DEG DEG Hubka itoobiya Soodhiibtay Ee Caabudwaaq Furatay Oo Qoor Qoor iyo Nabad Iyo Nolol Usocday

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 28

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +3

    GUUULDAGAAL YAHANKA GALMUD ISKA DIFAACA DAWLADA ARGAGIXISADA AH EEN CAALAMKU WALI OGAAN DAWLADA XASAN SHEEKH WAA ARGAGIXISO SHARCIYAYSAN❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +1

    Jabuuti Ayaa laga keenay hubka waxaana lasoo MARIYAY Kinilka shaqaad ee itoobiya❤❤itoobiya

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před měsícem

    Ethiopia hubka ay soo dhiibtey waa is laaya miyaa

  • @Hankaabmedia
    @Hankaabmedia Před měsícem

    Aryaa quraafaad aqriyey😂😂😂😂

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 Před měsícem

    Kama iman Ethiopia ee Yemen ayaa laga soo iibiyey, Berbera ayuuna ka soo degay, qarda jeexna waa laga soo tahriibiyey dhulka DDS ee Ethiopia. Possible Alshabaab iney wax ka lahayd

  • @wilwaal545
    @wilwaal545 Před měsícem

    Qaninmo qanimo . Xanalsogarsyo qanimo 1 bastold.

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem

    Abiy o ah Munafaq ki ogu xuma aya arintan wada si u madaxda u isu galiyo somalida

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Caabud waaq markasta way mahadsan tahay

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n Před měsícem +1

    Weriye waa kaa khalda 3:08 ntahay nabad iyo nolol iyo kulane jiis shuqul kuma laha hubkan hadday leeyihiinna mareexaan ma boobeen,balsexasan sh.iyo musharixiin HG ah oo colaad ka hurinayey galkaxayo ayaa hubka lahaa

    • @axmedweyrax6556
      @axmedweyrax6556 Před měsícem

      Niyow Kuwa izka hadlo looma Jawaabo Wax walba iyago og bay hdana dhanka kale u Gedinayaan hubkaaz dowlada dhexe baa leh cid walbana way Ogthy

  • @NafisaOmar-o5o
    @NafisaOmar-o5o Před měsícem

    Asc wllhi hubka idinka aakeynsatene eeisekudila

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem +1

    adeer daawlad majirtee daarood waa diyaar car caabudwaaq xabad halagu rido walee mudug waay kabilaabmaaysaa

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem

    Kulane jis wa gacan yare Farmajo iyaga ayana arintan waday

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Dawlada ARGAGIXISADA ah ee xasan sheekh waxay heshiis kula gashay turkiga iyo jabuuti So ay ugu burburiso SLAND IYO GALMUDUG

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem +1

    Ugaasku waaa nin rageed waliba sharaf leh. Adeer meesha itoobiya hubka ka soo dhiibayso sharafi mataale dadkiina iyo deegaankiina difaacda wixii soo marana baadha oo ogaadu wuxuu wado hub kasta oo deegankiina soo gala idinkaa iska leh

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem

    Abiy iyo Farmajo aya arintan wada waxana waday Kulane jis

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před měsícem

    W.m.santihiin .

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Před měsícem

    MEEDAY DAWLADII DALKU MA XABAALAHAA LOO DOORTAY IIYO IN MARBA HABAR DANYAR AH BUULKEEDA LA DUMIYO OO LAGA OOHIYO
    DALKA KA DIFAACA DHIBAATADA AY KU HAYAA
    1 IMAARAATKA CADAWGA 1AAD
    2 ITOO BIYA CADW 2AAD
    3 kenya
    4 MAMULKA JABUTI
    ama dawladu kursiga ha baneeyso

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před měsícem

    Xasan gurguurte ayaa hubkaan soo iibshey

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Al shabaab miyaa loo waday waa yaabe hubkan

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před měsícem

    WAXAAD NOO SHEEGAYSID FIIRI, HUBKAAN NISA EE UU SOO AMRAY SANBOLOLSHE MAAD LEEDAHAY MAREEXAANBAA KADAMBEEYEY, GOORMUU SANBOLOLSHE FARMAAJO USHAQEEYO BILAABAY? WAR HUBKAAN WAXAA LAHAA LIIBAAN SHULUQ WAXAANA WAX KA OGAA XASAN SHEEKH.. NABAD IYO NOLOL SHAQO KUMALEH.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    Hubkaas xataa hadii dhulbahate lahaa mareexaan ha qaato wixii deegaankiina soo gala idinkaa iska leh cidna hawaydiinina la dega weliba gadhigii deegaankiina soo gala. Waa inad baadhaan. Wuxuu sidana ogaataan

    • @Awralla
      @Awralla Před měsícem

      Laasacaanood waa tuulo Mareexaan oo ku taal DDS ma ahan tii dhulbahante

  • @geelehersi140
    @geelehersi140 Před měsícem +1

    Been loow hubkaan mareexaan baa loosoogatey liibaan shuluq iyo ganacsato hawiyaa leh xassen shiiq maaku garabsiinaya

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Před měsícem

    Been badanaa..

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Před měsícem

    Kkkkkk midkaan ayaa ugaas sheeganaya dad xoolahood ayaa ladhacay dadna waa lalaayey kamahadlayo.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    REER GAL MUDUG HUBKA JABUUTI AYAA SOO SIISAY WAXAANA LASOO MARIYAY KINILKA SHANAAD MA NA OGA DAWLADA DHEXE EE ITOOBIYA HUBKAASI WAA KII LOOGU TALA GALAY IN LOO GEEYO LAAS CAANOOD MARKII DEEGAANADA SLAND MEEL LAGA SOO MARIYO LAWAAYAY