MASEER

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #supercarab #higsino #haguleystojaceylka #qiso

Komentáře • 113

  • @naftauroon1468
    @naftauroon1468 Před 7 měsíci +16

    Sheekada maan dhameysan lkn wax Ka helay gabdha iyo hooyaded saxibada ah inaad hoyo saxiib kadhigato wax Ka macaan malahn ❤🥰😍😊

  • @anabnur6313
    @anabnur6313 Před 7 měsíci +20

    Abaayo quran badan alasara Gurigana suuratul baqara kushid cimradana haa loodira abaayo usabar wiilka wuuxanuunsanyahay isha biniaadanka waayo saliga nabiga wsc badi inshallh waad guuleeysan

    • @Naftaunoon55
      @Naftaunoon55 Před 7 měsíci +2

      Masha Allah talada so qori rabay ayaa soqortY Masha Allah waxa rajeyna iney aragto insha Allah abaayo adi nah jazaka Allah 😢❤

  • @sesmicfocus7925
    @sesmicfocus7925 Před 7 měsíci +17

    Ilaaahay wxn oga baaryaya in zajkayga sheedanka iyo waswaaska kadulqaado inshallah, aamin aamin ❤❤❤❤❤

  • @dulqaad3
    @dulqaad3 Před 4 měsíci +3

    Jaceyl ayaan dareemaya ❤

  • @sawayoali9907
    @sawayoali9907 Před 29 dny +1

    Too sad walahi May Almighty Allah grant peace tell him to pray and always put the house quaran mqy Almighty Allah grant your sabir

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 7 měsíci +6

    ❤s❤c❤w❤ alloow aabo yashena inti dhimatay unxriso yrabbii janno fardowsa kawarabi aamiin yrabbii nolisha aaboheybn ujclaa wuna iga geriyoday yrbbii unxriso wllahi aabo wa nolol la aan😢

  • @alisheikhey6628
    @alisheikhey6628 Před 7 měsíci +8

    Waxaat ku akhrisaa 3dex Surat Yasin magribka iyo Salada Isha dhaxdooda sedex maalmood ku sameey inshallah الله معك

  • @user-be1rm8yc4b
    @user-be1rm8yc4b Před 7 měsíci +7

    sabar abaayo Allaha hacafiyo lamano fican Allaha igadhiigo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤amiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-mx3gm6sv5q
    @user-mx3gm6sv5q Před 7 měsíci +5

    Baayo mcn ilahay haku gargaaro waan kula daremayna baayo mcn 🎉anba agoon korsatay hooya ahay waliba maqaaxi lagu koriyay alxm❤

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před 7 měsíci +4

    I.a wllsheyda qalbigiisa ilaahey swt haku soo aadiyo I.a shakigana ilaahey swt qalbigiisa haka saaro I.a

  • @hafsaabdinasir3540
    @hafsaabdinasir3540 Před 7 měsíci +2

    Abayo horta qisada wa qiso cajib ah farxada e jacelka ad heshi manshaAllah abayo guriga suratul baqara kushid in bdhn duceysa in bdhn hawenkey hiliqa danba usokac illahey ubaryi istiqfar badhn laimow saliga nabiga badi InshaAllh wahan kurajeyna farxad e isbadal rabi wahan kaqabarya ino shedanka idin kanijiyo una sabar ❤❤

  • @AhmedMohanud
    @AhmedMohanud Před 5 měsíci +1

    Waa 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @NajumAbdikarim
    @NajumAbdikarim Před 7 měsíci +12

    Wll mcn adoo raaliya waxn kaa codsanayaa inad videoka musicka ka jarto hadad awodid

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před 6 měsíci +1

    Waa cudure ellahay ha caafiyo wllkeen

  • @sesmicfocus7925
    @sesmicfocus7925 Před 7 měsíci +3

    Ilaaahay wxn oga baaryaya in rbi kadulqaado dhipka iyo murugta xaysato

  • @xaliimo5169
    @xaliimo5169 Před 7 měsíci +2

    Allaah ha idin kadhigo fimil wanagsan salaada iyo saliga nabiga badi in shallaah

  • @naimoabdulahilucky
    @naimoabdulahilucky Před 7 měsíci +1

    Allahay ha ka cafiyo wiilkas qalbiga Allah ha dajiyo quranka ee ruqiyo alsharciya ee shaydinta ah u darto marka x 2 doctor calimi nafsiga ha kula talina wayo dadal samir ayaa loga bahanyahey hooyada hadii kale xanunka wa u ku siyadayaa Allah talo saro allahay ha idiin xafiido amiiin yaa rabi

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 Před 7 měsíci +1

    Allah haidinka Dulqado dhibta maserka xppti
    SALIGA NABIGA IYO SURATUL BAQARA LAAZIM ALLAH HAKUGU ANFACO XPPTY UNA DUCEE❤❤

  • @rukiayussuf6790
    @rukiayussuf6790 Před 7 měsíci +3

    Soma lagayawo in sixir Jiro mise alle hakuafiyo mcnto

  • @cabdifitaaxnuurxasan9884
    @cabdifitaaxnuurxasan9884 Před 7 měsíci +3

    First ayaa noqday manta m.a

  • @shukrimaxamed5640
    @shukrimaxamed5640 Před 7 měsíci +2

    Yaarabi kadhesaar waxakudhexjira washaydaan iyo ilcan quraan iasasaara

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m Před 7 měsíci +3

    Abayo ilhayo hak dul qado maserka

  • @BaaquliboyCooomow-pc9dy
    @BaaquliboyCooomow-pc9dy Před 4 měsíci

    Ilahow kaqaad maseerka yaaarabii ,,,sous mcn bdn waaayee ❤❤❤😢😢😢

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 7 měsíci +3

    ASC WLLKEY WLSHEY DHIBKA ALLAHA IDINKA QAADO NINKAGA ISAGABA SALAATUL LEYL HA TUKADO SAQDA DHEXE HABEENKII SUJUUDANA ALLAAH HAKU BARYO ADIGA IYO WAALIDKIINBA ALLAAH U BARYA QURAANA HA ISA SAARO WAXBAA IDIN HELAYE ISHA XASADKA SHAYAADIINUL INSIGA IYO TAN JINKABA ALLAHA IDINKA QABTO

  • @abdirizakhassan6234
    @abdirizakhassan6234 Před 7 dny +1

    Asc fikirka ugu fiicac niinka balwadda ufasax haduwaayo meel ciidla ah ayu kufikirayaa ufasax mar mar wallal mcn❤

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 Před 7 měsíci +5

    Sorry runti wa qiso xanuun badan
    Abaayo salad walpo aad tukato ilaahy beri
    Saliga nebigana badso
    Ilaaahy ninkaga maseerkaan haka tiro
    Reerkagana allaha ku barakeeyo

  • @fardowzaomar1449
    @fardowzaomar1449 Před 7 měsíci +4

    Asc wll super caarab mal mahan waankuxisnay ❤

  • @shukriisse8388
    @shukriisse8388 Před měsícem

    Wiilka wuu xanuunsan yahay ilahey ha caafiyo.

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před 6 měsíci

    Ameen yaa rabi Ameen yaa rabi Ameen yaa rabi ellahay qalbigiisa hakasaaro maseyrka

  • @sesmicfocus7925
    @sesmicfocus7925 Před 7 měsíci +3

    ❤❤❤❤❤ mashallah jazakaallah Khairan Akhil Mcn

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 Před 6 měsíci +1

    Ax ax 😢😢😢
    Allah ku samirsiyo abaayo quran ka kuwad Allah ka bixiyo😢😢

  • @IkraanAbdinasir-yb5gy
    @IkraanAbdinasir-yb5gy Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @HaboneHousseindoaleh
    @HaboneHousseindoaleh Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SiciidCabdiRashiid-jt4es
    @SiciidCabdiRashiid-jt4es Před 7 měsíci +3

    waxan idinkula talin lahaa horta wll wxani maseyr maahe waa arin dhakhtar u baahan ee wll maseyr maahe ee yaaney idinkala geyn ee dhakhtar sociology u baahanyey ee Tag ku dheh

  • @adanFarax-gq5xc
    @adanFarax-gq5xc Před 7 měsíci

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 Před 7 měsíci

    Allahu akbar, Illah xaaajigaaga maserka hakadulqaado Ameen, Ee abayo Nin maseeray caadi ma,ahan ee Illah bari oo Nakeen wanso cimreysaneyna kudeh, marka kacbada hortagto Illah ubari in uu maserka kadulqaado insha Allah.

  • @user-lt8nk5dq9i
    @user-lt8nk5dq9i Před 7 měsíci

    Masha allah wa nin rag lakin ale ubari maserka❤😢

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m Před 7 měsíci +2

    Asc subar caarab amiin yaa rabi

  • @user-xg1xq3ne6k
    @user-xg1xq3ne6k Před měsícem

    😢😢😢❤❤

  • @SiciidCabdiRashiid-jt4es
    @SiciidCabdiRashiid-jt4es Před 7 měsíci +3

    Ee sida samee ku dheh wll ee waa xanun sociology ama maskaxed u Taga

  • @animocade6498
    @animocade6498 Před 6 měsíci

    Walaashey salaatuleylka Badi ilaahey as kucaawindono Aamiin yaarabi

  • @user-kh3mg1qm3u
    @user-kh3mg1qm3u Před 6 měsíci

    Wllo mcn Gurkha suurada albaqra Kashif Markasta unadulqaado

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp Před 6 měsíci

    Aallah ha u naxariisto Aabo Aamiin Soomali

  • @fatumaalimohamed3641
    @fatumaalimohamed3641 Před 6 měsíci

    Ameen ameen

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 Před 6 měsíci

    Ilahay,,qalbigiisa,hak,saaro,maserka,abayo,uducey,marwalba,abayo,mcn🤲❣️❣️❣️❣️❣️

  • @Sahrocalinur1243
    @Sahrocalinur1243 Před 4 měsíci

    ilahow kuwa isku qawoowa kadhik ya rabii😢

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 Před 6 měsíci

    Abayo,,qalbiga,allah,hakuu,qabojiyo❤

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp Před 6 měsíci

    Aallah Aamiin wllke

  • @zaynabcabdiwali312
    @zaynabcabdiwali312 Před 6 měsíci

    Abayo mcn ilahey maseerka hakadulqado abayo salada badi xiliyada ducada la aqbalo duceyso waxatahay boqorad asagana waa boqor ilahey haiskukindayo hanakadalin ina quran isisaartan abayo rabihakuxafido dhemanlagu duceysta tahaye

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 Před 7 měsíci

    Caruur jaceyl lagu dhalay caruurta kale lamid mahan

  • @MuseDeqa
    @MuseDeqa Před 7 měsíci

    Asc walaalo Baqara guriga kuu daar marwalba isaguna salada haa badsado maseka waaq sheydanka ee haa iska naroo saliga nabigana haa kuu wardiyo markastay dikrigana iyo ducoyinka haa badsafo allaha kaa dulqado dhibatada wayo qofka fiican ayaa marwalba laa kulma dibka ee dulqado walaalo insha allaha waad kabixi doonta

  • @abdimajiidateye9960
    @abdimajiidateye9960 Před 7 měsíci

    Waa nin wanaagsan
    Dhakhtar maskaxeedd ayuu ubaahanyahay

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz Před 6 měsíci

    Abaayo ilhy culayska ha idinka dulqaado farxadiinana ilhy ha sidii hore ha idinku soo celiyo😢😢

  • @ziinamao5987
    @ziinamao5987 Před 7 měsíci

    Allah Bariyadis abdi

  • @ayanibrahim5444
    @ayanibrahim5444 Před 6 měsíci

    Ilahay ha caafiyo wlloh cudur xun buu qabaa Lkn waa Qof wngsan u dulqaado ilaahyna u Bari insha alaH ilahay ayaa caafimadsiin doona insha allaH 😟🤲

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg Před 7 měsíci

    Subeer carab guulyso ❤

  • @user-ph6fp9gd4x
    @user-ph6fp9gd4x Před 7 měsíci +1

    Wllzhyy wll ilaahay bari ilaahay ayaa ka dulqaadi kara

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 Před 7 měsíci +4

    Somali isticmaal naga dhaaf sawirada cadaanka

    • @user-zj8nc5rr6n
      @user-zj8nc5rr6n Před 7 měsíci

      Wax wlpo dood miya ka qabtiin yaab wye adiga sawirkaga miya laso qaadana isheek

    • @nasraqaali7050
      @nasraqaali7050 Před 7 měsíci

      @@user-zj8nc5rr6n maya laakiinse qofka kalsoonidiisa ay dhisee in uu dad u eg arko

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Před 6 měsíci

    Inzha Allah wll maseerka wuu iska deynayaa Ee waxa Aad badisaa Saliga sabiga SCW inzha Alla waxan Aan rajeynaya inuu iska daayo digriga Bari wll iyo sunayaasha

  • @abumumtaz9208
    @abumumtaz9208 Před 7 měsíci +3

    196

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s Před 7 měsíci

    Allha ka biiyoh. Maseerka

  • @ummusalman8668
    @ummusalman8668 Před 7 měsíci +1

    Maseer waa cudur walhi xabadko aan jecelahay maseer dartiis ugoyi walhi maseer joogto ah wax u kamaserayo ma la ogo wana jeclahay telka wan kadensadi😢

  • @HamdiAhmed-ty3od
    @HamdiAhmed-ty3od Před 6 měsíci

    Super carab please apowe codsi ,background music Naga dhaaf wa codsi

  • @user-en6lo1uq6z
    @user-en6lo1uq6z Před 7 měsíci

    Asc abaayo Allahabad hacafiyo lamano fican Allahabad igadhiigo amiin ya rabi 🤲🤲🤲❤️

  • @seyabhassan7930
    @seyabhassan7930 Před 7 měsíci

    😢😢😢😢😢

  • @fousiyaxasanfousiyaxasan8263
    @fousiyaxasanfousiyaxasan8263 Před 7 měsíci +1

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف؟ ❤والله يااخي انا وحشتيك والله يااخي الغالي 😢وينك من زمان ❤❤

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed Před 7 měsíci

    Asc walaalo ilaahay haka dulqaado shaking a. Shakiguna waa xanuun. Hais baadho ayaan kugula talinlahaa ilaahayna bari

  • @fadumaali8105
    @fadumaali8105 Před 6 měsíci

    Isk samirah walshay ❤🙏🥰 illaahay aso hanuuniyo asganah 🙏🙏

  • @NajmaMahadCabdulla-sz5ro
    @NajmaMahadCabdulla-sz5ro Před 5 měsíci +1

    Abyo iska samir illhy dhibta ha ka qaado 😢

  • @Aragsanahned1558
    @Aragsanahned1558 Před 7 měsíci

    Allah hanii fududeyo abyo wxa kula talin laha in dhaqtar u aado wilka wayo maserka sidas ah cafimad mahan.

  • @kas1231000
    @kas1231000 Před 6 měsíci

    Asc walaal higsi barnaamijkaaga waan taageeraa laakiin hadii musiga bagaraawinka plse hadii ka dhaafi kartid

  • @Zaascn
    @Zaascn Před 6 měsíci

    يارب إصلح بينهم

  • @mandeqcdy
    @mandeqcdy Před 7 měsíci

    Uduceeey abayo allaha kagawado maserka

  • @samiirasm1834
    @samiirasm1834 Před 7 měsíci

    Maseer bdn wuu xun yhy wllhi 😢😢

  • @caashocaasho1270
    @caashocaasho1270 Před 6 měsíci

    Ilaahahay hadajiyo wiilkaas ilaahahay mabu buriyo rerkaas

  • @MarwaMohamed-qn9ts
    @MarwaMohamed-qn9ts Před 6 měsíci

    😢

  • @saynab7503
    @saynab7503 Před 6 měsíci

    suuratu baqara kushid aroortii iyo habaynkii ilaahoow haka bur burin farxa dooda isagana kadul qaad waxa is tusaaya

  • @saynab7503
    @saynab7503 Před 6 měsíci

    walal rabi murugada hakaa qaado waxanse kula talin lahaa inaad is taqa resato kadibna saliga nabiga aad badiso aadna usamirto jacaylkaaga

  • @user-ms8vy7ps2n
    @user-ms8vy7ps2n Před 7 měsíci

    😢😢😢😢wlh wacudur maseerkas aniga xitaa iskuyara arka

    • @i.m.mkooke1075
      @i.m.mkooke1075 Před 7 měsíci

      Iska daji wll isku day inaa madaxaada ka saarto

  • @ikranour5539
    @ikranour5539 Před 7 měsíci +1

    Pray 🤲 for him abaayo

  • @hamdihussain487
    @hamdihussain487 Před 7 měsíci

    Asc, walal ninkaga Cabsi ina ka taktid ayaa ku dhacay iyo shaki Waa jiro maskaxiyin ah Dr kiisa ha u tako daawa loo qoraa . ILhey na iska bar ya

  • @user-bf6mj7vl5k
    @user-bf6mj7vl5k Před 6 měsíci

    Asc wll ninkagu wu xanuusanaya ee wll ilahay ubari inu caafiyo ee quran ugu akhri biyaha saliga nabiga akhriso oo afka haka qadin

  • @user-gt3mk3co4r
    @user-gt3mk3co4r Před 4 měsíci

    Yaaa Rabi abayo Sorry waa ow ka xanun sanyahy xabibti salatu leyl uso kaac ilahey bari inshallah

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 Před 7 měsíci

    Maseer waa cudur ee illaahay hakaaga saaro ani adeerkay baa ku furay xaaskiisii oo dhihi jirey meeshaan sidaan kaga tegey maaha waa layga danbeeyey markaa waan u ducayneynaa in rabi ka saaro

  • @user-rb5gk1wn2o
    @user-rb5gk1wn2o Před 7 měsíci

    Xaqiiq

  • @user-fv7jg5mw1k
    @user-fv7jg5mw1k Před 6 měsíci

    Soshal midhiyaha saxirin baa ka buuxa dad baa Hab sixira ugu shaqeysta nooc walbaba ah lib ax baa idulmarey dad baa lacagtodii sixir loga dhameyey oo hadana isogeyn niman reero leh baa gabadh iyo garoob iyo midlaqababa uasameya iney sixir kaga sineystan kuwa reeraha leh baa ugu daran nagaha khar waa lamid markaa khabitanku muxuu sino uga marmiwayey muxuu ukhabtey khabitankii iyagaa ugu sino badan waxan leyahey halasku yaco marka la isku yaco in yar oo Nadif ah ayaa soshal midhiyaha ku hadhi doona oo wax wanagsan nosoo gudbin doona isagoo asturan saxir hadad soo ahan jirtey sino badane hadad soo ahan jirtey jin umada uadegsade had aad soo ahan jirtey asmole hadad soo ahanjirtey dad intad jin iyo sixir aad udirto markuu khofkasi udhinto ama dhibato ugadho khofkaas salabareshin udhigato dhib kii aad garsisey khof kaa wixii Gareyba ilahey baa ukhorey lakin adigu mahubtaa in aad an dhimaneynin wax dhibana ku gareyn ale kugu celi sixir kaga iyo shark aaga kaafir ilahey inkirey markan saxir daremo ayaan soo galayaa

  • @user-nq7vs6qz2t
    @user-nq7vs6qz2t Před 7 měsíci

    Waxan kaa codsan wlle in aad sawir asturan saarato qisooyinka aad soo gudbiso illaahy khyr haku siiyee

  • @FatxaJama12
    @FatxaJama12 Před 7 měsíci

    U samir apayo ilahay shakiga haka saaro insha allah😢🥺

  • @najaxkaab5117
    @najaxkaab5117 Před 7 měsíci

    Asc walakay gabdha walshayda inay usamirto ninkeeda wayo ilahay imtaxanka noloshayada inaada samirto ayuu ku eegayaa usamir walshay mcneyyy

  • @Abdishakuurka
    @Abdishakuurka Před 7 měsíci

    Inuu. SIxir yahay baa laga yaaba quraan saar. Sheikh na ugee wll 😢❤

  • @IkraanAbdinasir-yb5gy
    @IkraanAbdinasir-yb5gy Před 6 měsíci

    Ale ha u gargaaro

  • @abdourahmannasteho9490
    @abdourahmannasteho9490 Před 7 měsíci

  • @user-kh3mg1qm3u
    @user-kh3mg1qm3u Před 6 měsíci

    Ilahau waxidindhiba idimatuso

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 Před 7 měsíci

    Music ha ku duubin video ga

  • @ifraaxhazzanhazzan1198
    @ifraaxhazzanhazzan1198 Před 7 měsíci

    Haa taladaa wllky subar qaado waxa kale oon wlshay siinayaa inay habeen kasta guriga ku shido suurta baqara ninkaaga waxa wax tusayaa waa shaydanee

  • @yasminali5019
    @yasminali5019 Před 7 měsíci

    Abaayo aniga iga talo , waxaa ku dhahdaa, dalkaan an adeenaa aniga iyo ilmaha saan diinta usoo baro ilmaha ee na fasax, saa adiga neh uu na icu su soo xisoo isbadal baa ka dhicikaro, ama ninkaa ilbili adan baa heeso 🤲🏾 Insha Allah ku so duceyneyna qali

  • @SalaadoCali-yg1yy
    @SalaadoCali-yg1yy Před 7 měsíci

    illaa

  • @mom2795
    @mom2795 Před 7 měsíci +1

    Asc wr wb
    Walashey ninkada u samir una ducey

  • @user-cz3sr3jx1e
    @user-cz3sr3jx1e Před 7 měsíci

    😢sorry abaayo mcn 😢waxa ku sheega shiiqyo waa ween ugeee ama dhaqtar tag cilmh dhafsiga utag bayo quraanka badan saaaar abaayo 😢abaayo

  • @nasrahassan8570
    @nasrahassan8570 Před 6 měsíci

    Wllo shakiga faraha badan waa xanuun maskaxda la xidhiidha ee meelaha psychology la xidhiidh dheh hdai darensanyay inu ka shakinaayo shakigu wx farabadnbu keenaa inad kla tagtan amaba inu ku dilo