Prank Aan ku Samayey Marish Beauty 📦

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 1,1K

  • @murrojk3947
    @murrojk3947 Před 3 lety +897

    Wllhida waan qosol ani iyo aabo ayaa dawanaynay nafta qosol naga baxay mamada yaabtey siduu aabo uqoslayey
    Ilahay haku xifdiyo pro

  • @zahroshacabdi4416
    @zahroshacabdi4416 Před 3 lety +1299

    Hadad nabiga jeceshahay like sar

  • @abdirahmanalta7124
    @abdirahmanalta7124 Před 3 lety +387

    Qurux kudhigle sxboow xabadaan yeesan ku dhaafin sxb mahee ku dhagso dhamaan inta igu raacsan farta taaga 🤟🤘👆

    • @Ahmtnicoupdate
      @Ahmtnicoupdate Před 3 lety +6

      Ayada dhankayda kahelitaan jiro laakiin asaga ma oga...

    • @abdirahmanalta7124
      @abdirahmanalta7124 Před 3 lety +1

      @@Ahmtnicoupdate 👍👍👍

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety +1

      @@Ahmtnicoupdate fadlan walaal subscribe ii saar waa walaashaaye ina soo booqo inshaa allah

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety

      @@abdirahmanalta7124 fadlan walaal subscribe ii saar waa walaashaaye ina soo booqo inshaa allah

    • @abdirahmanalta7124
      @abdirahmanalta7124 Před 3 lety +1

      @@Somalihappyfamily okay wll

  • @najmacadey1765
    @najmacadey1765 Před 3 lety +243

    Marish o prank lagu samaynaayo o hadane an qaylinayn Wlhi marish jack way xushmaysaa Inta ila aragtay like 👍

  • @nutella__s9782
    @nutella__s9782 Před 3 lety +458

    Prank lee Qurux kudhigle sameye aa mqlay saa uuso orday lee 😂🤣❤

  • @queenbella47
    @queenbella47 Před 3 lety +64

    10:11 mashaqeesatidoo ma gadatidoo😹😹 jack the one and only 💛❤

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 Před 3 lety +182

    Waxan ahay qofki 10 ee comments bixiya hadaad iga danbeysid like dhac ku siiya

  • @KhadarMediaPro
    @KhadarMediaPro Před 3 lety +99

    Qurux ku dhiigle Marish maskiinta waaka aarsatay 💔 lkn waxaa jeclaan lahaa inaa hadiyad kale oo ru run ah inaad ku xaal mariso haba yaraate 💝 inshaa Allah

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Před 3 lety +73

    Qurux ku dhiigle
    Dadnimo iyo Daganaan allaa kuu dhalshay.
    Guuleyso waligaa ✊👈

  • @issaabdi4912
    @issaabdi4912 Před 3 lety +47

    This is one of the best prank ever I enjoyed simple but very very entertaining and funny, love u guys all of u

  • @fatumaabdullahi4034
    @fatumaabdullahi4034 Před 3 lety +29

    M.a today is the first day you translated English in correct way . Jack ( time and tide wait for no man) am happy

  • @Waberi24
    @Waberi24 Před 3 lety +35

    LEGEND QURUX KU DHIIGLE BRO KEEP GOING ❤️🤍💚👑🙏💯🔥💝💞

  • @liiixuska5460
    @liiixuska5460 Před 3 lety +61

    Legend of the legend qurux ku dhiigle waa ku wataa ninka kenya ugu shidan team like is muujiya__💪💪❣❤💯

  • @jaabirpoy2658
    @jaabirpoy2658 Před 3 lety +156

    Kkkkkk qurux ku dhiigle zxb talanti leedahey keep going ❤😄

  • @abeyadan9845
    @abeyadan9845 Před 3 lety +106

    Phone cusub o lasowacayo aya sobaxay waxadna kaxeli kartaa qurux kudigle electronics 🔝📵

  • @AhmedUpdykadir
    @AhmedUpdykadir Před 2 lety +12

    Marka Cajiso Family Empire Farxad kaso radiya 😅😂 ✌️ Vedoe yadina ku dhex raf raftaa🤣 So Funnh Wlahi

  • @issamohamud3742
    @issamohamud3742 Před 3 lety +109

    Intaa markaay maqshay prank socarratay dàac like dac igu siyaa

  • @aamiinmaxamuud4167
    @aamiinmaxamuud4167 Před 3 lety +6

    Prank kiigi ugu horeyey Qrux kudhiigle Gar iyo gardaraba wnku WTA family qurux kudhiigle like respect👨‍👩‍👧‍👧👨‍👩‍👧‍👧

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno Před 3 lety +19

    Qurux kudhiigLe __Caawan Kgu soo biiraY Loveka DhaC igu Sii

  • @mohamedamin6875
    @mohamedamin6875 Před 3 lety +30

    Qurux ku dhigle war funny ayaad tahay wlhi NIO KEEP GOING WLL

  • @mjlabsaalax9885
    @mjlabsaalax9885 Před 3 lety +232

    Kibish in the building 🤣🤣

  • @aishaluul114
    @aishaluul114 Před 3 lety +11

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi wan fuuray waligey saan uma qoslin mahadsanid

  • @samircade9742
    @samircade9742 Před 3 lety +13

    The best prank 😂😂😂😂😂 qurux ku dhiigle manta sidaa u qoslay kanaaaa

  • @muniircabdimc966
    @muniircabdimc966 Před 3 lety +14

    Wlhy qosol kii danbi ahaa ayaan qoslay qurux ku dhigle umadena maha mobile cusub oo lasoo waacayo -iyo cabdi kus 😂😂😂

  • @ciiseismacil7687
    @ciiseismacil7687 Před 3 lety +51

    Prank iga qosol badan wlahi weligey ma dawan, wan ku tagera abti from hargeisa😂

  • @fatimashabdi3297
    @fatimashabdi3297 Před 3 lety +95

    Ku xumeen like isaar 🤣

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 Před 3 lety +28

    Legends brother 💞💞👈

  • @alustadabubakar8969
    @alustadabubakar8969 Před 3 lety +4

    Best Prank sorry Marish Beauty Abayoo. Qurux qudekle mashxl keep going I like to share ur videos and comment Amazing videos together with Maria Marish

  • @Kaarshe_channel
    @Kaarshe_channel Před 3 lety +7

    Wllkey qurux ku dhiigle
    Shanta soomaali sharukhankoda
    Guuleeyso waligaa🥰✌

  • @maryamaabdirahman5589
    @maryamaabdirahman5589 Před 3 lety +13

    SIM CARDSKA waa lagu soo ilaabay kulahaaa 😂😂😂😂

  • @somaliwhatsapp4012
    @somaliwhatsapp4012 Před 3 lety +5

    Intii qosol isla celin weyday like isaar

  • @mohamedabdi7996
    @mohamedabdi7996 Před 3 lety +25

    Alle hadad taqaano 11 Pro ii keen kulahaa sorry marish cadey ku xumeen aniga ku keenayo quruxo ku dhiigle sixun ku jeele

  • @cade4139
    @cade4139 Před 3 lety +17

    hhh prankigaan 10 maraa daawaday❤️😁qurux ku dhiigle❤️

  • @SinkanaTube35
    @SinkanaTube35 Před 3 lety +5

    Nice prank I'm from Oromia

  • @xamdiimohmamedali7380
    @xamdiimohmamedali7380 Před 3 lety +31

    My daughter's and my king 💓 keep going 💓

  • @zakariamohamud7679
    @zakariamohamud7679 Před 3 lety +14

    Next prank batola ko samay please 🤣🤣🤣✌️✌️

  • @adenabdi3468
    @adenabdi3468 Před 3 lety +39

    Hadaa qurux kudigle fan taxay liketa igafarxiyaa

  • @mahadalimohammed9110
    @mahadalimohammed9110 Před 3 lety +7

    Jeck waa qofka keliya iga qosolsiya really U are Amazing

  • @geedicade3039
    @geedicade3039 Před 3 lety +45

    😂😂😂😂😂😂😂 Qorox ku dhiigle wlhi zhpow wd ka naxday gaadhi ii ibin lahydaa 😂😂😂😂😂 Inta ila Aragtay 👍👍kan ii saar

    • @maryamaqurux6994
      @maryamaqurux6994 Před 2 lety

      Qurux ku dhiigle aawde xaaskda mise mrish aa injo ku thy runta kahdl pro wan ku wataa hore usoco

  • @joyboy1836
    @joyboy1836 Před 3 lety +3

    Boxka dhan caleen lee waaaye😂😂😂😂😂😭😭😭😭😭😭😭

  • @zaynabmahomed2536
    @zaynabmahomed2536 Před 3 lety +40

    Msh allah from asad hagia keep going maan shanta somalia sharuqankood

  • @hafsaquruxhafsaqurux681
    @hafsaquruxhafsaqurux681 Před 3 lety +29

    tiktok muqaladhisa lee jclaa CZcams markan arke prankan wansoorde 😅😅😅

  • @aminamin3970
    @aminamin3970 Před 3 lety +7

    Keep going brother ✌️💯👌🇫🇷🎖️

  • @rahminabeauty639
    @rahminabeauty639 Před 3 lety +16

    😂😂😂😂😂 wlhi dacad uqosle jac lee prank kufcn inusameyo

  • @hamzamahamed5175
    @hamzamahamed5175 Před 3 lety +5

    Wlh i love this team.....glam bu suu💯💥 from jibuti

  • @mohamedbashirsharif5650
    @mohamedbashirsharif5650 Před 3 lety +2

    7 good yrs aan gabadh saxiibo lilaahi ah nahay. Dumarka hadad qimeyso oo aad qadariso wx walbo wey galaan,saxiib,wll,xaas intuba🤴🇸🇴💙

  • @princehabiib8756
    @princehabiib8756 Před 3 lety +2

    Wll macaan like isaar hada fahansantahay qurux kudhigle inuu jecelyahay marish uuna qarsanaayo uusan usheegan karin 😭😭😭

  • @kingamiirofficial888
    @kingamiirofficial888 Před 3 lety +10

    Sabuunta iyo caleenta Markaan Arkee Wan Fuure Commenti Qoriitan Galaay😂

  • @asadsaid8223
    @asadsaid8223 Před 3 lety +29

    5 somliyed sharukhan kodaa keep going walal

  • @cumarfaruq8200
    @cumarfaruq8200 Před 3 lety +11

    Best prank ever yailaqaba hee

  • @apdulaahisuldaan520
    @apdulaahisuldaan520 Před 3 lety +2

    Qurux kudhiigle Zxp Bulls qofta Mobl ka dhab uugu iibi Bulls wey kahwshay Run Ahaantii😂😂😂😂😂

  • @najuucabdalla2263
    @najuucabdalla2263 Před 3 lety +6

    😂😂😂 abow prankiyada nosobadi wlhi qosolka aduunka

  • @munnaibraahim8593
    @munnaibraahim8593 Před 3 lety +15

    Alla Maria baayo anaa gift kuu soodhiibaayo comin son from somia

  • @navisafarah6780
    @navisafarah6780 Před 3 lety +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂 Allla Qurux Ku Dhiigle Waan Kaa Haray Ani miskiinta Saas maxad ugu gashay

  • @dahiradan1298
    @dahiradan1298 Před 3 lety +12

    Marish iyo quruh kudigle wooow iska fahan no ynwa

  • @abdiwaliaden6244
    @abdiwaliaden6244 Před 3 lety +5

    prank iga qosliyay waye walhi pro keep going aniga waxas waxa iga daran markay gbdha ay sabunta laso baxday hhhh
    Pro wan ku tageraaa

  • @Haruna1296
    @Haruna1296 Před 3 lety +9

    kuxumeyn darted Marish iphone 11pro maugadaa, wlh wakanaxay miskinta

    • @ridwanaapdii8857
      @ridwanaapdii8857 Před 3 lety

      Hhhhhhhhh wllka keen anaa ugeey naayo😉😉

    • @Haruna1296
      @Haruna1296 Před 3 lety

      @@ridwanaapdii8857 😂😂😂😂 hadiyaad weeya tani gacan an gacanta Marish eheen loma ogala wlale

  • @abdimaalikabdullahi4392
    @abdimaalikabdullahi4392 Před 3 lety +6

    Qurux ku dhiiglow sucad aa rabnaaaa prank ku sameeee please waa iga cod 🙏

  • @beerlulaali5099
    @beerlulaali5099 Před 3 lety +11

    Love you walaalo ,all the way from hargaisa,go gorward❤

  • @legendzadikibwoy6254
    @legendzadikibwoy6254 Před 3 lety +3

    Team Mobile Waaye Marekanka Sim Carada Weey Kuso ilowbaan Kulaha Jack Umadena Ma’aha😂

  • @worldnature6185
    @worldnature6185 Před 3 lety +6

    Continue in the house kibish in the building 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zamuushshaxshaxlay2013
    @zamuushshaxshaxlay2013 Před 3 lety +5

    ✌My brother waa ku wataa taageero number one ❤dar alla kuu jacelahay wllkey

  • @khalidcabdi5023
    @khalidcabdi5023 Před 3 lety +2

    Isdakh furalaha 😂 goor an qoslo ma garanayo walhi laakiin waad naga qasliseen walhi ibadan ILaHaY ha ka jasayi siiyo pro siba ahaan qoorox ku dhiigle waa abaha qoslika ruunti 😂😂😂😂

  • @hersonfarah9857
    @hersonfarah9857 Před 3 lety +14

    Wlh Marish waan jeclahay kal iyo laab bog iyo xabad ❤❤❤❤

    • @ahmettapdy7115
      @ahmettapdy7115 Před 3 lety +1

      Ciyaal say wlhi😂😂😂waan jecezhhay

    • @hersonfarah9857
      @hersonfarah9857 Před 3 lety

      @@ahmettapdy7115 🤣🤣🤣🤣🤣 dee haa walalo

    • @abdullahiahmed581
      @abdullahiahmed581 Před 2 lety

      @@ahmettapdy7115 kaftanka furan Kal iyo laab dheh huuno🤣😅😂

  • @hamdiosmannor3806
    @hamdiosmannor3806 Před 3 lety +5

    Warkaasa imaraayo ani 😂😂 prank kaligood lee maa kasaayaano jamaal jecelow ii dhiman soo qabo qurux ku dhiigle in the building.

  • @ibrahimyemeni8282
    @ibrahimyemeni8282 Před 3 lety +5

    Waad ka bax satey qurax ku dhiigle 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @mohamedALi-xd4td
    @mohamedALi-xd4td Před 2 lety +2

    WllHi prank gaan marr wlipa waan ku cesh ceshttaa Favourite video ❤❤❤

  • @gorgor3715
    @gorgor3715 Před 3 lety +11

    This guy is funny 🤣🤣🤣🤣

  • @omareyabdi7910
    @omareyabdi7910 Před 3 lety +5

    Keep going my brother qurux kudhareerow

  • @samarabeautyaction9286
    @samarabeautyaction9286 Před 3 lety +2

    Wlhi qosol iguma harin best prank an kufarxey aadna ugu uqoslay keep going dia bro

  • @cabdirashidaxmed1352
    @cabdirashidaxmed1352 Před 3 lety +2

    Labadan hadoo jaceyl ka dhaxeyn hasametan xariiri dhab ah inkasto qafta aan ku heysto hadan qrx kuley ugu tanaasulay 😂😂😂😂😂

  • @playboyenvy
    @playboyenvy Před 3 lety +14

    Legend keep going kujeclahay wlhi💖💖

  • @ciisecadaan940
    @ciisecadaan940 Před 3 lety +5

    Wan ku wata my brother keep going

  • @shankarofficial7796
    @shankarofficial7796 Před 3 lety +1

    Nio jeek you toubka ku bahna wlhi mr hore maxa uao gali waysay 1m subscribe wa ku shabkaxlyn lahyd xiligan 😅 kep going bro

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Před 2 lety

    Marish beauty waa dadka xushmaysa wlaahi aad Uma xanaaq badn aragtidayda qurux dhiigle Family Empire bum bum waa salaaman tahay akhwaanii dhamaantiinba

  • @abdiwali3804
    @abdiwali3804 Před 3 lety +6

    dhacaad u qoslay walahi😂😂😂😂😂kibish in the building

  • @muniirocadey1382
    @muniirocadey1382 Před 3 lety +3

    Waan ku wataa Ani qurux ku dhiigle😂🥰

  • @KhadarMK12
    @KhadarMK12 Před 9 měsíci

    Team waa yaab waa u xiisay runtii 😂 waa rajenaa inaa markale isku imadaaan In’Shaa’Allah. ❤️

  • @jaceyloow7official356
    @jaceyloow7official356 Před 3 lety +14

    Kkk iga qoslisay walahi

  • @amishqalbi5853
    @amishqalbi5853 Před 3 lety +24

    Keep going brother ❤️❤️

  • @farhiyoisak5910
    @farhiyoisak5910 Před 3 lety +5

    I'm sorry marisha qurux niyow wlhy dumashidey kama xishoonin sorry anaa kuu gadi doona I.n

  • @aminsharif8611
    @aminsharif8611 Před 3 lety +13

    This guy is funny wlahi he made my day 🤣

  • @imaanelman6704
    @imaanelman6704 Před 3 lety +5

    Qurux Ku DhiiGle Umadenah Mahan wlhi Xarabo🤣🤣🤣🤣

  • @ahmaz77sergio18
    @ahmaz77sergio18 Před 3 lety +20

    Fanyuuuuq in the building walalkey 1 million subscribers ayaa uqalaantaa talaanta aya ledaahy masuul sare

  • @films2171
    @films2171 Před 3 lety +12

    DAR ALLAAH KU JECELAHAY BRO INAAD MAR HARGIESA NOOGU TIMAAD WAAYE

  • @hamzaofficial1325
    @hamzaofficial1325 Před 3 lety +2

    Sxb adiga iyo Marish Ramadanka idinrifay 😂😂

  • @Abdullahibaale
    @Abdullahibaale Před 3 lety +1

    InshaAllaah Calaa foorjo sanadka cusub ayaad helee marish quruxeey

  • @faysalmaxamed8225
    @faysalmaxamed8225 Před 3 lety +6

    brother Erayada aad Adeeg sado Noogu cel celi

  • @nimcoibrahim7914
    @nimcoibrahim7914 Před 3 lety +6

    Prank in the building iyo xanaaq masakiina ka.naxay 🤣🤣

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 Před 3 lety +2

    I like ur marnamij bro & u doing great job wakanax satey maskinta zuu kusamey prunk & keep ur hard work thanks

  • @mahbuubtube3242
    @mahbuubtube3242 Před 3 lety +2

    You'll see her receive iPhone 11 pro max as a next suprise.

  • @nazemaden6882
    @nazemaden6882 Před 3 lety +3

    Wlhi kliga CZcams kg qosla allah save you bro❤❤😻

  • @sumayohassan7276
    @sumayohassan7276 Před 3 lety +3

    Batuulo pro in the house 😂🤣🤣🤣😂😂

  • @yarnkinbilesaneyaliyarnkinbile

    Sharruqa Ah Lawi keep going my bro ✍️✅✅

  • @jamaismail2354
    @jamaismail2354 Před 3 lety

    Nabi maxamed kusali scw

  • @stampito2758
    @stampito2758 Před 3 lety +3

    Yes 💪 inta sugeyse inu so arsado ismujiyaaa keep going bro 💯

  • @fadumaabdullahimohamed3327

    Qosol aya igu dishay qurxa ku dhigle🤣

  • @saabiriincadey649
    @saabiriincadey649 Před 3 lety +2

    Qurux kuliigle waa ku jeclahey waa abowahey qaaaali wallaahi markaa uarko Amati aaigusoodhaco runtiii

  • @abdiwahidnur1618
    @abdiwahidnur1618 Před 3 lety

    Qurux kudigilee sidees haran uyahay 💯 like

  • @user-kd3cf3ix2m
    @user-kd3cf3ix2m Před 3 lety +5

    Kan iyo jeekey waa isku cod egyihiin 🤣🤣🤣