YOUTUBE KEENA WU SO LAABTAY LKN SIDAAN WA QALAD WLHI🥺💔

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 2,4K

  • @abuhamidmedia67
    @abuhamidmedia67 Před 2 lety +164

    The best person ever, the most Knowledgeable and the most shy all has Allah is created is prophet Muhammed SCW ❤️❤️

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 Před 2 lety +97

    the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Před 2 lety +46

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad 💞❤️❤️ﷺ🕋

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 Před 2 lety

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤️❤️❤️

    • @fardowsosaid4043
      @fardowsosaid4043 Před 2 lety

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @axlaamnuur2783
      @axlaamnuur2783 Před 2 lety

      Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 Před 2 lety +10

    Gabar darbi daarood (Leelkase) Insha Allah qasari maysid laakiin qurux ku dhiigle waligaa xushme waad isla soo jabten waana wiil qalbi wacan❤️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 2 lety +278

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW💛❤❤💞💞🕋

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +205

    Adiga,aqrnya hooyo iyo aabe waxaad ku kulmi doontaan jannatul firdowza inshaallah 🤲❤️

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 Před 2 lety +4

    wax yar ban kusoo celinaynaah 500k abyo anaga ku garab tagan gabadh in ladhibo waa wax aan ficnen walaga farxin donah inshaa allah

  • @MohamedAhmed-yh5cc
    @MohamedAhmed-yh5cc Před 2 lety +4

    Waligayba waan ku tageri jiray ila hadana wan ku wata inshallah sad jeceshay alle hakaga dhigo wll from💚🗯❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +78

    iyadoo dadku si gaar ah u mashquul sanyihin hadana waxa jira ruux wanagsan oo qoralkeyga aqrinaya M.A ❤

    • @firdowsali3650
      @firdowsali3650 Před 2 lety +1

      Waan akhriyey wakhti lumis lee ka faidey🤣

  • @oglogistics6842
    @oglogistics6842 Před 2 lety +106

    Welcome back sis. A set back is a set up for a bigger come back. You will have amazing growth because of this experience both mentally and business wise. ❤️✊🏽

  • @hassan.kapitano2106
    @hassan.kapitano2106 Před 2 lety +12

    intaan ku noolnahay ha werwarin walashy never give up zister we are with you every time

  • @dadireya2300
    @dadireya2300 Před 2 lety +18

    Never look back unless you want to go that direction

  • @aishaahmed4400
    @aishaahmed4400 Před 2 lety +80

    Waxaaad ii ahayd dhiirigaliso aad aan u sheeg sheego adaddeegeeda kartideeda. Masha allah
    Walina waa tahy waxaana jeceshahy in aad soo bandhigtid fikrada kaa dhex guuxeeyso . Don't explain just do and keep it up macanto. Role modal baa iitahy. Canada hadan imado waan kula kulmi doonaa insha allah

  • @abassyare6507
    @abassyare6507 Před 2 lety +29

    abayo shalay anaga ku gaarsiine maanta ne anagaa kuu joogna we love you maria team waa yaab oo kuu jooga inaad welwesho maba aha❤️💯 be strong wll qali🙏

  • @amiinaxmed7321
    @amiinaxmed7321 Před 2 lety +27

    Wllshei mcn marish apshir faarax waxa aad tahay qof qalpi wanagsan wllshei mcn waxa aan ku leeyhy keep going haniyad jabin waxa aan ku leyhy keep going the family empire bum bum in the house keep going

  • @darkgirl7724
    @darkgirl7724 Před 2 lety +4

    Dhibkey u geeysanayeen horumar ayay ku gaadhay meel sharci ka shaqeeyo markaa joogtid xasaanad bad leedahay mashallah ♥ 😍 guul bn ku rajeynaynaa hno mcn

  • @yusufyaquit3725
    @yusufyaquit3725 Před 2 lety +15

    Muhiimadu waxey ahey inuu la soo noqdo muuqaalada iyo wixii xasuusa ahaa subscribe wxba ma ahan intii hore in ka badan hadeer ayaN ku garsiineynaa
    One love queeN🔥❣

  • @shuushuu9564
    @shuushuu9564 Před 2 lety +26

    Maansha allah sis aad ayaan ugu farxay, waana kuu soo duceeye. Waxaan rajeeynaa in aad one million mardhaw aad gaarto lots of love our queen

  • @galmudugonline5855
    @galmudugonline5855 Před 2 lety +7

    Ceel iyo Cadha ha mudan baayo
    Dunida wan ka gubtaa gabar
    Wlashey ah oo gunnimo laguma
    Dhaqamo❤
    Don't worry sharaf😘💙

  • @Mooo24
    @Mooo24 Před 2 lety +73

    Takbiir Allahu Akbar…..wllaahi waan kula faraxnay dhamaantayo Maria…Marwalba guul ayaan kuu rajeynayaa inshallah❤️

  • @mohamedabdi4520
    @mohamedabdi4520 Před 2 lety +31

    Your beautiful face is still here you can make it my Siz In sha Allah just be strong 💪 👏

    • @safioadam2082
      @safioadam2082 Před 2 lety

      Filter Snapchat iskaga so duubtay ayee CZcams so galisaa. Lol

    • @munadalac1700
      @munadalac1700 Před 2 lety +1

      @@safioadam2082 naa bal hinasaha iskada filter hadu dad qurxiya dadko dhana istimcala wax sida marish uqorxoona ma arkine masha allah dbeh inanta Quuri waaga mafiicno by the way marish ana sitoosa u arkey 3jeer Ciidi hada iigudanbeysay aad ayey uqurux badan tahay wana yaris marka toos u aragto gaabey waye camerada gabar weyn ayeyba kadhigta masha allah

    • @ayanabdi8236
      @ayanabdi8236 Před 2 lety

      @@safioadam2082 qurux wey udhalaytay. Teda kale adiga kalsooni daro ayaa ku haysa wax aad gabar kale ugu mashquushid waaba Qalad. E edeb yeelo

  • @abdinuurabdi4131
    @abdinuurabdi4131 Před 2 lety +16

    Very proud of u, laba jibaar dadaalkaaga , Come back with Strong 💪🏻

  • @abuuzahuur7715
    @abuuzahuur7715 Před 2 lety +1

    Waa Helee inshaa Allaah wixii Aad Rabtay waxona kusoo Noqonayaa Sidiisi Hore

  • @najlanajib2617
    @najlanajib2617 Před 2 lety +31

    Anigo kugu jiray awal malaha feraska lay raciyay hadan kuguso darsaday mar labad 🧡

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 Před 2 lety +31

    Maarish indr waa ka xumahay WAxa kugu dhacay ciil ku kore yuotubkaga SIda ku samayye waa fiican tahay inaa ilaah u daysay maashalah reer mudugnimada cadeysay no cuqdad no yuus Iyo no niicle waad ka socotey xalay dhalay meel laga yaqaan ka timid goldogob Iyo galgacayo Dad dacad calool xaran ilaah ka baqaa baa ka timid guul baa ku rajeyn waxaa aad ugu farxay iimaankaga SIda ilmaha u jeceshahay quranka ayadaha aad taqaan ilaah ha ku xafido amiin kuligeyn

    • @isaaqcalicabdi9904
      @isaaqcalicabdi9904 Před 2 lety

      Mash alha

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 2 lety

      Masha Allah. Wallahi Ad Adeega Reer Mudugnimadda Aheeyd Iyo Imaankii Reer Goldogab Ee laguyaqaanay Beey Wadataa Gabadhaan.

    • @xaliamoha4195
      @xaliamoha4195 Před 2 lety

      Masha allaah so noqosho wacan qaali❣️❣️❣️

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před 2 lety +20

    👏👏👌👌Manshallah dear congratulations aniga marwalba Wanagsan un baan jeclahay gaar hadana adiga Iyo gabdhaha kula Mid ah wax weyn madan sameynin Iyo wax lagu ciqaabo toona lakiin aniga waxan dareemaya madama qof Qalbi Wanagsan oo hadan positive mar kasta lagu yaqana intaad hal mar You-turn 90c ah kala wareegtay ( ha u horeyo qab hadalkaga) that makes everyone shocking even-though aad human being oo qalad tagan aan nahay marwalba hadan is aruuri oo waliba jack si Qalbi ah i cafi ku dheh privately waayo adoo og inu Faraxad, Iyo Wanag Iyo ixtiram ku siiyey ayaad af cad ku yiri waxan family ga ahyn abaal uma hayo…….kaliya Inta u safar ka ku soo galay adigoo cidla joga kugu na yimaday meesha aad jogta iyadoo waliba bil Ramadan ay tahay ayan loo dhigin wax ay familiy kaga ku qabteen….waayo samankan kuwii gabdha qabay ama wax ka dhaxeeyeen baa Qarkood iyagoo graduate gareynaya ma safar Magaalo kale u aday laga yabaa iney na ka hosqaadin ( less attention) marka this is just dear sister qalbiga binadam waa daciif waan huba inuu si Qalbiyan ah kaga naxay walaalka waliba hadalada qaar oo tabasho lahaa taas oo macqul ah iney asiibtay Marka ask him sincere apology waa aniga aragtideyda Iyo intaan waayo arag u ahay qalbiga binadam waa dicif gaar ahan markad qof ka wax Adan ka fileynin kaga yimadan it affect you xitaa haduu wax ba ku qabinin….🙏kuma qasbanid It is my opinion Iyo wanaga aan kula jecladay….👍
    Alhamdulilah inta ka dhiman allaha ku dhameystiro inshallah cadowga ba allaha kaga qabto ❤️👍

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 Před 2 lety +3

    Already wajigagi io dadnimadii aad kuso gadhay heerka wali wa ledahay horay u Soco sis I.a inta ka maqan ilhy haso cesho❤️👸

  • @najlanajib2617
    @najlanajib2617 Před 2 lety +35

    Masha Allah hanbalyo hanbalyo bayo Alxamdulilah solabashada wan kugu farxay ❤💉👸queen marish

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před 2 lety +9

    Alxamdulillaah hadiiba ilahey soceliyay inkasto lailawi karin 400k sido kale waxaba muhiima hadan videoskadii kabixin hadana Marish still waa Marishtenii keep going abayo

  • @nasirdinali2562
    @nasirdinali2562 Před 2 lety +8

    Never give up siz we are hear for you .

  • @Somalia9
    @Somalia9 Před 2 lety +4

    Xasuuso waqti aan fogeyn tiktok baa laga jabsaday halki meel ka sareyso ku garsiinay
    Haddana waqti dhaw insha allah halki iyo meel ka sareyso ku gaarsiineynaa 🥰🙏

  • @abdullahimohamed16
    @abdullahimohamed16 Před 2 lety +67

    1 million hadaan awoodo waan kuu saari lahaa 😢
    Welcome back sister qaali ❣️

  • @araksanhamoud1833
    @araksanhamoud1833 Před 2 lety +39

    Congratulations mystère keep going 🎊🎊🎊🎉🎉🎉❤️

  • @nadiaabdulkadir230
    @nadiaabdulkadir230 Před 2 lety +2

    Alhamdulilaah abyo hdii ba soo laabtay ciwaankenii aan ku xernen m.a hambyo intaa heysty ka bdn wa gaaree mudo kaliya Insha Allah

  • @caddemuuse5053
    @caddemuuse5053 Před 2 lety +2

    Maarish baayo mcn waad guulaysan 400k aan gaarsiino gabadha aanu u kacnoo soomaaliyeey gabadhaan aan wehelino 😢😢❤🌏

  • @isninatakar7592
    @isninatakar7592 Před 2 lety +37

    Never give up 🥰
    Never lose hope🤩🤩😋

  • @habonhealth902
    @habonhealth902 Před 2 lety +5

    Don’t worry Abaayo waxaa ku cawinaaya dhamaan gabdhah somaliyeed aniga kaliyaa 7 mobile kaaga saaray gobeey liic oo ha jabin keep going sister

  • @axmadcade1230
    @axmadcade1230 Před 2 lety +1

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhamad scw❤❤💞🕋

  • @maxamedjaamac6008
    @maxamedjaamac6008 Před 2 lety +2

    Wllo shy qali haka baqin waanku joogan team waayaab hormar wacan mariya abshiir faraax hore usooco wllo noloshu kuma xumayso form hargeysa

  • @adoontaalle4225
    @adoontaalle4225 Před 2 lety +8

    Ugu dambay alxamdulilaah Qalbi anaaba yabay yaa kaa saray marish qurux waxay donan ha sameyan xasid ma libano anaga kuu jogna sabisgarab kuu sarayna mcnto guulayso insha allah

  • @dugsiiyeabdi64
    @dugsiiyeabdi64 Před 2 lety +24

    Never give up Cuzo, we're with you.

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 Před 2 lety +2

    Hambalyo hambalyo marish Beauty keep going walashey qaali wan ku faraxsanahay inuu kuu so laabto CZcams kaaga masha allah 💕🤝💕

  • @fardosaosman9277
    @fardosaosman9277 Před 2 lety +12

    Welcome back sister don’t give up your heaters, we’re here for you 🙏😍

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 Před 2 lety +144

    Ignore the haters.. shit happens life goes on..
    Keep subscribing 500k garsiya gabadha

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Před 2 lety +1

    Subscribers kii iyagoo 1m ah bay soo laabanaayaan bi'idnillah🥰♥️🥰❤️‍🩹♥️♥️♥️♥️♥️♥️be strong always🤌🤗💪share heedhe ugu qabta gabadha caawiya aduunkaa leys caawiyaa uun😊yareey adiguna active ahoow yqey markasta xbbti😍ane 10 qof baan share u idhi😘👍saacadan saacadeedana after 12 saac fiiri hee 3 jibaar hada intaan uu maraayo baan arkeynaa inshallah

  • @abdiwahaabbashiir4403
    @abdiwahaabbashiir4403 Před 2 lety +4

    Qosolka waan ka xanaaqaayee nagadaa ina adeer 🙏😅😅😂

  • @salahyusufali
    @salahyusufali Před 2 lety +2

    Ugu dambeyn waa soo laabteen dadkii congratulations Marish hore usoco 😍

  • @basherabdi
    @basherabdi Před 2 lety +9

    Ck family ayaa ku joogan asaga ka so raacnay garabkaga nahay 1.05M family ugu yaran 500k aan gaarsiino please 🙏 ck family ismujiya

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Před 2 lety +13

    Masha Allah Masha Allah
    Masha Allah Xasadka Kama Guleysta marwalba Garabkaga Nahay Walaashey mcn miss you 👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 Před 2 lety +24

    Insha Allah Niyada Khayr u sheeg sister wax walbo waxaan rajaynaynaa inay sidoo Noogu soo laabtaan waan sameen karnaaa stay Strong 💪Marish Army 🙏🙏🥰🥰

  • @sulemanabdi6674
    @sulemanabdi6674 Před 2 lety +3

    Never look down my sister steal wa are in earth hakawalwalin 500k came soon 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @aminahirabe1537
    @aminahirabe1537 Před 2 lety +3

    waa ku xumahay wax dhacay gabar yar oo imaan badan sharaf iyo karama leh guuleeso habo 💞🇸🇴🇨🇦❤️

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Před 2 lety +5

    Aniga xita muqaalo my favorite ah Aya Jira Runtii an marwalba daawada farxad bay Ii tahay manta Runtii Adna Sido kale ku Filaaya
    Hadan heli Karo meel toos kala hadlo farxad labad bay Ii noqon lahed ❤️❤️👑👑👑🙏🙏😘😘

  • @shugrimedia6596
    @shugrimedia6596 Před 2 lety +4

    Mnsha allaah Gongratulation marish 🎉🎉👏🥰keep going ,,,don't give up ,,, be strong girl ✊✊✊👍

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 Před 2 lety +4

    Mariish ha wel welin keep going good job wllo waad guuleysan insha allh qofka sidaa kuu galay waa xaasid mana guuleysanayo waxan diiwaan gashanay kama duwana wax aadan lahayn guuleyso

  • @luudyare7722
    @luudyare7722 Před 2 lety +3

    Keep going marish Hoorey uu sooco anagi ku garsiney 400k aya jogno waxan ku rajen iintas iiyo ka badan iisha Allah brother ❤

  • @AliAhmed-il6wm
    @AliAhmed-il6wm Před 2 lety +6

    Allah Hooyo wan KU xisi 😭😭😭😭😭m.a welcome back farxad iyo ohiin 🥰❤️

  • @keyatoti8536
    @keyatoti8536 Před 2 lety +11

    Incha allh abayo waa rajeynayna inu si dhakhso ah uso dhameystirmo🥰😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohacade4667
    @mohacade4667 Před 2 lety +1

    Walhi wan farxay markii aan arkay channel marish walashey garabkaga aya nahay mar walbo adiga tadal oo intan ka sii wad wll alle ha ku sharfo marish Beauty 🥰🥰

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA Před 2 lety +12

    Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂..

  • @Abass37
    @Abass37 Před 2 lety +3

    Sorry Abayo marish Intii hore in kabadan na waad gaaree i.a❤️

  • @abdirahman282
    @abdirahman282 Před 2 lety +6

    Marishey abayo waanku taagera maiaamine hadii aan kudhoho adiga amiin qurux kudhigle intinaa cheneladina video aaana fiirsan kuma jiro walahi dee waxaan jooga somaliya waxaan aad ugu faraxsanahay inuu youtubkadi soo noqday waxaa rajeynaa inaa mar uun kula kulmo Walahi dee marku hawada youtubkada kabaxay waan wel welay waxaan kuleyahay walashey qof haujebin is adkey dadkana hadalkoda inta wangsan kaqado mar walibana hormarkga lee hakuu muqdo waxaa rajeyna inaa cometigeyga soo qaadan doontid hor mar wacan walashey waana kusalmay 😘

  • @saad12us
    @saad12us Před 2 lety +2

    Mari get a lawyer to bring Jack as your husband

  • @fatushR
    @fatushR Před 2 lety +1

    Manshallah haduba sonoqde janalka subscribe anaga aya kusarena inta uxiste in kabadan anaga aya uxisne cadowga allah hakaqabto

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 Před 2 lety +5

    Maashaa allaah maariish qurux itii hore iyo kabadan ayaad helin ❤🌹🥰

  • @mozance2483
    @mozance2483 Před 2 lety +7

    Qof weyn baa tahay
    Walaashey wax kabaro
    Luqadaada dadka kula hadleysid Waliba asxaabta
    Qof xun matihid wlh
    Keep going

  • @muna_____somali
    @muna_____somali Před 2 lety +1

    Intii shaley in kabadan ku rajeena I.a💪❤

  • @arafomohamedarafomohamedro4670

    Machallah félicitation sister

  • @barakachannel496
    @barakachannel496 Před 2 lety +51

    Manshallah keep going you will reach your goals inshaallah 💕

  • @hafsoabdullahi9752
    @hafsoabdullahi9752 Před 2 lety +12

    Maaansha Allh😍inta dhimanna Kheyr allaha kusoo dhameeyooo...✊😊

  • @gaalkacayomudug7627
    @gaalkacayomudug7627 Před 2 lety

    ILaah ayaa ku mahadsan mar hadii CZcams keena nosolaabtay wllshy guulayso cadow ha u jabin madaxagu kor

  • @Farastadheereesa
    @Farastadheereesa Před 2 lety +6

    WELCOME BACK MARISH 🥰

  • @deeqoshuriye
    @deeqoshuriye Před 2 lety +5

    Muhimadu waa inu soo labtay abyo guleyso wixii cadaw kugu ah allha kaa qabto ❤

  • @queenfarhiya276
    @queenfarhiya276 Před 2 lety +7

    Alxamdulilah marish guuleyso baaayo mcnto illahay haku xafido ❤🥰

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 2 lety +3

    Manshallah 😍 sabarkaga ku helaysa wax walba kheyr badan inshallah habo mcn ❤👍

  • @azmarubdle6032
    @azmarubdle6032 Před 2 lety +3

    Marish sis, I'm glad to be back on your CZcams channel
    Although subiscarbe has gone down, but you have not reached more than what I had, sister , win insha allh ❤

  • @manaalosman4715
    @manaalosman4715 Před 2 lety +45

    Maashaallah tabarakallah abaayo inshaallah Allah ayaakusodhamestiraayo 🥰🤲

  • @maryanduraan4073
    @maryanduraan4073 Před 2 lety +13

    Ma sh alh ma sh alah bayo marish alah hakuxafido qali aad ayan kaga naxay.waayo waxaa tahy qof aad qali igu ah hamblyoo abayo hadu ale kusoceliyay in sh alah waxan rajaynyaa in aad dib nogu so dubi donto muqaladadii in sh alah horay usoco

  • @awalehdjama6587
    @awalehdjama6587 Před 2 lety +1

    Sowdha lahayed wan kamamikara because wadan fursad lee ayan joga .miss Canada

  • @zadaamleoofficial431
    @zadaamleoofficial431 Před 2 lety +1

    Ku sali nabi maxamed wll scw

  • @nasriinacadey8920
    @nasriinacadey8920 Před 2 lety +5

    Naceebkada waxaba kama qadayaan insha waad guulesatey ku barabrooyinka iyo dhiqlaha waad buufin doontaa insha alaah kala baro cadowga iyo saxiibkaa xaasid iyo munafaq kama guuleysan doono insha alaah inta ku jecel ayaa ka badan cadowga

  • @edabsan623
    @edabsan623 Před 2 lety +7

    Aniga mar 2aad kuu saray xbbti guuleeso waa kula murugnay wlh lkn maanta alx waxaa ka sii murugo badnaan laheed adigoo kenya joogo oo cml kle heenin inuu hawada ka baxo anway guuleeso❤🥰

    • @najmaabdikadir8341
      @najmaabdikadir8341 Před 2 lety

      Masha Allah Marish Wanku Faraxsanahy in CZcams kaga Solabto Guuleeyso Sister 🥰🥰💯

  • @abdibilledaud9611
    @abdibilledaud9611 Před 2 lety

    Waaaaw Hambalyo wlshy aad ban ugu farxay farxadada wa farxadeena in badan wad ika naqosliseen team wa wayaab jiro iyo jooga

  • @najahnurkanolosha377
    @najahnurkanolosha377 Před 2 lety +12

    Masha allah Hambalyo Wll qalii.
    Kalsonidii shalay aan kugu so fellow garaynay ayan ku haynaa wali ,Horay usoco waligaa ha niyad jabin .💯
    illahay sidu kugu hirgashay socelinta CZcams kaaga hakugu hirgasho dhamaan wxd rabtid oo khayr leh,Amiin.

  • @najlanajib2617
    @najlanajib2617 Před 2 lety +14

    Tagerayasha dhatah Marish Beautiful 420k bey mareysay so let's go darisle bentisi way cadatay

    • @OmarAli-gj7lm
      @OmarAli-gj7lm Před 2 lety

      Haa walahi

    • @mohaawyz7589
      @mohaawyz7589 Před 2 lety +2

      Ciladaas waxaa keyno marki cinwanka Privet la galiyo wee keyntaa

    • @munadalac1700
      @munadalac1700 Před 2 lety +1

      @@mohaawyz7589 khaniis been badan oo 2 wejiile ah yaawaaye qofka asago 420Kun hesto 0 kasobilabi lahaa Bastar baatehe gabadha hakuben abuuran qurux kudhiigle hada rabtane adi futada udhigo marish dooni meyso Meydkas aad labarooraneysan😳

    • @mohaawyz7589
      @mohaawyz7589 Před 2 lety +5

      @@munadalac1700 horta walaal kucaayn maayo oo marabo in aan danbi ilaah swc iyo adigaba kaa galo mida xigta aniga madhihin marish ayaa privet galisay cinwankeyda meel kudhahay xataa soo heli meysid kaliya waxaa tilmaamay ciladaan in keynto arintaas oo kaliya qaf hibil ayaa sameyay madhihin oo maba ogi waxaas qafka sameyay ugu danbeyn caayda iyo qadafka ii geysatay anoo waxba kaa haleyn taas xisaabteda ilaah swc ayaau dhaafay mahadsanid.

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 Před 2 lety +1

      @@munadalac1700 na wll miyad walantahy inanka wuxuu yiri dirisle aya yiri marish ayada ciwankeeda private galisay marka dirisle ayuu haystaa oo leyahy beenle

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 Před 2 lety +13

    Never give up sister 🥰👏
    Ha u joojin hore usoco 🙏🏻

    • @mustafemohamed2012
      @mustafemohamed2012 Před 2 lety

      man sha allaah ugudanabayn hadii alle kusahalay kuna fudaydshay inad soceshatay wan kugu garsb galaynaa wll

  • @rumaanmohamed7397
    @rumaanmohamed7397 Před 2 lety +3

    Sister waxaan kuu rajanayaa insha allah guula walhi wlloqali xooga ayaan kuu jecelahay adiga la,aant dhulku waa abaar qali
    🥰🥰🥰❤️

  • @maxamedalfa9207
    @maxamedalfa9207 Před 2 lety +1

    Marish mxaa ani hada kow ayuu i soo qora subceripe waa ku farxay markan muqaalkan arkay🤲🤲

  • @ahmedmahamed1037
    @ahmedmahamed1037 Před 2 lety +27

    Queen always Queen 👸 💖 ❤

    • @WARIIFKA_TIKTOK
      @WARIIFKA_TIKTOK Před 2 lety +1

      Wll mcn hadey macquul thy subscribe isaar alah haka,barakyo✊

  • @mulkihappy
    @mulkihappy Před 2 lety +4

    Welcome back sister insha Allah sidiisa wuu kusoo labandoonaa 🙏

  • @Saciid-ys4ee
    @Saciid-ys4ee Před rokem

    Adigu sidaad sharciga iyo nidaamka canada si fiican ula qabsatay masha Allah you will be a minister 1day

  • @royalofficial6975
    @royalofficial6975 Před 2 lety

    Wll qli waxan ku rajaynaya farxad waxan ka codsanaya in aadan niyad jabin wax walbo ay sameeyaan walashay ilaah ha ku xafido aduun iyo aaqiro ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @WlkoMktr
    @WlkoMktr Před 2 lety +3

    You are strong woman MashaAllah

  • @handeeqa5264
    @handeeqa5264 Před 2 lety +8

    Masha Allah soo labaashadada wn ku farxasny wll mcn 😍

  • @munadalac1700
    @munadalac1700 Před 2 lety +2

    4.saacadod 40Kun wow farmaajo oo Gabar ah ayaa tahay Bbe❤✊

  • @amiinbojo7595
    @amiinbojo7595 Před 2 lety

    Maqaldame Waa Ilaahey Maskintan Haloo Cimamado Wa Gabar dar Qalad yar kashay marka Haloo Cimamado🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 Před 2 lety +7

    Mansha Allah tabrakalaha wllshy qaali keep going 💚🤍❤

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Před 2 lety +29

    So happy to see you again( ALHAMDULILLAH)!!dont worry sister everything will be fine ( in shaa ALLAH)🙏🎉🌷♥️🩸🌺🌹💯🎊💯🌷🌷🌷♥️♥️🌹🌺we are with you ♥️2 subscriber ayaan iminka kuu saaray!! ♥️♥️keep faith and be strong🙏🌺🎉💯♥️♥️♥️🌷♥️💯🌺🌹🩸🎂🎊🎉💯♥️

  • @ahmedali-zt9ih
    @ahmedali-zt9ih Před 2 lety +2

    Mariish wllo GREAT COME BACK baan ku leenahay love guduuda dhac kusiiya ❤