DEG DEG Shir Jaraaid Wasiir Fiqi O Kawaramay itoobiya iyo Waxay rabto Wadahadallada Turkiga iyo Goaa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 187

  • @abdiazizmohamed8125
    @abdiazizmohamed8125 Před 21 dnem +5

    Guul iyo gobonimo soomaaliya mahadsanid wasiir fiqi iyo kooxdaada

  • @Aqoonyahan21st
    @Aqoonyahan21st Před 21 dnem +6

    Dadka ereyada af-legaaddada ah qoraya, waxaan kula talinayaa inay ixtiraamaan walaalka wasiirka ah iyo xilka uu u hayo shacabka iyo waddankaba.

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 Před 21 dnem +4

      Dadka fiqi caayayaa oo wasiir kasoo dhalaalay waajibkiisii ah waa gooni u goosada iyo daba dhilifka amxaarka u adeegaya marka halla yaabin

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 21 dnem +4

    ALLOW UMADA SOMALIWEYN OODHAN QALBI GOODA SOO HANUUNI QOF WALIBA WUXU QORAA XUMAAN IYO CADOW TINIMO ALLAH SOO WADA HANUUNI SHANTA SOMALIWEYN ALLAH ISKU WADA KEENO AAMIIN AAMIN

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před 21 dnem +5

    Wasiir.... Ma jiro maamul layiraahdo gobolada waqooyi.

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 Před 21 dnem +3

    Mudane Ahmed malin fiqi Allahhakuxafiido adiiga iyo dhaman umada Somaliyed oo qadiyadoda uu tagan guuleysta masha Allah nin karmed ayaa alle ka dhiigay

  • @ahmednur1011
    @ahmednur1011 Před 21 dnem +3

    Good man. I always support mr Fiqi. He is the man

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 Před 21 dnem

      Weak response! He is talking about third round of talks 🦜 Embarrassing. He is negotiating Somali owned sea 🌊 and territory! We owe nothing Ethiopia

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 Před 21 dnem +3

    soomaaliya guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před 21 dnem +3

    Ma garanayo meesha lagu soo bartay Falsafaddaan!
    Waana Nasiib darro weyn.
    Turkie wax aysan aqbasheen ma ahan iney Soomaaliya ula timaaddo.

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 Před 21 dnem

      😂😂😂😂😂😂 money talks waa lagala shaqeysanaaya. Turkey Emirates iyo dawlada kale ayaa Billions u balan qaadey haddi uu Somalia dabinka Ethiopia ku rido. Waa shaqadi Ismail Cumar Geeleh Somalia DILAALKA ka ahaa.

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Před 21 dnem +3

    İTOOBİYA caalamka waxay ufahmen in ay xaq leedahay maadama soomaliya aqbashay wada hadal ABİYA dabinka turkiga iyo soomaliya waa dhacee Sİdaas ayaa larabay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️🙏

  • @OceanRehab
    @OceanRehab Před 21 dnem +1

    Allah ha xifdiyo waziir fiqi

  • @Umm_HN
    @Umm_HN Před 21 dnem +2

    Masha Allah fiqi waa geesi dhalad oo wadaniya

  • @dekakhalif1504
    @dekakhalif1504 Před 21 dnem +3

    Guulayso. Wasiir. Fiqi

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 Před 20 dny

    Masha allah❤❤❤❤ Ahmed Macalin Fiqi waa runtaa Abiii runta uu sheeg

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 21 dnem +1

    Guuuul Soomaaliland ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow8015 Před 21 dnem +2

    Waad mahadsantahay wasiir adiga iyo Dowladaba.
    Meel wanaagsan ayaad dhigteen, anagana "dhalinyarada Soomaliyeed" diyaar baan u nahay difaaca DIINTA, DALKA iyo DADKABA
    Fadlan inaad ciudanka Ethiopia bixisaan Diyaaradodana joojisaan ku Dara.
    Waxaad kaloo ka fikirtaan cida hada Dalkaada damac ka galay, Soo heshiis caalami hadaal la gashaan fursad uma helayaan Dulka iyo Bada Soomaliyeed?
    Mahadsanid

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 Před 21 dnem +2

    WASIIR FIQI GEESI GEESI DHALAY ALLAH XAFIDO

  • @user-wv1qm3zx3o
    @user-wv1qm3zx3o Před 21 dnem +1

    Mansha Allah wasiir shacabka Soomaaliyeed waydifaacayaan dhulkoda

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Před 21 dnem

    Somalia will fight and will win like always

  • @yacinabsieh111
    @yacinabsieh111 Před 21 dnem +1

    CONGRATULATION!

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Před 21 dnem

    Ilaahey wiilal iyo gabdho wanaagsan ayuu nasiiyey oo ah Daarood iyo Hawiye ah wayna u dahaalami wadankooda…Isaaq xabashi xaguu aadidoonaa….

  • @abdirahmankablow3438
    @abdirahmankablow3438 Před 21 dnem +1

    Guul & Gobannimo❤❤👌💪💪💪

  • @learn_quran_with_umu
    @learn_quran_with_umu Před 21 dnem

    Guleyso wasiir guul somali weeyn

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 Před 21 dnem

    Guulaysta waftiga somalia (Unity of somalia)

  • @Shan-Shabeel
    @Shan-Shabeel Před 21 dnem

    Guuleyso Mr. Fiqi iyo dowladda dhammaan. Ethiopia waxaan uga adkaanay diplomacy pressure iyo sharciyada caalamka, meeshaas ha lagu haayo. Albaabada wada hadalka dhammaan ha la soo xiro. Hadalka kaliya ha noqdo press release (written) sharciyeysan oo adduunka iyo hayadaha caalamka wargelineya, si tooshka u saarnaado cawaantaan.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Před 21 dnem

    Wasiir Fiqi Hero Man Jawaabta aad Siisay waan ku Faraxnay .....❤❤❤haka dabcin Xabasho wanaag waxba kuma lahan Wir iyo Car ha inoo Joogto Dagaal iyo Xabad ayey wax ku maqlaan Gafuuryo Culus ee Yur dheh...💪💪💪 Shartooda Alle ha ku Bixiyo Biyo iyo Beri Soomaaliyeedna هَيْهَاتَ هَيْهَاتَ ayey ka tahay.....❗❗❗

  • @abdilleabdinoor3338
    @abdilleabdinoor3338 Před 21 dnem

    Asc, madaxweynaha mustaqbalka somalis, macalim fiqi

  • @AbdiRooble-i1n
    @AbdiRooble-i1n Před 21 dnem

    Wasiir fiqi halyeey qaran guuleyso

  • @cabdisalaan7567
    @cabdisalaan7567 Před 21 dnem

    Wasiir guuleyso was fiqi saasaa loo bahanyahay difaacu waa waajib soomaaliyeed ilaa ku wa ay haystaan

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr Před 21 dnem

    Ma Mudne Fiqiyoow waan Ka xumahay in walaalkaa oo faqash ahaa lagu cunay Hargeisa 88kii. Ka kor sxb cunfiga Rag waa is dili jiray waligeed

  • @SamsamMahamed-qj8vn
    @SamsamMahamed-qj8vn Před 21 dnem +1

    Wasiir ma ahaynba inaad lakulantaan itoobiya oo doonaysah dhul aysanlahayn

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k Před 21 dnem

    Ha haybin- ha haybin wax aanad helayn' ha hawlin naftee halgaa ka daaàaa

  • @hassanfarrah9540
    @hassanfarrah9540 Před 21 dnem

    Shacabka masaakiinta ee muqdisho badbaadintoda xal u raadi turki dantiisuu wataa wanaag kuuma hayee

  • @DaudOmar-g4x
    @DaudOmar-g4x Před 20 dny +1

    Ma ogolin M oogolin Mo ogolin in Amxaaro Badeena iyo berigeena lama siin karo wax kale hasheegaano bada iyo berigaba soomaaliyoo dhan kan maanta joogo iyo mustaqbalka kan imaan doono bbaa iskale

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL Před 21 dnem +1

    Adiga Dowlada wa qaldantihiin markad hadlesan si dadnimo ku jirta u hadla wadanka turkiya maleh wareg 3 ma juro axmaradana ma hor farisneyno somalida ha kacdo hana kabanaabaxen waxaan Dowlad maha turkida axmarda gardrdooda wey u jedan ma ku dhihi karan wa qaldan tihiin danta turkiya ka weyen qaladkoda wa in an la la fariisan axmarada bad ey qatan ayeyraban mana hor fariisaneyno

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Před 21 dnem

    Waa in Isaaq Quran Laga saaraa wadanka

  • @Gellehboon
    @Gellehboon Před 21 dnem +2

    Fiqiyow hadi 1960 kii somaliland aanay idiin iman maanta ookale somaliland iyo dadkeeda gooni goosato kumaad shegten ewaxad odhan lahayd dawlada somaliland ama adi iyo xasan dhiiqo maba soo hadal qaadeen marka taas iswaydiiya jawabtana runta kashega runti xitaa kumaydan mashquulsheen somaliland sham on u

    • @user-dy8tn9gl6z
      @user-dy8tn9gl6z Před 21 dnem

      Hadii gobolada waqooyi aysan sooranan laheen waaba sheegaysaye yaa wax soradsaday siyaad wuxuu idinku xasuuqaad qabtan wale lagend indheer garaduu ahaa 😂😂

  • @mowlidcabdulahi3544
    @mowlidcabdulahi3544 Před 21 dnem

    Runtii markay qadiyadan oo kale jirto fiqi waa nin aayadiisa qaadan kara lkn ayaan darro iyo ila meerayso siyaasad aan fadhiyin iyo gacan dheer oo ma dharagto naxishooto ah yaa dalka allah luqunta ugaliyay waa xasane

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 Před 21 dnem +1

    Weak response! He is talking about third round of talks 🦜 Embarrassing. He is negotiating Somali owned sea 🌊 and territory! We owe nothing Ethiopia

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 21 dnem

    Bada cas yaa leh waxaa iska leh Jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland ❤️❤️❤️ guuuul marakibta ugu badaani waxay maran soomaaliland hawada soomaaliland diyaaradah ugu badaani waxay maran soomaaliland dawladii taagta daaraaneyd waa laga guurey 😂😂😂😂

  • @user-dz1tc9tp7q
    @user-dz1tc9tp7q Před 21 dnem

    Adiguna Haweeyaad u radinaysa dhuul iyo bad huuuro

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 Před 21 dnem

    ILLAAHAY IYO UMADIISABA BEEN AYAAD USHEEGTAY XAMAR AYAAD XUKUMI KARI LADAHAY MARKAASAD DOWLAD ISKA DHIGAYSA MANA NOQON KARTAAN DOWLAD FOR EVER.

  • @BaarriRabasaawi
    @BaarriRabasaawi Před 21 dnem

    Somalia.waa.mid

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f Před 21 dnem

    Turkey xagee walaalo ku noqoteen
    Aduunka dalka ugu liita waa walaalehen

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Před 21 dnem

    Waxaay u dhiciwayday in Turkegu u khalatka Ethiopia ay ku sheeganayso Ethiopia ay rabto inay xoog ku qaadato badda Somalia.

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 21 dnem

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya waynu gulaysanay dhaman umada somaliyed

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Před 21 dnem

    Machaallah

  • @ahmedismail2507
    @ahmedismail2507 Před 21 dnem

    Wasiir Fiiqi Hargeisa ayu ku koray walalki oo sarkal aha. La joogi jiray oo SNM. Ku dishay Hargeisa Marka Xanuunka. Haya waa kasii

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Před 21 dnem +1

    Nacas ayaan u bixiyey Ninkan,war halka aad u dhalatay ka tali wax ka hadal waa laysu badheedhe.

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 Před 21 dnem +1

    Gudcur baad lugaynaysaa

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Před 21 dnem

    ❤🤍💚🇪🇹🇪🇹🇪🇹Fiqi calancalka iskadaa nin waay ayaadtahaye bada ma aabhii ayaaleh waxaaleh soomaaliland iska faqada xabaalaha maayd kana ka dul dhaanteeya soomaalilaand guul ❤🤍💚❤🤍💚💯❤🤍💚🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 21 dnem +1

    🇸🇴🙏✍️

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945 Před 21 dnem

    Gobolka awdal waan tageersanahay wasiir fiqi noolow

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 21 dnem

    Asc wasiir fiqi waxad tahay nin adag lakiin raga madaxda kuu ah kama aha daacad sida aad adiga qabtid plz iska illalih yaan dhabarka lagaa toogan oo lagaga bixin waxa aad a minsantahay fadlan.
    Madax weynaha somalida way sallugsanta hay .
    Hadey diidaan xabashida sada aad rabtaan ooga kaca shirka.xabashida dorasho mallahan waxii lasiiyo hayeekan haday diidan Hala fariisanina fadlan

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 Před 21 dnem

    Adeer sir weyn ayey idinka haysaa ithopia waana sababta ay u debci waayeene,xasan iska hubiya fiqiyoow

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k Před 21 dnem

    Kkk waad iga qoslisay

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 21 dnem

    Shacabka Somaliyed e Xalalsha ah wa diyar in ay difacan dalka iyo cidan wadan somaliyed

  • @PPSSSOMALILAND-e8e
    @PPSSSOMALILAND-e8e Před 21 dnem

    Allaylehe Somaliland joog iyo jiif ba waa idiin diiday, waxbana ka qaadi kari maysaan oo xaq darraad ku socotaan, dhul aad leedihiin Somaliland ma hayso

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 Před 21 dnem

    hargaysa ayaan joogaa difaaca badda diyaar baan u ahay axmaaro badda ma qaadan karto waa riyo uun

    • @Digale-nb7ul
      @Digale-nb7ul Před 21 dnem

      Ciidanka sirdoonka gacanta ayay kugudhigi dhawaan ee adkayso

  • @user-dz1tc9tp7q
    @user-dz1tc9tp7q Před 21 dnem

    BaaaaaaCaaaaaa hooyada u sheeg

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k Před 21 dnem

    Midnimadu qasab Macha. Waa Raritan.

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 Před 21 dnem

    War yaa Waa Inaad Niicda joojisaan Ethiopia Ma bada Somaliya bey Nala leedahey Wax loola fadhiidto Ma jirto

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 Před 21 dnem

    USGAG USGAG DHALAY
    1000 JEER XABASHAA KAA DHOW

  • @Darusiha6254
    @Darusiha6254 Před 21 dnem

    Ethiopianka iyo soomajeestayaasha shacabka somalia Siwanaagsan ayay ugaranayaan Dagaalka inoo dhaxeeyo Ethiopian ka iyo somaliya maanta mabilaaban waa taariikh Soo jireyn waaye somaliweyn hadii dhulkeedii lakalaqeebiyay magacyo loobaxshay taa micnaheedu ma,aha damiirka somaliya madhiman shacabka somaliweyn wuu isku xiranyahay waxa kalaqeybsan waa dadyar siyaasiyiin lagutilmaamo calooshood ushaqeystayaal ah
    Ethopia duulaanka aynagu Soo qaadeyso waa midkii Somali weyn isku keenilahaa oo mideynlahaa tiro iyo hub hadii aykuqabsankarto dhulka iyo badda Somalia qarniyo kahor ayay qabsanlaheyd fardo la,isku hayo fagaaraha ayaa lakeenaa dagaaladii hore ethiopianka aylagaleen awyaasheen waxaan hubaa midka hada Soo jiijeele ayaa kaquruxbadnaan doona bidnilaahi kariim

  • @CabdigaAllah
    @CabdigaAllah Před 21 dnem

    Asc
    Mudane wasiir ahmed moalin fiqi somaaliweyn sharaf iyo tageero ayey kuhayaan iyo in laguguqoray baal dahaba wasiir arimaha dibada ayaatahay maanta shirqoolada iyo damaca ethopia iwm meelcad iyo diidmo damiir wadaninimo cir dhul iyo bad midna hauogolan shisheeye sodamaaciyay nina xinininyahaaga ha amaahin mudane wasiir tariiqda aya kuxusaysa adiga iyo awlaadadaba

  • @hassanfarrah9540
    @hassanfarrah9540 Před 21 dnem

    MOU ilahaay qalbiga hakaaga reebo kaasi wuu hirgalaya

  • @IfraaxXuseen-lv8fk
    @IfraaxXuseen-lv8fk Před 21 dnem

    Wasiir hanaodhanwaqooyi .hayskahadlin hargeisa.kaalay hadaadkatahay wax.diciif

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 Před 21 dnem

    MARKELE KAALAYA CARUURTA REER SOMALILAND QASHA SIDII 1988KII

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Před 21 dnem

    look who's talking 😂😂😂😂😂Somaliland no need Somalila no need Somalila 😂😂stop more loves

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 21 dnem

    Ithiopia go'aan ayey idinka qaadatay inay ku adkeeysto mowqifkeeda iyadoo ogsoon daciifnimadiina in aay rajo kaqabaan Inaad wax u ogolaandoontaan. maba aheeyn in aad ogolaataan wada hadal xitaa in laga kireeyo MA bannaana. Wa in lagula dhaqmaa sida Eritrea ay uga qaadatay go'aan ithiopia inay usoo dhawaadaan dalkooda.

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Před 21 dnem

    Daarood iyo Hawiye waa in ay dalka u istaagaan sidii xabashi Quran loo garaaci lahaaiyo sida ugu dhaqsaha badan isaaqna wadanka looga saari lahaa!! Hawyiye iyo Daarood Waan in ay gacmaha is qabsadaan sida uga dhaqsaha badan

    • @SharmarkeHassan-b6f
      @SharmarkeHassan-b6f Před 19 dny

      Isaaq Siyaad Baa Wax Ka Qaadi Kari Waayay. Walaahi Bilaahi Ethiopia Anaga Soo Kaxaynayna Bal Hawiye iyo Darood Dhul Isaaq Leeyahay Car Cag Hasoo Dhigaan.

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 Před 21 dnem

    Yahu ceeb walaahi oo kaalay saas miyaa kadaacada dowlada calaa calka daaya uf

  • @ahmedjama859
    @ahmedjama859 Před 21 dnem

    SOMALIFAQASH
    WASIIR ALSHABAAB AH AYAAD TAHAY
    TALAABO AYAANU KA QADAYNAAA

  • @hassanfarrah9540
    @hassanfarrah9540 Před 21 dnem

    Dawlada soomalia hargeysa ha tagto wasiir ma awoodaa

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d Před 21 dnem

    War anagaa badda siinayne ma hooyada ayaa leh war orod neefyow amniga muqdisho ka shaqee meeshan noqotay kawaankii binu aadamka xayawanyow meel aanad habeen seexan karin ayad leedahay wan maamulaye

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 Před 21 dnem

    Waxaa idiinka muhiinsan inaad dadkiina u sheegtaan saxeexyadan badan ee dowladaha lageleysaan dowldaha,mihiim idiima ah inaad somaliland wakhtiga iska lumisaan .

  • @ShabeaanGabyow-nc3lc
    @ShabeaanGabyow-nc3lc Před 21 dnem

    Majirto waxaad kasheekaynaysaa sxp somaliland iso Ethiopia way fulinayaan heshiiskii waanay guulaysanayaan taa ogow sxp

  • @user-ed3ho9hm8u
    @user-ed3ho9hm8u Před 21 dnem

    Axmad macklin xeraw iimaan laawe sida loo dawarsado ayaad ku wanaagsan tahay waa qalad in wasiir dibadeed laguu magacaabo xaaraan weeye intaanad hadal koobka biyaha ee ku hor yaala afkaaga uraya ku maydh fuley

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Před 21 dnem

    QOF DANTIISII KA MASHQUULAY, KU MASHQUULEY WAXAAN DANI UGU JIRIN WAA SILOON AAN DAWO LAHAYN!!!!!.

  • @axmedmaxamedsomali
    @axmedmaxamedsomali Před 21 dnem

    Doqon

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Před 21 dnem

    Soomaliya İTOOBİYA iney lafarisato malaha laakin hadan lafarisano waxanka dhige inay xaqleeyihiin.,🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️🙏😁

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před 21 dnem

    Xaqqu waa Cad yahay Qofkii Danmooda I Xabashi Dhulkiisa ku qabsato hadhawna Qashin Qubka lagu tuurow Abii Raac

  • @abdunnazermohamed110
    @abdunnazermohamed110 Před 21 dnem

    Wasiir there is no northern Somalia only western region and have of togdher

  • @Mideye157
    @Mideye157 Před 21 dnem

    War Meesha Fiqi ha loo dhiibo oo ninkan wadanka qabyalada geliyey ha laga qabto
    Maxay DF u tageeraysa Somali diidka wa in maska madaxa laga dilo.
    Mamul goboleedyada Xabashida la jira aya laga so dhoweysta kuwa somali dhiiga u Quba ya Waa siyasad khariban oo Xamar ka socota

  • @hassanfarrah9540
    @hassanfarrah9540 Před 21 dnem

    SHEEKO WAY DHAMAATEE AWOOD KALE MA HAYSAA

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k Před 21 dnem

    Fiqiyoow. Somalitalia iyo Soamliland waxaad ahaydeen Laba Dal oo Wax isku Darsaday. Laakiin Soamliland laydinkama iibin intaa ma fahmi kataa.

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur Před 21 dnem

    Wasiir turgigu waacadoow soomaalieed wuxuu xiisanayaa boqol shirkadood oo Turkish oo itoobia.jooga faa idada uu ka helaayo wxuu leeyahay soomaali waa yartahay

  • @SiciidismacilHooyo
    @SiciidismacilHooyo Před 21 dnem

    Wasir gulayso

  • @Ghedi1965
    @Ghedi1965 Před 21 dnem

    War kajooga oo heshiis Iyo gorgortan joojiya oo hadaad dowlad ahaan runta sheegeeysiin xabasho usheega BRICS hadeey ku biireen yaa kahor istaagan EAC oo Soomaliya Ka noqotay xubintii u dambeysay

  • @abdiabdule5009
    @abdiabdule5009 Před 21 dnem

    Eithopi in ay damacdo fiqi iyo xasan sheikh baa masuulka. Markii aad kala sariwaydeen dowladnimo iyo suuq madaw

  • @AhmedIbrahim-iz6yp
    @AhmedIbrahim-iz6yp Před 21 dnem

    Wadan xora matihid waayo majirto dhulkii soomaliyeed mawada xukutid sudaad usheegan kartaa sovereign ayaan ahay dad is ogolna mahaysid siyaasad xumo ayaa halkaa idin dhegay

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 Před 21 dnem

    mida kale waxaasoo dhan waxaa aad uga liita dadwaynaha reer koonfureed ee aan idinla xisaabtamin

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 Před 21 dnem

    Saxeexyaddii badnaa eeydu bada ku xaraashteen,ayaa mihiim idiin ah inaad dadkiina usheegtaan,somaliland wakhtiga ha iskaga lumina

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Před 21 dnem

    Ethopia will never get ocean you can’t pass jigjiga There is a reason that is Darood land not a Isaaq Habashi ‘s land

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si Před 21 dnem

    difaca qaranka somaliyed wa wajib 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏿✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿✊🏿✊🏿 mardabe yan la gorgortamin. dhulkena unuka leh. ethopia cadow 1 wad umda somaliyed wa cadow so jiren ah

  • @hassanfarrah9540
    @hassanfarrah9540 Před 21 dnem

    Ma taqaanid beentee runta barashadeeda belo kaa hor joogtaa

  • @DhuuxIsnaciil
    @DhuuxIsnaciil Před 21 dnem

    Wanagu gaaf inaad biixi kusheegto hogaamiiyaha waqooyi ee Somalia wayo waqooyi anaaguba wanudeegna kamala miidniihiin Somali Ditka ee hadaanunahy ssc hadaalkaka raaligaalinkabii mudaane wasiir mahsaaniid

    • @SharmarkeHassan-b6f
      @SharmarkeHassan-b6f Před 19 dny

      1960 Hadanu Isaaq Ogolayn Midnimo Wax Midaw La Yiraa Ma Dhaceen, Maantana Ssc Baad Tahe Bal Waaqica Jira Wax Ka Badal, Hadaad Reer Waqooyi Tahay.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před 21 dnem

    Ethiopian ciidankooda xaarku ka urayo inaga saara, diyaaradooda kaadidu ka urtana joojiya, qaadkooda duufka ay soo mariyaana joojiya sidii siyaad barre,

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 Před 21 dnem

    Mudane hadaan runta kuu sheeko inaad adiga hada soo celineesaba ma ogii dacwada ay kugaamiyaan xasan iyo xamze waxba niyad ah looma hayyo

  • @hassanfarrah9540
    @hassanfarrah9540 Před 21 dnem

    ETHIOPIA HORTA CIIDANKEEDA DHULKA SOOMAIIYA KA SAAR BADU HAKUU DAMBEYSEE

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k Před 21 dnem

    Dalkan iyo Badan radii lahaa ayaa U Tamiya saaxiib.