Ukraine Vs Russia | Isbarbar dhig awooda ciidan ee labadan dal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Ukraine VS Russia | Isbarbar dhig awooda ciidan ee labadan dal
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Komentáře • 121

  • @burhanbii
    @burhanbii Před 2 lety +8

    Si'aad ugu raaxaysato, ku quruxso jimcaha:-
    🌸Aqrinta Suuratu Kahfi.
    🌸Aqrinta quraanka,Duaa, Istiqfaar
    سبحان الله و بحمده - ( 100mar).
    لا إله إلا الله ، وحده لا شريك له ، له الملك وله الحمد وهو على كل شئ قدير- ( 100mar ).
    أستغفر الله وأتوب إليه - ( 100mar ) .
    🌸Saliga Nabiga ﷺ ku celcelintiisa.
    🌸Duco Salaadda Casir ka dib.
    Allah Ina waafajiyo saacada ku jirta ee ducada la aqbalo.🤲🌼

  • @nazrazead
    @nazrazead Před 2 lety +10

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 Před 2 lety +14

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn kheerkeda allaha nawaafajiyo amiin

  • @mohamedabdullahisamatar7216

    Legend always lengen abdirahman waberi

  • @abdihakiimmohammed5184
    @abdihakiimmohammed5184 Před 2 lety +6

    Soo Badi Dhacdooyinka Ku Saabsan Labadan Dal Mahadsanid Waaberi Media 🙌

  • @calibaxdo8239
    @calibaxdo8239 Před 2 lety +3

    Alle haku xifdiyo wll

  • @mahadisse3614
    @mahadisse3614 Před 2 lety +2

    Sharaf ayay iitahay inaan kamid noqdo bulashada kuxuran waruye abdiraxmaan cumar

  • @Maahir397
    @Maahir397 Před 2 lety +6

    Ullahay galladi iyagu isku jediyay ☝☝

  • @farhaanmohamed6312
    @farhaanmohamed6312 Před 2 lety +4

    Waberi is international TV. 🇸🇴✅

  • @smartchannel2459
    @smartchannel2459 Před 2 lety +3

    Gep going pro waan kuwata farxad kunolaw warka quroxda badan leh aad noso bandhigto aada Ka Mahad celinaya bro nice 💕💞💖😍💯💯

  • @jamacaadanmahamed7248
    @jamacaadanmahamed7248 Před 2 lety +3

    Maansha allaah caawa anaa ugu horeeya comment ga

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 Před 2 lety +2

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
    Kaliya nagusoo biiir
    💙

  • @haaruunmaxamed3443
    @haaruunmaxamed3443 Před 2 lety +9

    Inta murugeysan murugada Allah ha kaqado aamiin isoboqo wll macaan 🙏🙏

  • @xamseshaam6794
    @xamseshaam6794 Před 2 lety +4

    Keep going brother 🙏

  • @khalidahmed1186
    @khalidahmed1186 Před 2 lety +4

    ✌️keep going brother

    • @saaxiibgaming4893
      @saaxiibgaming4893 Před 2 lety +1

      Walaalahaga somali maxamed iso bokhda insha Allah waxan soo dhiga khayrka ka qayb qado insha Allah oo subscribe oo saar🥰

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 Před 2 lety +28

    Yes to American invasion of iraq, Syria and Afghanistan.
    No to Russian invasion of Ukraine😂
    What a hypocrisy 😒

  • @najiibziito7671
    @najiibziito7671 Před 2 lety +3

    Firs comment like iguqabo wllkiz

  • @mohamedcreativeboyofficial6290

    Keep going pro

  • @shakallrelaxation9666
    @shakallrelaxation9666 Před 2 lety +1

    Mahadsanid sxb c/raxman

  • @ayubibra9954
    @ayubibra9954 Před 2 lety +1

    Thanks

  • @elmihussein3718
    @elmihussein3718 Před 2 lety

    Mahadsanid

  • @bilaalabdicasiis2819
    @bilaalabdicasiis2819 Před 2 lety +1

    Masha llah waa kahely sxb

  • @dahirgabobe5213
    @dahirgabobe5213 Před 2 lety +13

    Mareykan iyo xulafadiisa waxa heysta 2 daran mid dooro
    1.Hadii ay dagaal galaan waxaa dhacaya wax aan lasaadalin karin oo ah in la isku riiqmo
    2. Hadii arintaan ay indhaha ka qabsadaan oo ey ukraine dhabarka ujodiyaanna waxay u jabayaan niyad ahaan siyaasad ahaan iyo sameyntii ay lahayeen o mesha ka baxda wayo aduunku wuxuu xaqiiqsanaya in ay yihin dad baqay o saaxibadood maalin ba mid cidla kaga dhaqaaqa waxana mesha ka baxaya is aaminaadoda
    فاستكروفي الارض وقالو من أشد منا قوة
    أولم يرو أن الله الذي خلقهم هو أشد منهم قوة

  • @yacquubcabdisamed9696
    @yacquubcabdisamed9696 Před 2 lety +2

    Horay usoco sxp ilaahy haku xifdiyo

  • @hamdayusuf4515
    @hamdayusuf4515 Před 2 lety

    Keep going prother

  • @profinneupane6883
    @profinneupane6883 Před 2 lety +3

    Ma aqaan is barbardhigaan halkaad kala timi waayo ciidanka ruushka ee xaadirka ah waa 1.1 milyan oo askari halka kaydkuna yahay 2 milyan, taangiyada ciidanka ruushka waa kuwa caalamka ugu badan waana 21 kun oo taangi😂

  • @Wayeelmedia
    @Wayeelmedia Před 2 lety +3

    Wiil sxpnhy ayaaa ku nool kiev ❤️🥺mana kaso bixi kro wlaayal iguso duceya mana kaso bxi kro wayo airpotka laga xidhey 🙏

  • @cabdicasiis1276
    @cabdicasiis1276 Před 2 lety +1

    Keepg Going Bro

  • @abdulkadir_mohamud
    @abdulkadir_mohamud Před 2 lety

    thankz for your news

  • @qalimoowchannel3161
    @qalimoowchannel3161 Před 2 lety +1

    Welcome back

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674

    Masha Allah sxp Allah haku xafido asc

  • @saaxiibgaming4893
    @saaxiibgaming4893 Před 2 lety +10

    Walaalahaga somali maxamed iso bokhda insha Allah waxan soo dhiga khayrka ka qayb qado insha Allah oo subscribe oo saar🥰

  • @abdiaziizisse4814
    @abdiaziizisse4814 Před 2 lety

    Maaaaaaaaaa

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 Před 2 lety

    Mahadsanid wll

  • @ayanahmed7310
    @ayanahmed7310 Před 2 lety

    Ya allah rabi ha xifdiyo intii muslimiinah

  • @allahumaigfirlii5778
    @allahumaigfirlii5778 Před 2 lety +1

    anaa ugu horeeyo wllnambar1

  • @yahyeismail8028
    @yahyeismail8028 Před 2 lety +2

    Wayku guulaysanaysaah

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 Před 2 lety +1

    Bisinkow IlahoW naga badbaadi 😭

  • @yusufcabdi5875
    @yusufcabdi5875 Před 2 lety +1

    M,a

  • @qeys9498
    @qeys9498 Před 2 lety +2

    😭

  • @maxamedcabdikariin3610

    Lenged keep going brother

  • @mwinyimohamed5441
    @mwinyimohamed5441 Před 2 lety

    Abdiraxman Omar Manshalah saxib mar kastaa warkagah ayan dagystaa eee saxib tobabi inshaalah

  • @cabdullahiosmaa994
    @cabdullahiosmaa994 Před 2 lety +2

    #waxan sameynaya dil

  • @abdirishidesco9339
    @abdirishidesco9339 Před 2 lety +1

    Gaalooy isku jab

  • @qurbaaniuk9380
    @qurbaaniuk9380 Před 2 lety

    Somali neh

  • @abdow4104
    @abdow4104 Před 2 lety +7

    MOSCOW - Horumar la yaab leh, oo ka soo horjeeda qiyaaso badan, subaxnimadii Khamiista madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay inuu bilaabay hawlgal milatari oo Ukraine ah.🛩✈🛩✈

  • @hassanyare4923
    @hassanyare4923 Před 2 lety +1

    Waan sugaaye aad aya umahadsn tahay sxb

  • @zilloverhapep1163
    @zilloverhapep1163 Před 2 lety +1

    QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar Před 2 lety +2

    Kuma faraxsani
    Dad reer yukreen ee dhibaa teesan
    Allow dhibaatada kadul qaad .
    Ruushka na jabi

  • @ibroali3948
    @ibroali3948 Před 2 lety +1

    Ukrain iyo Russia wax la isbarbardhigi karo maba noqon karto waxaa isbarbardhigtaaa xulafada ukrain oo ka mida Europe iyo america iyo Russia

  • @hassanheyle2872
    @hassanheyle2872 Před 2 lety +3

    DAGAAL WEYNE SADAXAAD HADUU BILOWDO SIDEE DALKEENU ISKU BADALI DOONA MAKA FAAIDI DONAA AMA WUU KU QASAARI DONAA WAA SUAAL AAN ISWEYDIYAY

    • @asiyaahmed9027
      @asiyaahmed9027 Před 2 lety

      Anba taasaan isweydiiyey walhi lkin faaidey tahy baan u mileynayaa

    • @thecentury1200
      @thecentury1200 Před 2 lety

      Ethiopia ma iscelin karnaa

  • @Summad
    @Summad Před 2 lety +4

    WALAAL NAGU SOO BIIR OO NAGA FAA'ID WAXYAABO QIIMO BADAN DADKANA UGU YEEDH.
    MAHADSANIDIIN.

  • @jannahtheparadisemovie9162

    War3 not2

  • @maxamed7733
    @maxamed7733 Před 2 lety

    nato vs ruush maxaa noogu soo diyaarin weyday abdirahman zhp

  • @abdikariimyusuf1321
    @abdikariimyusuf1321 Před 2 lety

    Xalka ma zahlano wlhi ya allah

  • @alfanaanmustafedollaroffic8567

    Waankusalaamay waabariyow

  • @haa7643
    @haa7643 Před 2 lety +2

    *Ar i soo booqda faa'iido ayan idin sidaa👍*

  • @allahumaigfirlii5778
    @allahumaigfirlii5778 Před 2 lety +1

    waxaad ii sheegtaan 2wadan kee muslimiin badan

  • @maslaxmaxamed2291
    @maslaxmaxamed2291 Před 2 lety

    Asc cabdi raxman suaal libixaayadii nato butin ayeey kabaqeen awoodeedii sumcadii nato hood udhac ayaa kudhacay

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Před 2 lety

    Legend wixii news ah adiga kasugeeyna

  • @s.xogahacusub
    @s.xogahacusub Před 2 lety

    Wlaal si gaara ma kuula xidhiidhi karaana

  • @halaag5638
    @halaag5638 Před 2 lety +4

    Russia gull 🇷🇺❤from 🇮🇩

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před 2 lety

      Laangab laangab 3

    • @halaag5638
      @halaag5638 Před 2 lety

      @@awdal_landtv9275 micnaha

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před 2 lety

      Laangab laangab dhalay 🇬🇦 Ukraine ba ku fuusho khaniskow khanis kanis dhaly

    • @halaag5638
      @halaag5638 Před 2 lety

      @@awdal_landtv9275 maxa sa igu cenisa

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 Před 5 měsíci

      ​@@awdal_landtv9275hoyadadi Dabo dhilifka ahayd wase rushka isga marwalba guusha leh

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 2 lety

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴

  • @abuutariikamaxamed2384
    @abuutariikamaxamed2384 Před 2 lety +1

    Asxbta xalada kwram

  • @gadhleibrahim5259
    @gadhleibrahim5259 Před 2 lety

    Ukraine waa la lugooyey

  • @maxameddeeq4037
    @maxameddeeq4037 Před 2 lety +4

    Sxb waxaa Maqalay Russia iyo America waa daris🤣😂Run miyaa 😳
    Haa! haddey thy maxey America xagga ugu weyrarin😑

    • @abdiazizugaazka6525
      @abdiazizugaazka6525 Před 2 lety +2

      May May isku madhawo xitaa badwayn aya udhaxeeso iyo qeeb kamid ah qaarada yurub
      Tankale labadooda waa wadamada awooda dunida haday daris ahaan lahayen xitaa lagamayaabo midkood inoo midka kale si fudud ku weeraro .

    • @mahmuddirir8023
      @mahmuddirir8023 Před 2 lety

      Haa wll xuduud baa ka dhaxaysa dhinaca Alaska maraykanka ruushkaa kaiibiyay gobolkA alaska

  • @inasaid4656
    @inasaid4656 Před 2 lety

    Yurub dal ma aha

  • @xamsecabdilahi1252
    @xamsecabdilahi1252 Před 2 lety +1

    Walee.cabdiraxmaan.indeer..rer.galbeedaku.marka.way.isla.baabi.

  • @hassanhussein2594
    @hassanhussein2594 Před 2 lety

    Ruushow mx aheed inaalilah intan ma isaga laga maroyaa

  • @nihaalabdirahman6586
    @nihaalabdirahman6586 Před 2 lety +2

    dowladaha yar yar ee mareynkanka daba dhlifka u ah cashir haka bartaan Ukraine.
    Ukraine wuxu shalay ka baa bi'yey hubki nuclearka mid isaga caamil u ahna madax buu ugu dhigey maantana waxaan hanjabad ahayn uma awoodo. Russia wadan hanjabad iyo cuna qabateen wax u dhibaya ma aha maanta, bariga yurub shidaalka badi ba wuxu ugu yimaada ruushka

  • @salmocabdisalmo1235
    @salmocabdisalmo1235 Před 2 lety

    Asc walal.waan ku.salamay.salan.kadib.waxan ku weyadina.adiga jammcad minaxo.maa.kuheshay.aniga waan xareysatay sam.dream.agency aya.garab igu sisay waxan ka codsan jawab dhameysatiran isiso

  • @abdallakagawa2750
    @abdallakagawa2750 Před 2 lety

    🇷🇺🤝🇸🇴

  • @abdalla8991
    @abdalla8991 Před 2 lety

    Ustaad nato nooga wrn

  • @musea.jimcale2014
    @musea.jimcale2014 Před 2 lety +1

    Rùsia way ku khasbanatay is difaac madama xadkeda la keenay cadawgeda Nato.

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 Před 2 lety

    Wallee ruush kor buu u kaadshay

  • @Mesut900
    @Mesut900 Před 2 lety

    Kooxaha ruushku taageero waxa la yidhaa Somalia Botollion

  • @mohmedAbdi71
    @mohmedAbdi71 Před 2 lety +1

    Caasimada thiago ee dalka ukrain aya saaka laga qaxayay baqasho ay ruushka ka bqanayaan 😩🇺🇦

  • @user-hf7wr3oh8g
    @user-hf7wr3oh8g Před 2 lety +4

    talow halka somali ma kunoshy 😂😂😂😞

    • @shurehhassan3833
      @shurehhassan3833 Před 2 lety

      Ilama aha wll.Maryooleey meel kasta waa taagantahay

    • @user-hf7wr3oh8g
      @user-hf7wr3oh8g Před 2 lety

      hkkh wxa lalahaa kuwaa waxka barta
      mxa kjira

    • @Wayeelmedia
      @Wayeelmedia Před 2 lety

      Wiil an sxpnha ayaa kunool kiev ❤️🥺mna kaso bixi kro waayo airport ka la xidhey igu duceya

    • @user-hf7wr3oh8g
      @user-hf7wr3oh8g Před 2 lety

      @@Wayeelmedia ilhey musliminta ha 😍😍☝habadbadiyo

  • @abdifitaah9386
    @abdifitaah9386 Před 2 lety +1

    Ninka xoog badan inta dan xanaqin ka hor bu xanaaaqa

  • @Norwey000
    @Norwey000 Před 2 lety

    Ukrain 44.13 m

  • @mohamedmohamud2257
    @mohamedmohamud2257 Před 2 lety

    Omll

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 Před 2 lety

    Waa dagaalki 3 EE aduunka EE la saadaalinayay word war 3 waa bilowgi dagaalki 3 EE aduunka waxan u malayn doona in EE dhulka Gali doonto gaalada ilaahey dhulka Hala jaro

  • @mareegtaxogaha376
    @mareegtaxogaha376 Před 2 lety +1

    Turjumidda xikmadaha
    czcams.com/video/3eeQmbS9Kfc/video.html
    Halkan kala socda sxbyl🙏💚

  • @somalia9451
    @somalia9451 Před 2 lety

    Waa beenta reer galbeedka oo iska dhigaya inay taageerayaan ukraine

  • @amiinibrahim9761
    @amiinibrahim9761 Před 2 lety +1

    Support russia 🇷🇺 ❤

  • @thecentury1200
    @thecentury1200 Před 2 lety

    Waxaa guulaysanaya ukraine sababto ah ukraine waxa garabk helay nato superpower of world 🌎

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Před 2 lety +3

    🇷🇺🇷🇺🇷🇺💪💪💪🇷🇺🇷🇺🇷🇺Ruushku wuu ku saxan yahay inu ku duuLo Ukraine Viva Russia 🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺💪💪🇷🇺🇷🇺🇷🇺🇷🇺

  • @x-isaac3385
    @x-isaac3385 Před 2 lety

    Hura bay leyihin af iswidhish dhilo ayeey noqonaysa 😂😂😂😂

  • @zulthnmuniir6569
    @zulthnmuniir6569 Před 2 lety +1

    Somaliland aya kalinta kowad ah

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 Před 2 lety +1

      Isaaq kaftamaya qabiilada somalida baaba idinka xoog wayne aduun maxaa ka doonaysaa

  • @raadraacmedia7721
    @raadraacmedia7721 Před 2 lety +4

    Asc dhaman umada somaliyed waxan sinaxariisle uga codsanayaa inaad
    Ďar illahay 6k subscribe igu cawisan please
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohamedmohamud2257
    @mohamedmohamud2257 Před 2 lety

    Omll