INTA MIISAAN IGA DHACAY 3 MAALMOOD GUDAHOOD | 72 HOURS WATER FAST RESULTS | Naz Ahmed

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 06. 2021
  • #somalihoyo #somalinutritionist #motherhood #weightloss #bossmom
    WEBSITE: naturaehealth.ca/
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
    - www.kitchenstuffplus.com/home...
    - Stool chairs: go.magik.ly/ml/16d6g/
    - Couch: go.magik.ly/ml/14djo/
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblends.com/discount/...
    Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
    Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
    ❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
    / @nazaxmed
    CONNECT WITH ME!
    ♡ Instagram: Naz_nutritionist
    ♡ Facebook: Naz Ahmed
    ♡ FB page: Own_ur_health
    ♡ Snapchat: nastehoas
    BUSINESS INQUIRIES ONLY
    healthwithnaz@gmail.com
    ===================================
    ===================================
    FAVOURITE PRODUCTS
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblends.com/discount/...
    DEODORANT :
    - Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
    adamaminerals.idevaffiliate.c...
    TECH I USE
    Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
    RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
    Lighting?
    Natural Lighting
    OR
    2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

Komentáře • 342

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  Před 3 lety +13

    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblends.com/discount/NAZ15
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblends.com/discount/NAZ20
    - Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw

    • @rayanruuxi3022
      @rayanruuxi3022 Před 3 lety

      Xbbti video kasoo samee alaabtaada iyo midkasta wxu taro ee loo isticmaalo si aan ukala fahan kuwan ubaahanahayna usoo dalbano

    • @saynababdirahmaan1124
      @saynababdirahmaan1124 Před 3 lety +1

      Nay nastexo wll miyaad iska soontid snkii lagugu lahaa ramdaanbtii dhawyd intaa somaysid son bilaa ajarah hadaad dhimnto waa lagu leeyahy ilaa inaytay family gaagu kaa somayaan

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Před 3 lety +1

      @@saynababdirahmaan1124 waxaan soomaa maalmaha isniinta iyo khamiista. waad i weydiin laheyd hadii aan soomo instead of assuming I dont walaasheen

    • @saynababdirahmaan1124
      @saynababdirahmaan1124 Před 3 lety

      @@NazAxmed sorry habiiti dee somli baan deg deg unahe sorry hubi❤️

    • @fatumaabdi
      @fatumaabdi Před 3 lety

      Do you ship to Sweden abaayo?

  • @nimaabdillahi5648
    @nimaabdillahi5648 Před 3 lety +3

    Good Job , Weel done. Très contente pour vous i'll try In Sha Allah. Ma Sha Allah keep going sister

  • @umuc4389
    @umuc4389 Před 3 lety +3

    Masha Allaah. Best CZcamsr oo wax faido leh soo gudbisa. Keep going dear sist 😘

  • @marianali9559
    @marianali9559 Před 3 lety +2

    Baarakallaah alle ha kuu siyaadiyo caafimaadka iyo cilmiga qatar waaye waan isku dayaa In Sha Allaah.

  • @galadohoussein7978
    @galadohoussein7978 Před 3 lety +1

    Masha allah merci bcp pour toutes ces informations !!

  • @badalshahassan7047
    @badalshahassan7047 Před 3 lety +2

    oh' mon Dieu je suis choquee du resultat bravoo ma cherie, je suis motivee walahi

  • @muna3584
    @muna3584 Před 3 lety +2

    Ma shaa Allah your amazing sis and congratulations sis. X

  • @salmina5393
    @salmina5393 Před 3 lety

    Maa shaa Allah...sis your so determined... well done😍😍

  • @intesarhersi1801
    @intesarhersi1801 Před 3 lety +1

    Mushallah keep going sister😘😘😘🤩🤩😍😍

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 Před 3 lety +1

    Masha allah wlhi u did great 👍 job well done

  • @jiijathecook
    @jiijathecook Před 3 lety +1

    Very informative video sister masha Allah. I love fermented foods, I make sourdough bread, Russian sauerkraut, and kimchi. It’s so delicious and good for you. Sending you lots of love from the states 💖

  • @munaismailmohamed8044
    @munaismailmohamed8044 Před 3 lety +2

    I was over weight before and i lost weight within 6 months . And you basically have to eat healthy and drink plenty of water and exercise that's all sister

  • @farahabdille5834
    @farahabdille5834 Před 3 lety

    Mansha Allah walhi misan badan baa Ka dhacay Mansha Allah Wan tijabin doono In sha Allah …

  • @ruumichannel
    @ruumichannel Před 3 lety +5

    Waan kula sameyn Ana 3days fasta water in sha Allah walalo

  • @sifeeyajibril3000
    @sifeeyajibril3000 Před 3 lety

    Woow masha Allah I will try insha Allah

  • @ruqayamohamed2448
    @ruqayamohamed2448 Před 3 lety

    Masha Allah Horumar wacan

  • @xawafarahyonis4801
    @xawafarahyonis4801 Před 3 lety +1

    Inshallah abaayo mahadsanid inshallah tomorrow bilaawi inshallah

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Před 3 lety +4

    Masha'Allah, Great result well done 👏ido normally fast every month white days,"ايام بيض "Alxamdullillaah inshallah I'll start intermittent fasting..thanks for your encouragements love...

  • @samiirahussein3439
    @samiirahussein3439 Před 3 lety

    Wow miisaan badan ayaa kaa dhacay💪🥰

  • @maandeeqmohamed9940
    @maandeeqmohamed9940 Před 3 lety

    Masha allah masha allah habiibti haray u soco

    • @maandeeqmohamed9940
      @maandeeqmohamed9940 Před 3 lety

      Keep Going! Habiibti 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💕💞💞💞💕💕💕💕💕💞💞💕💕💕💕💕💕💕💞💕💕💕💕💞💕💕💕💕💕💕💕

  • @hibaaqcabdilaahi3864
    @hibaaqcabdilaahi3864 Před 3 lety

    Woow Machallah

  • @asmalucky1882
    @asmalucky1882 Před 3 lety

    Mansh allah tabarakallah geesiyad

  • @nsrsworld4212
    @nsrsworld4212 Před 3 lety +3

    Interesting I wanna try this, how I'm I supposed to start!!

  • @ayaansaid3401
    @ayaansaid3401 Před 3 lety

    Maashaalaah thank you sister

  • @ummumusab7526
    @ummumusab7526 Před 3 lety

    Masha ALLAH walaalo mahadsanid

  • @aaminacabdullah4617
    @aaminacabdullah4617 Před 3 lety

    Machallah hun tu nous motivé mais on veut vraiment beaucoup de vidéo qui parle de régime

  • @umalkhairMohamoud
    @umalkhairMohamoud Před 3 lety +9

    6 kg masha allah fast water is amazing
    Wan sameynya incha allah
    Aadbad umahdsanthey xbti ❤

  • @khadraadan5067
    @khadraadan5067 Před 3 lety

    Maansha allah you did good job sis

    • @khadraadan5067
      @khadraadan5067 Před 3 lety

      And sis sida ugu fican ee calosha la iskaga jaro. After umusha video ka soo same plz

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Před 3 lety

    Waw i will try it inshallah but it looks hard. Oh my God

  • @Mjigu
    @Mjigu Před 3 lety +2

    M.a abayo aniga mar hore ayan isku dayay 3 malin ayan rabay inan wado lakin malinti sadaxad waan wadi waaye waan iska cunay lakin marki aad cunada dib ubilabi rabtid waxyabo qafif ku bilow timir oo kale qara oo kale

  • @jawilyricspro7362
    @jawilyricspro7362 Před 3 lety +7

    I live for water fasting coz i do it once or twice a month and i do 5 days water fasting ✊

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Před 3 lety +2

      amazing! you're very strong lol! good job

  • @abumajeedmoussa8060
    @abumajeedmoussa8060 Před 3 lety

    Asc sister Masha Allah

  • @kafiitahassan6996
    @kafiitahassan6996 Před 3 lety

    Well done sis

  • @zak5062
    @zak5062 Před 2 lety

    I wish u had spoken English...it is hard catching up somali with you haha..love u sister ❤️ 😍

  • @umurayanos6515
    @umurayanos6515 Před 3 lety +10

    Mashallah maybe I will try 24 hours first 😂😂insha allah. but good job 👏🏾

    • @nacimamohamed1864
      @nacimamohamed1864 Před 3 lety

      Abyo 24 sac miya la soma ka dib miya la cabaya abyo ma i fahansin karta gawadha wan yara fahmi waye 🥺

    • @zahrokeeyf2034
      @zahrokeeyf2034 Před 3 lety

      @@nacimamohamed1864 inta awodid abayo 1malin 2malin illa 3malin inta awodid xabibti hada abaydan 3malin oo isku xigta ayey sameysay micnaha sacada bilawdid sacadeda kala aa iska jabina aa wax cuneysa I hope ina ifahantid mcnto

  • @nboss8028
    @nboss8028 Před 3 lety

    Do you have a app or something to help you with or what do you I had done before but I stop and is hard to came back is like I don’t remember what to do subxanallah if can give me idea that would be great thanks

  • @warasamemohamed8278
    @warasamemohamed8278 Před 3 lety +1

    Mashallha tabarakallha
    Walshay malaha ina aan
    Ku soo guuro ayaba iga haysaa
    😂😂😂😂 wayo 3cisho. I can’t believe
    Naz axmed highway in aan ku soo bodo
    Ayay iga haysa kkkkkk

  • @nadaabokar646
    @nadaabokar646 Před 3 lety

    from today I will inchaa allaah

  • @haboonmahmoud1258
    @haboonmahmoud1258 Před 3 lety

    I will defenetly try it

  • @behanabdalle7690
    @behanabdalle7690 Před 3 lety

    Masha allah

  • @kaykay7558
    @kaykay7558 Před 3 lety +1

    MOTIVATING ME
    YES

  • @rayanabdi1390
    @rayanabdi1390 Před 3 lety

    Mashallah walaal wad mahsantahay wax exercise ah maa samaysay inta somanayd thanks

  • @maryanmaxamed9807
    @maryanmaxamed9807 Před 3 lety +1

    Im first view NAZ salaam walalo

  • @abrarcabdullahi8091
    @abrarcabdullahi8091 Před 3 lety

    Naz product qof africa joogo su ku hela?
    plz cashara weight loss no same

  • @ilhanmohamud4967
    @ilhanmohamud4967 Před 3 lety

    Abayo wlh waanku duceeye waan rabay wlh thks

  • @rodaaydidali6458
    @rodaaydidali6458 Před 3 lety

    Waansamaynayaa insha allah

  • @ducowaalid8791
    @ducowaalid8791 Před 3 lety +4

    Naz walaalo I wanna tell you something and u gonna get best result water fast markaa sameyneysid cun timir or dates waxaad helaysaa energy waxaad helaysaa health waxaad helaysaa a lot vitamins and u can fast a week or month and your body is will be A lot of shining & beautiful skinning I hope inaad tijaabisid wll mcn thanks

  • @drsiphraahhajji2583
    @drsiphraahhajji2583 Před 3 lety +2

    Abayo waaan kugu xiranahay from somalia afsoomaaliga xoogaaa noobadi

  • @cadarabdi7513
    @cadarabdi7513 Před 3 lety +1

    asc abayo nala wadag cunada somali anhelikarno ocafimadleh sababto aha shines cunadisa mahelikarno adigo raliaha

  • @bushraachanal6182
    @bushraachanal6182 Před 3 lety +1

    Maantan bilaabay allaha ii fududeeyo

  • @rodaaydidali6458
    @rodaaydidali6458 Před 3 lety

    6 kilo OH MY GO AMAZING

  • @inantanr5215
    @inantanr5215 Před 3 lety

    wow I'm doing water fasting every other day too lol

  • @strawbxrriii5069
    @strawbxrriii5069 Před 3 lety

    Asc sis maschallah je vais essayer aussi je te dirai si ca marche pour moi aussi je ss tres fiere de vous

  • @aminaheybe992
    @aminaheybe992 Před 3 lety

    Masha alaah

  • @shinelikeadiamond8954
    @shinelikeadiamond8954 Před 3 lety

    It’s better to simmer vegetables and drink the water

  • @afrah5198
    @afrah5198 Před 3 lety +2

    Bon courage nasteho💪

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Před 3 lety +1

      Merci houno 💚

    • @afrah5198
      @afrah5198 Před 3 lety

      @@NazAxmed je t'en prie

    • @msshajji6868
      @msshajji6868 Před 6 měsíci

      @@NazAxmedhuuno xalay ayaa casho iigu dambaysay imikana aroor ayay ii tahay weli ma quraacan ee sidaas maku bilaabi karaa diet ayaan ku jiraa over weight ayaan ahay

  • @abrarcabdullahi8091
    @abrarcabdullahi8091 Před 3 lety +2

    Alla abaayo waan isku daya inshallah waa kula so socodsiina

    • @sadiaali7896
      @sadiaali7896 Před 3 lety

      asc abaayo when do you start the time

  • @kafitaahmed6537
    @kafitaahmed6537 Před 3 lety

    Abayo please noo soo sheeg waxa ugu ficin lagu baabiyo stretch marks

  • @hananhaci3541
    @hananhaci3541 Před 3 lety

    Abyo liin dhanaan iyo zanjabiil mala cabi kara inta fasting lasameenaayo!?

  • @iqraboore1321
    @iqraboore1321 Před 3 lety

    What’s the app that ur using on the phone

  • @monnamacow8623
    @monnamacow8623 Před 3 lety +2

    Maasha allah thank you so much hada ayaanba bilaaby manta saakay waxaan cabay sanjabiil iyo grüner Tee xabiibti I will comments my results after 3 days

    • @Fatuura
      @Fatuura Před 3 lety

      Hye abayo wax makaka dhacen iso jawaab

    • @monnamacow8623
      @monnamacow8623 Před 3 lety

      @@Fatuura haa lkn halmaalin samedyd 1 kiilo iiga dhcdy wee adagthy

    • @queens5170
      @queens5170 Před 2 lety

      @@Fatuura abaayo ani makugu caawiyaa iscaateyn

  • @hibackmohammed6104
    @hibackmohammed6104 Před 3 lety

    Make a video about house tour please🥰😍

  • @aishahussein2072
    @aishahussein2072 Před 3 lety +6

    Super 😁 that was really Amazing congrats 🥳 Can I water fast while training 💪 I hope you will reply 🤩

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Před 3 lety +1

      Yes you can! but you have to take it easy. no intense training

    • @aishahussein2072
      @aishahussein2072 Před 3 lety

      @@NazAxmed great I’m already on day one ☝️ wish me luck

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Před 3 lety

      You can do this! 💚💚💚

    • @mawahipkosar9459
      @mawahipkosar9459 Před 2 lety

      @@NazAxmed please wllo ma samayn kara waxan ahay hooyo nuujisa

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 Před 3 lety

    Can water fast make my hair los if I do it 1 week

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno Před 3 lety

    Aniga Kula mid ah Koffiega Waan NecbahaY hdaan CabaayaNa waa inaan Wax mcn ah ku daraa

  • @mahmoudali5163
    @mahmoudali5163 Před 3 lety

    Asc will thanks walal waa qofikii ugu hureyay ee Somali ah ee kito an ka maqlo masha alah. Anigu sukar t2 ayan qabaa waxan ku cafimaday kito af English iyo French iyo Arabic ayan kala socday kito masha alah hadana waa Somali walal adoo mahdsan aap soon kaa and ku xisabinasy noo so qoor thanks

  • @awadoumalkaire4893
    @awadoumalkaire4893 Před 3 lety

    Salam aleikoum walalo est-ce que on peut ce communiquer on privé

  • @larila7562
    @larila7562 Před 3 lety

    Yes I'm early

  • @nimcoabdulkadir4226
    @nimcoabdulkadir4226 Před rokem

    Asc abaayo sifiican no fahan sii Sonia 72 sacaado ah saacada aad istimaaleyso sifiican nugu sharax

  • @fahmohasan7010
    @fahmohasan7010 Před 3 lety

    Asc abaaayo biyo bis baan cabaa Geneva kala socda suisse 🇨🇭

  • @nimcoabdulkadir4226
    @nimcoabdulkadir4226 Před rokem

    Saacada play store mxaa ku qoraa wax rabaa 72 saacod in aan ku buuxsado

  • @malyundahir8892
    @malyundahir8892 Před 3 lety

    Abayo hadhihi son ee magac kali uradi adigo xitiramay dintena wacan

  • @sagaliina
    @sagaliina Před 3 lety

    Wat is the maximum time to fast

  • @wardasuldan7448
    @wardasuldan7448 Před 3 lety +1

    Aadban uu jecelay Videos Hppti Thnkz❤

  • @ayanaden8200
    @ayanaden8200 Před 3 lety +1

    Asc naz je ss fan de toi ❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Před 3 lety +1

      💚💚💚 merci pour ton soutien houno

  • @sumayaibrahim92
    @sumayaibrahim92 Před 3 lety

    Ma no so gelin karta waxa cuntada subax ila habeen OO badan.

  • @ayanahmed6747
    @ayanahmed6747 Před 2 lety

    Asc wllo mitirkagu WA imis dharerkaga

  • @sahramohamed9768
    @sahramohamed9768 Před 3 lety

    Msha allh dadaaal badana sameysay keep going 👏👏👏👏👏👏

  • @xamdabshiir5474
    @xamdabshiir5474 Před 3 lety

    Waxan ahay 120 wan tijabin inshallah

  • @selimgokbayrak3887
    @selimgokbayrak3887 Před 3 lety +2

    السلام عليكم
    Türkiye 🇹🇷

  • @nboss8028
    @nboss8028 Před 3 lety

    Asc Abaayo how can start I use to do but now I m fiding very hard I m mum Add is not easy wallahi I start every night and by midday I m eating what can I do

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Před 3 lety

      Salam sis. Try to start slowly. First try 24h fast, and then next month 36 hours, and increase it to 48 and then 72hours. I also use the app Zero to help me focus

  • @mashaallahforlife1088
    @mashaallahforlife1088 Před 3 lety

    Masha Allah waa arin fiican thanks a lot

  • @munadheerey3463
    @munadheerey3463 Před 3 lety +1

    Sister?
    can I do exercise when I am doing water fasting?
    How is exercise and water fast?

  • @roodamaxamad4855
    @roodamaxamad4855 Před 3 lety

    Abayo malinta bilabeysay cuntada ugu danbeysa cuntay noso sheg please exercise masamen kara

  • @yasminolaad7827
    @yasminolaad7827 Před 3 lety

    Did you do any exercise while fasting?

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  Před 3 lety

      No sister. I was just taking long walks every day. It’s not advised to work out while fasting

  • @amiraaliyani7897
    @amiraaliyani7897 Před 3 lety

    Abyo sun lee ma la yaa mise biyo aay la cawaa oo waxa mala sunaayo

  • @naimaali2501
    @naimaali2501 Před 3 lety

    Abaayo wax Cunta ah lama cunayo miyaa

  • @umumuscadayouna5274
    @umumuscadayouna5274 Před 3 lety

    Comment ta perdu 2 jour Naz tts kg ma sha Allah tabarik Allah

  • @abdiqaniabdikarimali2400

    Soomanyahay mahan soo manahay dheh

  • @sucdimaxamed8435
    @sucdimaxamed8435 Před 3 lety +1

    Abayo your time keeping app magacis

  • @yesqueen8635
    @yesqueen8635 Před 3 lety +4

    last year I did 30 days water fast. it was hard wallah... well done sis

  • @umuarwa
    @umuarwa Před 3 lety +1

    M.a I'll try 12h🤣

  • @adoontiialle1365
    @adoontiialle1365 Před 3 lety +2

    14 maalin ayan water fasting sameyay lakin maalinki 12 kg iga dhacay qalad baan wax ucunay wuu igu soo labtay hadan dib ubilabaya

  • @ladancabdi4514
    @ladancabdi4514 Před 3 lety

    Wllo breastfeeding aan sameeya ma samayn kara

  • @kaysebaashe
    @kaysebaashe Před 3 lety

    Buurni ayaan khatiyaan ka tahanahee

  • @nuuneey3970
    @nuuneey3970 Před 3 lety +3

    Mashallah 👍
    I did abayo 8 days water fasting
    I know It sounds a little crazy and extreme
    Lkn cafimad waye the first 3 days madax xanun and i lost 12 kilos
    Inshallah wa bilawa hadane wana kulaso socodsin inshallah

    • @qamarali6968
      @qamarali6968 Před 3 lety

      Macquul maahan

    • @qamarali6968
      @qamarali6968 Před 3 lety

      Abayo run isheg 8 maalin dhan miya samesay biyo oo kaliya aya cabesay ma aamin sani bee🤔

    • @ayannageye9376
      @ayannageye9376 Před 3 lety

      8days oo isku xiga samaysey miyaa wll 12kg ayaa kaa dhacay wow it was amazing

    • @nuuneey3970
      @nuuneey3970 Před 3 lety

      @@qamarali6968 abayo been maxa igaso galayo
      14 days rabey lkn malintaas la iga jabiye soonka biyaha
      Biyahana wa iga hor imaadeen Green juice fasting xataa wa sameye
      Indhahaga macalin ku noqo nayaan hada marka bilaawayo ila soco inshallah misan ka sawiradisa inshallah meel kugu sodiro

    • @nuuneey3970
      @nuuneey3970 Před 3 lety

      @@ayannageye9376thank you abayo haa marka 3 beri hore dhaaftid gaajada wa yaraanesa markas xata gaxwo ama coffee macabenin coffee waxa jiro dadka dharjiyo energy na ka helesid green juice fasting xata wa sameye
      Egg fasting ka idhiman waayo ukun majecli ukunta biyaha lagu karinayo idhiman

  • @faizaartanabdullahi1507
    @faizaartanabdullahi1507 Před 3 lety +1

    Insha allah bari oo sabti ah ayaan bilabayaa ❤️👍

  • @shadiyahaji3172
    @shadiyahaji3172 Před 3 lety

    👍

  • @xafsaali3651
    @xafsaali3651 Před 3 lety +2

    Masha alah waa wax fiican 3 cisho 6 kiilo wan tijabinaa hooyo nuune yar naas siiso aya ahay iscaateys ayaa ku jiraa ma sameyn karaa sedex beri 6 kiilo waa masha alah

    • @falastincookingbeutychanne2952
      @falastincookingbeutychanne2952 Před 3 lety +1

      Maya abayo nunaha cano la an bu noqona naska marka cunto fcn cuntid bu cano fcn sogasho adun orod lagama gare tartiib tartib iskaga rid cuntda dufinta leh iska yere

    • @xafsaali3651
      @xafsaali3651 Před 3 lety

      @@falastincookingbeutychanne2952 haye abayo wad mahadsan tahay hada 4 isbuuc 5 kiilo aya igaga dhacdey waxan cunaye 2ukun biyo lagu kariye qadadana jeex malaaay ama digaag iyo qudaar cashadiina yoogod jimicsigana waxa sameyaa xarig ka bood marka waxa is dhahay sedex beri 6 kiilo lakin wa sida i sheegtey tartiib deyda ayaa ku soconaa insha alah

    • @falastincookingbeutychanne2952
      @falastincookingbeutychanne2952 Před 3 lety +1

      @@xafsaali3651 ha abayo sasa ku fcn guul wacan insha allah

    • @mushtaaqmaxamed2921
      @mushtaaqmaxamed2921 Před 2 lety

      @@xafsaali3651 byo ani 3bim bn 4kg ku riday cunto soomaali ma cuno shaah macabo sonkor ma isticmaalo ilma 3 bil jiraa nuujiyaa maxaa samaysay adi

  • @ifraaxcabdilaahi85
    @ifraaxcabdilaahi85 Před 3 lety +2

    Mansha Alaah anigu waan sameya wanan ka faidaystay cafiimd iyo Hilib iga dhay Marian soomanay mara iyo biyo ayaan caba

    • @baarkahaji9753
      @baarkahaji9753 Před 3 lety

      Meqa kadhacday wll

    • @munahilwa9490
      @munahilwa9490 Před 3 lety

      ifraax Cabdilaahi Sidee Sameysay wallshey Ifahansii Plz

    • @queens5170
      @queens5170 Před 2 lety

      @@munahilwa9490 abaayo ani mkugu caawiyaa iscaateyn

    • @munahilwa9490
      @munahilwa9490 Před 2 lety

      @@queens5170 Ok abyo inteen kalla so xariiraa mcn bdn

    • @queens5170
      @queens5170 Před 2 lety +1

      @@munahilwa9490 abaayo halkaan lambar laguma qori karo wuu diidayaa ee hadaa what'sappkeyga soomaali ahaan kugu sooqoro mafahmi kartaaa