IIDAADI OO KALA SAARAY DAYAX DALNUURSHE IYO MARWAAN YARE QOSOLKA ADUUNKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • IIDAADI OO KALA SAARAY DAYAX DALNUURSHE IYO MARWAAN YARE QOSOLKA ADUUNKA

Komentáře • 508

  • @barbaartamediashow
    @barbaartamediashow  Před 5 lety +57

    🙏🏽 Markasta Waxaan U Taaganahay Inaan Idiin Farxad Galino ✅Subscribe ✅🙏🏽 Like & Share ✅ Comment🙏🏽 Hanaga Baqiilina Mahadsanidiin 🙏🏽 ✅

  • @suldancarte932
    @suldancarte932 Před 5 lety +154

    Abahaa shaaftuu qataq mo farax walashaa bu qabaa kulaa tagerayasha idaadi like isar

  • @cabqariaadam3750
    @cabqariaadam3750 Před 5 lety +183

    Cunugaan maa naga saartid hehehehe team iidaadi liketa taabta gacmihiina omoteetka ufura 😁😁

  • @khaliddhule2516
    @khaliddhule2516 Před 5 lety +180

    iidaadi inuu mogdisho jiGo hadaa jeceshaHaY Farta TaaaG☝️☝️☝️

  • @abdallaroble836
    @abdallaroble836 Před 5 lety +65

    Walhi caawa qosol ban sariirta kala dhacay inta xabagta ku suuxday like ta isiiya

  • @hanoodyare_1087
    @hanoodyare_1087 Před 5 lety +254

    Iidaadi hadaa taageerto like Ha ila dhaafin 🔥👌👌

  • @faisamohamed4069
    @faisamohamed4069 Před 5 lety +150

    Ar cawa iidaadi Amaa ku riyooda suu ushidan yahay le😂😂😂😂😂 Love iidaadi ku ahay Ilahay amarkiis😁😁😁😁😁😁

  • @updy4046
    @updy4046 Před 5 lety +52

    Iidaaadi ani gacan aa utaaagay ani
    Plz walaakaa aa ahayee like ii saaar

  • @munoali1360
    @munoali1360 Před 5 lety +4

    Hadii Qur'an anka jecel like saar

  • @livemadaaye1025
    @livemadaaye1025 Před 5 lety +41

    Labiska aad kasexdeen aadbaa ugu mahadsantihiin ilkahana waad ugalin doontan i.a

    • @ciiseqani5806
      @ciiseqani5806 Před 5 lety +2

      Hh shatigee cadaa loo wataa
      Jeniska loo soo badaly jakada mudey wati
      Shatiga oo ku wati kuwaan iyagaa bahi ah

    • @dhoolali7869
      @dhoolali7869 Před 5 lety

      @@ciiseqani5806 mkkkkkkkkkk waaba ujeda

    • @Hooyo1
      @Hooyo1 Před 5 lety

      cm shiiqdoon bro ducadadii waa la aqbalay ilkihi waa lo galiyay

  • @HassanMohamed-xg3cc
    @HassanMohamed-xg3cc Před 5 lety +29

    Shaafto caawa suuud ayuuu wataa igu raacsan like 😂

  • @ahmadyare226
    @ahmadyare226 Před 5 lety +45

    Like da igu qabta waxan ahay qofke ugu horeye caawo and wixii support u ah iidaadi big respect

  • @maymunabdirisaq6681
    @maymunabdirisaq6681 Před 5 lety +12

    Iidaadi wlhy hadalba u daayey iyo qabiil ilaahay iima geeyo se kamaba amaan helayee hhhhhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mahadmusa9820
    @mahadmusa9820 Před 5 lety +13

    inta iidaadi ku hadlay hadaan ku hadlo qof igu qosli mee lkn iidaadi waa funny rabaani ah

  • @mohammeddeeqpogba3737
    @mohammeddeeqpogba3737 Před 5 lety +33

    Inti idadi tagerto like ha ila dhafina

  • @zuuzanbbeqali6233
    @zuuzanbbeqali6233 Před 5 lety +7

    Abahaa Shaftuu Qataa Kulaha Mo Salax Wlsha Uu Qabaa Funny Wllhi Team Idaadi 😍😍🙌

  • @UmarOfficial47
    @UmarOfficial47 Před 5 lety +53

    najiib iyo muudey waan idin salaamay iidaadi adna taageero iyo salaan iskugu ka daray

  • @dhibanejaceelliilove1028
    @dhibanejaceelliilove1028 Před 5 lety +32

    horta aniga leema jeeda miya away like maxaa dhacay

  • @buuloxaaji7809
    @buuloxaaji7809 Před 5 lety +41

    Clip walba ay kasoo duubaan iidaadi dhaqaale ayey ka helaaan laakiin waxan layaabay ninkaaan dhaqaalaha ay ku heystaan marnaba maahidiisa dadka uma soo gudbiyaaan waryaada ninka ilko u gesha ama daawadayaasha jecel usoo gudbiya

    • @Rageedii
      @Rageedii Před 5 lety

      Waa loo galshay hada 😀

  • @dulmidiidofficialschanels2882

    👍👍👍 Idaadi#### meelkastuu udhaxeeyaa##$$$$ Team👆👍👍idaadi waa nin. Calool furan✌✌✌👌👌👌$$$$

  • @galledlovren9973
    @galledlovren9973 Před 5 lety +23

    ilma aderayalow like Ta😅

  • @mohamedyousuf6499
    @mohamedyousuf6499 Před 5 lety +1

    Wlhi dhalinyarta muqisho raganimada ayay wax yaqaanan daadi saas u soo dhaweeyaa waligiin noolada intay nololi jirto ana ana hoygii nabada mar waan iman intastoona waligay arag hadana wadnaha ayaan ka jclhy❤️👍🏾

  • @jimcaalesanyare2871
    @jimcaalesanyare2871 Před 5 lety +59

    Mudey wlhy zhp wxd thy nin aan aad u jeclhy wyo wxn ka helay sida sharafta leh ee aad u sharafto miskiinkan iidaadi alleh haku sharfo sidaad dadka u sharafto

    • @zakidalnurshe5311
      @zakidalnurshe5311 Před 5 lety +5

      Idadi maskin mhine mudey qof kasi jirty mlha idadi can kadhig lba channel ee kafurten idadi lipx wye

    • @mahadow
      @mahadow Před 5 lety +2

      Muudeey maa ku reer tahay miskiinyohow?
      yaa yaqaanay muydeey IIDAADI kahor tabcaanyohow magaca xun

    • @jimcaalesanyare2871
      @jimcaalesanyare2871 Před 5 lety

      @@mahadow pro horta kuma caayaayo cayna igagama tooznid kolay adigay kuu taalah zidaad pinu aadamka u af lagaadayzo lkn wxn kuu ogahay halkaan ka hadlaayo inaanad fahmin maan gaap yahaw

    • @mahadow
      @mahadow Před 5 lety +1

      Jimcale Zanyare
      horta raalli iga ahow inkastoo isku mid nahay cayda lkn IIDAADI waa nin caqli badan, farxaan ah haddii adiga moiryaanimo xayi kuula muuqato IIDAADI waa shactaroole kaftan qabiil ku hormaray maxaa ku keentay miskiin?

    • @jimcaalesanyare2871
      @jimcaalesanyare2871 Před 5 lety

      @@mahadow 😂😂😂😂🤣wlhy pro wd iga qozlizay xataa aniga aya mizkiin ah zhp mizkiinku kaad moodayzo maaha markaa pro cidwlpa waa mizkiin hadaa ma daalin paan ku zheegaa

  • @Raqiyaluul
    @Raqiyaluul Před 5 lety +14

    Like saara hadaad ka heshay sheekada iidaadi

  • @mahdielmimohamed203
    @mahdielmimohamed203 Před 5 lety +18

    Iidaadi madax sare ku aaminsanahy

  • @baashiyare573
    @baashiyare573 Před 5 lety +5

    😂😂😂 waa iikow iidaadi oo hadal qof ka sugay dayax dalnuurshee hii kiye😂😂😂

  • @aaryaretube
    @aaryaretube Před 5 lety +13

    ASC ASXPTA INTA SOMALIDA HORUMARKEEDA JECEL SUBSCURBE IGU CAAWIYA

  • @sharmakecali4650
    @sharmakecali4650 Před 5 lety +15

    Qofkii ugu horeeyay baan ahay like ta ii saara

  • @cabdiqaasimcusmanfarah6841
    @cabdiqaasimcusmanfarah6841 Před 5 lety +19

    Qofki 3aad an ahy like igu caawi

  • @keyseabdialas4632
    @keyseabdialas4632 Před 5 lety +12

    Laaxowla
    Kuwaan kiswahili ma yaqaanaan hhhhhh
    Ar hadaad fahantay heesta kiswahiliga farta taag hhhhhhhh
    Makona iko juu kuye hhhhhhh

  • @aliabdallahussien8668
    @aliabdallahussien8668 Před 5 lety +6

    iidaadi inta tagerto like iisara hamlar

  • @Jibriil4
    @Jibriil4 Před 5 lety +1

    Iidaadi waxba lagama qaban karo wlh hadaa team iidaadi thy liketa igu cazuum😂😂

  • @cabdikaafimaxamuudcumar9072

    inta iidaadi taageerto like haliiga dhiso

  • @hoodocabdiabdi6373
    @hoodocabdiabdi6373 Před 5 lety +10

    Somaliland hadanu nahay wan idintagerna muqdisho wlalahayaga caan inay noqdan donaya lakin Sida can. Luguma noqdee kadaya dadka walan warbaahinta waa inad gaysan xabeeeb like cidi iguracsan

    • @ahmedabdi8370
      @ahmedabdi8370 Před 5 lety +1

      Reer waqooyi waxan Ku jeclahy Dr-waalido dhan wee yaqaanan ilaahey amarki zida Dr xabeb utaqaana ka yaapay

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 Před 5 lety

      @@ahmedabdi8370. Kkkkkkkkkkkkk kir de, inankan miskinka ayaanu u naxnaa ee daaweeya ILLAAH ha caafiyee

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 Před 5 lety +16

    iDaadi ninka CZcams iska leh
    Ayaamkan

  • @ashrafalihassan3551
    @ashrafalihassan3551 Před 5 lety +4

    Kor ugu bax kulhaa wax leswediin jiro😂😂😂😂 Idaadi inbo caadi ma ahan❤

  • @khadarzuceyp4547
    @khadarzuceyp4547 Před 5 lety +2

    #apaha 7poqol oo laxa u laha kuma laho 🤣🤣🤣🤣ii dadi ani nin weyn aya ii Tahahy 🤦🏻‍♂️🤦🏻‍♂️🤦🏻‍♂️#LikE saar hada idadi jceshahay ❤️

  • @maslaxmaslax1812
    @maslaxmaslax1812 Před 5 lety +1

    Idaadi inuu shiiqal yahay hadaa qirsanthy like isaar

  • @yayamo6992
    @yayamo6992 Před 5 lety +1

    Ninkan talanted comedian waye asigo kle lama helo

  • @mukhtarmasoud6692
    @mukhtarmasoud6692 Před 5 lety +1

    Ninkan waa nin xanuusan dabcan marka inta aad kamaadaysan lahaydeen ood qosol karaadineysaan maad caawisaan ama aad uducaysaan maskiinka duruufta iyo danta hakaga faa,ideysana nin rageed weyaan idaadi Alle haku caafiyo sxb.

  • @apdallaelyarimi6298
    @apdallaelyarimi6298 Před 5 lety +1

    Kulaha dhagac dhagac aan dheelnee dhagac dhagac aan dheelnee duumashow aan dheelnee duumashow aan dheelnee dhagac aan dheelnee qosol badanaa iidaadi kkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhh kulaha aabahaa wlhii faaido maleh 100 Ari adigoo kuugu Soo darijirey kkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhh fadlan like iisaaara

  • @abdulkadiraialithanks1304

    wlh II DAADI ILAAHBAA U fududeeyey, hadalka lagu qoslo, cid ku haysatana ma leh. isagaa ugu horeeyo, dad badana wuu soo caanbixiyey u sacbiyaay

  • @abdirahmanaadan6661
    @abdirahmanaadan6661 Před 5 lety +2

    mnsha allaah legend iidaadi

  • @akrammaanaf2016
    @akrammaanaf2016 Před 5 lety +7

    iidaadi ilaaheey irzaaqda afkiiza ayuu Ku dhaczadaaah

  • @salahhassan3397
    @salahhassan3397 Před 5 lety +2

    3:53 wlhi zaaaid an u qoslay sheekada dham meeel kle uu uleeexiyay 😂😂😂😂😂

  • @sadiiqabdisharuu3998
    @sadiiqabdisharuu3998 Před 5 lety +2

    Xabag ucunay waa igu dhusay bilhi u funny idaada😂😂😂

  • @emmamandahier5637
    @emmamandahier5637 Před 5 lety +7

    Iidaadi ninka CZcamska nagu hayo 😂

  • @qadarcali3067
    @qadarcali3067 Před 5 lety +1

    Wixi taagero Idaadi Like iyo sherka waa dhankiina

  • @hafsasheikhabdille4541
    @hafsasheikhabdille4541 Před 5 lety +6

    Idaadi ku tagersanhy sxb mel walbod jogted nabd iyo cafimd ku jog

  • @xasanfurdug5712
    @xasanfurdug5712 Před 5 lety

    Iidaadi waa shidan yahay caawa inta ila araktay liketa ha iisaareen

  • @c.naasirxallochannel173

    Taageere waxaan ahay reer burcaa iidaadi waan Ku salaamayaa

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali4283 Před 3 lety +1

    Idaadi😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @caaqdheer4845
    @caaqdheer4845 Před 5 lety +2

    inta iidaadi tageerta like yaan laykala bakhaylin

  • @laaskacaanaha7255
    @laaskacaanaha7255 Před 5 lety

    Kor uga bax waxaan layswaydiinin ba jiree iidaadi wax kale 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @intadhibkajacelwalalkod8387

    idaadi intan dhawa nayay waa marki gowaad aan afkisa ka maqlin ismahan inta ila aragtay hagu soo yacana

  • @abdirahmaanmohamed4025
    @abdirahmaanmohamed4025 Před 5 lety +6

    xabaga ka dharagtay dhusa iga badisay ku laha iidadi nin weyn

  • @kgboqortoyo2531
    @kgboqortoyo2531 Před 5 lety +6

    Qofkii ugu horeyey

  • @alcasaa22channel19
    @alcasaa22channel19 Před 5 lety +1

    Aaway dadkii layga beeray iden jecliyaa fadlan subscribed iisara

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Před 5 lety +1

    IIDAADI IIGEEYA . kkkkkkkkkkk AR MA II GEYSIINOO

  • @simanincabdisimaanincabdi8000

    Aalh idaadi caaw qurux locadab markasto kuturo sudka idaadiyow 😂😂😂😂😃😃😂

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 Před 5 lety

    Hhhhh waxasa hess miyaa alla qosolka iga dhamdaya😂😂😂😂 iidadi funny

  • @viewerworld9497
    @viewerworld9497 Před 5 lety

    Iidaadi is legend walahy isaga dartii bn uso galnay meeshan farta taaga viva iidaadi inta tagerta

  • @cubeydjameecoshaxaari1193

    Idaaadi sudaaa loogaliye masha allh

  • @farahekey1989
    @farahekey1989 Před 5 lety +1

    Cabdirisaq matan asago madax xiran ayu bakare jogi jiray 💔😁😁

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 Před 5 lety

    Iidadi cadi ma ahan inta tageersan liketa isaara

  • @aliabdullahi4165
    @aliabdullahi4165 Před 3 lety +1

    Iidaadi intuu maqan yahay ka fa'ideeso sii foorje hadu mirka usolaabto waku dhamatay🤣🤣

  • @hafsiana3667
    @hafsiana3667 Před 5 lety +1

    Horta sadex nin aala fadhiyaan iidaadi Lkn labada lakala dhaho #Muumin iyo # Najiib whoever you are I don’t know ya guys if you are one of those guys but I am still laughing when I see you with this guy #Iidaadi. Whatever waxaan daawaday film oo yackoow baalaha idinka rifay 😂😂😂😂 Markuu dhahay ninkaan #Iidaadi aa ladhahaa Muumin iyo Najiib aa doqon kadhigeen see u wad wadeen.😂😂😂 like xaajiyada ee u raraan 😝🤪 waxaa qosol aheen aa ugu qosleesiin wlh waa taageersanahay yackoo

  • @mohamedamiincigale5396
    @mohamedamiincigale5396 Před 5 lety +1

    Kisaahili kulahaa sxb anagaa kula naqaano kiswahili
    Xafada islii ayaa shaxaad noogu dishay hada youtubeka maa ku darsatay malin dhexataa shaah waan kaa dhiibay
    Inta wanaga jecel like subscribe idhaha mahadsanidiin

  • @zakidalnurshe5311
    @zakidalnurshe5311 Před 5 lety +5

    Idadi ilka Lee kamqan 😂 ukilsha hadaa xrifin thiin

  • @shartialii6641
    @shartialii6641 Před 5 lety

    Muudeey ıyo najiib rag besaniyal ah waaye runtii iidaadi marka waresanesan si fcn u sharaftan thnks iidadi fans

  • @ahmedyusuf9588
    @ahmedyusuf9588 Před 5 lety +1

    Maxamad abdi modey nin adag waye wlhi ex ciyaal soos tan kale waxa kuxasusta radio danan ayuu ciyraha kaso den jiray waliba halqabsi gaar ah ayu lahay horyaalka Britain ayu dhahe jiray rag wa ke hore dumarna wakuwa make up xata aqun sida leskaga saxo

  • @laacibkamuqdishotheboyofth9468

    Jecliya iidaadi
    Nin culus keep going

  • @guraaseproduction5627
    @guraaseproduction5627 Před 5 lety

    *KOR OOGA BAX KULAHA WAX AAN LAYS WEYDIININ AYA JIRE MRKAY RABEN INEY UGU SO CELIYAN DHAGTA MXA KAGALE 😂😂😂😂 am dead wlh😂😂😂*

  • @bilaalsuudi9584
    @bilaalsuudi9584 Před 5 lety

    Horta Cunugan maa Naga saartid Aaaaaaaaa wlhi qosol igu Ma Harin laaxawla kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Iiidaadi ku,Arag Habaaar waaa wlhi kkkk

  • @ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647

    We are fans of idaadi

  • @mohamedabdullahinuurarab160

    Walaahi iidaadi xariif waaye kkkkkkkkkkk thumps up afjiniga kkkkk!!!!

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 Před 5 lety

    inta caawa suudhka iidaadi ka heshay iyo labiskiisa like isaara

  • @libanzaki8237
    @libanzaki8237 Před 5 lety

    Iidaadi cawa wa shidanyahay inta iidadi taagerto like ta hee😀😀😀😀

  • @modarentv2624
    @modarentv2624 Před 5 lety

    Idadi inta tageerto halaygu qabto like😍😍😍

  • @falastiinahmed2695
    @falastiinahmed2695 Před 5 lety +2

    I don’t knw maskiinkaan wax looga qoslaba saas ba funny uma sii ahan mexeey u dhibaan

  • @abaabalachannel9199
    @abaabalachannel9199 Před 5 lety

    IiDAADI jakadi muday ayey u galiyen inata ila aragtay like ha ila dhafin

  • @garadgelle_officail
    @garadgelle_officail Před 5 lety +2

    Gare caay ma,ahan jaahilinyaheey waresiga qaladka ka fahmay

  • @pakardaacad5943
    @pakardaacad5943 Před 5 lety

    Sheekada iidaadi hadii ee ka quslisay like ii saar

  • @diirieabdullahi5702
    @diirieabdullahi5702 Před 5 lety

    War ninkaan memory malahan, dayax dalnurshe aa lugu shitari rabay, meelkale uu ubaxay hhhhh

  • @hanaali1380
    @hanaali1380 Před 5 lety

    Wiilkan idaadi hadi tolayahay waa ina gofund me loo fura ilkaha loo hagajiya walaahi waa national asset.

  • @sulddanabdiasis7898
    @sulddanabdiasis7898 Před 5 lety +1

    Astaqfurulah 😂😂idaadi umadeena ma ahn wlhi xabag intuu ka dhergey dhuuso igu waaley kulaha 🤣🤣🤣

  • @1shortmotivatinalstory
    @1shortmotivatinalstory Před 5 lety +4

    Zuper oZil dhulkee ku simeeeN
    wleeeee

  • @waxanimacagahaygiibaa2814

    Dadka waanu qosolay leh maxay ku qosleen, qosol iska daaye ma muusoon xiitaa, muxuu ahaa ruuxu miyuu yar xanuunsanayaa

  • @warsamealimumin4001
    @warsamealimumin4001 Před 5 lety

    Scm all my brothers najiib iyo saxibkiisa waxaa edinka codsanayaa in aad ilka u galisaan ama no sheega aniga u galineyaa thank you

  • @burhanjacfar653
    @burhanjacfar653 Před 5 lety +6

    Hhhh idaadi dhegta maxaa uga dhacay?
    Wax lis waydiinin aa jira ku yeh hh

    • @mahadjiruu3760
      @mahadjiruu3760 Před 5 lety

      Burhan jacfar kor ugu bax kulhaa waxas cml la isma weydiya 😂😂😂

  • @salmanyare8826
    @salmanyare8826 Před 5 lety

    Iidadi intii taagerto like iisara

  • @anabhashim1532
    @anabhashim1532 Před 5 lety

    Wiilka shatiga caad qabo waa wiil daweecaad leh intii igu raacsan farta hataagto👆

  • @Malia162
    @Malia162 Před 5 lety +2

    Kan afka qashuushka ah😂😂

  • @F13500
    @F13500 Před 5 lety

    Kor ugu bax wax lesweydinin ayaa jiree wale idaadi dadka qaar wuuka aqli badan yahay 😅😅😅

  • @ahmedtiger3809
    @ahmedtiger3809 Před 5 lety +1

    War ii daadi faaiido aan caadi ahyn aa lagu qabaa kuwaan channelkooda dhan asaa kal wado yaa igu raacsan😂

  • @SheeraSharma
    @SheeraSharma Před 5 lety

    Wra akhiyarta iidaadi walakis Wa kanaa halasoqabto Wa dalantihin

  • @mryahye4real69
    @mryahye4real69 Před 5 lety +2

    Ii daadi cadi mahan wlhi kkkkkkk

  • @abdirahimabdullhi158
    @abdirahimabdullhi158 Před 5 lety

    Nin ka duudka aa adi tabal ku so qadatay u dhibtay inta ugu fikirka ah like ta ii sara

  • @abdinoorahmedhossien4610

    fadlan iidadi Tagero dheer ayaan u ahay

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx Před 5 lety

    Magac Qabiil (qurun gaajo) yaan lagu soo hadal qaadin kaftanka.