1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS YouTube

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 02. 2021
  • KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS

Komentáře • 80

  • @shiinemahamed3693
    @shiinemahamed3693 Před 3 měsíci +11

    Mucashaqiinta heesaha qaraamka ah still listening this amazing song
    17/4/2024/ cajab 🔥🎸🎤

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Před 2 měsíci +3

    Erayadii abwaan cabdulahi Diiriye Sooraan Aun
    Laxankau waa axmed cali cigaal long life
    Kabankuu waa gacantii ustaad xudeydi Aun
    Codka waa maamo qadro daahir cigge Aun
    Hesuhu wehel waa galaan anigaa midaa marqaati ka ah waa hesta
    Kaliya ee waqtiyo adag kusoo dhaafay godka lagugu janee mom😢

  • @AbdirahmanAliQorey
    @AbdirahmanAliQorey Před 16 dny +1

    Erayadii aun abwan cabdulaahi diiriye sooraan Laxankii axmad cali cigaaL Luuqdii aun maamo khadra daahir ciGe

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 Před 10 měsíci +10

    Earayadii abwaan cabdillahi diiriye sooraan laxankana aun iyo codkii khadra dahir aun laxankii axmed cali cigaal

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 Před 8 měsíci +3

      Iyo waliba kabankii alla ha u naxariistee maxamuud ismaaciil xuseen(Xudaydi)

    • @zakariamohamed3143
      @zakariamohamed3143 Před 4 měsíci +1

      Laxankii Alle ha u naxariistee Sahal Macalin ciise

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 Před 4 měsíci

      ​@@zakariamohamed3143😂😂😂😂😂 war Naga aamus

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 Před 2 měsíci

      ​@@zakariamohamed3143 war Naga aamus walhi waa sooraan iyo axmed cali cigaal

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar Před 13 dny

    Waa Erayadii a waan sooraan diiriye cali abdullahi

  • @KmMhok
    @KmMhok Před 4 dny

    Alla Yaaraxma qadro daahir

  • @Nasrudiin2024
    @Nasrudiin2024 Před 6 měsíci +1

    Allaha unaxariisto khadro daahir cige hees xasuus iyo badh igu leh waqti iuo waayo adkaa alx calaa kuli xaal

  • @user-qh6dy1yn5w
    @user-qh6dy1yn5w Před 4 měsíci

    Iilahaw kuu naxariiso khadra daahir
    Wax badan baan time adag wehel ka dhigtay...
    Alle caafiya allaah inshlh maamo

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Před měsícem +1

    It is about Muuse Biixi and situation of Somaliland. This literature is unique, timeless and universally applicable.

  • @user-rd2je4nw6c
    @user-rd2je4nw6c Před 3 měsíci +4

    heestan waxaan shiden jiray markaan qayilayo hargeisa 2=00 habeebimo wixii ka danbeeya anoo isticmaali jiray laabtoog wakhtigaa lagu xaragoon jiray halkaan fadhiyo waa lagu soo uruuri jiray

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 3 dny +2

    Sida layligoo kale eey
    Hadad laacdan barad
    Tahayeey oonad garan
    La leemiyo halkaad
    Libin kuleedahay
    Lubbigaagu laab-kaco
    Dhulkuu kaaga luli
    Jirayeey
    Hadaad lahashadaadiyo
    Luga haaga kala reeb
    Armaad laafo lugataa
    Talo kaa likidantaa ood
    Labiyo toban jeer toban
    Jeer igu soo lig ligataa
    Lugtii faraska raacdaba
    Eey marbuu luunku
    Gowriciyeey hadaad
    Sidigta laalayseey iyo
    Sida lamaan keedeey
    Amaad leexo dheregteen
    Sidii ubad laguu lulayee

  • @Highilighschannel1470
    @Highilighschannel1470 Před 2 měsíci +1

    Boqorka cuudka Axmed Maxamuud ismaciil xudaydi AUN heesaha uu tumay waa Xul markasta

  • @muxiyadiincali5249
    @muxiyadiincali5249 Před 7 měsíci +3

    Alle naxariis jano ha ka waraabiyo khadra dahir aamiin ishi yasik ❤

    • @MaxmedXariir
      @MaxmedXariir Před 6 měsíci

      Wwwwwwwwwxxxwwwwwwxxx.

    • @MaxmedXariir
      @MaxmedXariir Před 6 měsíci

      czcams.com/video/Ez9oKByxgwI/video.htmlsi=zSULNih4s31rbILd

  • @Nasrudiin2024
    @Nasrudiin2024 Před 6 měsíci +1

    Allaha unaxariisto khadro daahir cige hees xasuus iyo badh igu leh waqti iuo waayo adkaa alx calaa kuli xaal 😪😪

  • @abdiraxmandiy0128
    @abdiraxmandiy0128 Před 9 měsíci +3

    Waa heesaha ugu macaan heesaha khadra ale ha u naxariistee

    • @libansaidali8011
      @libansaidali8011 Před 8 měsíci

      The on and onley AUN ❤inaa dahiir cige and inaa cigaal caymo❤

  • @wllemjey5355
    @wllemjey5355 Před 17 dny +1

    Hestan waxan kumaqlay tik tok wexena igu rabtaa xikmado badan shalay ayan aniga iyo zxkey isla marwameno isla dhagesaneyno ayan isla qadka wana la jalbodahy wale xasusteyda mar un wan soboqni donaya aniga oo batay qofan aan jecalhy ayada iga xanun san zxpyan igu sodoceya xasusteydii kuma ilawidona mar un wan ku soboqona ❤❤❤❤

  • @A.nouh187
    @A.nouh187 Před 6 měsíci +1

    Allah ha unaxariisto maamo khadra daahir❤😢

  • @user-kj4qg3dx8x
    @user-kj4qg3dx8x Před 7 měsíci +2

    Danbigeedii illaahoow dhaaf janadiina ka waraabi

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday Před 3 měsíci +1

    weey hees dhaaftay xasuus waayo heestaaan waya badan ayaan kusoo qaatay

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 Před měsícem

    3/7/2024 Berbera iyo baradii jacaylkee boodhari Ku aasnaa 😢allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭😢khadra Daahir cige

  • @MohamedGona-rb1fe
    @MohamedGona-rb1fe Před měsícem +1

    10/01/2024 south sudan 🇸🇸

  • @cagmadhigekaskey9998
    @cagmadhigekaskey9998 Před 2 měsíci

    Teeam Omar dhuule iyo Team Qadro Allw janada ka waraabi🥺💔😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @mohamadkhadar2743
    @mohamadkhadar2743 Před 7 měsíci +1

    Heesta waxa I baray sxbkey qaaliya south Africa lagu dilay YUUSF Mohamed takow 😭 AUN

  • @mohamadkhadar2743
    @mohamadkhadar2743 Před 3 měsíci

    Heesta ma ilobo sxbkey YUUSF anago dg Karan ku marqamey no hbenki igu horeyda I baray bil ka dib sxbkey south Africa wada imanay Wana lagu dilay allh u naxtisto 😭

  • @abdirisakaar9890
    @abdirisakaar9890 Před 2 měsíci +1

    15.may 2024 arabaca
    Habeen wakhtigu igu adagyhy noloshu wa rafaad😢

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 Před 2 měsíci

      Waligaa nolosha ha iska dhiibin anaga bini adam ayaan nahaye dunidaan waxaa lasoo dhibaateeya oo lasoo imtixaaanay dadkii
      Ugu sharafta uguna qiimaha badnaa( nabi maxamed NNKH )🙏

  • @CabdilahiYousuuf-ue2zs
    @CabdilahiYousuuf-ue2zs Před 7 měsíci +1

    waxaanku xasuus taa macalimadayidii cilmiga bulshada taariikhda duuga a 200/6

  • @abdihindi8722
    @abdihindi8722 Před 2 měsíci

    Mararka qaar aniga iyo mobilkayga iyo codka AUN khadra daahir ayaa is weheshan jirey 😢

  • @user-iy6cn3xi2z
    @user-iy6cn3xi2z Před měsícem

    Laxwasiga naftaydiyo eey😢😢🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @maxdar11
    @maxdar11 Před 7 měsíci +3

    Heestan waxay kamid ahayd heesihii ugu daawashada badnaa channel kii mudug boy nasiib darro hawada laga saaray

    • @fadumomohamed2968
      @fadumomohamed2968 Před 5 měsíci +1

      Ma mudug boy channel kisa aya hawada laga saray wll

    • @maxdar11
      @maxdar11 Před 5 měsíci

      ​@@fadumomohamed2968haa walalo

    • @Xulkaqaraamka
      @Xulkaqaraamka Před 3 měsíci

      ​@@fadumomohamed2968Haa waa laga saaray

    • @maxdar11
      @maxdar11 Před 2 měsíci

      Haa wllo​@@fadumomohamed2968

  • @haseem7506
    @haseem7506 Před 15 dny +1

    Laleemo = humaag been ah
    Loxoska = kumeel gaadh

    • @abdullahielmi6095
      @abdullahielmi6095 Před 13 dny

      Lalemo wa marka gacmaha iyo luguhu ay jareyan loxodkuna warka qofku dhinto qabriga loistimala

    • @haseem7506
      @haseem7506 Před 13 dny

      ​@@abdullahielmi6095 khalad

  • @user-le9tg4vt9h
    @user-le9tg4vt9h Před 3 měsíci

    Lugtii faraska raacdaba marbuu luunku gawrici weeye zxb

  • @galadapple155
    @galadapple155 Před měsícem

    5/6/24 8:18 hpenimo arabaco J.r.n
    Waxan ku raaxaysanyna codka hooyo khadra Aun
    raga waqtiga isu keenay isagana kla kexaya Wxn ilhy ka rjaynayana mustaqbal wanagsan
    Bashaal waxan asxabta Heeso wa kiwi hore xasha

  • @Shekh_Mohamed
    @Shekh_Mohamed Před 3 měsíci

    Allaha u naxariisto😢

  • @burcaawizaki7601
    @burcaawizaki7601 Před 9 měsíci +3

    Wn jcylahy heestan😊 allha hku naxariizto yaa raabi 😢

  • @abdinadiif5410
    @abdinadiif5410 Před 2 měsíci

    Safar garoowe ilaa laascaanood 10:30 maalinimo 2024

  • @user-vr6ys6yh1d
    @user-vr6ys6yh1d Před 7 měsíci

    axyaa hees

  • @user-vr6ys6yh1d
    @user-vr6ys6yh1d Před 7 měsíci +1

    Ale haw naxariisto

  • @sahrakhalif8016
    @sahrakhalif8016 Před 5 měsíci +10

    what does this song talk about ?

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 Před 8 měsíci +3

    المرحوم جوهرة الصومال خدره داهر عغ الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴

  • @user-sv7oi1ws2k
    @user-sv7oi1ws2k Před 8 měsíci

    Oop

  • @abdiraxmandiy0128
    @abdiraxmandiy0128 Před měsícem

    Sidii subag laguu luley weeyi halkaad ka qortey ubad

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Před 7 měsíci

    Mirihii c.d.sooraan laxankii a.c.cigaal codka khadra daahir cige

  • @upthilathivmahameth5441
    @upthilathivmahameth5441 Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤😂😂😂

  • @hothoadam2597
    @hothoadam2597 Před 4 měsíci +1

    Yaan u duceya heesta I sharaxaya plz

    • @shiva-1019
      @shiva-1019 Před 4 měsíci

      Sida layligo kale’e: layli waxa laga awrka la tababarayo een an weli waxba lagu rari karin.
      Hadaad laacdan barad tahay: laacdan wa loolan, marka waxay la wada oo ay hada nolashu ku cusub tahay wayo aragna anad ahayn.
      Oonad garan lallemiyo:oonad garan khiyamoyinka iyo dabinada
      Halkaad libin ku leedahay: meshad awoda ku ledahay ama ad ku badin karto.
      Lubaigaagu laab_kaco dhulku kaga luli jiraye:qalbigaagu u diido meshad markii horw jeclaysan jirtey.
      Hadeer lashadaadiyo lugahaaga kala reeb:hadeer laba mid uun u go.
      Ama laafo lugadkaa:ama u adkeyso xanuunka mar unbad ka bixiye iskana ilow.
      Talo kaa ligligantaa oo 12jeer igu soo noqnoqotaa:ama talo qaldan qaado ka dibna sii jacaylka qofkas ku lalabana qalbigaaga.
      Uma malayayo inan saxsanahay 100% lkn wa sidan u fahmay mahadsanid

    • @abdullhassan3435
      @abdullhassan3435 Před 4 měsíci

      Abyo wa sheko dher. I wish ina cod kugu so dubi laha .

    • @Najiib-Habane
      @Najiib-Habane Před 2 měsíci +1

      Xanuuun weeye wllhi hadaad muhiimadeeda fahanto 😢

    • @hothoadam2597
      @hothoadam2597 Před 2 měsíci

      @@Najiib-HabaneI sheeg iyado kooban

    • @hothoadam2597
      @hothoadam2597 Před 2 měsíci

      @@abdullhassan3435isoo koob walal i wanna know

  • @abdikaniabdillahi2391
    @abdikaniabdillahi2391 Před 7 měsíci

    Ttt

  • @girinofdalmar6047
    @girinofdalmar6047 Před 5 dny

    29/5/24 11:09 hbenmo isnin j..r..n
    Waa tahay

  • @Qalimaale
    @Qalimaale Před 2 měsíci

    False history all songs of sonali un love un feelings un lifetime like the abuse about un other personality