IIDAADI OO KA OOYSIIYAY BAABAJEY IYO JEEKEY QOSOLKA ADUUNKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • IIDAADI OO KA OOYSIIYAY BAABAJEY IYO JEEKEY QOSOLKA ADUUNKA

Komentáře • 343

  • @barbaartamediashow
    @barbaartamediashow  Před 5 lety +166

    🙏🏽 Markasta Waxaan U Taaganahay Inaan Idiin Farxad Galino Hadaad Nagu Cusub Tahay ✅Subscribe ✅🙏🏽 Like, Share ✅ & Comment🙏🏽 Hanaga Baqiilina Mahadsanidiin 🙏🏽 ✅

    • @ibrahimabdi1737
      @ibrahimabdi1737 Před 5 lety +2

      Barbaarta Media Show
      Iidaadi dhaqaaleysta waa nin niyad fcn

    • @mohamedtahir2946
      @mohamedtahir2946 Před 5 lety +1

      Iidaadi videoyadiisa noo soo badi, subscribe iidaadi dartiis idinkugu saarnay

    • @hamzamohamed7477
      @hamzamohamed7477 Před 5 lety

      muudey iyo najiib saaxiib yaalow wlhi markaan rabo inaa farxo wxn daawadaa barbaarta show ilaa dugaal media waa nigu heystaa never ever give up

    • @saahirmohamed8158
      @saahirmohamed8158 Před 5 lety

      Waxaaa rabaaa iidaadi telkisa plz guys.

    • @yabdulllahi5380
      @yabdulllahi5380 Před 5 lety

      saxiib iidaadi ilka ugali

  • @abdiwahidzain5815
    @abdiwahidzain5815 Před 5 lety +211

    Idadi drtisa like nh ❤✌🙄

  • @xafsamaxamed4761
    @xafsamaxamed4761 Před 5 lety +245

    iidaadi muudey iyo Najiib wey u roonyihiin intii igu racsan like iisaara xasan toob doqon weye

  • @abdallahiali2924
    @abdallahiali2924 Před 5 lety +96

    walhi bilahi si dacad ah ayan oqoslay iadadi wax kale xamar adey kuxuraysantyahay inta iku racsan like ta ha iladhafin sxp yal

  • @fayruuzali8039
    @fayruuzali8039 Před 5 lety +122

    Inta aaminsan in uu quruxanyhy lidaadi liketa

  • @abdalaoficiall9813
    @abdalaoficiall9813 Před 5 lety +169

    Malin kasto like isara idin dhhha mana li saro mxa lyga ordaya wnba yabe😭

  • @alfaalfa3165
    @alfaalfa3165 Před 5 lety +67

    Iidaadi Wax somali ka qosliya manta asaapa ka jira hada aminsantahy ☝️☝️😂😂😂😂😂

  • @cumariinhojr8771
    @cumariinhojr8771 Před 4 lety +27

    2020 yaa iladawanooyo oo ku cashanaayo✋🙏🙏

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 Před 5 lety +89

    Muday iyo najiib baku fiican waresiiga idaadi Guys go forward

  • @umuisraatube7197
    @umuisraatube7197 Před 5 lety +28

    Hhhhhhhh iidaadi waa rageedii wlhi kulaha markan arkey kan waxan dhahay filim ilama keenaayo..... 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 jarmal ayan kala socdaa qaraaxadiisa. Idaadi iyo Mudey iyo najiib markey is helaan qaraaxada way nagu socotaa wlhi lkn hanagala qabto jareerka xasan top iyo cunuga kale ismaciil la yidhaahdo wareysigooda waa wareysi dhoocilnimo... intii igu raacsan liketa asxaabta

  • @abdirizackmubarak9979
    @abdirizackmubarak9979 Před 5 lety +47

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Wlhi wan fuurey idaadi balaayo labaaley inu gamaya u maleysa kulahaaaaa hhhhhhhhhhhhhhh hada inta ku qososhey liketa igu qabo

  • @mirremokhtar7331
    @mirremokhtar7331 Před 5 lety +6

    Idaadi wlhi funny weye 👏Muudey iyo najiib Ninka Ulabisa shpayal👏👏👏

  • @maxamedabdilaahi917
    @maxamedabdilaahi917 Před 5 lety +36

    team iidaadi ✋😘

  • @abdinasirfarahmohamed5059
    @abdinasirfarahmohamed5059 Před 5 lety +56

    Iidaadi saadaasha ciyaarii barca iyo real wuu so dhaweyay hal goal aa kadhiman caadi ma,aha iidaadi

  • @mahamedwardi2996
    @mahamedwardi2996 Před 5 lety +3

    Somalilander baan ahay iidaadina waan taageeraa
    Vidiogan idaadi maalin hore ayaa laga duubay waxaanu saadaaliyay in real lix loo dhiibi doono kamuu yarayne 5 baa loo dhiibay gool.
    From Qatar Doha.
    Like ha ila dhaafina.

  • @hanadhankaoffical8320
    @hanadhankaoffical8320 Před 5 lety +5

    Walee iidaadi xamar wuu xureys Tay tageero Mr jecelow iidaadi

  • @Dawlo164
    @Dawlo164 Před 5 lety +18

    War iidaadi waad maskax guuriseen inta ila aragtay like ileen waa bilaash

  • @kingfei3988
    @kingfei3988 Před 5 lety +28

    Iidadi waa loo qiray shactiro runtii inta igu raacsan like plz

  • @GaraadAbokar
    @GaraadAbokar Před 5 lety +12

    Idaadi umad ma ahn wlhi like isara brothers

  • @sadiaalii6557
    @sadiaalii6557 Před 5 lety +7

    ciyar weydinayan kulahaa ninkan reeraha aan ka wareeste ma I dhaafti 😂😂😂

  • @abdikadirbisle2291
    @abdikadirbisle2291 Před 5 lety +10

    Idaaadi maanta baba jey uuu galey kulahaaa markuu dhankan usocdo inuu dhanka kale usocdaaad mooodi 😂😂😂😂😂

  • @mahirofficial6501
    @mahirofficial6501 Před 5 lety +70

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi san uqoslaye dhuso iga timid idadi umad ma ahn runtii 2dhinac uu ka socdaa ku lahaa oh mg

    • @shugulatinibbe7560
      @shugulatinibbe7560 Před 5 lety

      Babujee makareesid adigaba kal qolooca iidadi nacas kenya kosoo nacday

    • @iaw2401
      @iaw2401 Před 5 lety +1

      Mohamed Cade
      Labaleyda marku dhahyo qosolka dadka so kici rabe 23:50 fiirsoya xili haben ah

  • @munacadeeymuna149
    @munacadeeymuna149 Před 5 lety +5

    Kkkkkkkkkkkkkkkk Alla saaaa uqoslayay wlhi ilina ika timid idaadi waad iga qoslida wlhi

  • @yahyeinahasan7439
    @yahyeinahasan7439 Před 5 lety +20

    Inta iyaga oo jiifa qosol ooyay liketa 👍👍

  • @Brizzarelyyy
    @Brizzarelyyy Před 5 lety +12

    Barcelona 6 ayey ku badine ayu dhy ninka wlh aad ayuu usoo dhaweyey 5 ayey ku qabteen rer barcelona wali waa farxadeysanyihiin like viva barcelona 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farduuscabdiraxmaan9700
    @farduuscabdiraxmaan9700 Před 5 lety +2

    Iidaadi walhi waa inan Funny ah 😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂

  • @liilovkagaming1051
    @liilovkagaming1051 Před 5 lety +1

    Barcelona lex ayee ku badinee ayuu dhahay shan ayee dhiibtay viva Barca

  • @liinjaofficiall6271
    @liinjaofficiall6271 Před 5 lety +2

    Kulahaa Ninkaan Kaan Reeraha aan ka wareeste ii dhaaf inu idaadi dharsanyhy inta igu racsan like isaar2😁😁

  • @oscarlee6989
    @oscarlee6989 Před 3 lety +3

    Najiib iyo muudey fadlan noo sooceliya iidaadi fadlan

  • @yuusufabdi2054
    @yuusufabdi2054 Před 5 lety +19

    Idaadi waxaan aragnay kulankii ugu dambeyay lii love oomalmahaan dhan lagaceli waye sida loogalay waad argteen war idaadi yaan naga qabo karo barbarta media

    • @alcasaa22channel19
      @alcasaa22channel19 Před 5 lety +1

      Iidaadi bis waaye cid kale oo wax ka qaban karto majirto amaa lookeena ASAD DIAABY ga reer muduga kaas bisaa udhiman ee sxb subscribe iisaar

  • @kusowaantay7088
    @kusowaantay7088 Před 5 lety +5

    Kkk mudey galjecel dhan ma tima adagyahiin idle xitaa wan arakay kuwii😂😂😂

  • @amandaali7083
    @amandaali7083 Před 5 lety +5

    Aniga mudey aan love ku hay 😘🤗🤗🤗🤗

  • @fuadsaman2586
    @fuadsaman2586 Před 5 lety +6

    😂😂😂😂😂🗳🗳🗳vote 4 018🙏 best actor iidaad guys

  • @Hanad979
    @Hanad979 Před 5 lety +5

    Ninkan aan heerka ka wareesti IGA dhaf nooh kulah 🤣🤣 🤣🤣 🤣

  • @sahrabashiir4285
    @sahrabashiir4285 Před 5 lety +6

    Muudey qosolkisa yaa ila tageray iidaadi kadib😂😂😂😂

  • @UmarOfficial47
    @UmarOfficial47 Před 5 lety +10

    muudey iyo najiib waxaan idinka codsana iidaadi iyo lii inay isla jiraan kadib jeekeey ama baaba jey ama ajakis mid u balami lkn idadi iyo lii ha isla jiraan

  • @ahmedqanimuqdishaawi9991
    @ahmedqanimuqdishaawi9991 Před 3 lety +2

    Thankfully team iiddaadi big respect

  • @yaasirtikle.
    @yaasirtikle. Před 5 lety +7

    Shiiqaalka haye adi warabe ma cuntay😂

  • @marialove8639
    @marialove8639 Před 5 lety +3

    Wllhi qosol dartiis madaxa ixanuunay baabajay walagu dhamaaday wallee

  • @mustaffmaxamed5439
    @mustaffmaxamed5439 Před 5 lety +5

    Iidaadi waa ninka ugu shactirada badan muqdisho waa nin qalbi furan oo geesiya

  • @mohamedyousuf8143
    @mohamedyousuf8143 Před 5 lety +2

    amoo dareeshada jabjabiyaa kulahaa waa fuuray wllhi

  • @faadumocabdinaasir8367
    @faadumocabdinaasir8367 Před 4 lety +1

    😂caawa qosol raadiso nqdo intee 2020 fiirsnyo like dhac

  • @anisoadenali7966
    @anisoadenali7966 Před 2 lety +3

    Waaw
    Iskawaal
    Iajan

  • @hammuktarramadan519
    @hammuktarramadan519 Před 5 lety +6

    Baaba jeey 2 dhinac ka socdaa kulahaa waa kala qaloocanyahay wlhi iidaadi gacanaa u taagay hadaad tahay taageero iidaadi like ta igu sharaf lacag kama gadnee 😉

  • @cabdinaafacbaladweyne2029
    @cabdinaafacbaladweyne2029 Před 5 lety +23

    Idaadi adi ma shaqesaa ?!! Lol 😂😂😂

  • @anas4039
    @anas4039 Před 5 lety +2

    Iidaadi waxba ma lagaa qaban karo bro buud bad la dul martay hhhh

  • @fahadmuqtarabdule2600
    @fahadmuqtarabdule2600 Před 5 lety +13

    mudey iyo najib aad iyo aad ayaad u mahadsantihin noo soo nadiya shekoyinka iidaadi waayo labadiina ayaa ku fcn waraysiga

  • @alasiisxaashi5638
    @alasiisxaashi5638 Před 2 lety +2

    2022 hadad dawanayso 👍

  • @maysaraislam592
    @maysaraislam592 Před 5 lety +6

    wlhy qosol darti sariirt kaso dhcy dacad uqosol idaadi funny wlhy

  • @qadardheere303
    @qadardheere303 Před 5 lety

    Sidaan muu fanproj igu shaqeyaa amuu dareeshada jabiyaa kulahaaa iidaaadi wax kle waayi wlhi 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @maxamedcabdullaahi5399
    @maxamedcabdullaahi5399 Před 5 lety +2

    Ninkaan iidaadi la,leeyahay we madaxa ubadaa leh, waa qabiiliisye,wasiirka ma utagtay kuye

  • @cuuudka12
    @cuuudka12 Před 5 lety +3

    Plz ajakis iyo i daadi hala balamiyo one day😂🤣

  • @boyaansciise5057
    @boyaansciise5057 Před 5 lety +2

    Idaadi nambarkisa isoo qora guys

  • @sweatysalma4208
    @sweatysalma4208 Před 5 lety +6

    iidaadi wx shactiro iyo kaftan kugaro maleh 😃😂😂😃😃😂❤

  • @abdiwalimohamed9962
    @abdiwalimohamed9962 Před rokem

    2023 kusoo noqday waan u xiisay najiib markaan color...

  • @wiilhoog3204
    @wiilhoog3204 Před 5 lety +4

    wlhi markey mudey & najib & idadi is helaan ayey qaraaxada nagu socotaa lkn midkaan Hassan top ladhahaa iyo cunuga kale hanagala qabto.

  • @nasteexonalka8594
    @nasteexonalka8594 Před 3 lety +1

    Inti comments aqris usoo gashay like dhac igu sii

  • @yusufabdullahi1566
    @yusufabdullahi1566 Před 5 lety +1

    Hhhhhhhh war waxaaaan xuu ahaaa cirka muu kasooo dhacay 😂😂😂

  • @yohnk
    @yohnk Před 5 lety +1

    Best of best Somali funny idaadi hore usoco shashaqadaha calamkan ka arki donaa

  • @daadirmuuse4882
    @daadirmuuse4882 Před 5 lety +3

    hhhh🤣🤣🤣🤣idadi

  • @burhanjacfar653
    @burhanjacfar653 Před 5 lety +7

    Muudeey umadeena ma ahan. Baaabu see u yaalaaa kulahaa hhhhhh

  • @somalitiktokfunny5139
    @somalitiktokfunny5139 Před 5 lety +2

    ii daadi wlh wa shactarolaha kaliya iga qosliya🔥🔥🔥

  • @ahmedqanimuqdishawi3491
    @ahmedqanimuqdishawi3491 Před 5 lety +1

    Muuday iyo najiib sxpyl waan idnsallmy sallaan ka dib wiilkan dadka billaa caqligaa ka qabta iidaadi waa camdy lkn dadku waay caayan markaas ilaaliya wiilka

  • @saacidabkow5078
    @saacidabkow5078 Před 3 lety +1

    Waadmahadsantahay waanaga qoslisay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @maymuuunali5249
    @maymuuunali5249 Před 5 lety +4

    Wlhi Saan u qoslayay ilinaa iga timid 😂😂😂😂 idaadi Wax kale

  • @maxamedabdilaahi917
    @maxamedabdilaahi917 Před 5 lety +7

    ala beerka qosol iguma harin ar idaadii mee ku dhaheen noo soo badiya

  • @Amet177
    @Amet177 Před 5 lety +1

    Fara dur inu gamaayo umalesaa hhhh like isaara

  • @amiincawl7515
    @amiincawl7515 Před 5 lety +2

    Muuday qosolkiisaan ka Helaa wllaahi

  • @qadardheere303
    @qadardheere303 Před 5 lety +2

    Wlhi iidaadi siduu ugalay baba jeeey aan la yaabay wale wuu arkay wuuna u fiirsaday

  • @suriyaayoung8087
    @suriyaayoung8087 Před 5 lety +1

    iidaadi war maba ka sugaayo baas waaye wixiisa hhhhh

  • @aadanbaana7049
    @aadanbaana7049 Před 5 lety +4

    Walhi baaba jeey wey kaleeen Fara tuur miyuuu ridaa kulahaaa kķkkkkkkkkkkkk

  • @hassanabdi9528
    @hassanabdi9528 Před 5 lety +15

    Kkkkkkkkkkk walaahi daacad uu qosley babajey sii xun uu galay

  • @mohabilaal1494
    @mohabilaal1494 Před 5 lety +4

    Iidaadii ilayn waa barcelonayzan yhy hhh

  • @abdullahiaadan3004
    @abdullahiaadan3004 Před 5 lety +1

    Amuu dariishada jajabiya kulaha 😂😂 ar iidaadi umadena ma ahan
    Hda inta ku qososhay like
    Iidaadi ninka you tube ka nagu hyo viva

  • @hassanelmi8118
    @hassanelmi8118 Před 5 lety +2

    Iidaadi waa taageera walahi

  • @shebaaaanonymous3166
    @shebaaaanonymous3166 Před 5 lety +2

    Idaadi game wuu suu dhaweyey wlhi

  • @abdijabarxabiib7594
    @abdijabarxabiib7594 Před 5 lety +3

    Elclassico wuu soo dhaweyy in la xasuuqayo wuu ogaa
    5 1

  • @updalahussein4499
    @updalahussein4499 Před 5 lety

    Wlhy san cawa u qoslay waligay uma qoslin
    Babajay uu sixun ugu qaxay kulaha masanu fanbaroj ugu shaqeya armu darishada jajabiyaa
    IIDAADI
    Abdifatah Hussein Shaafto nolow nin adag wlhy wan ku tageraa

  • @abdirazak8672
    @abdirazak8672 Před 5 lety

    Manshaallah war noo Soo badiya aan idin ducaynee iidaadi igu salaamaya

  • @MADARA111
    @MADARA111 Před 5 lety +1

    hhhhhh idadi my nigga kulaha babajey laba dhinac u kasocdaa 😂😂😂

  • @officialaarka9249
    @officialaarka9249 Před 5 lety +4

    Warya muudey gaal jecelka ma timo adagyihin iidle iyo adi Waa timo adagtihin hhh wax kle

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 Před 5 lety +1

    iidaadi wuu IGA qosliya 6:37 hhhh actionkiisa

  • @abshirdhashane446
    @abshirdhashane446 Před 3 lety +1

    qosolkaa iga dhamaaday wlh

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 Před 2 lety +1

    Firi futo malahan korsiga dabada kaqabte wlhi wu fadhin layahay belo ku aragate

  • @libanosmanlibanosman7499

    Walee qosolkaa iga dhamaday IIDAADI umadeena ma ahan wlhi hadoo kaco bes wye maanta kohor saan ugama qoslin wlhi

  • @shucaybcabdikariim2826
    @shucaybcabdikariim2826 Před 3 lety +1

    2021 Yaaaa iLa Dawanaya

  • @rumaanromanticchannel2424

    moodeey iyo idaadi way isku fiicanyihiin😍 kor usocda wllyaal

  • @ismaaaciilganeey4321
    @ismaaaciilganeey4321 Před 5 lety

    Hhhhhhh hhhhhhhhhhhh wlh waa iga qosliyay iidaadi noolow yaaqey kulahaaa inuu labaaley inu ridayo u maleysaa hhhhhhh hhhhhhhhhhhh

  • @ahmedhajji8456
    @ahmedhajji8456 Před 5 lety

    Idaadi mucjizda qarniga mudy iyi najib ba ninkan fahma kaliya kal iyo lab ban u qosly

  • @vanbarrow604
    @vanbarrow604 Před rokem +2

    yaa ila xasuusto inuu sadaasha saxay

  • @feysalali7689
    @feysalali7689 Před 5 lety

    Jeekeey maxaan ku daa wee yaa kula haa hahahaha iidaadi gacanaa kuu taagay

  • @abdirahmanadan3724
    @abdirahmanadan3724 Před 5 lety +2

    Waraa idaadi caadi ma aha barca 6 ee kubadine uu dhahay 5 ena kubadisay

  • @digriyowkhaliil5507
    @digriyowkhaliil5507 Před 5 lety

    Hadii adigooba qosol ujeedin uukaa soofakada qosol furdug cml liketa aalagu garanaa dhac kusii

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 Před 8 měsíci

    Yaa iladaawanayo 2024 waa ku ceshanooya 😂

  • @abdinasirfarahmohamed5059

    Fifa ii daadi

  • @basi5860
    @basi5860 Před 5 lety

    kanaa qosol ayuu igu dilay baabajeey kkkkkkkkkk

  • @deeqoluul7600
    @deeqoluul7600 Před 5 lety

    Hhh wlhi babajeey balasha ayaa laka rifay 😁😂😂😂😂

  • @suweysxarbi6015
    @suweysxarbi6015 Před 5 lety +2

    Wlhi kal iyo laab ayaan u qoslay

  • @diamondboy2543
    @diamondboy2543 Před 5 lety +2

    Qosool waa iga dhamaday aar iidaadi best joke somalia waaye

  • @abdulkadirhajiahmed1368
    @abdulkadirhajiahmed1368 Před 5 lety +3

    Iidaaadi tagero buuxa ku ahay