid

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Před 3 měsíci +2

    Anigoo Majeerteen ah waxaan idin leeyahay Cabdullahi Ciise waxa uu ahaa nin qaran isaga iyo halyeeyo badan waxa uu xaq u leeyahay in lagu xuso meel kastoo Soomaali dagto Anigu AirPort Garoowe ayaan ugu magac dari lahaa ama Bosaso

  • @user-up8mj8uk8g
    @user-up8mj8uk8g Před 3 měsíci +3

    Aun. Dhamaantoodba C/lahi Ciise iyo Aadan Cadeba Waxeey Ka Tirsanaayeen S.Y.L.

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc Před 3 měsíci

    Adeer cabdillahi ciise halgemaagii weynaa ee syl

  • @Hallaasin
    @Hallaasin Před 3 měsíci +6

    Xooggaas maad Gaaljecel ku bixisid iyo deegaannadooda😄? Sacad Saciid waa saxanyihiin.

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před 3 měsíci

    اللهم أصلح بلادنا والبلاد مسلمين ولا ومسليمات 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Před 3 měsíci

    Nasiib daro soomaalidu waa umada qabyaalad dishaye Abdullahi ciise waa marxuun ha Looshego inaanu,qabiil ahayen xamar ayaayu istaahila galkacayo waaba ku rux badanalahad geesiyada hadii meelo looga Dhiso qabyaalada hadaye ku dhintan walaalkay shaqsi wanaagsan tahaye Allah ku xafido umaddan soomaaliyeed waa umada xanuusan

  • @user-ct3jh2iz2k
    @user-ct3jh2iz2k Před 3 měsíci +3

    Sacad haduu damiir lee yahay Cabdulahi Yusuf Airport looma bixiyeen Bal arka walal kood oo magacooda kor u qaadayo oona xasustay Hal yeeyga Cadulhi Ciise

  • @SuperJaw64
    @SuperJaw64 Před 3 měsíci +2

    Cabdullaahi Ciise AUN nin qaran hadduu yahay Gaalkacyo maxaad ula aadday?

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l Před měsícem

    C/hi Ciise AUN in hada laga hadlaa ma ay aheyn oo Somali waxay ugu abaalguday Xaqiraad iyo inay dafiraan
    Umadaha kale waa laxusaa dadka asaagisa
    Mahatma Gandhi
    Mustafa Kemal Atatürk
    Nelson Mandela
    Jomo Kenyatta
    Qurunkaan Somalida oo kale ma ahan Qabiilka duleystay
    Nin naftiisa kuu huray inaad u quuri waysan inaad Xussuusataan just qabyaalad darteed.
    Allah ya Raxma C/hi Ciise Allah xagiisa uu uyaal wanaagi iyo dadaalki iyo juhdigiiba Allah SW cidna ma dulmiyo.

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 Před 3 měsíci

    Adeer hbr gdr wee ka horeydaa
    Bahdilkaasna wee ka diidy
    Maxa cali jimcaale ugu badali wysay c.lhi ciise tan kale cuqdd baa ka dareemenaa

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN Před 3 měsíci

    Sacadaka dadkuuda ,wey xusaan . Weyna ogyihiin
    , Amen

  • @AliAli-ih9sw
    @AliAli-ih9sw Před 3 měsíci +1

    Amiin,jeedoow,baa,baarlamaanka,kugu,jira,yaad,wax,ushergaysaa?

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Před 3 měsíci

    Cabdiraxmaan
    Waxaad ka hadashay
    Fekerkaaga
    Laakiin Soomaali
    Dad heerkaas gaaray ma,aha
    Aad ayaan ugu Xumahay!!!
    Laakiin ha is dhiibin
    Dadka waa kuu siman yihiin laakiin
    Mar labaad ayaan ku leeyahay ee dadkaan
    Waa wada Qoxooti kuma kalsoona dalkood iyo dalkooda inta badan sory
    Hal doorkeey dilaan!!!

    • @sadiosheikhabdi6202
      @sadiosheikhabdi6202 Před 3 měsíci

      Sory Soomali waa weli
      Waa weli waa wali
      Ma yoogaan heerkaas
      In badan
      Waa ka xumahay
      !!!!!🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @amineta378
    @amineta378 Před 3 měsíci +1

    Haye

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q Před 3 měsíci

    Ninkaan waraysiyo hore oo laga qaaday ayaan dhegaystay waa qabiilkii oo qof laga dhigay.

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 Před 3 měsíci +1

    Garowe maxaa ugu sameyweysay taloo abdullahi cise ama xamar madama nin qabil usan aheyn maxaa confurtaa galkacyo ugu soo koobtay baas

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 Před 3 měsíci

    Cabdullaahi ciise in jifo ahaan loo diido waa la yaab .malaha xanafta waxaa keenay dagaaladdii jifooyinka somali alaha ka daweeyo qabyaalad iyo qurunka..mahadsanid ayaanle xuseen abdi ❤

    • @1000ZXCVBN
      @1000ZXCVBN Před 3 měsíci

      Cabdulahi Ciise , Reerkiis aa garbaha kataagnaa.

    • @bossiebadass9890
      @bossiebadass9890 Před 3 měsíci

      @@1000ZXCVBN reerkiisa yey ahaayeen car ka jawaab dee

  • @kulmiye5
    @kulmiye5 Před 3 měsíci

    Allaha u naxaristo

  • @user-sx7py7dy3l
    @user-sx7py7dy3l Před 3 měsíci +1

    Cabdulahi ciise inaan uducey noo taarikh da somalia lagudaro ayuu mudan yahay oo cunug gasta oo somali ah wuyaqanaa inuu hal yey yahay uu usoo halgamay waa loo og yahay taalo intii la dhisi lahaa ama cisbidaal ama iskuul logu magac daro ayan aniga qabaa

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Před 3 měsíci

    Talo ma sanabaa allaha hanaga joojiyo arko sanab from kufaar idea

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad Před 3 měsíci +1

    RAYSUL WASAARE C.LAAHI CIISE AABAHA XURIYADA 🦁🦁🦁👑👑👑
    1948-1960 U SAFRAAYAY EUROPE IYO U.S SI MADAXBANAANI LOO HELO

  • @AliAli-ih9sw
    @AliAli-ih9sw Před 3 měsíci

    Ilaahoow,adag,nasab,nagadhigay,

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 Před 3 měsíci +4

    CABDIRAXMAN MACALINOW CAAFIMAD INAAD SANAM DHISTO WAX FIICAN MAAHA MAXAASE ADIGA KAA GALAY CABDULAHI CIISE ALLAHA U NAXARIISTEE HAALKACYOSE MA ADIGAA DAGA SIDEE WAX UGA DHISEE DADKIISABA UMA DHISINE WAAD WAALAN TAHAYE DADKAAGA HAKU XIRXIRTAAN JEEL MAJNUUNKA LONDON HAKU GEEYAAN QURAANSAAR BAAD U BAAHAN TAHAY

    • @geedgalegeedgale6529
      @geedgalegeedgale6529 Před 3 měsíci

      Jahilbaa tahay dadka wadakan wax uqabtay Waa inii magacoda loshaygo oo talo losameyo

    • @s.o.6544
      @s.o.6544 Před 3 měsíci

      KM4 Rag baa dhistay oo leh meel kale geeya.!

    • @MohamedHassan-ly5he
      @MohamedHassan-ly5he Před 3 měsíci

      Qof uraaya ayaad tahay, cudur xun baa ku haya, Abdirahman kabihiisa ma gaari kartid. Ug.

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 Před 3 měsíci

    Cabdiraxmaan laandheere waa nin ka dhashey qowmiya balaaren ee .... Saransoor

  • @user-fe6vb2mk1c
    @user-fe6vb2mk1c Před 3 měsíci +1

    XAMAR UNUKAA LEH....FARMAAJO WAA MAREEXAAN.......CABDULLAHI YUSSUF WAA XABASHI....REER BILILIQO MABA XISHOODAAN.....AYAANLE CALOOLWEYNE QABIILESTE WELI MAWADAA FARMAAJO WAA MAREEXAN ILEEN LACAG AAD REERKA KUBIILATO BAA LAGUGU SIIYA INAAD WARBEEN ABUUR AH FACAA KUUSODIIBAN

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 3 měsíci

      KANIINIGII BUTHAANTA MA AAFAN SOO CUNIN MARKII AAF QORALAKAN QOREEYSAY😂😂😂. AYAANLE RABBI IYO RAGBA LEH, NUUCAAGA OK KALE EE DABEYSHU WADO WAX KAMA DHIBO😂😂😂

  • @hugdheh
    @hugdheh Před 3 měsíci

    maxa ka galay hobyo iyo galkacyo buqcaqable iyoceel celi ha xoreeyo laami ha u dhiso

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l Před měsícem

    Xadiiska leh hadi gaalada sameyaan cadaalad waxay helayaan nabad
    Anaga Somalidena nin UN iyo International Community ka keenay Xoriyadii ummada somaliyeed
    Aan madaxtinimada ugu diidnay qabiil dartiis aan dhahnay wa yartahay da'daada 40sano ma gaarin.
    Xoriyadi dhamayd ayaad ku amintay
    Allah SW waa ujeeda cadaalad darada socoto
    illaa iyo hada waa socotaa cadaalad daradaas oo waaba laxaqira marxuumka

  • @keykey2594
    @keykey2594 Před 3 měsíci

    Cabdulahi ciise maxa galkacyo ka yaala? Cadaado iyo guricel taalo uga dhisa galkacyo dal iyo dad kale ayay ka tirsantahay, waana dalka puntland. Cabdulahi ciise wuxu aha siyaasi ka tirsana dalka koonfurta somaliya.

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 Před 3 měsíci

    Cabdirahman Macalin wali waad Caafmaad Qabtaa dadkii Xanuusanaa Caawa adiga ay kula yaabanyihiin.
    Waa ifahmee aan filayaaa ina macalinow.

  • @magool8581
    @magool8581 Před 3 měsíci

    Boug Malaga qoro skoolkasta halagu dhigo

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Před 3 měsíci +1

    Aff aadan lahay ma qaban kartid GJ Ayaga qati katagan kan,

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc Před 3 měsíci

    Taalo maahee waa tallayaal inloodhiso

  • @taqwatube1372
    @taqwatube1372 Před 3 měsíci

    Bari iyo Galbeetka Baladwayne ama labadiina heshiiya kadibna Jowhar iyo Baladwayne.markaas u gudub Galmudug inaad wax ka qabatid. Gurigaaga xasili intaadan u gudbin retro kale gurigooda.

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 Před 3 měsíci

    Xildhibaan Abdirahman macalin whi bilahi talaahi waa dadaashay lkn reer mudug ayaad afka u gashay waayo ayagaaba iscuno

  • @user-gp7nf3nw3n
    @user-gp7nf3nw3n Před 3 měsíci +1

    Hanoolaato : taalada km4 wa astaan qaran!.

    • @s.o.6544
      @s.o.6544 Před 3 měsíci

      Rag baa dhistay ayadoo duur ah aan cidna deganeen maantana waa caadimad.

  • @wadanihashim1934
    @wadanihashim1934 Před 3 měsíci +1

    Horta adigu qolamaa tahey aan ogaano iney kaa saxan yihiin iyo inkalee

    • @keykey2594
      @keykey2594 Před 3 měsíci

      Kkk ninku waa gaaljecel. Marka yaa qaldan? 😅

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 Před 3 měsíci

      @@keykey2594 mar haddii uu Gaaljecel yahey isagaa khaldan

  • @HargeisaPress
    @HargeisaPress Před 3 měsíci

    Cabdirahman Macalin wuu dadaalay laakin reernimo ayaa loogu diiday taalada mujaahidka, Somali wax halka dhigay waa dhaqanka xun ee reer hebel😂😂

  • @xanuunbabiye
    @xanuunbabiye Před 3 měsíci +1

    abdullahi cise soo munan ahyn ninki NFD keyna usaxixay ee dhulkii somaliyeed warejiyay

    • @myisseartan1415
      @myisseartan1415 Před 3 měsíci +4

      Cabdirashiid Cali sharmarke xukumadiisa aya dhiibtay xataa Adan Cadde ma dhiibin e Xaarka iyo Mataga nagala tag

  • @abdikarimsamatar7226
    @abdikarimsamatar7226 Před 3 měsíci

    cabdulhi ciise maxud hadii talo
    loo dhisayo waa leeyahaye tolow
    gaal jecel yaa u maqan?

  • @ahmedabdi3761
    @ahmedabdi3761 Před 3 měsíci

    cabdulahi ciise waa nin qaran iyo xafada laftisa aa aarko kasamenaya caqli xumadas muu mel laso fadhisanaya😂😂😂

  • @laylaolad5158
    @laylaolad5158 Před 3 měsíci

    Kuli good kuma faka rayaan qaran qalbigooda waa yar yahay sayid mohamed c/lle xasan ilaa qof kii ugu danbeeyay waxa laga hadlayo waa qaran intii dagaal ehliya ka danbaysay ma fahmi karaan aduunka meel walbana qarankooda taariikhda uu u leeyahay

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 3 měsíci

    Cabdilahi ciise maxuu taray jamuuriyadda soomaliyeed

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Před 3 měsíci

    Dadkaad ka hadlaysaan SOMALI ayaggaa qaxiyey dowladii dumiyey inkaar ayaa haysata!!

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Před 3 měsíci

    WAAN KA XUMAHAY NIN DHINTAY DUCO AYUU MUDANYAHAY TAALLANA WAX U QABAN MAYSO.
    DADKA NOOL EE DHIBAATAYSAN KU FIKIR INAAD WAX U QABATO.
    WA BILLAAHI TAWFIIQ.

  • @zakariyeabdullahi6022
    @zakariyeabdullahi6022 Před 3 měsíci

    H

  • @AliAli-ih9sw
    @AliAli-ih9sw Před 3 měsíci

    Waad,I,jeedaa,in,nasabadoodu,xuntahay,ama,aynasabad,karaadinayaan,idaacadaha

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 Před 3 měsíci

    KM4 rag baa dhistay oo leh dhul uu asagu uu leeyahay ku magacaawa waad Kharwaysaan HB reey.!😅😅😅

  • @User7654suy
    @User7654suy Před 3 měsíci

    Waxa la yiri:Gacmo Geel Hoos Baa Loo Dhaqaa.

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 Před 3 měsíci

    Cabdiraxmaanoow aadbaanugaxumahay nimankaasina weeyceeboobeen

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 Před 3 měsíci

    Waa nin mudan in taalo loodhiso waxuu ahaa nin wadani ah

  • @ifiyoaqiro2555
    @ifiyoaqiro2555 Před 3 měsíci

    Adiga gaaljecel baa tahay EE cabdulahi ciise maxaa kaagalay aaway taaladi sh xasan barsane maxaa muqdisho loogu taagi waaye

  • @zaki84158
    @zaki84158 Před 3 měsíci

    Kaaley aniga ii dhis waxaadan😂 shaqa ku laheyn markaad gasho waxaas camal ayaa kugu dhaca

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk Před 3 měsíci

    Nin gumeysiga talyaniga meesha u dhiibtay miyaa taalo loo dhisaa adeer Xarardheere in iskuulo loogu dhiso baa ka mudan lacagtaas aad sheegtay waalida naga daa

  • @mahadtanade803
    @mahadtanade803 Před 3 měsíci

    Maad xamar tiraahdid maxaa galkacyo ugula ordeysa yaa kaa doqonsan sxb

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 3 měsíci

    Cendiid waa ogola ladhaha maxakimta udiday isna ingacnaha lugaha laga goyo didana dhinya ineysiyan aba aykagonkarin noloshisa ubalanqadan mas hadushaqeysan eeynafeyan

  • @user-hv8cb1jp8u
    @user-hv8cb1jp8u Před 3 měsíci

    SORRY WALAAL WAXA KUGU DHACAY

  • @user-wj4xn2nu7n
    @user-wj4xn2nu7n Před 3 měsíci

    Soomali qabyaalad baa baabiisay

  • @ahmedkhalif7944
    @ahmedkhalif7944 Před 3 měsíci

    Waxaa moodaa ma ahan ee waa sidey tahay

  • @mahadtanade803
    @mahadtanade803 Před 3 měsíci +1

    Kkkkkkkk

  • @user-se2dm4yy4l
    @user-se2dm4yy4l Před 3 měsíci +1

    Ninkaan wariyaha isku sheegaayo maba yaqaano kan uu waraysanayo,because kan uu waraysanaayo waa handicap qabiiliista ah oo 1991 kii jooga jahli iyo cunfi ka buuxo

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl Před 3 měsíci

    Waxaa layiri nin hadii marada lagasotogo waa ninkiisii waxuu u hadlayaa seem sarqaan geesdiir waxaa layiri nin hadaad rabtit barashadisa jidlamar amase jadiin lacun dadkaasi waa dad kuyaqaan awalbaa layiri aqli ga majeerteen faan buu kudhamadaa 😡🤮🤮🤮😡😡🤮🤮🤮

  • @dahabajama4680
    @dahabajama4680 Před 3 měsíci

    Kkkkkkkkk

  • @user-fe6vb2mk1c
    @user-fe6vb2mk1c Před 3 měsíci

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @user-ct3jh2iz2k
    @user-ct3jh2iz2k Před 3 měsíci

    Sacad waa baqti dad walal tinimada wax ka yaqaano ma ahan ader ha isku daalin waa odeayaal dhaqan xun cidaas qabiilka ku wayn

    • @Maria28832
      @Maria28832 Před 3 měsíci +1

      Dhilo adaa qurun ah ma sacad baa gaarta waa qabilka ugu sareya somalia taalo maxay tahay ayaga calanka geenayeh dhilo

    • @user-ct3jh2iz2k
      @user-ct3jh2iz2k Před 3 měsíci

      @@Maria28832 maxaa kugu dhacay eed la ooyey saa wll

    • @Waqaa99Baqaf1
      @Waqaa99Baqaf1 Před 3 měsíci

      Baqti Adiga ah wlltinimo hade timado sacad wax ka walal jacel ma jirto waxanse ku leyahay uqdada ku heyso Allah Subhana wacatala bis ba ka saari karo 🫵

  • @user-ct3jh2iz2k
    @user-ct3jh2iz2k Před 3 měsíci

    Maxa ku dhacay Camirada waa so poor video 10 sano ka hor baad moodaa Ayanle iska hagaaji