SIDEEN ISKAGA RIDAY 10Kg 1bil |Maryam's diet plans

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • CODSI: INTA RIIX to SUBSCRIBE CHANNEL KEENA CUSUB / @maryamandmohamedshorts
    --------------------------------------------------------------------------------------------
    Follow us:
    TikTok: Nolosha.Farxadeeda
    IG: Nolosha Farxadeeda
    FB: Nolosha Farxadeeda / noloshafarxadeeda
    -------------------------------------------------------------------------------------------
    ASC, ku soo dhawaaw Nolosha Farxadeeda. Channel kaan waxaa daadihiyo Mohamed iyo Maryam. Waxeeynu nadhahay lamaano ku nool wadanka Mareykanka kana soo jeedo Somalia :)
    Nolosha Farxadeeda wuxuu ka hadlaa sida loo dhiso guri dhameeystiran, waxa kale oo aan ka hadalnaa waxbarasho, aroos, jaceel, wada noolaasho, Talo bixin, iyo arimo kale oo taabanaayo bulshadeena Somaliyeed meel walbo oo eey joogaan.
    Insha Allah waxaan rajeeyneynaa in aad ka faaiideysi doontid.
    Hadii aad heeyso talo fadlan nala wadaag, comment ga noogu soo qor ama inoogu soo dir emial kaan Noloshafarxadeeda@gmail.com
    Hadana --------SUBSCRIBE
    Hi guys, welcome to Nolosha Farxadeeda. We, Mohamed and Maryam, make family videos where we talk about some struggles that our Somalia community goes through day-to-day life. We also touch subjects such as education, living in harmony with your spouse, save money, etc
    If you have any question or suggestions, please let us know in the comment section :)
    #NoloshaFarxadeeda
    #NoloshaFarxadeedaShorts

Komentáře • 146

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 Před 2 lety +35

    Masha Allah waa familka kelia marka aan arko jecleeysanaayo inaan iskaabulnimadan kabaxo waxaa tihiin dad kudeyasho mudan akhlaaqdiina iyo dabeecadahiina Allah idin siadio Maryan And Mohamed

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před 2 lety +6

    Mashaa Allah try lentils vegetables and chicken broth its very good I try before and I lost 13 pounds for two weeks no oil 😅

  • @khadromohammed6874
    @khadromohammed6874 Před 2 lety +3

    Abyo maryan illahay dartis aan ku jeclahay illahay haku xafido 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @Najmabdullahii
    @Najmabdullahii Před 2 lety +2

    Masha Allah maryan howl fiicnaa wada hore usoco mida kale ayantan wanaga cajisten video so badiya🥺

  • @simplymum5029
    @simplymum5029 Před 2 lety +1

    Maasha alaah maryan qurux horey usoco caafimaad iyo guulo badan baan idin rajeeyay.

  • @dekayousuf3294
    @dekayousuf3294 Před 2 lety +1

    Iam proud of my self it means wan ku hanwaynay naftayda ❤❤

  • @hamdamed8280
    @hamdamed8280 Před 2 lety

    Masha allah tabarakallah sida ufaraxsanada waligin i.a

  • @fosiyashire9646
    @fosiyashire9646 Před 2 lety +1

    masha allaah reerkaan waxaaan ku jeclahay akhaaqda kamuuqato

  • @farahomar8221
    @farahomar8221 Před 2 lety +2

    Mash allah habibtii sidaaas ku wad ha ka daaalin . Lknse Baby yar one month jira haysta naas qudha siiyaa Ana inan weight loss gareeyo raba ka so hadal maxa cunta. Wa farax idin salaamaysa

  • @kaltuumomuqtaar1787
    @kaltuumomuqtaar1787 Před 2 lety

    masha allah maryan cadey wa dadaashey ee waxan ku leeyahay keep going

  • @mohamedhusseinhassan4953

    ماشاءالله لاقوة الا بالله
    Cafimaad iyo guul aduun iyo mid aaqiro idin rajeyna... Allah ha idin barakeeyo caruurta

  • @hibao9569
    @hibao9569 Před 2 lety

    And she’s wearing red lips 👄 wow happy valentines day and happy weight loss

  • @Qooyskena
    @Qooyskena Před 2 lety +2

    Mansha allah aniga aniga October 97kilo an ahaa mantana 68kilo subixii 1moos iyo 3litar biyo qadadi salar iyo betaraf iyo tufax cashadi 1moos iyo shax cagar bes intas an isaga riday

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Před 2 lety

      Woah 😮 that’s really tough but good job

    • @maryambrahim82
      @maryambrahim82 Před rokem

      😭😭😭wuu uga dhici laayahay

    • @Qooyskena
      @Qooyskena Před rokem

      @@maryambrahim82 haben walba markad sexane koob biyo kulul cab wuu ka dhacaa insha allah

  • @bradagaming1939
    @bradagaming1939 Před 2 lety +1

    Masha alah alaha idin xafido ilahay ubdka hanoo koriyo abayo xajigaga alaha ku xafido waa wiil ixtiram badan

  • @samiirahussein3439
    @samiirahussein3439 Před 2 lety +1

    Congratulations sis🥳🥰

  • @kalthuundaahir256
    @kalthuundaahir256 Před 2 lety +1

    Fmily aan u xiisay abaayo waa sameynaa ane sister waxaa isticmaashid nala soo wadaag

  • @aaminaqueen9164
    @aaminaqueen9164 Před 2 lety +1

    Horta Masha alah lkn hadaa aniga coach kuu noqon lahaa marnaba kama yeleen one month 5kg iska rid wayo jidka dumarka Khasatan marka cayilka laiska ridaayo sida uugu cafimaadka wanagsan waa inaa tartiib tartiib aw kaaga dagaa one month 1 kg hadii kale qurux ma ka helaysid inaad quick kaaga dhaco 1 skinka wax aw ku noqonaya mid jilcan 2 dagdag aw cayilka kuugu so laabanaa 3 wajiga waxa aw noqdaa waji qof da diisu wayntahye macanaha adiga sidaas ah makudhahayo lkn marka hilibka dagdag aw kaaga dago wajiga waxa laga noqdaa waji duqooshin camal isku soo wada duub alaha kuu ziyaadiyo dadaalkaagasi macanto

  • @hannahaala5120
    @hannahaala5120 Před 2 lety

    Msha allah Maryam waad daadshay insha allah aniga imka ayaan bilaabyaa wan Kyla soo wadagayaa bishaa inta iga dhacda

  • @bilanmaxamed5112
    @bilanmaxamed5112 Před 2 lety

    Mnsh allh lamhn an jecely maryan mcno in illhy iseyo ninkg ogli ikuso duce hy wn ku slmy adeg iyo xajigk ❤❤❤❤❤❤

  • @dream__girl-ih1gt
    @dream__girl-ih1gt Před 2 lety

    M.a qurux noqty😳🥰mraim wali waad yartahy ku soco sis ❣️ adiga iyo familkaba love idinku ahy 🥺❣️🥰

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 Před 7 měsíci

    Congratulations

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 Před 2 lety

    Masha Allah beautiful family allaha idin xafido 🤲❤️❤️❤️❤️

  • @khuseymaaadan5878
    @khuseymaaadan5878 Před 2 lety

    Anoo 78 ah aan noqday 73 cuntadeyda caadigaa waa cunaayay lkn mar walba waxaan cabaayay tea herbal iyo hot water iyo huruud aan biyo ku kariyay xabada sowda alx

  • @marianor4588
    @marianor4588 Před 2 lety +1

    Masha allah

  • @hiboelmi1306
    @hiboelmi1306 Před 2 lety

    Asc abayo manujisid miyaa? Qofka nujiya iscaatayn looma ogala ama uma fiicna

  • @hibao9569
    @hibao9569 Před 2 lety

    Yes darling don’t wait until the baby grow otherwise you gain more weight don’t let yourself go that’s mistakes we do as somali moms

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 Před 2 lety +1

    SUBXANA LAAH
    WALXAMDULILAAH
    WALAA.ILAAHA ILLALLAHU
    WALAAHU AKBAR
    salaada kadib aqriso 33 jeer

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 Před 2 lety +9

    Masha allah beautiful family waxaan ka helaa mohamed siduu xaaskiisa ugu faraxsan yahay masha allah again u r a man 👨

  • @haboonmahmoud1258
    @haboonmahmoud1258 Před 2 lety

    Masha Allah tabarakaallah

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 Před 2 lety

    Manshallah family quruxbadan illahay haidinxafido 🥰😍❤️❤️😍🥰🥰😍❤️❤️❤️❤️😍🥰🥰😍❤️❤️❤️❤️❤️😍🥰🥰🥰❤️❤️🥰😍❤️❤️❤️❤️❤️😍🥰🥰🥰🥰😍😍

  • @safiaabdullahi692
    @safiaabdullahi692 Před 2 lety

    Mashallah Job

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf Před 2 lety +2

    10 pounds or kg? Either way Mashallah

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 Před 2 lety +1

    Masha Allah Tabarakalah Maryan Funny ayaa tahay aniga wan iska cuni laha kama carari laheen 🤣🙈😂

  • @dalmarmohamed8849
    @dalmarmohamed8849 Před 2 lety +1

    Wan isku faana wye I'm proud of my self walalo

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 Před 2 lety +2

    Good job 👏 👏👏👏👏💪💪💪❤️✌️

  • @kariimaahmed3560
    @kariimaahmed3560 Před 2 lety

    Waan idin Jeclahay Noslosha Farxadeeda My Family Maryam Iyo Mohamed Guulaysta Walaaladey🥰🙏🙏

  • @aminahussein-hassan522

    Masha alaah ilaahay hakuxafido adiga iyo familkaaga ❤️👍

  • @drsnasteehahaaji2917
    @drsnasteehahaaji2917 Před 2 lety

    Masha Allah

  • @abdirizakelmi8491
    @abdirizakelmi8491 Před 2 lety

    Baryahaan madawan kaftan kiini qosolka aha waan u xiisay runtii wadin salamayaa

  • @zahraelmi9676
    @zahraelmi9676 Před 2 lety

    Mashallah mashallah 😍

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 Před 2 lety

    Masha alah Beautiful Couple Alahaisku kiin xafido 😍😍😍🥰🥰

  • @zakariamohamed3418
    @zakariamohamed3418 Před 2 lety

    Caloosha oo eber hadaa timir cuntid aaqirka waxaa ka qaadeen Gas oo welibo aad halis u ah

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 Před 2 lety +1

    Congtrs queen❤️🔥👌

  • @farxiyocali1682
    @farxiyocali1682 Před 2 lety

    Masha Allaha

  • @alhudaquraancenter1635

    Asc maryam...
    Inaan kula wadaago arin khayra ayaa rabaa mayla wadaagi kartaa snap chat ....mahadsanid

  • @hanimahamud3784
    @hanimahamud3784 Před 2 lety

    Maansha allaah abaayo
    Waan idin jeclahay allaha3 niixifido

  • @saafiibraahim2275
    @saafiibraahim2275 Před 2 lety

    Masha Allah beautiful family dumashi waa dadashay halkas ka sii wad

  • @hodanibrahim6628
    @hodanibrahim6628 Před 2 lety

    Maashallah tabarakalah

  • @sadiamohamedabdi5827
    @sadiamohamedabdi5827 Před 2 lety +1

    Alla Ilaaheyoow!😁 Anna 24 sano baan jiraa 50kg na Ma gaarin ii duceeya asxaabeey inan 60 kg gaaro.

    • @HananOmar-js9fn
      @HananOmar-js9fn Před 5 měsíci

      Anagana 16 jir ah aa waxa u eghy 25 jìr ina is cateeyo rabba 😢

    • @HananOmar-js9fn
      @HananOmar-js9fn Před 5 měsíci

      Anagan ano 16 jir ah u eghy 30😂😂

  • @geenyojoogdheer8222
    @geenyojoogdheer8222 Před 2 lety

    Wn kula soconayna insha allah

  • @raxmahashin5046
    @raxmahashin5046 Před 2 lety

    Mash.alah

  • @shukriabdiaziizmoha4068

    Masha allaah

  • @abzuzamaki3573
    @abzuzamaki3573 Před 2 lety

    Inshallah abaayo

  • @xamdisalaad3308
    @xamdisalaad3308 Před 2 lety

    Maryam & mohamed waan idin salamay
    Wana idinxisny🥰❤ so dhawadaa

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Před 2 lety

    Masha alah

  • @sadiokulane5914
    @sadiokulane5914 Před 2 lety

    Masha allh lamane aa jeclahay ilhey ha isku kin dayo

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 Před 2 lety

    Waxaad u qalan taan more support❤️and subscribers💋

  • @anisahasanahmed2108
    @anisahasanahmed2108 Před 2 lety

    Mansh Allah abayo noso sheg

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 Před 2 lety

    Nice you look beautiful your face look slimmer

  • @hindaofficialchanel8893

    Maasha Allaah 👍

  • @norahkhaled5678
    @norahkhaled5678 Před 2 lety

    ماشاء الله

  • @salmamahamed6364
    @salmamahamed6364 Před 2 lety

    Abaayo lakiin hadaa naaska siimaysid ma wanaagsana in aa miisaan badan iska jarto

  • @farhiaxassan7265
    @farhiaxassan7265 Před 2 lety

    Mryan cunugtada 4bil jira naska caano la'aan maka noqono mrka iscateyneyse

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 Před 2 lety

    So you did workout xabti maryam

  • @safiamohamed1631
    @safiamohamed1631 Před 2 lety +3

    anigaba 10 kilo an iska riday 2 bilgudehed

  • @kariimaahmed3560
    @kariimaahmed3560 Před 2 lety

    Masha Allaaaaaaaaah

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 Před 2 lety

    Maasha alaah abaayo soonoqod WANAAGSAN

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 Před 2 lety

    ماشاء الله والبيبي ما ترضع طبيعي

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 Před 2 lety

    Go to the gas station you can find salt for the snow

  • @sadiaabdi7511
    @sadiaabdi7511 Před 2 lety

    Walashey mcn collagen ayaa ka dhiman

    • @fardowsa6253
      @fardowsa6253 Před 2 lety

      sadia abayo collegen ma lagu catobaa ?

  • @xamdixaaji7567
    @xamdixaaji7567 Před 2 lety

    Wcs sis

  • @sucaadabdullahiali6127

    Hada meqo kg thy

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 Před 2 lety

    Abayo ilmaha luqada kula hadla somali

  • @maryanmaxamuudcumar6712

    struggling halgamid waaye silac mahan

  • @FatimaAli-ow2ek
    @FatimaAli-ow2ek Před 2 lety

    Maryaney timirta malaku cayilaa abaayo🙏

  • @xamdixaaji7567
    @xamdixaaji7567 Před 2 lety +2

    I love you ❤️😘💕

    • @MaryamAndMohamed
      @MaryamAndMohamed  Před 2 lety +1

      Love you too sis ☺️

    • @xamdixaaji7567
      @xamdixaaji7567 Před 2 lety +1

      Omg 😱 reply maa ii soo gashe
      Aad aan ugu farxe
      Masha allah allah idin barakeeyo

  • @nimcoabdi8822
    @nimcoabdi8822 Před 2 lety

    Ani gaajo uunba I haysa maxan sameya talow baby dad waxy jirta 2 bilood maanta dhan in aan wax cuna raba

    • @umusaara6789
      @umusaara6789 Před 2 lety

      Ana kula mida abayo baahi an dhamaad lahen hde inukto bahi iqabaneso 40 wali kama bihin overwhite ahay

  • @shamsoabuukar3652
    @shamsoabuukar3652 Před 2 lety

    Waan isku dayaa i.a

  • @abdirahmanob9096
    @abdirahmanob9096 Před 2 lety +4

    Sxb english inaa bartaa sidee ku bartaa website aan ka barto ila wadaag vedio kaso sameeya.
    Guuleesta dumashi iyo adi

    • @safiamohamed1631
      @safiamohamed1631 Před 2 lety +1

      hadii aad interned haysatid waad baran kartaa kuqor yu tubka English somali beginery ama english beginery waad heleysaa

  • @mohamedalisalah1122
    @mohamedalisalah1122 Před 2 lety

    Shekadas makenten ina dhahdo afsomaliga idhibayo😂😂

  • @hayatdahir8975
    @hayatdahir8975 Před 2 lety

    Abyo aniga cato side ku noqonin 😔

  • @aasiyamohamet3578
    @aasiyamohamet3578 Před 2 lety +1

    ilma see cano u helayaaa

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 Před 2 lety

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @naimamohamedmohamud6644

    Hambalyo abbayo

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 Před 2 lety +3

    I lost 12kg in 1 month alhamdulilah bcoz my 2022 goal is weight loss
    I'll reach my goal b4 ramadan insha allah
    Weightloss journey isn't joke hhh 😭😭😭

    • @fartunabdullah6702
      @fartunabdullah6702 Před 2 lety +1

      How do you do it xxbti

    • @shankaroon8172
      @shankaroon8172 Před 2 lety +3

      @@fartunabdullah6702 its long story abayo
      But 1 eliminate carbs and soda and too much oil and sugars totally
      2 drink more water 💧 2 litter
      3 don't eat after 6pm
      4 do exercise 30 min /day
      5 sleep early at night it helps hormone balance
      These tips will help you in sha allah

    • @jd...5569
      @jd...5569 Před 2 lety

      Well done sis, so proud of you. I'm finding it hard to lose any weight even with intermittent fasting.

    • @shankaroon8172
      @shankaroon8172 Před 2 lety +1

      @@jd...5569 don't give up sis

  • @naimafarah3434
    @naimafarah3434 Před 2 lety

    Hambalyo abayo maryan dadaalkaaga. mashaa allaah tabaraka Allaah my family.

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 Před 2 lety

    Qofta sawta af somaligii kubsatay😁😅😅

  • @nawaaalbashiir6088
    @nawaaalbashiir6088 Před 2 lety

    Jiim maqaaday

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 Před 2 lety

    I need to loose wait

  • @winter-bear4608
    @winter-bear4608 Před 2 lety

    Timir maba cuni kari ani 😫ramadanta xitaa macuno😫

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 Před 2 lety

    Guuleysta waligiina Waxana idin leahay Hampalio

  • @ayaanaabdi2880
    @ayaanaabdi2880 Před 2 lety

    😂😂😂 maalintaas aa pizaha aragtay maxaa maalinta wax walbo cunooso uga dhigan waysa 🤣

  • @abdukadiromar4980
    @abdukadiromar4980 Před 2 lety +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dekayousuf3294
    @dekayousuf3294 Před 2 lety

    Maryan ma gymba tagta

  • @cm.7447
    @cm.7447 Před 2 lety

    90% gabdha somalida markay dhalaan isma soo celin karaan, that makes them look old

  • @maxamedcumar4792
    @maxamedcumar4792 Před 2 lety +2

    soomali maad la hadleysaa mise cadaan Naga daa englika aad ku dhexwado wax kaama fahmin😡😡

  • @qaaliali8383
    @qaaliali8383 Před 2 lety

    Mohamed iyo maryama waa idin salaamay walaalahay Instagram ka baa idin kala soo xiriiray in aan idin la hadlaa u baahnaa please isoo jwba

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 Před 2 lety

    Masha allah