JULIYEED QISADEEDU QALBIGAY TABANAYSAA!!Q.1/

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #sawdamohamud #qisooyinka #00252616889436#igu soodira wixii qiso aad haysan what’s up#fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Komentáře • 69

  • @raznakhadar3726
    @raznakhadar3726 Před rokem +35

    Wixiii ay parts leedahyy oo dhan hal mar iso raaci ma sugi karnee😂😂
    Wlhy maalin kasta markd mid so galiso waxn is dhahaa tan mid ka mcaan mad arag haddanaa mid klee baa so dhacdo tii hore ku tidhahdaaa iskaaa fadhisoo😂😂😂😂
    Allah haku bareekyo ❤❤ sowda🎈❤️‍🔥

    • @nimcoawjibriil2046
      @nimcoawjibriil2046 Před rokem +7

      Walaahi waa runtaas

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  Před rokem +11

      Thank you for watching my dear subscriber❤❤❤❤

    • @nimcoawjibriil2046
      @nimcoawjibriil2046 Před rokem +5

      @@sawdamqaalib taageryashaadan ka mid ahay waanan ku daawadaa oo hal ima dhaafe lkn qaybta like unbay dhib iga hystaaa inaan ku saaro walshy mcney ig raali ahow

    • @SharmakeMaxamed-bq2ku
      @SharmakeMaxamed-bq2ku Před rokem +2

      Masha allah❤❤❤❤❤❤

    • @raznakhadar3726
      @raznakhadar3726 Před rokem

      @@nimcoawjibriil2046 iskaaa saar dee maaa wax weyn baa 😂

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 Před rokem +11

    Habo qali mahadsanid rabigii carab iga dhalin ayee mahad usugnaaty alxmdu

  • @ShugriQaasim
    @ShugriQaasim Před rokem +7

    Wixii loogo doortay aaqabtaa maasha allaah 40 waykuwada amaanayaan nasiibwacaneey 😂 masha allaah maasha allaahda yaalaga iloobin taageerayaash asawda nane maasha allaah ❤

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 Před rokem +4

    Subxanallah Subxanallah ala haladu xuma maxay gabadha sida ugu gashay jasakallahu khyr wllo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před rokem +5

    Wcs walaashey igu qaaliya sowda sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Před rokem +6

    Mashaa Allah walasheyn Allaah haku xifdhiyo Insha Allah

  • @haa8793
    @haa8793 Před rokem +5

    SubxanaAllah baniadamka wa nocyo

  • @hodanxuseen8053
    @hodanxuseen8053 Před rokem +7

    Itis me ready❤

  • @CulumoYusuf
    @CulumoYusuf Před rokem +6

    Masha Allah Sowda Qali mahadsanid Saad nogu Dadasho

  • @Nasro283
    @Nasro283 Před rokem +6

    Wcs adiga mudan Sowday mahadsani❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před rokem +4

    Masha Allah abaayo

  • @user-qi5eu5ln5g
    @user-qi5eu5ln5g Před 6 měsíci +2

    Mashaa Allah ilahi hakugudaro cilmibada wah badan ayyaan kaa faidney

  • @user-gk8gm6hy2x
    @user-gk8gm6hy2x Před rokem +5

    M.a soobadii wll

  • @oumouraireyousouf6802
    @oumouraireyousouf6802 Před rokem +6

    Sawda mahadsanid wllo noo soo dadaji Qaybta 2

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 Před rokem +4

    Subhannah laah qiso cajiiba

  • @nimcozagalmohamud3850
    @nimcozagalmohamud3850 Před měsícem +2

    Wlhi waa qiso cajiiba

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan Před rokem +3

    ❤❤❤❤❤❤ salaan sare mcnto ❤❤❤ilhay haku xiftiyo adiga iyo reerkaga

  • @AtiyaabdirahmanBuuwe
    @AtiyaabdirahmanBuuwe Před měsícem +1

    Xabaryar horta Adiga waxaatahay qofwanaagsan ilaahkuxifdifdiyo❤❤❤❤

  • @SamiroAbdishakur-op9rz
    @SamiroAbdishakur-op9rz Před rokem +4

    Mcnto ciyow noo soogali qeebihii kale saankuu sugaayey wan daaley xbiiti

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Před rokem +7

    Wcs

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Před rokem +4

    Balaayo sharaf qaaday sharf bey ku waasheen😢😢

  • @mustalifoshariif3420
    @mustalifoshariif3420 Před rokem +7

    Sawda abaayo waxaan ahay xaamil wlhi qisadaan wey itaabatay waa ku baryaa soo dhameystir waa sugi la ahay ciil ayaa aniga dhan iheeso samideey plz waa mar ki uhoreesay aan kaa cod sado

  • @ayaanayma881
    @ayaanayma881 Před rokem +3

    Masha Allh abayo sowda❤❤❤

  • @nimcosuleyman5531
    @nimcosuleyman5531 Před rokem +4

    Wlashey macaan qeebta kale noosoo boodsee

  • @hodancabalahi7445
    @hodancabalahi7445 Před rokem +7

    Wca

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 Před rokem +4

    🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdirashkacali8872
    @abdirashkacali8872 Před rokem +6

    asxabey kor haloqado gabadhan 🥰🥰

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Před měsícem +1

    Asc waa ku salaamaya walaashayeey laba beej inaa leeday ayaa umaleenaya laba daba waa ku soo biiray aduu ilaa mudo 2bilood ah lakin maan wada daawan vidio yaashaada lakin aad ayaa ugu mabsuuday. Waxan ku qancay sheekooyin kaagu waa qaar dilaa qar soon ah iyo sheekooyin cibro qaadasho ah si wanaagsan ayaa dadka ufaan siisa soomaaligaaguna waa kaleer hore usoco guuleeso ❤❤

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 Před rokem +5

    Inkasto oo marwo qoys tahayana hada aadbad wakhti badan u galisaa bartan aan kuwada xidhanahayna wad mahadsantahay dadaalkaga ,adna halkaas kaga hay anakana garabkaagan nahay duco qabto .

  • @RuqiyaMaxsmed
    @RuqiyaMaxsmed Před měsícem +1

    Aamiin aamiin amiin. ❤❤❤❤

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 Před 7 měsíci +3

    ASC wall sheekada qeybTii labaad mahayo aadey mxaa qaldan

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 Před rokem +4

    Wcs maasha allaah wlshy sawda dadaalkaga waad noo hagar baxdee

  • @camraomarsheikbilan438
    @camraomarsheikbilan438 Před rokem +7

    Wcs sowda nuura xbbti

  • @aliabdisalansheikh193
    @aliabdisalansheikh193 Před rokem +5

    Asc walashe sodo walashe wakubahanahay inte kalaso xarira

  • @zeinabdelwais7841
    @zeinabdelwais7841 Před měsícem

    Salaam caleykoum sister Sawda I’m from Djibouti watching from canada… I luv you sheeko ing

  • @UpdallaAlfa
    @UpdallaAlfa Před 2 měsíci +1

    Qiyaano❤❤

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 Před 3 měsíci +4

    wali salami habo sawda😅

  • @aliabdisalansheikh193
    @aliabdisalansheikh193 Před rokem +5

    Wadan ayakuradiyy janalkadiayan kutaxanahay

  • @aliabdisalansheikh193
    @aliabdisalansheikh193 Před rokem +4

    Iambakewi waka lambakabi ayaubahanahay

  • @camraomarsheikbilan438
    @camraomarsheikbilan438 Před rokem +4

    sowdaay la soo dhakhso abaayo

  • @nimcozagalmohamud3850
    @nimcozagalmohamud3850 Před měsícem +1

    Sawda qurux wanag

  • @UbaxxuseenSiciid
    @UbaxxuseenSiciid Před 2 měsíci +1

    Swc scw svs scw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidchoukri7227
    @saidchoukri7227 Před rokem +4

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @bishaaromukhtaar6353
    @bishaaromukhtaar6353 Před rokem +2

    Asc abyo

  • @ZhugriApdi-wh9cy
    @ZhugriApdi-wh9cy Před rokem +3

    Wcs sawda😊😊❤❤❤

  • @mahamedibrahin-nk4ih
    @mahamedibrahin-nk4ih Před 4 měsíci +1

    0:26 waa gabadh reer abuu bakar sidiiq

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Před rokem +2

    سبحان الله 😢😢

  • @user-hn3kr6bo5p
    @user-hn3kr6bo5p Před 4 měsíci +2

    😢😢😢😢😢😢

  • @mariyamabdiwali4640
    @mariyamabdiwali4640 Před rokem +2

    Ciil baa iga qabta qisaska carabta bal dulmiga eeg teeda kle waaridka carabtu maskiinsana halkee amrka walidkod u daba mrayaan

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Před rokem +5

    Subxana allh

  • @degelkhayr
    @degelkhayr Před 2 měsíci +1

    Sawdaay saan kuu xiiseeyo ismalahayn video ay leedahay baa kudhaafay 10 bil kahor inaan arag waaa layaabay lkn maanta anoo adiga kuraadinaya markaan arkay kan waa kufarxay

  • @yusuryusur7264
    @yusuryusur7264 Před měsícem

    Habaarbay qabaanMid wax hubsada midkas gabdhaha ayagoon hubsan bay dilayaan

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 Před rokem +3

    Like ta kaalama dhaafo

  • @MuxyadiinMaxamed-rw6sj
    @MuxyadiinMaxamed-rw6sj Před měsícem

    Ala kujec liya quruxey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ adayan kujec lahay walahi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SahraCiire
    @SahraCiire Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 Před 11 měsíci +1

    Caraban dunida unacay wax mahubsadaan
    Bahel ceeb ladhahaye kuqafifen ceeb haudhintane😡

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před 2 měsíci +1

    Balaayo idin bireysay carabta waa abusers

  • @ganggang1316
    @ganggang1316 Před rokem +1

    Wuxu xooleysanaa

  • @Fadumo-kn9mb
    @Fadumo-kn9mb Před 19 dny

    Scwscwscwscwscwscwscw❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @AbdiDjamahabaneh
    @AbdiDjamahabaneh Před měsícem +1

    Bsr hn tout on a reçu ton message